QANCI DADKAAGA : MAXAA SOO CELCELIYA COLAADDA CEEL-AFWEYN

  Рет қаралды 30,807

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 118
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 6 жыл бұрын
Masha allah waxan bogaadinaya agaasima amniga iyo horn cable oo runtii hanti qarana iyo dhamaan shacabka iyo.qaranka Somaliland guulaysta
@muusebiixi418
@muusebiixi418 6 жыл бұрын
*inta muslinka ah Liketa iisaara*
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 6 жыл бұрын
muuse biixi maxad waynaa magaca hakaga xaarin waraa dawarsade
@Mohamed_dayib77
@Mohamed_dayib77 6 жыл бұрын
Walaalaha Dirirku Ku Dhex martay Ceel Afweyn Waxaan Ugu Baaqayaa Nabad iyo Inay Dhigaan Hubka Iyagaana Dadka Isaga Dhow Imika Labada Beelood Ee Colaado Dhex martay Waxaynu Ku Jirnaa Bishii Barakaysnayd Ilaahay Waxaan Ka Baryayaa Inuu Bogoodo Burcad Isku Mariyo
@faaruqali9179
@faaruqali9179 6 жыл бұрын
HCTV madaama aad Tv Caalamiya tihiin fadlan waxaa idiin wacan Colaada labada qoloo udhaxayso meesha waa inaad wada keentan labadii qoloba oo wada waraysataan hadii kale Barnaamijka Cadaalad noqon maayo oo dhinac unbuu noqonayaa mida kale sxbayal Waa Ramadaan Siyaaada iyo Dagaalada umada kadaaya waa Bil cibaado looma baahno iscaayid iyo caga juglays an waxba noo tarayn hadaan Somaali nahay intasoo sanaan is caayaynay oo isdilaynay
@Yackooh
@Yackooh 6 жыл бұрын
Faaruq Ali bilaa caqli hoyadaa futada ka was
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 6 жыл бұрын
Hargiesa Theatre Production wll so ma somanid
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
Faaruq Ali adigu qof somali ah miyanad ahayn wamaxay sidaad u hadlysa waxaad ka hadlayso iyo barnaamijkuna ismaba laha hjjjhhhhh waar mesha qbiilo lawaraysanayo ee masul dawladeed aya shacabku suaalo waydiinayaan. ma waxaad u hysata in mesha qabiil lagu waraysanayo hhhh
@hassanyousuf606
@hassanyousuf606 6 жыл бұрын
Agree Saaxiib
@mubarigcisman9614
@mubarigcisman9614 6 жыл бұрын
Faaruq Ali Waa TV Jeegaan tu leedahay lasoco
@cabdiqaninuur7699
@cabdiqaninuur7699 6 жыл бұрын
Mukhtaar Maxamad Cali Masuuliyad ayuu muujiyay iyo. Ilbaxnimo. Dawladeed
@ahmedaden7685
@ahmedaden7685 6 жыл бұрын
Alle haka qaboojiyo dadka somalida ah ee walaalaha ah dhinackastaba
@abdirahmanabdilaahi361
@abdirahmanabdilaahi361 6 жыл бұрын
dhulkayga somaliland alle ha dhawro
@diiryeweyd455
@diiryeweyd455 6 жыл бұрын
hambalyo nin dhalinyaro ah oo masuul ah . wuxuu muujiyey geesinimo in kastoo suaaluhu aad uga culus yihiin oo loogu talo galay nimankaa ka muquurtay
@abwaanxariiri5925
@abwaanxariiri5925 6 жыл бұрын
Mahadsanid HCTV
@engmatan1308
@engmatan1308 6 жыл бұрын
Wasiir duur ayaa ku fiican w.arimaha gudaha waayo isagaa xaliyay berigii colaada gobolka sanaag
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Sool iyo sanaag🇸🇴👊👊
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 6 жыл бұрын
HCTV fadlan hadaad television calami tihin wax walbo dexdaxad ka ahaada
@alnaimi4035
@alnaimi4035 6 жыл бұрын
Mashalah aqoonyhan da,yar dublamacya alle hakuu siyaadiyo caqliga
@kaysejama4821
@kaysejama4821 6 жыл бұрын
Barnaamijjka qanci dadkaaga waanu kudiirsaney hadaanu nahey qurbajoogta Mr ilig shaqo waxtar ule wadanka ayaad heysaa ilahey haku xafido guul somaliland iyo hc vt ba
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
Ha Aflagaadayn Madaxda ileen khasab ma,aha in uu kuu yimaado oo kuma khasbanee.
@mustafecarab5817
@mustafecarab5817 6 жыл бұрын
Amniga Somaliland Waa Mahuraaan
@ashaissa4139
@ashaissa4139 6 жыл бұрын
rabi waxan uwaydisanaya labadas qolo omuslinka eh hadana walalaha eh rabiyow maslaxad dhax dhig
@Rghtman308
@Rghtman308 6 жыл бұрын
Horn Cable Dhex dhexaad Maaha Waa in Reer pl Ay Albaabada ulabaan
@maxamedclaahi9455
@maxamedclaahi9455 6 жыл бұрын
MAASHA@ALLAAH@
@caliguray1872
@caliguray1872 6 жыл бұрын
waxaan leeyahy alw dadak walaalah khilaafka ka, dhex Saar intii dhimatyan unaxariiso
@fatimasultan3347
@fatimasultan3347 6 жыл бұрын
SOMALILAND GUULSHEED ALLOOW usiyaadi ishana ka dhowr.
@warfawarfa7322
@warfawarfa7322 6 жыл бұрын
Somaliland haa tahay dadka dabcan waxay u baahan yihiin qoryaha gaar ahaan Hargeisa si ay uga ilaaliyaan qawlaysatada argagixisada ah ee Hargaysa
@maxamed9735
@maxamed9735 6 жыл бұрын
Ilig grc
@sanaagbeeyoltd6282
@sanaagbeeyoltd6282 6 жыл бұрын
agaasime hambalyo nin dhalinyaro ah oo qiima leh.
@maxamedclaahi9455
@maxamedclaahi9455 6 жыл бұрын
Allehasahlo.
@kaahinyare7566
@kaahinyare7566 6 жыл бұрын
Somaliland siyaasadeeda waxay noqotay tii caruurta. Muxuu hada qancin karaa
@abdikafarismail3871
@abdikafarismail3871 6 жыл бұрын
habadh yoonis waa laisugu tagay dawlidnmo ayaa loo adeegsaday bbb
@abdirisaaqmaxamedxasan4767
@abdirisaaqmaxamedxasan4767 6 жыл бұрын
abdikafar ismail habadh = majidho 😅😅😅
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 6 жыл бұрын
abdikafar ismail istaqfurula
@sheekhaxmedcali4162
@sheekhaxmedcali4162 6 жыл бұрын
Qolada samaynaysa Tuulada cusub waa in la yidhaahdo Tuule cusub ha samaynina lakin Xaafad cusub sameeya oo Tuulooyinka hore ee jira meel ka daga.
@hassanabdi2284
@hassanabdi2284 6 жыл бұрын
Waa nin adag agaasimuhu waa dhalinyarta mustaqbalka
@Xaliye2024
@Xaliye2024 6 жыл бұрын
top agasime sare
@Idiris-Mohamoud-Abdi
@Idiris-Mohamoud-Abdi 6 жыл бұрын
Ninkan yari waa xog ogaal, arimo xaqiiqo ah buu ka hadlayaa
@SuperJeeri
@SuperJeeri 6 жыл бұрын
Agaasimaha wuxu leeyahay aniga meesha waan ku cusbahay oo in hortey baadhis lasameeyey mana xaqiijin karo mana beenin karo, su'aasha imanaysa waxa weeyaan agaasimaha markuu xilka qabanayey miyeyna jirin wax xil wareejin ah? mise meesha wuu iska yimid uun?? hadduusan waxba war u hayninse maxay tahay dowladda la sheegayo.
@raabiali4554
@raabiali4554 6 жыл бұрын
sadiinta yaba iskudiraya
@mustaphaothman4167
@mustaphaothman4167 6 жыл бұрын
muse ayay isku reer yhiin
@ilyaselyaas828
@ilyaselyaas828 6 жыл бұрын
Inta anan Leys Qancinin Waxaa ka Horeysa in RUNTA leysku Sheego.
@farxiyajaamac1019
@farxiyajaamac1019 6 жыл бұрын
bisha barakaysan ee kheyrka leh dadka isdilaya ee dhiiga islamka dadinaya illahow qalbiyadoda mide o isu sakhir somali wa dad iskumida o an Melna kala tageyn illahow bogoda burcad waarta isu mari
@xiinfiniin5271
@xiinfiniin5271 6 жыл бұрын
Alow Somali israaci
@abdihakimali8531
@abdihakimali8531 6 жыл бұрын
danta somalida maanta kuma jirto in somali is raacdo
@mowlidosmn4703
@mowlidosmn4703 6 жыл бұрын
Kkkkkk show waaba cawan 😃😃
@abwaanbarremahad7686
@abwaanbarremahad7686 6 жыл бұрын
Wadanka madaxdiisii ayaa loo.doortay ee wax jeegaan la yidhaah ma jirto
@somalicomedy4310
@somalicomedy4310 6 жыл бұрын
Nin jirah waa agasime mukhtar wa dhlinta manta wa ninka ugu datajada sareya masuliyad adg ayuu haya alle ha kugu asturo xilkaas lipax
@abdiilmi156
@abdiilmi156 6 жыл бұрын
Ceel arwayn .gardaradada yaale .dhartii yaanileyey dhar gaar maxaa wax looga qaban waayey miyaa laguraacsayey colaadada.islaamimadii meeday.Somalilandtii meeday.isaqnimadii meeday. Waxaasi sanwaaye miyaa
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 6 жыл бұрын
Abdi ilmi sxb cidii dhaarta jebisay way soo bixi doontaa marka arinka la galo lkn adigu qolo hayskaga jeclaan in ay dhaar jebisay
@Idiris-Mohamoud-Abdi
@Idiris-Mohamoud-Abdi 6 жыл бұрын
Yarku wuu na qanciyay
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 6 жыл бұрын
Reer somalilandow hal mid ban idin sheegayaa waxa jira dad badan ooo reer somalia ah oo doonaya inay lantu burburto oo magaca garxajis ku qadhaabanaya o leh garxajow somaliland burburiya oo kaca WAAR somaliayay waxn idin sheegaya wxa dhexdayada ah anagay noo taal lkn kuma burburinayno halganki qadhadhaa e loso maraý ninka reer koonfurta ah ee ileh halgankii LIXLE BEEENEE waxn leyahy iska HADLOW INA IGARRE
@jirfe
@jirfe 6 жыл бұрын
Kkkkkk agaasime madaxweeyne digreeto ayuu soo saaray laakiin waxa bedelay ina kaahin oo adiga ku keenay oo kaa soo wareejiyey markaa agaasime runta sheeg jawaabtaa aad bixisay hargeisa waaynu wada joognee sidii sax da ahaayd maaha halkaas baan kaaga hadhay. ...ARINKA CEELAFWEEYN WASIIRKU GO AAN BUU KA SOO SAARAY BEESHII JEBISA AXDIGAA IN GACAN BIR AH WAX LAGAGA QABTO TAN U DANBEEYSEY DEE DHINAC BAA JEBIYEY DHINICII JEBEYEY MAXAA WAX LOOGA QABAN LA YAHAY
@xamseabdirahman4826
@xamseabdirahman4826 6 жыл бұрын
Ninkani waa nin AdaG Su'aalihii la waydiiyay sidooda ayuu uGa jawaapaa
@muunakaar8452
@muunakaar8452 6 жыл бұрын
Maya inta shiishku reer haysto hubka dhigimayno hadaan garxajis nahay taa hala ogaado
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 6 жыл бұрын
Muuna Kaar ma labadaada naas baa hubkad leedahay dhigi maayo , kkkkkkkkk
@mustafecarab5817
@mustafecarab5817 6 жыл бұрын
kkkkkkk Ma Hubaad Haysataaan Caydh yahay
@hamseroyal21
@hamseroyal21 6 жыл бұрын
WAAR NINKAN YARI WAA LIPAAAX WUUU KA BAXSADAY
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 6 жыл бұрын
agaasimuhu waa hawlkar.
@xaqudirirxoolokumadoone2392
@xaqudirirxoolokumadoone2392 6 жыл бұрын
War Cinwanka Iska Saxa
@kaaraancabdilqaadirboss5665
@kaaraancabdilqaadirboss5665 6 жыл бұрын
Shaqo samaista
@mdeek9888
@mdeek9888 6 жыл бұрын
Waa libaaax kan yar wax badan u dhaamaa
@abdifatahosmanboqare3416
@abdifatahosmanboqare3416 6 жыл бұрын
Hal booli ah, Ma dhasho Nirig xalaal ah. Qabyaalada aynu ka gudubno. Kkkkkk
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 6 жыл бұрын
Waar habaryooniseey hadaad cid walba caydaan waa maxamuud xaashi waa wasiir kaahin waa madaxweyne muuse bixi kiina colaada iyo qabyaalada wadana aad halyey utaqaaniin sidaa loo heshiinayaa yaadse xukumaysaan ma habaryoonis mise reer somaliland oo dhan dadku way kala argti duwanaadaan lkn idinku isku aragti baatihiin maanta hadaad muuse biixi diidaan beri kaad soo wadaan yuu xukumayaa madhax xun hasii dhiganina nabadgelyaduna cid walba waa udan
@kaaraancabdilqaadirboss5665
@kaaraancabdilqaadirboss5665 6 жыл бұрын
Shaqo ayay waayeen
@mohamedibrah8734
@mohamedibrah8734 6 жыл бұрын
.
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 6 жыл бұрын
Waxan ku eedayn lahaa filimka ceel afweyn iyo tukaraq ka socda dawlada somaliya oo doonaysa in gobolka sool iyo sanaag la keeno ciidamada amison maadama oo gobolku amnigiisa dawlada somaliland sugi Kari weyday oo lagadhigo meel ay kasocdaan dagaalo wax laga qaban kari waayey
@youtellme6403
@youtellme6403 6 жыл бұрын
Sool iyo sanaag waa dowladda federlaaka ee soomaaliya 🇸🇴🇸🇴 Dagaalku waa bilaaw
@hamsesuldaan1428
@hamsesuldaan1428 6 жыл бұрын
jamaa suliman Saqdhexe ayaad gudaysaa
@youtellme6403
@youtellme6403 6 жыл бұрын
hamze Sirraad dagaalka soo socda waxa is iska celi adeer calcaalka ma jecli . Kkkkk
@hamsesuldaan1428
@hamsesuldaan1428 6 жыл бұрын
jamaa suliman Sxb xageed joogtaa hadda
@youtellme6403
@youtellme6403 6 жыл бұрын
hamze Sirraad khaleejka carabta laakin waan ku soo noqon doona dalka soomaaliya marka ciidamada federlaaka ee soomaaliya soo gaadhaw gobolada waqooyiga insha allah Sidaan dagaalka uga geyb qaato
@youtellme6403
@youtellme6403 6 жыл бұрын
Waan difaacii doona midanimada umadda soomaaliyeed insha allah diyaar baan u ahay inaan u dhinto
@adenadan8472
@adenadan8472 6 жыл бұрын
Qabiil dad wax ku qeebsaday waa doofaar adoo qeebiyay hawshaanu kaligiin mahaysato waa Somali oodhan idinkaa ba wada hadlikaree anagu xibad baan wax ku qeebsanaah sodan sano intaah kadib xalku waxuu kujiraa inaan diinta ale kudhaqano qof walbana san iyo xumaan waxuu geesto laga abaal mariyo ee aan qabiil dadka lagu soo xalan hadii taa lawaayo waa hafadhido faro iyo fool xumo horleh eeboow nabad baadi
@halimonur2300
@halimonur2300 6 жыл бұрын
Intii dagaalku socday waxay ku dhowdahay 5 sano intaasba arimaha gudaha habar yoonis ba haystay markeliya habar jeclo laga ma hayo wasiir hebel ba ka dambeeya reerkan cuqdad habar jeclo la dhaho ayaa ku dhacay maxamed kaahin na qabiilka Alle ka dhaliyay bay kula coloobeen dagaalkii biciide iyo sacad yoonis dhex maray habar yoonis iyada ka qayb qaatay gaar ahaan muuse Ismaaciil inta kale ma af iyo adin bay kaga qayb qaateen illaa Cidagalihii ay qamandida isku dili jireen ba t.v. yada fadhiyay halka aanay habar jeclo dagaalka biciide ku socdaba dhaadanany 70 nin oo Biciide ah ba xidhan habar jeclo juuq lagama hayo halka halka habar yoonis tviidii media sii laga fadhiyi la'ayahay
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 6 жыл бұрын
Halimo Nur ina kaahin iyo saleeban gaal ayaa dabada kariixaaya colaada ceel afwayn waxaana kuu cadaynaysa dhaarta ay maalin walba reerkiinu kabaxayaan 5 ta jeer dagaalku dhacayba biciide ayaa weerarka soo qaaday oo aan rag iyo rabitoona aqoon ee inanbaad tahee yay caadifadi ku qaadin
@sarahussein5872
@sarahussein5872 6 жыл бұрын
Waxan meesha isgu yimi kolay wa wada jeegan😁😁
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
Sara Hussein malindhow waxa ka baqayaa inaad tidhaahdan masajidka tarawixda waxaa dad ku tukunaya waa jegaanta hhhhhh ilahow hana dulay
@kumanriyaqinebalkaadzo7042
@kumanriyaqinebalkaadzo7042 6 жыл бұрын
Illahay ha kala qabojiyo inkastayna s/land dhulayna lahayn ku dagalamayzo
@abwanhikmo7183
@abwanhikmo7183 6 жыл бұрын
1😂
@sarahussein5872
@sarahussein5872 6 жыл бұрын
Sacad yoonis wad isgu tagteen, lakiin mj ba idinka jartay . Baga ayey putland idin karbashtay. Garxajis mj bi la jira.
@queenanaya8562
@queenanaya8562 6 жыл бұрын
Sara Hussein Habaryonis waa gobta isaaaq hdiii awood dawld loo sheeegto walga qaylinyaaaa Garxajis iyo Harti waa isku degaan wana dad is jecel
@ugbaad1239
@ugbaad1239 6 жыл бұрын
war.duur.hala.sooceliyo
@ilyaazabdi1379
@ilyaazabdi1379 6 жыл бұрын
لله درك يامختار اي رجل انت
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 6 жыл бұрын
ugbaad 123 ha duur libaax ayuu ahaa
@rayfarrah4130
@rayfarrah4130 6 жыл бұрын
Jeeganta TUUGO '''' ummada ha dhiciina . Wale qori dhigi maynoo inta aad ummada dhacaysan.
@abdulahishire1666
@abdulahishire1666 6 жыл бұрын
Ray Farrah adigoo ayoo ah Nabada Dani kuGu jirtaa qori cidna kaga dheefi mayside
@fahimayuusuf2062
@fahimayuusuf2062 6 жыл бұрын
Ray Farrah Ha sheegan Nio duriyada waanu kugaranaynaaye
@same6001
@same6001 6 жыл бұрын
Ray Farrah Garxajis waa inuu ciidamiisa dhisto. Colaada Ceel Afweyn oo keli ah ma aha ee halka sartu ka qudhunsan tahay waxay tahay awood qaybsiga beelaha reer Somaliland oo ah mid aan dheeli tirneyn. Kontaraagyada dawladu bixiso, sida loo maamulayo khayraadka dalka,...tusaale; sidee dhul daaqsimeed loo siiyey wadamo carab ah inagoo inaggu nahay xoolo dhaqato?! Ma in xoolo dhaqatadeenu macaluusho ayuu Muse rabaa?!
@same6001
@same6001 6 жыл бұрын
samiir markos Nabada waxa la helaa marka cadaaladi jirto. Cadaalada nina laga baryi maayo. Ama wanaag iyo wada tashi bay ku iman ama awood bay ku iman. Inta wixii la doono la sameeyo, annaga nalagu cabsiin maayo " nabada ilaaliyo"
@abdulahishire1666
@abdulahishire1666 6 жыл бұрын
Barwaqo wllo hadiiba xata tabasho jirto reer Somaliland Dhaqan iyo Wada tashi bay dadka dheerayeen Dadka Celef wayn degana iyaguun ba la isku diraye Cid Isaga dhow ma jirt....abtigaa dil Nina ma yeelen...wxba khaldan Dagaalna ha inoogu baaaqin
@muunakaar8452
@muunakaar8452 6 жыл бұрын
Aqas ina kaahin waa la ogyay inuu habaryoonis ku waashay muuse na yidhi xilkan kaga aarso laakiin shaqaynmayso taasi wuu lugooyay iAxmed mire ayaanu ugu yeedhaynaa muuse shani iyo ina kaahin suga dheh
@Dabayl
@Dabayl 6 жыл бұрын
Munaa, naa xishooo, ubadka Ilaahay kuuma barakeeyo e.
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 6 жыл бұрын
Muuna Kaar Ceeeb wl habaryonis wanu kula nahay hadalkagana kuguma racsani wl ee inaga da qabyaaladda
@jirfe
@jirfe 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed ina kaahin heshiiskii hore wxuu ahaa ee wasiirkii ka horeeyey in qoladii jebisa arinkii lugu heshiiyey in gacan bir ah wax lagaga qabto tii muu sameeyn ok kii uu isagu joogey wxuu sheegay in gacan bir ah waxa lagaga qaban doono hadeer inuu fuliyo saaw maaha amarkii uu isagu yidhi markaa ina kaahin daacad kama aha waa xaqiiq
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 6 жыл бұрын
agaasimaha rooxaanta Wl anigu waxn ogolahay in xukuumadda runta lo sheego lkn marnaba raali ka noqon maayo in la yidhaahdo dalku waa jeegaan ama waxa dagaalamaya puntland iyo jeegaan oo nimankii reer soomaliya ay maanta yidhaahdaan garxajis boowe jeganta la dagaalama oo iska dhiciya oo manta igu dhiiri galiyaan in dadka aanu ooodwadaagta nahay ee wada dagno la isku kaaya diro waliba isaaq wax aan yeelikaro maaha ninka maanta ileh somaliland la dagaalan oo bur buri o halgankii mujaahid LIXLE kuciyaaar de wa iska hadlow ina igarre ta kale ninkan hadda hadlaya Ee agaasimaha ah anigu aqoon uma lihi lkn masha allah wa nin aqoon ka muuqato wanan ku raacsanahay waxa buunbuuninaya arinka ceel afwayn wa inaga hadaynu dhalinyaro nahay wxa inagu ceeba dad juhallo ah oo reer miyiya halkii aynu u caqli celin lahayn inaynu buunbuunino reer somaliyana inoo shere gareeyaan dalka wl inaga lehe aynu ka wada shaqayno mahadsanid
@ZackAli
@ZackAli 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed Mufakkir👏👏
CEELAFWAYN 2021 | 4K Footages
3:54
Future Brothers Production
Рет қаралды 1,9 М.
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 46 МЛН
Tiraddii ugu yarayd oo dhacdya Imtaxaanka shahaadiga ah ee Somaliland.
14:32
"Xadhiga Xildhibaan maxamed Abiib waa afduub" Musharax Ciro
9:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1 М.
September 19, 2024  Minneapolis City Council
cityofminneapolis
Рет қаралды 70
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН