"Dadkeena waxaynu Dulminay 34 Sanno,Somalia iyo Jabuutina way inoo heshiiyeen" Faysal Cali Waraabe

  Рет қаралды 9,325

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

19 күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 43
@fadimadagan7438
@fadimadagan7438 18 күн бұрын
Sodon 30 sano ayaad dowalad sheeganese mantane etopeye iyo yaahud Ayaa sheeganysa maaxa qaldan
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 17 күн бұрын
beeni raad maleh walal ilaa intee been la sheegi karaa waa waqti kooban
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 17 күн бұрын
Hoetu feysal waa koora dadab maalinba meel ayuu caasha saaraa lkn maanta ayuu runta ugu dhowaa
@1962yusuf
@1962yusuf 18 күн бұрын
Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
@FrankManAllday
@FrankManAllday 18 күн бұрын
Faysal Garxajus hadaanu nahay ku nacnay. Soomaaliyay waa nin naga yara xanuusaday ee yaa naloo xisaabin. Waa ninka hooyadii la caayay ee Wali ninkii hooyadii caayay lacag ka qaata
@user-um6ln2xf1c
@user-um6ln2xf1c 17 күн бұрын
xaqiiqatan adiga xanuunsan cadawga gudaha uu sheegayo nayaad kamit tahay isaguna waa halyeey qaran
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 17 күн бұрын
@@user-um6ln2xf1c adiguna waxaad tahay orom aan asal Soomaali lahayn
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 17 күн бұрын
awoowe garaxjisow kaa gudoonay Raali gelintaan.. Bosaso
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 17 күн бұрын
Waa fataal sheeganaya garxajis , garxajis waa isaaq , garacdu nama sheegan karto
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 17 күн бұрын
Daarood iyo dulli kale midna wax naga qaadi maayo , ee jabkiina suga.
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 18 күн бұрын
Fataal faaruq
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 17 күн бұрын
Qaranki barida weyna iidor dabacayun argixso argixso shbb dacish 30sano aya dowlad sheganeysan faysal faruuq oog so gurigina so mah calacalka jogi sool sanaag dadki xoraysday ba jogo mgrty faysal faruuq kala tag umada beenta waradka was
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 күн бұрын
Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 күн бұрын
Geesigii soomaalilaan guul madaxwaynaha dhaartu udhimantahay ee faysal cali xuseen❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 18 күн бұрын
guul qaranka somaaliland guul faysal caliwaraabe
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 18 күн бұрын
🙏🙏🙏❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤🙏🙏🙏G.faysal
@ahaiban1
@ahaiban1 17 күн бұрын
Faysal Cali Waraabe wuu riyoonayaa
@user-op7wg7ik1q
@user-op7wg7ik1q 17 күн бұрын
Waa nin xaga maskaxda ka xanuunsanaya faysal
@user-zv2vj6fd9p
@user-zv2vj6fd9p 17 күн бұрын
Adiga u sababa ee ummada ka hor dhaqaaq aanu kuu duceene
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 16 күн бұрын
Hhhhhhhhhh😂😂😂😂😂 faysal caadi maha wa runtiii
@YasserAA93
@YasserAA93 18 күн бұрын
Ahahha 😂😂😂 ninkaan waa geesi ! Guleeso the only Faisal warabe without you it’s boring 🥱
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 17 күн бұрын
Faysal waa ninka fahmay sheekada soomaalida.
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 17 күн бұрын
Ciidanka cadawka ka carara waa dil dunida muuse intuu cararay ayaan cidba waydiin
@rashkaoa9521
@rashkaoa9521 17 күн бұрын
Kkkkkk. Kuwan weey waa sheen cudad ayaa dileeysa marwalba waxeey leeyihiin waa Nala xasuuqay
@user-zv2vj6fd9p
@user-zv2vj6fd9p 17 күн бұрын
Raali ha Laga noqdo waa xaga cilaajka.
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 17 күн бұрын
Oog rag baa idinkeenay faysal faaruqow kibirki meyay waamaxay kabash kabashtu
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 17 күн бұрын
Madaxweynaha diinta dhalinyarada difaaca dalka sunta cadawga iyo huwanta waa hogaamiyaha ruuxigaa faysal hala doorto
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 17 күн бұрын
Walee isaaq waa wareereen,,war itobiya iyo soomaaliya ankara beey ku shirayaan,,qolo gooni u goosad waa la yaqaan sharciga aduunyada
@osmangiire1349
@osmangiire1349 18 күн бұрын
Faysal Fataal 😂
@Shihaab464
@Shihaab464 18 күн бұрын
Doomsday Waa mid ka mid ah kuwii aw Hassan Garguurte Sheegaaye odaygaal Munaaq weynaade waaye
@faaraxxasan9610
@faaraxxasan9610 17 күн бұрын
Faysalow adeer garxajis kuma rabo xagooda waad ka dhimatay adiga oo toobad keena mooyaane taarikhda ayaa kuqori doonta(. Persone none Grata)
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 17 күн бұрын
Dufow naga aamus nacyb maahee wax kale manaysaaa
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 17 күн бұрын
Ina gadhcase oo iska hadaaqaya
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 18 күн бұрын
Ha naaclayso 😅
@SaleebanMahamuudcali
@SaleebanMahamuudcali 18 күн бұрын
Faysal faaruqow marna tuute xidho marna khamiis xiro yaa kudooranaya xisbigaagana addaa usareeya una hoosaysa cidkula socotana weli maanu arag wax rajo ah oo xisbigaaga uyaalaana majiro ee meelaha iska naaclee
@iali8540
@iali8540 18 күн бұрын
Waar ninkan ayaa dalka ka qabta. FAYSALOW SIYAASAD WAXBA KA GARAN MAYSIDE SIYAASADE ISAGA BAX .
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 17 күн бұрын
34 nabad ayad heysateen Allah ku mahdiya hada deb ha isu shhidina caqliga ha shaqeyo cadow cadowga aad aqrineysan colaad bey horseedi
@user-op7wg7ik1q
@user-op7wg7ik1q 17 күн бұрын
Orod ilahay utobakeem
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 17 күн бұрын
Oog saw gurigini maaha reero guryahood miyaa u barooranaysaan Waxa ka daran sidaad oog ku timaaden baa yaab lahyd Idinkoo mabad qaba ayaa la yidhi orda taga oog waad diiden Iyadoo laydin eryanayo ayaadna timaaden
@FbkTaw
@FbkTaw 18 күн бұрын
Khaatka iska daaya maskaxda si idinku soo laabato aad ufikirtaan
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26
JAWABAHA HADII MUUSE  HADUU SIDAN HADU SIDA
1:49:27
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 6 М.