Barnaamij : Tacadiyadii Jeel Ogaadeen.

  Рет қаралды 55,518

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 107
@yasinyusufgaaxnuug3978
@yasinyusufgaaxnuug3978 6 жыл бұрын
Aragti wacan ayay soo gudbiyeen xanuunka ay sheegteen ee kusoo dhacay waxaan ku ilaabay yididiiilada ay qabaan DDSI MUSTAQBAL IFAYA INSHA ALLH
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 6 жыл бұрын
Manta in aad ka hadashan may ahayn.. Horncable Tv Danaystayaal ayd tihin
@alihm472
@alihm472 6 жыл бұрын
Cabdi illay waxa sugaysa ciqaabti alleh. Insha allah dilba lagu xukumi waayo imisa dumar iyo caruur uusxabaalay. Maan ilaawin gashaamo iyo balidhiig iyo xarshin wixi uu kasameeyay.
@adaruzmohamed8191
@adaruzmohamed8191 6 жыл бұрын
NINKII 😍😍😍LAGA WEECAN JIRAY MARBAA LAGU😘😘😘😘 WIIRSADA XAQIIQATAN 👏👏INA ILAY HALKUU WARKALEEYAY 👊👊😌🤔MAANTABA
@hibonour9657
@hibonour9657 5 жыл бұрын
Inaal illah waa inaal ilayhi raajucuun waa naxdin iyo qiiro waa siyaad bare oo kale they are bath fircoon dhiigyacab illahay swt hakala xisaabtamo inshallah
@buunisyare3612
@buunisyare3612 2 жыл бұрын
siyaad bare waxan oo kale muu samayn jirin ee xishood
@hadew1418
@hadew1418 6 жыл бұрын
Buurgaabo geesi ayaa tahay oo damiir leh guulayso waxay dadku kula dareemayan sida aad uga danqatay gabadha somaliyed oo taada u ilowday.
@xamsexarir
@xamsexarir 6 жыл бұрын
Maashaa allah ilaahay ayaa kasoosaraay gacaanti cadowgaa Khayr- Baan kurajaynayaa-ismacil-buur gaabo
@hooyomcnewankujclhay1019
@hooyomcnewankujclhay1019 4 жыл бұрын
Quf walbow adunka waa labadiisa galin ee kutusalo qaado quf walbow😭😭😭😭
@hargaysacaday7120
@hargaysacaday7120 6 жыл бұрын
may ahayn maaanta inaaad ka warantaaa horn cable ma INA ily ayaaad ka baqanayseeeen markiii hore
@Za07Editz
@Za07Editz 6 жыл бұрын
Sxb looma ogolayn war bahinta inay wax ka usheegaan dawlada wuxuunbaa loo Baahnaa ESTV oo kaliya
@husseinhussein-jk2jx
@husseinhussein-jk2jx 6 жыл бұрын
mabarig ahmed war shaydaan buu ahaa
@tyytyytyu9401
@tyytyytyu9401 5 жыл бұрын
Xasaen
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 6 жыл бұрын
ugu horeen waxan ku farax sana hay halka u ku dambeey cabdi iley wana mid allah mariyay mudan kiisa marka xigto hctv shalay dhib kaan marku dhacayay maxaad uga hadli weyseen manta markii ey dhama tay ayaa niiko bilaaw deen miyaa dhalimiin cabdi iley la.mid ah ayaa tihiin
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 6 жыл бұрын
Abdi illeey xaraami nacalad baa ku taala illahoow ka jar oo isna nolosha ku ciqaab masaakiintaas dhalliyarta ah siduu ugalay baan aad uga xummahay walahay.. Walaalayaal maantaba xor baad tihiin Mashaallllah callayk ❤️ Illahayna wuu jooga marwalba isgaa kuwii waxan sameeyay aadka U foosha xun la xisaabtami doona..................... Ax.😒😣🤔 Way oo way illey naclad baa kugu dhacday
@fayisajurwur9769
@fayisajurwur9769 6 жыл бұрын
ttty
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 6 жыл бұрын
😢 😢 ilaahay ayaa ka xisaabin dona inshalah kuwii waxaa sameyay
@abdulahihussen7065
@abdulahihussen7065 6 жыл бұрын
Cabdi ilay xaqiibaa ku dilaacay ismu odhan jeelbaad ku dambayn
@cumarahmed5098
@cumarahmed5098 6 жыл бұрын
Abdi ilay mujrim ayuu ahaa aduunyada cadaab akhirna cadaab kaween
@hamzeabdillahi490
@hamzeabdillahi490 6 жыл бұрын
add ban ugu farax sanahy manta hadi an xoriyad ku jogo jigjiga waxn doono ku hadli karo axl illahy ay mahada leeh
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 3 ай бұрын
Ina iilay imaka halkuujoogaa wll
@weedhzancaydiidcalimaxamad531
@weedhzancaydiidcalimaxamad531 6 жыл бұрын
Cabdishakuur dayib maxamad waad gusalaamay
@philokader8888
@philokader8888 6 жыл бұрын
Aax ax Buur Gaabo Guuul Insha Allah bro
@calidahir768
@calidahir768 4 жыл бұрын
Laakiin waxaan la yaabay ragii tacadigaa geystay wey joogaan dadkii ayeyna wali u dhaaranayaan shalay waan kaa adkaa maantana waa kaa adkahay raga dhahayo miyaa cafis mudan wlaalayaalow
@Mohamed_dayib77
@Mohamed_dayib77 6 жыл бұрын
Raggaa Aqooyahanadda Ah Ee Loo Gaysatay Dacadiyaddii Ka Socday JEEL OGAADEEN Maanta Hadday Kasoo Baxeen Waa Ilaahay Mahadii Abdi Mohamoud Omer Iley Tacadiyadda Wuu U Gaystay Raggan Aqooyahanadda Ah iyo Dadka Jilicda'san Ee Isagu Jira Ragg iyo Dumar Marka Horre Waxaan Leeyahay Dadkaa Lagu Sameeyey Tacadiga Maxkamadda Ilaahay Ayey Ku Dayeen Dadkii U Gaystay Falalkaa Xun Xun Ee Tacadiga Ahaa Ee Wuu Kow Ka Ahaa Abdi Mohamoud Omer Iley Hadday Maanta Dawlad Deegaanka Ethiopia Ka Dhalatay Dawlad Cusub Oo Caddaalad U Samaynaysa Shacabka Dawlad Deegaanka Ethiopia Waa Ilaahay Mahadii Raggaa Aqoonyahanadda Ah Waxaan Leeyahay Haddaan Iska Cafideen Tacadigii Idinka Soo Maray JEEL OGAADEEN Waxaan Idin'la Gudboon Inaad Imika Ka Shaqaysaan Horumarka Horraa Loo Soconayaa Waxaan Kaloon Salaamaya Wariyaha Sidda Quruxda Badan Noogu Soo Gudbinayey Tacadiyadda Ka Dhacay JEEL OGAADEEN Wariye Abdishakuur Dayib Mohamed Waad Mahadsantahay Wllo
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 6 жыл бұрын
Subxaanalaah Wlhi waan ilmeeyey Cadaaab aduun waaye
@idrisabade2426
@idrisabade2426 6 жыл бұрын
2..baaldiyoo xaar aa.....acuudi bil laah
@ismailmohamed2290
@ismailmohamed2290 4 жыл бұрын
Runta Walama Huraan Ragan Somalia Xukumo Waa Murtadiiin Diiiday Kitabka Alleh Dulmi Ku Darsaday Bari Ka Noqda Xalka Muslim ka Waa Kitabka Alleh Inay Isku Xukuman Ama Aay Wada Dhintaan Baaan Leeyahay Ama Gaaladan Uun Baa Is Badalaayo Ogaaada
@خضرأحمدحسن-ض5ج
@خضرأحمدحسن-ض5ج 6 жыл бұрын
Xoriyad wax kawaangsan majiro runtii
@samewadasamewada
@samewadasamewada 7 ай бұрын
waar ogaadeen cidna uma roona iyaguna isuma roona waxan ayi ka cabanayaan iyaga dadka ku samiin jirayi
@xasanasad9553
@xasanasad9553 6 жыл бұрын
Waa in ina ilay ladaldalaa dhibkasta uu mariyay dadkana lamariyay Kuwa ina ilay ucalacayana halalaayo waliba sharciga halamariyo
@ismailmohamed2290
@ismailmohamed2290 4 жыл бұрын
Waxn Aniga Isku Gaysan Naguma Dhicin Ogaaada Murtadiiin Tan Mid Kasto Waxuu Leeyahay Wali Qasbay Waaxn Leeyahay Mid Hala Noqdo Kitabka Alleh Dalka Halagu Xukuma Baan Leeyahay
@abdulfarah1098
@abdulfarah1098 6 жыл бұрын
wasiiraanu xirxirney nin safar ah maxaa laga xiri basaas waa uun basaaasiin ilaa qiyaamo intaan beey ka heleen maxaabiistii u gudbi basaas shaqadiisu waa intaa muutuu qaydikum wbt
@abdisalamelmi4256
@abdisalamelmi4256 6 жыл бұрын
Waxay ku waasi ahaaye wu xuush Aan waxa ka garanay bini aadanidan kuwaasi masiibo allaha ku rido waana ka xuma ahay
@abdifatahmnugal2311
@abdifatahmnugal2311 6 жыл бұрын
Ismaaciil buurgaab saw weriyihii estv maaha ninkaa si xunba loogalay.
@bulshawimohamed1765
@bulshawimohamed1765 6 жыл бұрын
Haa waa isagii sxb
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 жыл бұрын
abdifatah nugal Ninka lanwareysanaayo waa Ismaaciil Buurgaabo wuxuu ka mid ahaa weriyayaashii ESTV ugu fiicnaa; lkn ninka wareyssnaayaa u shaqeeya HCTV.
@mustafeindho3813
@mustafeindho3813 5 жыл бұрын
Cajiiiiib
@mustaphamohamed7099
@mustaphamohamed7099 6 жыл бұрын
Iiley illahaybaa ka jari
@sacdiyomuuse4556
@sacdiyomuuse4556 3 жыл бұрын
Buurgaabo wallaahi waanlailmeeyey 😢😢
@gulwadehananjeh8691
@gulwadehananjeh8691 6 жыл бұрын
Runtii jeel laba maalin okaliya ayaan noloshaydii soo maray waxaana labadaa malin Ku ogaaday xoriyadu qiimahay leedahay
@cabaascabdullahi2989
@cabaascabdullahi2989 6 жыл бұрын
Waay haaysataa maanta
@abdirazakibrahim623
@abdirazakibrahim623 6 жыл бұрын
Ma iminkad so duubaysan mar hore laso bandhigay barnaamijkn nio
@AsmoMahamud-r8f
@AsmoMahamud-r8f 6 ай бұрын
😊
@isaxaaqhassan3686
@isaxaaqhassan3686 4 жыл бұрын
Xaqiibaa yimiid wax walaab dheefaa ka dambaaysaa
@abubakertezmoofficiall7631
@abubakertezmoofficiall7631 6 жыл бұрын
😢😢😢
@arizakcase46
@arizakcase46 6 жыл бұрын
max kamada ilahy bay sugayaan abdi iley iyo xulafadiisu
@azadsacad5521
@azadsacad5521 6 жыл бұрын
inalilahi wainailahi raajicuun tani ma ah mid aan afka lasoo dhigi karo aad baan uga tacsiyadayna waxa dhacay
@ismailmohamed2290
@ismailmohamed2290 4 жыл бұрын
War Cadalad Maxa Lagu Hilaa Ma Murtadiiin Diiiday Kitabka Alleh Miyaa Cadalad Laga Sugayaa War Dadoow Runta Walama Huraan Kitabka Alleh Hadi Lisku Xukumi Waayo Dhibkan Kama Baxeeeno Hala Ogaaado Qofka Kitabka Alleh Diiiiido Muslim Mahan Somalia Gaalo Aya Xukunto Dhamantoood Ma Gaalada Somalia Cadalad Laga Sugayaa Waa Yaabe War Alleh Halaga Baqo Gaaladane Haliska Dhiciyo Ama Sharaf Haloow Dhinto Iyo Diinta Alleh Baan Leeyahay Midnimo Waxa Lagu Helayaa Kitabka Alleh Raga Geestay Hala Dal Dalo Ayagane Waana Waano Ha U Noqoto Kuwa Kale
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 6 жыл бұрын
Buurgaab waa qiiiraysanyahay
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 6 жыл бұрын
Waar dirgaxdii uunbaan la yaabay wali ma maqasheen tifiga estv oo tafsiir sii daayay ama quraan
@saamimohamed5593
@saamimohamed5593 6 жыл бұрын
Wariyaha ka shaqaynjiray stv in ladilo ayay ahayd waayo isagaa faaninjiray cabdi ilay
@amnaabdullah3046
@amnaabdullah3046 6 жыл бұрын
maxaa loo dili miyaanad ogoyn in dhoigu islaamku xaaram yahay biluu ku qasbanaa
@Bulqaasacademy
@Bulqaasacademy 6 жыл бұрын
Wuu sheegay wl in lagu khasbi jiray aakhitkiina lagu xidhay
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 6 жыл бұрын
Wax nasiib daraha iney Hctv iyo uneversal ay hada u soo bandhigeyaan wixii dhacay iyag waa in laga eryaa dds waayo uma qalmaan inay soo bandhigaan tacadiyad ka dhacay jeel Ogoodeen saxafadu waa inay soo bandhigaan wax jira markasta lkn hada looma baahan
@kadirali882
@kadirali882 6 жыл бұрын
Cabdi iley markii la xidhay ka Hadlayan hctv iyo waa isku mid u sheega niyow nimankan cabdi iley ka cabsan jiray
@iglaanahmed4112
@iglaanahmed4112 6 жыл бұрын
Tigree ayaa dhiigiina lagu raali galinaayay Lin alx hadaad adinko nool aad kaso baxdeen intii dhimatayna alaha unaxatisto intii dhibku kaso gaarayna alaha kacaafiyo
@hassanabdi6649
@hassanabdi6649 6 жыл бұрын
Cadbi maxamuud cumar waa in xuquuqdisa la mariya🔫🔫🔫🔫🔫
@wahaliye4850
@wahaliye4850 6 жыл бұрын
waa la soo dirtay ninka
@cabdaleyare5057
@cabdaleyare5057 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk ninkeeee
@cabaascabdullahi2989
@cabaascabdullahi2989 6 жыл бұрын
Iley axmaar ayaa dhaa maa sida xun uu dadka ugalay lakiin wayhaysataa maanta
@ahmedjeebe7826
@ahmedjeebe7826 6 жыл бұрын
Abdi iley NabsiGi ba Haya Eyga egya eygu dhalay
@alibaba-fg9st
@alibaba-fg9st 6 жыл бұрын
Inalillah wa ina elayhi raajicuun Guantánamo ay gaalo heysatay kamadhicin tanoo kale. Alla qiyaamaha maxaa xisaab sugeysa masuliyiinta somaalida
@reekowyarkashida4192
@reekowyarkashida4192 5 жыл бұрын
Halgan marakaa makhlo iska ooyaa wareesigiisa shageesaty halgan kuwii saas kuyeelen ilaah hakajiro ely ilaah ku cadabo dheh
@hamzemotoh7812
@hamzemotoh7812 5 жыл бұрын
maxmEd moktar io buur gappo iyo HaLgaan hassan raG an ragnimadoda u bogyy wlalyaL ilhayy ha ini garb galo
@abdulfarah1098
@abdulfarah1098 6 жыл бұрын
tacadiyadii jeel ogaadeen kuwii geeystay iyo iidoor kii la shaqeeynayay baa lagala xisaabtami iyo basaasiintii iidoor ee hada xirxiray wasiirada soomaaliyeed si ay u dhacaan dhaqaalahooda iyo warar ay u basaasaan itopiamkana ka helaan si macaan jecel xoogaa afka loogu mariyo wataa ciidamadoodii ka gadoodeen akhlaaq xumadooda gabar food leh ilaa wasiir baanu xirney waa badow caqliga ka gelay sideey u heli lahaayeen aqoonsi helina maayaan ilaa qiyaamo dhiigii ay geleen iyo nabsigii baa laga jarayaa iyo caaydii ambiyadii iyo alehii abuuray dhadhami waxaad galabsateen iyo dhiigii islaamka aad baneeysateen qurun wbt
@nejmadharwish8477
@nejmadharwish8477 6 жыл бұрын
Subhnlllah
@hamzemoha4458
@hamzemoha4458 6 жыл бұрын
waar ninkii ismaacil buur gaabo sawkan muuna dhiman yaab sawtii uu dhintay lalaha maaha
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 6 жыл бұрын
Allhammddullilllahi rabbill caallammiin Illahay baa soo badbaadiyey Mashaallllah callayk alle dilaa dhinta sxp
@ahmedhazenadenmadar5857
@ahmedhazenadenmadar5857 6 жыл бұрын
dadbaa dadka waxa sameeyay difaacaya
@farhiyogeelqaad7548
@farhiyogeelqaad7548 6 жыл бұрын
soomaliland qeyb weyn bey ka geysatay dadkaas la dhibaateeyay sababtoo ah hargeysa intey kaqabtaan bey cabdi iley udhiibi jireen sorry wllo waala baxayaa dhibaatada insha allah
@cabdaleyare5057
@cabdaleyare5057 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk farhiya geelqaad iska hadasho Somaliland maxa dhex gelinaya iyagaa is cunayeee
@farhiyogeelqaad7548
@farhiyogeelqaad7548 6 жыл бұрын
Abdilahi Mawlid war waad kudhexjirteen oo waad dhiibi jirteen iidor gaslow meel gala
@asmah7586
@asmah7586 6 жыл бұрын
Farhiyo Geelqaad cabdi iley iyo soomaliland kala garo
@cabdaleyare5057
@cabdaleyare5057 6 жыл бұрын
Qaxootigiini baa meel kasta joogee buudhigii baan idiin soo kiraynaynaye iska suga wllo kkkkkkkk
@farhiyogeelqaad7548
@farhiyogeelqaad7548 6 жыл бұрын
Abdilahi Mawlid xoolo ayaad tahay soomali oo idil baa qaxooti ahaa macal iidoor dufle ayaa ah qaxooti ee naga aamis daba dhilif yahaow
@Za07Editz
@Za07Editz 6 жыл бұрын
Wariye ismaacil buur gaabo sifiicanbaan U garanyaa waa nin firfircoon waxayna Badanaa Wada socon jireen alfanaan Belle
@xassanjibril2149
@xassanjibril2149 6 жыл бұрын
QISO XANUUN BADAN LAAKIN RUUNTI WAA DHAQANKA REER JABEERTII....nothing new...
@abdifatahhassen5642
@abdifatahhassen5642 6 жыл бұрын
Hhh ku laha dhurwaa baa mesha ku jiraa
@iidcabdilahimuxumed7506
@iidcabdilahimuxumed7506 6 жыл бұрын
Maràan baad thy wax magarato
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 6 жыл бұрын
oo Gabadhaas yaa ka dhal dhalayay ilmaha waaba Naag Dirac ah kkkkkkk
@abdifatahhassen5642
@abdifatahhassen5642 6 жыл бұрын
Aleh been badnaa dadkan
@hooyomcnewankujclhay1019
@hooyomcnewankujclhay1019 5 жыл бұрын
Bastar indha xun waa wllkaaa waye waxa dadka sids ugalayo oo waliba umda xaqoooda qarinayo
@iglaanahmed4112
@iglaanahmed4112 6 жыл бұрын
Tigree ayaa dhiigiina lagu raali galinaayay Lin alx hadaad adinko nool aad kaso baxdeen intii dhimatayna alaha unaxatisto intii dhibku kaso gaarayna alaha kacaafiyo
@daljirg8800
@daljirg8800 3 жыл бұрын
😭😭🤲
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 138 МЛН
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 125 МЛН
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 36 МЛН
AFDUUBKA DIYAARADII LUFTHANSA 1977 BY C SHAKUUR DAYIB
35:09
Mohamed Roberto
Рет қаралды 7 М.
Qiso aadan oohinta Ceshan karin Jeel Ogaadeen
19:48
Somali Network 24
Рет қаралды 7 М.
Buuga Xabaasha Dadka Nool Ee Jeel Ogaaden By Qarni Joog
1:42:51
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 23 М.