Xaaska Caruurta ii dhashay waxay Iga Raacday TAKFIIR - Sheekhii Caruurta laga Afduubtay oo Hadlay.

  Рет қаралды 106,466

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 345
@IsakSheikh-Warsame
@IsakSheikh-Warsame 4 ай бұрын
Waa arin xanuun badan ee Allaah hakuu celiyo catuurta
@JowharaXasan
@JowharaXasan 4 ай бұрын
Adeer ilaahay hakuu so aruuriyo ilmahaagoo caafimaad qaba inshal allaah
@degan4
@degan4 4 ай бұрын
Illaahow Abbe caruurtiisa u sahal, adigaa wax kasto awoodee😢😢😢
@simaasma3095
@simaasma3095 4 ай бұрын
Waa layaqaan shaikh maxamuud ilaahay hasoo dhaweeyo caruurta shiikha aamiin ilaahoow soo dhawee aamiin ilaahoow soo dhawee aamiin aamiin
@CIGafle
@CIGafle 4 ай бұрын
Sh raali iga ahow. Habeen dhexdaas ayaan iris caruuta sawirkooda ha soo dhigin youtubka. Ma'moodin in cariurta lagaa afduubtey. Waadku saxantahay in aad sawirkooda soo dhigto. Islaantana sawirkeeda soo dhig. Si logga hortago. Asc
@IsmailMohamed-p5p
@IsmailMohamed-p5p 4 ай бұрын
Labadii sheikh wey kuugu fahmeen weyna kaa hareen
@Raho339
@Raho339 4 ай бұрын
Rabi Hakuusoodhaweeyo Caruurta
@sahroali1967
@sahroali1967 4 ай бұрын
Subxaanallah waa arin aad uxanuun badan alla hau sahlo aabahan caruurtisa si fudud yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@Suheylacrafts
@Suheylacrafts 4 ай бұрын
Allah hakusaahlo
@zemzemtrade5844
@zemzemtrade5844 4 ай бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@AxlamXasan
@AxlamXasan 4 ай бұрын
Ilaahey caruurtiisa hawgaso celsho adeerkaaan ilaahey xaqaaga hakaaga soqaado naagahaas subxanalah😢😢😢😢
@HodanDualle-h4u
@HodanDualle-h4u 4 ай бұрын
Allaah subxaana watacaalaa ha u soo sahlo caruurtiisa allaahuma aamiin
@SaharaAden-k4v
@SaharaAden-k4v 4 ай бұрын
Allaha kuu sakhiro adeer subxanallah 😢
@UmocaishoIsmaaciil
@UmocaishoIsmaaciil 4 ай бұрын
Allaha ku soo hanuuniyo Allah ayaa bixiyee
@XaajiShow
@XaajiShow 4 ай бұрын
Sheikh dhakhtar halageeyo waa waalanyahay
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 ай бұрын
Allaha kuu sahlo muraakaaga, bi idni laah kariim. 😢😢😢😢 🤲 🤲 🤲
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 4 ай бұрын
Ilahey ha kuu xifdiyo adero mcne waan Kula murugoonayaa walahi waan Ka xumahay
@faizaali2889
@faizaali2889 4 ай бұрын
Shiikh caruurta hooyadood looma dhaamo
@FaadumoMaxamad-z8m
@FaadumoMaxamad-z8m 4 ай бұрын
ale hakuu soo dhaweeyo adeer
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 4 ай бұрын
illaahey haku sahlo carurtada oo nbd qbta bi idnillahi kariim
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 4 ай бұрын
Aabe waalid alle hakuu soo celiyo ubadkaagii .qof dulbaad.u egtahaye .
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 4 ай бұрын
Allah ha ku usoo dhoweeyo
@fatumaalisheikh
@fatumaalisheikh 4 ай бұрын
asc ader aniga kenya jogo e lambar keda iso dir wan radiniye
@halimahassan657
@halimahassan657 4 ай бұрын
Asc illaahey ha kuu sahlo adeer illaahey Qayr ha ku siiyo caruurta illaahey oga cabsada caruurtaas aabahood ha loo soo celiyo please. subxaana Allaah.😢.illaahey ha u naxaaiirso jannatul fardowso allaha ka waraabiyo, aaaaaaammmmiiiiiiiiinnnnnnnn
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 4 ай бұрын
Subxana allah ilahow caruurtisa usoo celi
@UmocaishoIsmaaciil
@UmocaishoIsmaaciil 4 ай бұрын
Umada ha ijaafeynin ilmo Cid aan dhalin MA sheegan karto Adeer mana yeelayan anigana ku dhalay
@adancabaas8584
@adancabaas8584 4 ай бұрын
Waa su aashi nagutaag nayd,shukran.
@CabdirizaqKidiya
@CabdirizaqKidiya 4 ай бұрын
Ninkaan asgaa katirsanay jameecada Woona kabaxay carurtana jameecada buu kudhaxdhalay hooya dood baana haaysat
@queenofqueen12
@queenofqueen12 4 ай бұрын
Haa walaahi waa nin ciilqab wuun katirsanaa laakiin markuu kabaxay hooyadood baaqaadatay caruurta ciyaalkuna waa hooyadood ✅️✅️
@sayid6649
@sayid6649 4 ай бұрын
Uf baad tahat​@@queenofqueen12
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 4 ай бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa haku soo dhaweeyo
@ibnuilyasahmed4470
@ibnuilyasahmed4470 4 ай бұрын
Waa Beer Wax Dhalay Allaah Hau Sahlo
@Ihh487
@Ihh487 4 ай бұрын
Waa waqti aad u dheer armay hooyadood is qarineysaa oo la socotaa? Ilmaha wey hadli lahaayeen wax weyn ayaa qaldan.
@akhalif579
@akhalif579 4 ай бұрын
Bismillah, kooxda takfiirka maa la laayo. Waa cajiib.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 4 ай бұрын
Subhanalah kuwaas Takfiirta ah ha laga saaro dalka waxaana ugu horeeyo Sheekh Barbaraawi isagaa qirtay. Ilaahay ha cadaabaan kuwaas
@isirahmed2485
@isirahmed2485 4 ай бұрын
Warabow bood ooxaga hilbahaubood Barbarwi afkaga uraya kadu takfiir maha eebuus
@isirahmed2485
@isirahmed2485 4 ай бұрын
Naa miyuu kuqabijiray? Asbaxad yahay.
@aishamawlid
@aishamawlid 4 ай бұрын
Walley xaa dadka kudaba dhigay 😂😂😂asaguba ciduu ahaan jiree
@assadafrica4807
@assadafrica4807 4 ай бұрын
Ninkaan xeerarkii uu isagu dajiyey baa qabtay: 1. Waxa uu ka mid ahaa culumadii tagfiirka ee fikirkaan aadka ubaahiyey! 2. Waxuu kamid ahaa ragii goaamiyey in jamaacadaas maahee inta kale aay gaalo yihiin 3. Waxaa ka mid ahaa ragii goaamiyey in ninkii jamaacada ja baxa aan maal iyo mood midna lagu reebin! 3. Dhibaatadii uu 7 sano kahor u fidwoonayey baa haysata وَمَا أَصَابَكُم مِّن مُّصِيبَةٍ فَبِمَا كَسَبَتْ أَيْدِيكُمْ وَيَعْفُو عَن كَثِيرٍ
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 ай бұрын
beenlaawe iska aamus idoor fidnawadatahaye
@aishamawlid
@aishamawlid 4 ай бұрын
Wuxuuu ahaaaba bahashu wayladagtay
@abdulrazakahmed9203
@abdulrazakahmed9203 4 ай бұрын
Haduu warkaas Runyahay Ilaaheey Waa ku mahdineyna sxb, Waxaa ogahay qolyaha Gaalnimadooda cadeesto Ee hada mulxidiinta isku bedelay ineey awal koodii hore ahaayeen Dad kii dad ka soo laayay oo diin ugu soo gabaday
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 ай бұрын
@@abdulrazakahmed9203 sheekh kafuqa wa qof wanaagsane oo dhibane dee wuxu ahaanjiray anigu magaranayno ee baafinta uun baan kubaranay wana qof dhiban ee ilaahay haso sahlo
@abdulrazakahmed9203
@abdulrazakahmed9203 4 ай бұрын
@@firdowsmusay-ze9gs Haye Walaasheey qaali, Waa ku mahadsantahay waanadaada, Ilaaheey ha uga soo qaado kuwa ilmaha xooga uga heesto.
@LeilaMohamed-t6q
@LeilaMohamed-t6q 4 ай бұрын
Allah hakusahlo adeero
@SiidaliBalasma
@SiidaliBalasma 4 ай бұрын
Ilaahow kuu sahal Insha allaah wallaal adigana samir waa xaalad aduun weyaan
@abdullahimuhumed
@abdullahimuhumed 4 ай бұрын
sheekh waxaad tahaay nin waalan ee allaha.kucaafiya
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl 4 ай бұрын
Shaydaan batahay ma naag baad ilmahedii ayadu aay dhashay baad nagutiri way soxaday oo kalyaha bay rabtaa in aay kalabaxdo teer iyo shalay 😭 baan onayay kalyaha lagalaba munafaq 🤮🤮🤮🐕
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 4 ай бұрын
Wll ma hooyadod aya hayza ilmaha imika dhahayo wa la afdubtay side wax u jiran
@ashaismail713
@ashaismail713 4 ай бұрын
Oo adeer wadigii cidaad sheegaysid shiiqoda wayn ahaa maxaa qaldan Caruurtan aad radinaysid iyo kuwa ka waawayn ee bahyaasha kala ah adoo tagfiira baa dhashay maxaa Khaldan Madaa xisbiga ka baxay 😮😮😮😮
@jamiila_
@jamiila_ 4 ай бұрын
Insha Alaa waa Ada heeling guule soo
@FarxaanGuure-c5g
@FarxaanGuure-c5g 4 ай бұрын
Ninkan asaa kamid ahaa jamaacada o eydeenaayo caruurtana waxo kudhax dhalay jamaacada dhaxdeyda kadib boo kabaxay jamaacadi o katirsanaa caruurtii iyo xaaskiina halkaas bee uga hareen Ee beenta iska dhaaf cid caruur kaaqadatay majirte caruurta hooyadod bee lajoogta
@ZahraAmiin
@ZahraAmiin 4 ай бұрын
Ma asagaa horay uga mid ahaa ninkan 😂
@sayid6649
@sayid6649 4 ай бұрын
Inaad takfiir tahay waan ku aqaana
@ZahraAmiin
@ZahraAmiin 4 ай бұрын
@@sayid6649 anigaa miyaa ka mid ah
@SakariyaDeeq
@SakariyaDeeq 4 ай бұрын
❤dadkan maxa kaqaldan wuxu rabo ha ahade xaq. Uma laha incarurtisa laga xado hadu ahana haha wukabaxy
@mrAkram245
@mrAkram245 4 ай бұрын
Kuwa soo wareystey islaanta hala soo wada qabto ayagaa sheegey halkey kawareysteen
@sahroali1196
@sahroali1196 4 ай бұрын
Ilaahow.usahal.caruurtiisa
@hawafarah2410
@hawafarah2410 4 ай бұрын
Alaha kuusoo celiyo insha alaaj
@ahmedabdinasir9011
@ahmedabdinasir9011 4 ай бұрын
Sheekh dadka caruur baad u qabtaa dib isugu noqo
@Cabdiqanicawil-y8i
@Cabdiqanicawil-y8i 21 күн бұрын
Takfiirku wxay balaayo ku dhigeen xaaska iyo ciyaalkay iska kaxaysanayaan waryaa ilaahay yaqaan waa odaygii afraad ee aan arko oo leh islaantii iyo ciyaalki faro kuma hayo
@abdirisaqomar7980
@abdirisaqomar7980 4 ай бұрын
Alle ha ku sakhiro InshaAllah
@engbulaaleamqoolif909
@engbulaaleamqoolif909 4 ай бұрын
Caruurta iyo gabadha sawiradooda meelkasta dhig dadka arkaa say kuugu soo sheegaan Missing people sawirkiisa lama qariyo sinlaguu caawiyobwaana ku xunahahy waxa kugubdhacay ilaahay ilmahaagi hakuusoo celiyo
@Amiinogimel
@Amiinogimel 4 ай бұрын
Walaalkay sh maxamuud illaahay caruurta gacanta ha no soo geliyo cadowga haysta gacantooda ha ka soo bixiyo inshaallaah walaal waad heli caruurtada ada dhalay illaahayna wuu arkaya
@IbrahimNuur-in9dw
@IbrahimNuur-in9dw 4 ай бұрын
Ilaahay ayaa arkaaya
@aliidrissyacin5629
@aliidrissyacin5629 4 ай бұрын
Allah hakuso dhaweeyo wa masiibo ee Raxmanku samirka ha kugu sugo
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 4 ай бұрын
Ilaahay hakusoo dhaweeyo
@sahraigal1493
@sahraigal1493 4 ай бұрын
Subxalaha ilahow caruurta cadawga kaga kaga qabo yarabi
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 4 ай бұрын
Subxanallah...qiyaamihii ayaa lajoogaa
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 4 ай бұрын
Waa arimo qoys arrimahakani .ee alle haw sahlo.😊
@CraxmaaanMaxamed
@CraxmaaanMaxamed 4 ай бұрын
Aad iyo aad wajigiisa iyo magaciisaba soo dhig soomaalida oodhan waaboolis
@CibaadoCali-d5c
@CibaadoCali-d5c 4 ай бұрын
Adeer alleha soodhaweeyo caruurta
@Amona-c5w
@Amona-c5w 4 ай бұрын
Sheekhu hadu run sheegayo labada sawir haso Sharo shaashada gabadha caruurta dhashay iyo ta qaadatay si loo xaqiijiyo inany gadhani caruurta dhalin
@CabdiCasiisi
@CabdiCasiisi 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@Fotballmo
@Fotballmo 4 ай бұрын
Waa ariin anla fajacaay caruurta illahaaw isu celi wle somali way u dhamatay
@abdi-risakmahamoud9940
@abdi-risakmahamoud9940 4 ай бұрын
Dadka comotiga boxinayaa arinka ma fahamsana sheekhu isagaa bad galay oo tagfiir noqday markiisii hore kadibna wuu ka baxay kadib caruurtii iyo xaasaskii bay ka kaxaysteen sheekadu intaa weeye sidaa haloo fahmo
@anisahaaji9248
@anisahaaji9248 4 ай бұрын
Ma hubtaa
@ib1244
@ib1244 4 ай бұрын
Adi umadda ha qaldin beenta jooji
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 ай бұрын
beenaale idoora tahaye jooji edeb darada
@aishamawlid
@aishamawlid 4 ай бұрын
​@@firdowsmusay-ze9gswaaruntiis heer laascanood dhan baayaqaana
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 4 ай бұрын
Waxaan Shacabka Soomaaliyeed Ee Nairobi Jooga Kacodsanlahaa In Ninkaas Odayga,ah lacaawiyo oo Caruurtaas Nairobi Lagaraadiyo,Mahadsanidiin
@Adamhagler
@Adamhagler 4 ай бұрын
La hadal faarax macalin Kenya talaabo sharci leh
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 4 ай бұрын
Sorry anigu waxaan filayey wadaadada danbe inay isku koox yihiin. Waxaa lay sheegay kooxdaa uu sheekhu sheegay inay jiraan oo haweenka iyo caruurta dadka ka qaataan, oo ay xarun ku leeyihii Qardho iyo Muqdishan ba. Waa masiibo ka mid ah madiibooyinka ina haysta, muqdishadani waa meel aan waxba laga qaban karin hadda, ee waxaan odhan lahaa Puntland nimankaa dadka ka qabta, xaruntooda ugu weyni waa Qardho
@HawabazhirSaid
@HawabazhirSaid 4 ай бұрын
Illahay ciyalkaagi hakuu soo celiyo iyagoo nabada
@mariyofarah1055
@mariyofarah1055 4 ай бұрын
Dhamaan dadweynaha somaaliyeed waxaan idin shegayaa takfiirka inaad dishaan nacalaa dhalaye
@Nuuriyobeautysalon6981
@Nuuriyobeautysalon6981 4 ай бұрын
ilahayoow kusahal caruurtada
@XuseenCali-ie7ws
@XuseenCali-ie7ws 4 ай бұрын
Allow ubadkiisa usahal
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 4 ай бұрын
Sheekhani muu noo sheegin sababta ay islaantiisu caruurtooda ula baxsatay.wax baa leygala baxsaday uun buu haya bil iyo cado.
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 4 ай бұрын
Intuu furay ayeey 4 tii yaryaraa latagtay 4 waaweeynaa wuu reebtay waa uu ku silciyey caruurta reer abtigood ayaa qaatay 4 yaryaraa anigu saas ayaan u fahmey nin kale ayaa guursadey
@MrYaabab
@MrYaabab 4 ай бұрын
Laba xaas ayaa min 4 ukala dhalay caruurta. Afarba waa isku hooyo. Labadii dumar ahaaba takfiir baa ka kaxaystay, 4 caruura waa laga soo reebay, afartii kale ayuu ku daba jiraa
@ayaanburhan5966
@ayaanburhan5966 4 ай бұрын
Ilahay ha u so sahlo
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 4 ай бұрын
Allaha soo nabad celiyo caruurtas
@fauziahashi8469
@fauziahashi8469 4 ай бұрын
Odayga marxuumka wuxu caddeeyey in hooyada caruurte da qaadtay.
@Osob_5
@Osob_5 4 ай бұрын
Ilmahaasi Hooyadood bay u badan tahay inay wadatay
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv 4 ай бұрын
Allaah hakuusoosahlo
@shukrijama5399
@shukrijama5399 4 ай бұрын
Allaha haku soo bidh bidhiyo 😢😢😢😢😢
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 ай бұрын
puntland guul iyo gobonimo shaqo wacan maashaa allaah
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 4 ай бұрын
SOMALI MUDIIBO WEYN.OO RABANI AYAA IDIN HAYSTA, WAR RABI U NIQDA.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 4 ай бұрын
Asc shiiq wadanka waxaa kajira cidan police ah. Somaliyana waxay xubin katahay poliska caalamiga ah ee enterpol. Marka iskadaa shoshal mediha plz repot garee siloso qabto
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 4 ай бұрын
SubxanaAllh ilahay haku saahlo waa xanuun
@FaadumoMaxamad-z8m
@FaadumoMaxamad-z8m 4 ай бұрын
dadkaas saas diinta ugu ciyaaraya maa la qabto
@FutoXar
@FutoXar 4 ай бұрын
Takhbiirku gaalay uhaystaan dadka kale naagtii iyo ciyaalkii ninbaa iskula tagay takbiir ah,qaraabadoo aad goysaa waa sharuudahooda ugu horeeya
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 4 ай бұрын
subxallah Allah hakaa cawilo
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 4 ай бұрын
Ilaahoow caruurtaada kuu soo celi iyagoo nabad ah adigana qalbiga kuu adkee
@zainababdi781
@zainababdi781 4 ай бұрын
Waxay ila tahay iyadii baa ka danbaysa oo afduubtay waxayna isleedahay gaalnimada ka badbaadi maadaama ay aaminsan tahay in muslimiintu ay gaalo yihiin
@maxamedceydaruus
@maxamedceydaruus 4 ай бұрын
Ader. Horta. Qof weyn baatahy. Macqul mahan in naag la qawo in la guursado sax mahan mida kale naaga aniga. Igatatay maba ka dawo dhiman laheen waaba Si Aya iga tagty
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 4 ай бұрын
Edeer caruurta udaah hooyadood macaan mashey rabo hala aadee daah
@FazaJamac
@FazaJamac 4 ай бұрын
WaadakalahDlayza
@adnanaden8593
@adnanaden8593 4 ай бұрын
Jameeca aan hubeesneen in eye afduubtaan waa wax aan suurtagal aheen Mida kale waa gaf loogesanayo hooyoyinka soomaliyeed oo Laga dhigayo wax qof waliba iska kaxeesan karo oo aan caqli laheen cajiib!
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 4 ай бұрын
Wey dhacdaa weyna jiraan oo anaga aragnay naago iyagoo Nin qabo ka tegay oo Nin kale guursaday xitaa waxaan aragnay haween 6/7 ilaa 8 caruura iyo aabahood ka tegay
@hawohosh9198
@hawohosh9198 4 ай бұрын
Dumar ayaan aqaanaa jameecadaas raacay oo la waayay ilmahana waxaa soo xadaya jameecada ayaa garab ku siinaya inta badan dumarku kaligood bey miriq u dhahaan qofkii ku biirta dib looma arko hadey ilmaha helaana waxay aaminaay iney gaalo ka badbaadyaan
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 4 ай бұрын
Wayba xadeen buu ku dhahay waxa kalay aminasanyiin tagafiirku hilibka caadiganaha macunaan
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 4 ай бұрын
​@@hawohosh9198 maa layska cesho waxa ilmaha iyo dumarka kaxaysanaya subaxanalwah waa qoom walan kuwaasi ilahay sharkooda haka qabto umada
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 4 ай бұрын
@@CarfiAbdi odaygaan iyo oday kale oo isna caruuro laga soo xaday dhowr jeer oo hore Ayaan arkay baafintooda weliba oday kale oo Caruurtiisa gaalkacyo Caabudwaaq la geeyay oo markii Danbe xamar laga helay ayaa jiray
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 4 ай бұрын
sawdigii ka mid ahaa gabadhaadii laascaanood cidla ku aasay ceerigaabo bakhaar cidla ku tukan jiray goirmaad ka baxday takfiirkii
@queenofqueen12
@queenofqueen12 4 ай бұрын
✅️✅️
@A_Ibrahim57
@A_Ibrahim57 4 ай бұрын
Illhay ha idin sahalo caruutina😢😢😢😢😢
@owi2056
@owi2056 4 ай бұрын
Waa aaabo sabir badan. Laakiin ubadku wakhti dheer ayay maqanyihiin. Tan xigta cida kasoo duubtay iyo cida garanaysa fadlan ha la gurmato aabahaas.
@superskytechnology8936
@superskytechnology8936 4 ай бұрын
Caruur adiga aad dhashay see loo afduubanaa horta " caruur adiga aad dayacday waaye adeer"
@mokhtarosman6946
@mokhtarosman6946 4 ай бұрын
Carruurta da’dooda muusan sheegin aabuhu! mida kale marka carruurta la kaxaysanayey xagguu odaygu jiray ?! goormuuse ogaaday in carruurta la afduubay?
@AdenMohamed-zj5hr
@AdenMohamed-zj5hr 4 ай бұрын
Ilahow kusosahal
@khadijoabdulkadirhussein4372
@khadijoabdulkadirhussein4372 4 ай бұрын
ilmha aqli we lyhn in e ugu yaran dadkoda wa yaqnan telephone wa Kasyan ilmha wxkle hesto allha kuso celyh
@umurowda6887
@umurowda6887 4 ай бұрын
caruurtan iyo naagta waxbaa isu galay laaska yaa ku hayay caruurta
@UmukhalidBintjey
@UmukhalidBintjey 4 ай бұрын
Sheeq wali runtaat kaleexleexaneysaa ilaa iyo haha bulshada soomaaliyeet hawareerinin ilaahay kacabso
@Adualeh
@Adualeh 4 ай бұрын
Waryahe nin wayn baad tahay waxasi wax laga dhegaysanayo maaha ee wax macquula keen
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 ай бұрын
Sax jawabtada waan ku qanacnay waxay Ila tahay naagta hadaysa inay jahwarein tahay ama saan dhumis jidkii lagu heli lahaa inaad hayso ay rabaan inaad dib uga joogsato allaha sahlo xaqa aya ka dhawajin doona hooyo caruurtada hadad haysato soo hadal
Munaafiqiinta iyo khatartooda - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
1:07:46
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,4 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН