"Habarjeclo Dhaqanka Shiicada Ayay Leedahay, Taladeeduna..." Boqor Buurmadow

  Рет қаралды 113,356

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 382
@fad-hiabdi9009
@fad-hiabdi9009 7 күн бұрын
Nin karmeed hadal cad oo runta marka ay qadhaadhahay ee la wada hogto ku dhaceeda iyo ka badheedhkeedda ku dhiiran . Boqor Cismaan Aw Maxamuud Maxamed .❤
@khadarindhojacayl6256
@khadarindhojacayl6256 6 күн бұрын
United Somaliland Never backward ever forward ❤
@MohaBille-vs4ni
@MohaBille-vs4ni 7 күн бұрын
Furaha janada ilaahey baa haya dhaca dhaca odeyga halaga qabto.
@cartancartan8452
@cartancartan8452 6 күн бұрын
Aad iyo aad iyo aad
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 6 күн бұрын
Fulay fulay dhalay waa baqdinta aad muuse ka qabtay inaad abtigaa garaad jaamac caydo lkn waxaad cadaysay xaarmadoow inaad ina gumeed tahay viva ssc khaatumo !
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 6 күн бұрын
Dee DNA Ka qaada.
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 6 күн бұрын
Guul somaliland Insha allaah markastaba ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@CaliIbraahim-d8n
@CaliIbraahim-d8n 6 күн бұрын
Maansha Allah Mansha Allah Tabaarakalaah Eeshcalaa boqor walaahi Waa Ku banaanyahay boqonimo Nin Laboqro oo lamaamuuso Inuu yahay buurmadaw waa mutaystay Raganimadu meel adagbay kujirtaa noolow boqor
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 6 күн бұрын
MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL SOMALILAND GUUUUUUUUUUL CADOW GAN SOMALILAND LUGTA HOOS TADA ALLAH HA GALI YO AMEEN ❤❤❤❤❤❤❤❤
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 6 күн бұрын
Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Suldaan C/Raxmaan . Suldaanka Guul Ee Habar Awal , Boqor Buur Madow Salaan Boqor iga Gudooma.
@Banuhashim237
@Banuhashim237 6 күн бұрын
Xasan yare hay tusina😂😂😂 saldanadii subeeriya ayuu la ambaday
@salafiyamedia-d5q
@salafiyamedia-d5q 6 күн бұрын
Suldan xasan baa suldaana reerkuna laba suldaan maleh
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂​@@salafiyamedia-d5q
@xuseenaskar4640
@xuseenaskar4640 6 күн бұрын
Kuwa Cayda odayga iyo tan beelaha soo qorayaa waxan filayaa in aanay ahayn dad caadiya.. Laakiin su'aal: odaygu waxa uu inoo sheegay in shalay soo dhowayntiisii hantaaqo loo geystay uu dareemay amaba jirtay oo uu isaguna ogyahay.. Siday wax u dheceen yaa ka war haya?
@CamuudAwed
@CamuudAwed 7 күн бұрын
Geesi wallee waa ku banaan yahay Odaygii Caan baxay Ee Cabqariga caqliga badan ahaa Ee Bulaale baar jeex ✅💚🤍♥️🙏
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 5 күн бұрын
Isaaqu waa ruwaayad, waxay Boqorka ugu raxlaynayaan waa caydii garaad jaamac🙏 Denbigii uu qaranka kagalay way ilaaween🙏
@NimcoAided
@NimcoAided 7 күн бұрын
Mahadsanid anigoo ucid ah❤
@AhmedElmi-db6yb
@AhmedElmi-db6yb 6 күн бұрын
Yuu u hanjabaayaa ina gumeedkan foosha xun xagee jirtay 25 agoosto jabkii iidoor ee goojacade
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 6 күн бұрын
Boqol sanaad jabaysay , imikana meel fogba maad gaadhin ee futadaada uunbaad xoraysaray.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 6 күн бұрын
Boqornimadii waa dhan tahay dhabna weeye sidaa ku wad thanks
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 7 күн бұрын
Abwaan faarax nuur alleh hawnaxariisto
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 6 күн бұрын
Nin waalan yaa sharfaya dadka soomaalida unbuu caaye. Buurmadowe marba maqaaxi cusub shaah kacab.
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 6 күн бұрын
mashaAllah barakalaah kaad u cadaysaba nu ku raali nahay waa innamadeenee kii helaba Allah haku guuleeyo
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 6 күн бұрын
Maasha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 6 күн бұрын
Masha allah boogor buur madaw illahay ha kuu xaafiido guul iyo goobanimo somaliland
@Janno190
@Janno190 6 күн бұрын
Cadawga somaliland has jabo Adeer gacaliye nooloow geesigii aabahay la dhashay hooyadayna la dhashay adeer gacaliye illahay hanoo kaa daayo ❤❤❤❤
@AbdirashidQaayibo
@AbdirashidQaayibo 6 күн бұрын
Rerkeene inuu eber yahay waxa ku tusinaya ninkan bayno wax moodnay bl ila dhamaysta Shiico Dhaqan dayday yacni isimadi hore wa ka kac 😢😢 Hadana anigu bu hadalki ka bilabay Yacni dhariga unbu inagu karsanaya wax ka danbeya ma jiraan
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 5 күн бұрын
Boqor Buurmadow siduu uhadlayo, wuxuu umuuqdaa nin dhisi doona Xisbiga Kulmiye🙏 Haduu taas kudhaqaaqo, cimaamad maleh🙏
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 5 күн бұрын
Insha Allah Guul, Midnimo iyo Horumar illaahaw Ugu Nimcee Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi oo Fashili Cadawga Somaliland.
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 6 күн бұрын
maasha allah
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 6 күн бұрын
Mansha allaaah ilaahy haku barkeeyo 🎉🎉🎉🎉
@sahnim7481
@sahnim7481 6 күн бұрын
Libaaxa Dabataagan boq Buurmadawn haybada ka muuqata.Suldaankii Odhahda One way ticket lahaa.😊😊❤
@c.raxmaantalyaani
@c.raxmaantalyaani 6 күн бұрын
Shiicadu ma islaambaa loohaysta maalinba waxbay la imanayaan 😂😂😂
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 6 күн бұрын
Mr buurmadoow hadduu yahay baqor walle cidda uu u yahay ayaa dhibaato haysataa.
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 6 күн бұрын
kan adiga ku metelaa ka liita buurmadow
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 6 күн бұрын
@@saleebaancali9690 Adeer dhaqankeenu dadka ma caayo mana ka suurtowdo, mana u maleynayo wax garadka isaaq on ay arrintaa aqbalayaan ileyn wax horey loo arkey maahee.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 7 күн бұрын
BOQOR BUURMADOOW WAAD KU MAHAD SANTAHAY INAAD TAAGEERTID DAWLADA DIFAACAYSA DEEGAANKEENA BEELWEYNTA HJECLO GUUL SSB MADAXWEYNE MUUSE IYO MAR KALE
@getwhatyouwant3879
@getwhatyouwant3879 6 күн бұрын
Habarjeclo ciday u codaynayso cid walba way garanaysa😂😂 Muuse buqdherkeyn iyo boolcade sanaaq ayuu difaaci lahaa waki lahaa Habarjeclo wax ha iska celiso sidii inaanay somaliland ka tirsaneyn lkn muuse wuku fashilmay colaad ka dhex abuurka habarjeclo iyo dhulbahante.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 күн бұрын
Dhadiga isaaq Maa dagalmaan waa iskaa dumar habar awale waa labeeb kaa africa
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 6 күн бұрын
​@@hassan-mp1pkyusra hartiyeey naayaa yusraay dhedigi faqasheey basaasadii isaaqeey qanjidh qudhunsan ee isaaq ka laalaada ilaa SNM tii basaasiin bd rheeden.yysra yusra faqasheey basaasadii isaaqeey qanjidh qudhunsan
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 күн бұрын
@SNMwillneverdeisweonlymultiple dhadiga isaaq ahaa faqash snm waa garxaajis waa dadkii soo dayay makhnuudkii dhaduga isaaq ahaa Ina askar garxaajis waa dadkii Ka reebay dhillooyinkii habar awale laa qabay faqashtaa racay bulle garxaajis waa dadkii dhaiga isaaq their city gabilay sigaarkuu bakhtinayay tuke laa xaroyay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 күн бұрын
@@SNMwillneverdeisweonlymultiple snm waa garxaajis not dhiga isaaq waa labeeb habar awale
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 7 күн бұрын
Mnsh allah ❤❤❤❤❤
@MohamedXoosh
@MohamedXoosh 6 күн бұрын
555❤ĺ
@CabdiqaadirMuxumed-z1b
@CabdiqaadirMuxumed-z1b 6 күн бұрын
Qala dagaalkana boqor waad gubtay mad face u labistay
@crisaaq3877
@crisaaq3877 6 күн бұрын
Asc kudarsoo alle ayaa boqoree boqor dhuxuloow wax soomaaliland layiraahdo majirtee dhuusada isku xaji
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 6 күн бұрын
Beeshaydii super awal oo manta casuumtay boqor cismaan buurmadaw guuuuuul somaliland
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 6 күн бұрын
Odaygaan afka siilka leh Maskaxda halaga daaweeyo
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 6 күн бұрын
Ilahay ha idin waa fajiyo sidii xaqu ku jiro.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 күн бұрын
Masha allllah burmadaw nolow❤ jir oo jooog aamiin❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 күн бұрын
Munafaqadii habar awale
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 6 күн бұрын
Ninkan odagaa Mr buurmadoow ciddii maalintaa qada u suubisa wuu amanaa ka dibna wuxuu rabuu suubiyaa.
@noormohamed8427
@noormohamed8427 6 күн бұрын
Taasi Waa shaqadii dhilooyinka
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 7 күн бұрын
اللهم بارك في ولي أمرنا و احفظهم واغفر لهم اللهم صل وسلم على محمد وعلى آله وصحبه
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 6 күн бұрын
Ameen ❤😮
@Calimaxamad-k6u
@Calimaxamad-k6u 6 күн бұрын
Labo wajiile alla ku yaqaan
@DjamahGaraad
@DjamahGaraad 6 күн бұрын
Guul iyo goobaanami reer sheekh issaaxaq haa noolaadan
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 6 күн бұрын
H awal gobta isaaq ❤❤❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 6 күн бұрын
WERIYASHA QARKOOD XUMA XARAMISANA INTASAY SOO GOOSANAYAN KHUDBADII QIIMAH ALAHAYD
@maxamedsaid1576
@maxamedsaid1576 6 күн бұрын
koonfurey halka dhegeysta waxna fahma yeynaan is idhatirin ee aan kala garano cadowga iyo xabiibka kuna xisaabtama in walaalkaa cadow kuu noqonkaro sida codkiisa ku cad
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 6 күн бұрын
Ninkan wuu waalanyahay 😢 mar marka qaar waxan dhahaa hj ninkaa waalan maad xabsi guri ku xidhaan 😢 walaalayaal
@mohamedabdillahi1960
@mohamedabdillahi1960 6 күн бұрын
Reer wadani sheydaanka Boqor futo madow ha iska ilaaliyan,waliba garxajis.wuxu soo kaxeystey doqonkii saajin oo tolkiiba neceen iyo feysal faaruq oo lacagtii la siin jirey markey doorashadu soo dhawaato,maaha nin han leh in uu madaxweyne noqdo markakasta wuxu dhisaa muuse handaraab si uuna ciro u noqon m/weyne.
@historynerd7549
@historynerd7549 6 күн бұрын
Maxaad is laheyd? He is pure Somalilander
@SakariyeSiciid-df9zs
@SakariyeSiciid-df9zs 6 күн бұрын
Masha’Allah, Allah barakeeyo Boqor Cismaan Buurmadow. Allah ha ku waafajiyo inaad taageerto Musharaxa wadanka ka sari kara meesha aan maanta taaganhy. Wadani iyo Ciro Ayaan rajaynayaa in HJ Taageerto. I approve this massage anigoo HJ ah.
@maxamedsaid1576
@maxamedsaid1576 6 күн бұрын
maidinkaa laydin laaluushey misi idinkaa wax laaluushey isku dhejin dhamaatay ee waa inoo isla xisaabtan
@aminafgh2127
@aminafgh2127 7 күн бұрын
استغفر الله لا تعتدوا حدود الله
@CabdirisaaqDheere
@CabdirisaaqDheere 6 күн бұрын
Maasha allaah sifiican ayaan hadalkaaga ugu bogay
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 7 күн бұрын
Masha alleh guuuuul iyo gobenimo ❤❤❤❤❤
@XamseDahiir-u3t
@XamseDahiir-u3t 6 күн бұрын
Ilaahay ha ina mideeyo inagoo rer somaliland oo dhan
@AhmedIsmail-x7g
@AhmedIsmail-x7g 7 күн бұрын
Magaca Habar Jeclo waa Sadex Oday e Odayaasha ha lagu xaadiro
@user-qu8ud6kz2j
@user-qu8ud6kz2j 7 күн бұрын
Saddex ka badan sidaasay ku qurux badantay( Together ❤️)
@AhmedIsmail-x7g
@AhmedIsmail-x7g 6 күн бұрын
@@user-qu8ud6kz2j Dantu Kuma jirto in magac Ayeeyo la isku boobo welina aan Dan la isu hayn ee reer gaar ah ayaa ku macaadhay Magacii Xabuusho
@YasmiinRooble-iw8xg
@YasmiinRooble-iw8xg 6 күн бұрын
Masha Aalah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Khadramuhamoud
@Khadramuhamoud 6 күн бұрын
Macha Allah Wakaas Boqorkayagii Boqortooyada HJ Ha Noolaato Oo Ha Waarto
@HoumedAhmedyoussouf
@HoumedAhmedyoussouf 6 күн бұрын
Buur madow buur madowgii hore maaha
@noormohamed8427
@noormohamed8427 6 күн бұрын
@HoumeAhmedyoussouf Futo madoobe wuxu qirtay inay asaga iyo naagaha jidhkooda ka ganacsadaa isku mid yihiin oo maalinba qofka albaabka ka fura futadiisa u foororiyo
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 6 күн бұрын
Mashaalah mashaalah nolow geesi wadankagii aad ku soo noqotey ilahày adiga iyo wadankaba khayr ha idinkala siiyo
@ahmedahmed-ex1ju
@ahmedahmed-ex1ju 6 күн бұрын
Iraatadu isaaq weeye yaa kaloo Somaliland ah waa un isaaqe
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 6 күн бұрын
Habar jeclo waxay codka siinaynsaa ciday doonaan.
@abdirahmanharrir5998
@abdirahmanharrir5998 6 күн бұрын
Masha allah Hersi hadal yaqaana
@AdanCabdilaahi-ft3qd
@AdanCabdilaahi-ft3qd 6 күн бұрын
Garxajisoow.sh.weynaha.soconaya.halagu.doorto.musharax.cusub.oo.garxajis.ah.somaaliland.dadka.ku.nooli.waxaan.hubaa.inay.musharax.nadiifa.sida.cabdilahi.dahab.inay.boqolkiiba.boqol.ugu.ridi.lahaayeen.laakiin.qofkan.waqtigu.yaanu.idinkaga.lumin.shacabku.ma.ogola.jaaniska.ka.faaiidaysta.oo.hayska.dayacina.hadii.kale.hadhow.cidna.haka.cabanina
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 6 күн бұрын
GR36. waxab haa coodeyan ...xuduuda waxaay imane Burtaakalejeexan iyo Gabileya duleedkaad OO Awadle iskaa baxadey .
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 6 күн бұрын
Waa runtaa Cabdikarin iyo Cabdilahi Dahab oo jooga ayey mid aan naf lahayn nagu dawakhiyeen
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 6 күн бұрын
@@kamalyusuf6211 Yusra ama Oori Daarood Faanka iyo Bakh bakhda jooji oo Adoo og wixii Jaamac Dubad kaaga dhacay jooji Doqoniimada waxyahay
@jeimoha3286
@jeimoha3286 6 күн бұрын
Gogoshii muqdisho iyo soo dhaweyntii sharafta iyo milgaha laheeyd ee reer muqdisho abaalkaagii wuxuu noqdey inaad ku xaarto
@abdinasirdheegissa2636
@abdinasirdheegissa2636 6 күн бұрын
Boqorku wuu soo daahee wax badan baa saxmi lahaa hadduu joogo,haddeerna illaa doorashadu dhammaato ha ka tegin dalka billaahi calayk.
@axmedyaasiinrashiid73
@axmedyaasiinrashiid73 5 күн бұрын
Mansha Allh Allow kubarakee
@museahmed5147
@museahmed5147 6 күн бұрын
Mansha allaa boqor
@anabali8433
@anabali8433 6 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@bilcanmedia1548
@bilcanmedia1548 6 күн бұрын
Alle ha idinku asturo wax kastoo wanaaga
@HalimoAbdi-xp1ks
@HalimoAbdi-xp1ks 6 күн бұрын
Manshallah afka caano lagu qabay
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 7 күн бұрын
Boqorka ,somaliland oo kumahadsanyahay,barina waa ladayacay oo watashadeen waddani weeye.
@MascuudMaxamed-o2o
@MascuudMaxamed-o2o 6 күн бұрын
Masha.allh
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 6 күн бұрын
Wadankaga khayr kala kulan wadankuna khayr ha kaa helo amin somaliland guul guul ❤❤❤
@jeimoha3286
@jeimoha3286 6 күн бұрын
Caawa maqaayadanaa u shidan oo bariiskii ka galey
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 4 күн бұрын
الصدق عز حتي ولو كان فيه ما تكره الكذب ذل حتي ولو كان فيه ما تحب RUNTU WAA SHARAF XITAA HADAAD DHIB SANAYSO BEENTU WAA DULLINOMO XITAA HADDAAD JECESHAHAY ADEER XUSEEN
@abdulrahmanali101
@abdulrahmanali101 6 күн бұрын
Masha Allah
@Moo2807
@Moo2807 6 күн бұрын
Habarjecloy ninkaan buuran iska badala waa neefe😂
@cartancartan8452
@cartancartan8452 6 күн бұрын
Boqorku iyo habar jeclo Meeshay waxy u waadaaan waa la garanyaa doqona loo sheegi maayo Isbadal baanu raabaa
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 6 күн бұрын
Baqor mahadsanid ale hakubarakeeyo dalka habee oo isugu wadayeedh madax dhaqameedka ilahayna hakylagarabgalo midaynta dadka reer somaalilaan guuuuuuul somaalilaan
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 6 күн бұрын
Masha Allah, Guul iyo gobanimo for Somalilad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed 6 күн бұрын
BOQOR BURMADOW BOQOR GUUD EE SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@noormohamed8427
@noormohamed8427 6 күн бұрын
Reer Laftinagaa waa idiin dhamaatay mar hadii kan dhaqanka dhilooyinka lihi yahay Boqorkinii Guud.🦛🦛🦛
@moegreenback6854
@moegreenback6854 6 күн бұрын
Sanadkan Habar Jeclo nin ay isku deegaan yihiin oo colaada bari wax ka tari karay dooranayaan no more Gabiley
@ubaxjama5976
@ubaxjama5976 6 күн бұрын
Subxaana laah ma leh awooda ilaah baa leh janada furaheeda ilaah baa malaaik u dhiibay
@xuseencabdilaahi8147
@xuseencabdilaahi8147 6 күн бұрын
Habarjeclo furihii iyadaa haysa
@user-yy8jw1pr7b
@user-yy8jw1pr7b 6 күн бұрын
Mansha. Allah❤❤❤❤❤❤
@mohamudofficial9929
@mohamudofficial9929 6 күн бұрын
Ninkaaan bqor buuur madow waa nin aftahan ah oo soomali oo dhan dhaqenkeega yaqaana waaana nin dadkiisa iyo soomali jecel❤
@mohamedahmed1958
@mohamedahmed1958 6 күн бұрын
MaanchaAllah
@GaraadCiise-h5p
@GaraadCiise-h5p 6 күн бұрын
Guul somaliland
@shaficicabdiguuleed
@shaficicabdiguuleed 2 күн бұрын
Dhaqanka shiicada ma leh haku been abuuran habar jeclo adeer
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 6 күн бұрын
Masha Allah Somaliland Rabbi ha mideeyo❤❤
@SPharaoh
@SPharaoh 6 күн бұрын
Habar jilicsan iyo balh bakhdeediii. Kaalaya afka iyo ilkaha wax ku sameeya. Kami waa qaadacul dariiqii isagu is magacaabay ee dadka caayi jiray.
@johnyou4036
@johnyou4036 6 күн бұрын
Boqor Buurmadow waxa uu dhisiya xisbiga is badal doonka ee waddani, ku bushaareysta. Bal u fiirsada hadalkiisa, sarbeebaha uu bixinayo, iyo hogol tusaaleynta. Allah haku barakeeyo Boqor.
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 6 күн бұрын
He is un individual with his observations and opinions like others. What matters is what the people see and they, the voters are who will decide there fate and the fate of mother somaliland !!! 😂
@yaxyeiid3637
@yaxyeiid3637 6 күн бұрын
Inaad riyooto inaad seexataa ka horaysa
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 6 күн бұрын
​@@yaxyeiid3637cidu dona haa dhiso habr jeclo codkeda iyaga u xoor garxajisna dhulkisa waa u xoor jegan cusub dhulka garxajis kaa talinmayso garxajisa laan iyo cergabo oo ssc qaybteda loo banayo ayaa balan hargayisa xudud ayaay kala yeelan oo burco xudud ayaa kala yeelan beer laxawsiga beenta garxajis waa kaa dalaye ee ku sexo taa
@user-ln9cw2br4b
@user-ln9cw2br4b 6 күн бұрын
Hhh walahay garxjis hadiii dhinac laga maro wuxu yeelayo alle waa og yahay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 күн бұрын
​@@Sasqwwgvtgggarxaajis state
@aniisamohamed
@aniisamohamed 6 күн бұрын
Faarah nuurka isaaq usoo baxay boqor buurmadow markasu salimaa nacalaba imikay salimaysaa sidaa 8 reer sh isaxaq iyo saligaanu cuskanaynaa
@cabdiadan1779
@cabdiadan1779 6 күн бұрын
Ilahay qiiyaama waa ku waydiinayna qabyalada doorashada jeeganmaysiga ayey samaysay nin hunguri qaaday waa nin seefiqaaday bada ayey ethiopia uu ka iibiyey waa dilal itoobiya soo dirtay
@jeimoha3286
@jeimoha3286 6 күн бұрын
Odeygan fudeyd badanaa ..buurmadow dhiiqeyste weyn....ceydii beelaha ayaan ka sugeynaa balaayo madow
@sahramoogemooge4238
@sahramoogemooge4238 6 күн бұрын
Mashallah❤❤❤
@abshirabdi7517
@abshirabdi7517 6 күн бұрын
Aleelahay run aad sheegtay, shiicadu Muslim ayey sheegataa, wax aan dhibaatada muslimka iyo dulmi lagu faano oo aan layska qaban ahayna ugu dhow ahayna kama shaqeeyaan,
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 6 күн бұрын
Jaajuus itoobiya ayaa soo laabtay
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 6 күн бұрын
odayga ka xishood ninyohow
@Qaraami-gu5wt
@Qaraami-gu5wt 7 күн бұрын
muuse ayuu dhisayaa waa iska cadahay
@getwhatyouwant3879
@getwhatyouwant3879 6 күн бұрын
😂😂😂
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 6 күн бұрын
Haa dhiso waa xor garxajisna dhulkisa waa u xoor jegan cusub kaa oo ka talisa waa haben xalaye tagaye garxajis laan iyo cergabo oo ssc qaybteda loo banayo ayaa balan hargayisa xud ayaay kala yeelan oo burco xudud ayaa kala yeelan beer laxawsiga beenta garxajis waa kaa dalaye
@noormohamed8427
@noormohamed8427 6 күн бұрын
@@SasqwwgvtggGarxajis koleyba maanta wax dhul ah oo uu xor u yahay gacmaha uguma jorto
@AminamahamedIbrahim
@AminamahamedIbrahim 6 күн бұрын
Walle idoor ayaan lagaadi idoor fiicil lamatuso colaadaba waxay ka qaadan shildaal
@Degmociise123
@Degmociise123 7 күн бұрын
Muuse ayaa u dhaganugul ✅ horaynta wadanka ✅
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 6 күн бұрын
Muusa DAL KA KALI MALAH WA LA WADA LA YAHAY WADA JIR BAYNU WAX KU NAHAY
@KhadijaArab-q6k
@KhadijaArab-q6k 6 күн бұрын
👑👑👑👑👑🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👒👒👒👒👒👒😍😍🤩🤩🤩🤩🤩🤩🥳🥳🥳👍🏿👍🏿👍🏿🤝🫶🏻🫶🏻🫶🏻💋💋💋🖕👮🏻‍♀️👮🏻‍♀️👮🏻‍♀️🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬⚪️🟢🔴☑️☑️☑️✅✅✅✅✅💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🚳🚳🚳❤️🤍💚💞💝💘💖💕❣️💗❤️‍🩹💟❤️‍🔥💓💟🎁🪅🪄🎀🎎🎉🚎🚎🚎🚎🚌🏆🏆🏆🏆🏆🎖🏅
@moegreenback6854
@moegreenback6854 6 күн бұрын
Muse fayfle 150 kilometer buu dib u soo raray ciidanka badhna Gabiley ula baxsaday halka aanuu ka hadal maxaabiista HJ iyo Garxejis
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 6 күн бұрын
Boqorka aftahanimadaan kujeclhy iyo hufnaanta hadalkiisa midkalena waa qabaa boqorka wadani baan kutirinayy imnakana waxa iimuuqata in xukuumada ujanjeedho maxa isbadalay yaa wax ifahamsiiya
@SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi
@SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi 6 күн бұрын
Waar ninkani waa suldaanka guud ee reer sheekh isixaaq ninkani waa nin burhaan alle siiyey waana la arka siduu dalku ugu baahday waa inan taneecad hore loo garan waaye hada wixii ka danbeeya duqayda hala ilaashado
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 6 күн бұрын
Ayaaneey maaha maansha,waa maasha Allah,(N)kuma jirto
Fadhigii 9aad ee Kalfadhiga 9aad ee Golaha wakiilada 5aad
19:43
Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland
Рет қаралды 14 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 59 МЛН
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 17 09 2024
12:57
Universal TV
Рет қаралды 2,2 М.
siyaasi Duur oo  Qolyaha Kursiga ku ordaya Runta usheegay
8:02