HOTEL GULEED AND BAR GARGUURTE MASHAALAAH XASUUS💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SofiaHanson2 жыл бұрын
There’s no place like home.meel dhulkada ka macaan kana qurux badan aduunka ma Jairo. Dhuulkaeyga waxan ka maya any in miso ka badan 30 sand .hadana ma jirto meel aan la mid dingo.hawadisa cimilada ama cuntada.waxan tegey Somalia 2021 wilkeyga haba yarate kuma qancin .waxan jeclan lahaa ina geyey asgoo antan asad uga yar waya had a 28 jir ma fahsano mana rah I karo waxan ku dhashey kuma korey Canada,wadamo badan waxan geyey hadana Canada meel ka jecel yahay ma jirto runti kuma faraxsani,Nita waqti haysatan caruurta geeya wadankena hooyo.
@Maxamedshiine72 жыл бұрын
Masha Allah walaal waa sax Soomaali waxay dhahdaa dal aa dalkaaga ahayn waa dareyn ku joog !!
@somaliking33602 жыл бұрын
WOOOW MashaAllah aad ayaad u mahadsantahay. 🇸🇴💛🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚🇸🇴
@kheerjecelmedia10592 жыл бұрын
Masha Allah wadanka si wacan ayuu u dhismayaa waa Horaa iigu danbesay ex kontorool
Asc walaley wad mahadsantahy jazakalah qeyr lkn manatusin kartaa next video soo ilaa laamiga waxarcade
@deeqaali41522 жыл бұрын
Masha allah qabliga ayaan kaaga duceya aduun iyo aakhiro taama malinba muuqal an ku faraxno aniga dadka wadadaan aad ugu farxan kujiraa meshan ku koray qaliba reerkeygi wali daganyihin dhiiqada iyo rafadki ayaa laga boqsooday illahey nabada ha noo siyaadiyo
@abdullahiali51022 жыл бұрын
Masha Allah walashey Allah kuxifdiyo
@farhiyaabdulle35932 жыл бұрын
Asc sister mashallah illah ha ku xafido somali waxay tiraa dal aadan laheen waa dareen ku joog waagii hore jidka fagax waxay leheed two way oo baabuurta marijirtay ayaa xasuustaa walaahi waa qurux wadanka ha jajabnaado ama yuu jajabnaanin it’s peautiful county waaye illah ha noo siyaadiyo nabada iyo barwaaqadae xasuus dheer baa nagalisay meesh aan ku dhalanay wax ku baranay waaye illah ha noo dhaafo wadankeena waa ku salamay waxaa ku leeyhay peace and love ❤️
@cabdiraxmancabdi61522 жыл бұрын
Maaha Allah
@unknownchick312 жыл бұрын
Mashallah xasuus badan ayaa I galisay taariikh ayaad reebtay sis Allaha ku xafido 🙏🏾
@ahmedcade51392 жыл бұрын
Thanks ajmal waxa tahay qof qaali ah xasuus waaye video yaashan 20 sano ka dib wax beey ku tari doonaan.
@kamalkhaldoun59492 жыл бұрын
ALLE ABAARAHA HAYNAGA SAARO AAMIIIN YAA RABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mohamedamin76722 жыл бұрын
maasha alaah
@kamalkhaldoun59492 жыл бұрын
WAA LABO HAAD M.TABAARI
@omarsufi82942 жыл бұрын
MAASHAA' ALLAAH
@nrcade8792 жыл бұрын
umada ha qaldin heliwaa waa meesha ugu liidata duduble jahilaa ka eh gudomiye wuu nacebeye 🤾🤾
@abdullahmusaabdiali42222 жыл бұрын
Walhi anigaba waaa ila qurxoonyahay kaligaaaa maaahan sacdiyoooy
@kamalkhaldoun59492 жыл бұрын
MAHAD SANID ABAAYO
@iskoonaking86652 жыл бұрын
Dadkii wadanka lahaay allaha keeno dad aadba moodo in xabsi laga soodeeye sideey udhaqmaayaan meey dadka wadada dhisaayo istiraamaan oo dhiiri galiyaan ama lashaqeeyaan
@hassanandroid26282 жыл бұрын
Geed kaamiradu qabatay hoostiis qisa mar iga qabsatay😂😂😂 kasoo horjeedka nileyn school😂😂cajab..!😅
@cabdikhaliifjimale75512 жыл бұрын
Lkn dadkii away
@abdirahmansaid62842 жыл бұрын
Bajaj meel walba bahasha wadanka laga mamnuca fican bilicda magaloyinka iyo waxyaba badanba uma ficna
Hotel kaah guri ku dhegan baa ayeeyadey degenaan jirtay 1996 baa soo booqan jiray Anigo wiil yar ah hda hotel kii wuu doqoobay sidoo kale hotel gurguurte waa uu baaba ay waxa filaya in dadki laha aay dib u dhisan doonaan.
Carrada ha laga qaado dhinacyada si Biyuhu uga baxaan
@abdalla24212 жыл бұрын
Waxan filayaa hal wado ayay ahed balse two way ahan aya loo isticmali jiray hadana qaldaneyn tabelayasha lamiga dhexdisa ahna way iga dambeyen
@abdirahmansaid62842 жыл бұрын
Lkn wadad dhismena waa laga wada hadana biyo fadhisin an la mari karin ayad no shegtay hadana ma muqato dhismaha horti qabbki biyaha logu sameyn laga biyo degen. Mida kale marka wada la dhisayo waxyabo badan ba laga qabta tenu waa cida daadi lamina dusha kaga saydhi dhawr bilod kadibna biyo fadhisin iyo godad marka xita qolyaha wax dhisaya inay shaqada siday tahay u qabtan