Mayor Mooge aqoonsiga ayuu la dagaalamayaa ! Wuxu doonayaa in magaalada laysku laayo oo uu sumcada ka dilo!
@MahdiHagi19 сағат бұрын
Ganacsatatda waaweyn waan gacan birleh lagu qabtaa. .dhiig miirato
@HassannuurCilmi20 сағат бұрын
Xalay buu ku soo sakhraamay😂😂😂😂
@osmanhassanlatino435719 сағат бұрын
@@HassannuurCilmi khamri ma cabo ilahay ka baq wa malin dhalinyarbadan oo RER jabuuti wax so baray wuna shaqaysta wa halal cun aan dhaqan uu lahayn khamri
@KoosHassan-w9s19 сағат бұрын
@@osmanhassanlatino4357lkn kama xigo dhulka dadka shicibka ah
Ganacsatadu hoos haw eegan dadka masakinta ee shacabka
@sahrahassan303811 сағат бұрын
Yusra harti waxay wadan wa wax wayn ma doonayaan in Xukuumadani sii jirto yagaba duminiya Somaliland bay duulan ku yihiin kolba shacabkay kaga bilabayan si loo mudaharado subxaanalla
@skrtube23714 сағат бұрын
Iska dul qaata wadankii faqash iyo ciil qabayaal la shaqaysanaya ayaa qabsadaye
@AbdirahmanAdan-ru2ou19 сағат бұрын
Allaah allaah waan ku xumahay dhibaatada dadka liita ee laku tacadiyaayo waa dariiq xun
@AbdisalanIsmail-f3b14 сағат бұрын
@@AbdirahmanAdan-ru2ou waa kooxdii muuse juudan
@osmaanmunasar13 сағат бұрын
@@AbdisalanIsmail-f3bciro caanyo ma madaxweyna😂😂😂😂
Illahay ciro dadka iyo dalkaba ha ka qabto isaga iyo qiiraba
@-libanAbdi7 сағат бұрын
wabal Xanuunkan fiiri Naa maxa mesha ciro kenay iyo mooge wa Nin ganacsadee jahilad yahy qalbadu jabn tahy
@qurbaawis64219 сағат бұрын
Xukumada hayska ilaaliso wadadii Xukumada muse biixi ee ahyd nin jeclaysi
@osmanhassanlatino435719 сағат бұрын
@@qurbaawis642 gurigan Nin ayaa iska leh xukumad waxba kama qaban karto
@Seynaab24Synaab2419 сағат бұрын
Kadaab wale muuse waa loxiisay e xukumada garbaharey uninkiya waxa kahadhay waaxyar inta shicibku eeryanayo kommer suun
@hoodoali139518 сағат бұрын
Sawkuwan tii MBC umada ay u cabanayaan.
@bilana28917 сағат бұрын
@Seynaab24Synaab24 Muuse waxa u xiisey laftii nagaa oromo iyo reer ooyaye rag iyo dumar 😭
@Seynaab24Synaab2417 сағат бұрын
@bilana289 waar qofka ciirdigisa waxa kasheega qof liita o cudur qabyaladi iyo xasidnino haayse e va te soignez bordel fils de but muuse waa heero adigu maxaysato iska dabayaca qof xanunsanaya terrorister huwan
@osmanhassanlatino435719 сағат бұрын
Ninka suqa leh wa Nin wanagsan labo sano ayay bilash ayay Ku daganayen benta Iska dhafa
Qof Jabbuuti lacag ka soo helay, oo caqli iyogarasho ganacsi leh weli ma aan arag. Dhaqan xumada ay Jabbuuti kaga soo helaan lacagta ayaa maskaxdooda madoobaysa. Bal eega Ina Geelle Arab, Ina Aw Siciid, iyo Ina Caydiid. Waa dad isku mid ah. Malaha ninkaa Ina Aw SSiciid baa loogu qaatay.
Illahay ka baq malintii adkayd ee waahen gubtay wakii dadka jilicsan soo dhaweeyay ee wada Tasha oo qaylad dadka ka daya yab aragnay dawladna wax idima gaysan mayarna ha uguhan jabin bacdii casayd hargaysa danyar iyo danwayn ba waa lawada leeyahay
@Hodan-l5m19 сағат бұрын
TALIYAHA QAYBTA IYO TALIYAHA SALDHIGA NEW HARGEISA INA CAYDIID AYEY U SHAQEEYAAN. HALA OGAADO . WAA LAYS CUNAYA WADANKA KOL HADDII DAWLADNIMO LA WAAYEY HALAYS CUNO
@nourahmedhalanewakiil_caas43319 сағат бұрын
😢😢😢
@osmaanmunasar13 сағат бұрын
ciro caanyo sowmeydaan dooran cabaadka joojiya. ciro caanyo wax socdaba ma isagaa og
Saw isagu male marka war ileen dulmi badna dadkani danyarna mage wahenbay dukamo kle ku wada leyihiin
@ahlanhussien12 сағат бұрын
Danta guud wa tee afka ka maad hadal ee noo sheeg halaad ka hadashay
@Iphone2024919 сағат бұрын
Istubidhka yaa siitay xolaha dowlada
@MrSj-s1c17 сағат бұрын
Dawladaa jaan gooysa kirada arinkan waaa in dawldu wax ka qabaa hadii dad ka umada u sheenaysa hadii wax aany awoodin dusha laga saaro waa dhib
@FayselMire10 сағат бұрын
Milkile maha qaran leh
@abdisalamdamal977319 сағат бұрын
Laba sano ayey bilaash ku jireen. 😂😂 hadana wey ku egeyaan bilaashki.😂😂
@hoodoali139518 сағат бұрын
Sharcigu ha shaqeeya dee. Mee isbedel doonkii
@MrSj-s1c17 сағат бұрын
Dad ka u shaqeenaya bulshada ee cashuur bixyaha ah hadii la kaliifo dhib iyo debi ayaa ka iman dhamaaan haday laguuraan hantidooda bal karwaran ooyag suuqan la gubaba 😂 🔥 gudi waa. Gudu in gudi la xidhona maha sabaab gudida dad bay codkooda ku hadlayaan oo soo doortay ama ay metelaan in la dhegaysto cabashadooda ayaa sax ah se in la xidho xadhig sharci daro ah waa khald 😊 ruuxa hadu debni galo 24 sacdood in marxkabad a geeyo ayaa sharci ah. Dawlada ayaa jaaan gooysa kirada markaa waan i. Cabshadan si degdeg ah dawlada hoose eedegaanka iyo dawlada sare ba wax uga qabtaaan arikan
@EngasadAxmed16 сағат бұрын
Danta guud ma adiga ayaa ka dhigay cajuusa fil qaabiriin
@HassanSharif-k9d16 сағат бұрын
Tiyatarla umada leh
@bilana28917 сағат бұрын
Dee iskaga bax yaa idinku khasbaya in aad tiyaatarka degtaan
@AasiyaQurux-f6q20 сағат бұрын
Zax
@anabmohamed34415 сағат бұрын
akhas ma dadka tolkii ayuu dhibaateeyey waaba nacas
@Iphone2024919 сағат бұрын
Isagana ka dumiya awood baleediin waaheena ku noqda bacihiini xidh xidha mayarkana eryada nacalada masaakiinta ku amar ku taag laynaya
@Iphone2024919 сағат бұрын
Waaheen ku noqda waxuu xaday ardiyadii dowlada waliba ka dumiya
@gemstar4165 сағат бұрын
Waar yaan laydin xidhxidhine meesha ka carara . Ninkan wuu idin xushmee
@FayselMire10 сағат бұрын
Ruwayad
@ahmediyass227419 сағат бұрын
Iska celiyay ina caydid waa tuug
@AmalAbdirexmaan17 сағат бұрын
Dee isgaa iskaleh ma wixiisa ayaad ku haysataan wagar