SOMALILAND Siyaasiyiinta Maxaa ku kalifay Jawaabaha Beelaysan ?

  Рет қаралды 58,664

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

5 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 68
@abdiali1042
@abdiali1042 5 жыл бұрын
qabiil ha dhaco Somaliland waa hal iyo madaxbanaan guul Jam. Somaliland
@siciidqurbaawi4942
@siciidqurbaawi4942 5 жыл бұрын
Hctv hore usocda
@MohamedHassan-du2wz
@MohamedHassan-du2wz 5 жыл бұрын
waar halkaa waaad lahesheen in warkaaa soo gudbisaan shacabkuna way unuglahayeen.thankz hassan galaydh.
@---ismacil
@---ismacil 5 жыл бұрын
Subaxan laah alwo nagadawee bahsha qabyaladaha
@abuukarali7296
@abuukarali7296 5 жыл бұрын
Somalida waxa eey aduunka kaga hartay waa qabiil oo sixun wax ugafahantay
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 5 жыл бұрын
Xaqiiq wllahi
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
SAXAAFADA👊 AH 👊DHIBTADA UGU WAYN EE DALKA KAJIRTA XAQIIQATAN OO DADKA XAGA🤔 XUN UJIIDA
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
Saxaafadu xaqiiqada hargaysa iyo burca taal bay dadka tusaan ee aduu maxaad haysaa eedo
@khadarhaibe6706
@khadarhaibe6706 5 жыл бұрын
Saxafadu xaqiiqadaY dadka tusaYsaaa🤗
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
@@khadarhaibe6706 haahey usheeg xaaji xaqiiqatan warkaa
@uuy3389
@uuy3389 5 жыл бұрын
Waa sidii ugu habboonayd ee reer miyiga LOO maamuli lahaa.
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 5 жыл бұрын
U Uy 🤣🤣😂😂😔
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
sax hadii kale la kala nabad galyi maayo
@ame3nksri303
@ame3nksri303 5 жыл бұрын
Been Mah taasi anigu Bari Hore arkay waxasa wll Ilhayw farasha khayar qaba noofura amen
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
Qabiil yaayiri mara walboo loo xiro qaran buu noqdaa iyo dad is jeceloo is watoo horumar aduunka ku hiigsada
@abdirahmankayze83
@abdirahmankayze83 5 жыл бұрын
qabil waa waxa manta somali qayrked ka rebay allow naga dawee
@abdiqadiromer8440
@abdiqadiromer8440 5 жыл бұрын
waa run marka arintan laga hadlaayo waaka qayb xisbiyada iyo dawladuba ee ta ugu saamaynta badan waa saxaafada oo maali markuu hadlo nin masuul ah oo garab kasocda isla maalinka xiga waxay utagayan ninka kale ee reerkoda ah si uu ugu jawaabo
@fathiabiib287
@fathiabiib287 5 жыл бұрын
Qabiilka ha dhaco
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 5 жыл бұрын
( يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُم مِّن ذَكَرٍ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ ) Dadow waxaan idinka abuuray lab iyo dhaddig, waxaana idinka yeellay shucuub iyo qabiilooyin si aad isu aqoonsataan, Ruuxase ugu sharaf badan Eebe agtiisa waa ka idiinku dhawrsasho badan, Eebana wax walba waa ogyahay,... Waxa aduunka inaga reebay waa qabiil Gaariyaa ahun,,wuxuu yidhi (nin waxaa ku adeegta isagoon cid ku tiirsan isu taagi karayn)
@zaedidres1393
@zaedidres1393 5 жыл бұрын
Jawaabtu waa mid so jireene ila dawladi siilanyo
@Banuhashim237
@Banuhashim237 5 жыл бұрын
The Angles (Latin: Angli) were one of the mainGermanic tribes who settled in Great Britain. ADEER SIDAA KOR KU XUSAN ENGLAND MACNAHEEDU WAA DHULKII REER ANGLO-SAXON ANGO SAXON WAA WABIIL KA SOO DOOLAY WAQOOYIGA JARMALKA.ISLAANTAN XUKUNTA EE QUEEN ELIZABETH ASALKEEDU WAA HONOVERIAN GERMANIC TRIBE.MARKAA YURUB TAN INA LEH QABYAALADABA LA DAGAALAMA MACNAHEEDU WAA NIDAAMKA QABAAILKA ISKA DAAYA AANU SI SAHAL AH IDIIN GUMAYSANEE OGOWNA MEELAHA QABAAILKU KA JIRAAN GUMAYSTAHA WAYKU ADAG TAHAY INUU DHEXGALO.TUSAALE SOMALILAND MARKUU INGRIIS YIMI ODAYADEENII HESHIIS AYAY SAAN KAGA SAXEEXDEEN.HALKA KOONFURTA TALYAANIGU ISKA SOO GALAY.
@safiyacumar2185
@safiyacumar2185 5 жыл бұрын
Uqdad udhinta gadhxAjis
@abdirahmankayze83
@abdirahmankayze83 5 жыл бұрын
adigu u dhimo maxad ma ayay da ayaydilen rerkad habaraysa
@safiyacumar2185
@safiyacumar2185 5 жыл бұрын
@@abdirahmankayze83 war waaad bugtaaan af xumo aaan dhamanayn baad haysan :-afxumo colaadna waxba kama tarto nabadna way kaaa kaxaysaa cudur habarawalaaa idinku dhacay ogaaada muuse shansano ayuu idiin hayn lkn godobtu waaa halkeeeda ogaaada cayda iyo xumaaantaad wadaaana markiiina ayaa laidinla sugayaaaa Somaliland maaaha uuunu reer Bari uuun uu talin niyadiiina taaagaliya idinkaa bilaabe wada waxaaad aaad wadaaana hadaaad daynwaydaaan ogaaada calank uu inuuu baa aba aaayo somaliwayna lagu biiiri adeer calanka reer Bari kaliya ma keeenin xilku waa wareegto ee aaad cabaadkiiina kA yaraysta warbaaahinta:-)
@jirfe
@jirfe 5 жыл бұрын
Safiya gabadh baad tehee iska fadhi inder tv gan ba h.awlal baa leh laakiin inaadeero wax jira baa la sheegay saaw taaynu intaan muuse gudoomiyaha lagu wareejin hjeclo iyo dawladaba caayi jirney markaa dhaliisha in laga xanaaqo
@brotherspage5799
@brotherspage5799 5 жыл бұрын
Waa naziip xumo runti
@awalederia9601
@awalederia9601 5 жыл бұрын
Waa dhaqan xumaday Kulmiye lagaa dhalay amaa faidada 1aad ee Dulmiye ka tagii donoo
@hayebeismacil4953
@hayebeismacil4953 5 жыл бұрын
waxa keenay qabyalada gumaystihi baa wali inalajoga wali siyasadisi baa inahyasata
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 5 жыл бұрын
Cida markay isu jawaabayan noo sheegta waa isla idinkuun hadaad TV yada tihiin.
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 5 жыл бұрын
anigu waxaan u arkaa inuu yahay nidaam saxan, waayo? qofwalba wuxuu metelaa reer kolkaas reerkaas wixii shar iyo khayr ba ka yimaada isaga halagala xisaabsamo, haddii kale mid doqona oo isla reerkaa ka tirsan ayaa dawladda iyo reerka iska hor keenidoona.
@kinghared9960
@kinghared9960 5 жыл бұрын
Waxba yaynan ismawelin wa mel beel kaliya un isku jawabayso markasay ku odhanayan konfur cadalad daro ayan kaga go'nay iyagana cadaladooda wad aragtan What a policy...... ...
@ifkaali3796
@ifkaali3796 5 жыл бұрын
Waddaniyoy idina waxba u qaban maysaan dadkee kursigaad ku cararaysaan waar Ilaahay ka baqa aduunkan waa laga socda qabilku ha dhinto
@zulthankhadar520
@zulthankhadar520 5 жыл бұрын
POLITICAL BASED ON CLANS.
@abdirasakelmi1236
@abdirasakelmi1236 5 жыл бұрын
Wll madax waynaha aad ayuu udhiiri galiyay odayada iyo sul daanada anigu gunta ayaan ogay carabkiisa iyo caloshuna isku mid maaha waxaan ku caday nayaa hadii shaqo dawladeed ad hesho markay wax walba ku dhamadan suldankagii uyeedho aya lagu odhan
@camelcamel6495
@camelcamel6495 5 жыл бұрын
Lafa maroodi iyagaa laysku jabiyaa. nin walba inaadeerkii ha baacsado. Gobanimo.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
ANIGA WAAN KU RAACSANEY IN NINKII CAAYTAMBAA INAADERKI CAAYO WHY HADII KALE DADKA QABIIL BAA INDHO TIREY WAXEY ODHANYAAN ANGOO REER HABEL SIDEE LOO CAAYEY WAA SIYAASAD SAXSAN NIN WLAABA INAADERKII HA KARBAASHO
@shaafiibrahim1661
@shaafiibrahim1661 5 жыл бұрын
horaan u sheegay somaliland wixii la odhan jiray way ku daysay waa qabyaaladland caaqil muuse ayaa horjooge u ah ama muuse xaafad kolba sidaad utaaqaanid
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
HORNCABLE AYAAMAHAN ILAA INTII ASKARTA DBA GAQSHEY MA ILA DATEENTEEN WAXUU KU BIIREY TV WADANI LAHAA EED ISKA GARANAYSAAN HORN CABLE ASKARTA WAAYIDINAKA GARDARTEY WADANI BAA IDINKU SOO DIREY WAX FAHMAA MIDA KALE DHEXDHEXAADNIMADII WARKA KU SOO NOQDAA ASKARGII XABGAALA U EEKEE EE INTA SHALAMDA KA RIDEY WALI DAWLADA MA XIDHEY MIDA KALE YARAKA A QORIGAAB KA WEYN SCHOOL U DIRAA
@xamsexandule2559
@xamsexandule2559 5 жыл бұрын
Qabyaalada waxa ugu horeeyay siiraanyo tanina way sii anbo qaaday. Allaw naga qabo.
@mokhtar_barra
@mokhtar_barra 5 жыл бұрын
Dalka waa in laga joojiya saxafadan beenta baafinayza
@zakyinternational5218
@zakyinternational5218 5 жыл бұрын
Been maad sheegin hctv soomaaliland sidan ayay rabaan inay caalamka la hortagaan ictiraaf nasiiya ismaba arkayaan dhaqankooda iyo maamul xumadooda
@hibomuse1703
@hibomuse1703 5 жыл бұрын
Caalamba uma baahnin
@zakyinternational5218
@zakyinternational5218 5 жыл бұрын
@@hibomuse1703 maasha Allah allaha noo kaa daayo kolay walaashay fikirkaga wngsan
@fadumoali7402
@fadumoali7402 5 жыл бұрын
Caytamid + qabyaalad + qaylo iyo faro taagtaagid=Isaaqland kii saleeban biyoole dadkii oo haraad la liita buu cid u jawaabayaa waa jaahil kaasi 🤔🤭run sheege waa ceeb sheege...
@naasirjamac1999
@naasirjamac1999 3 жыл бұрын
Waa runta wllhi saleeban Koorle waa Cawaan
@ahmedbaarshe687
@ahmedbaarshe687 5 жыл бұрын
gabooyaa isaaq ku hadal bartay gabooye xamar sidaan uga dhaxx hadlaya ma aragteen soomaaliland free ayey iskatahay
@somalilanderdhaladah4064
@somalilanderdhaladah4064 5 жыл бұрын
Waxa 🙋aan Amisanahey👎👎👌Saxafada😷 in laga 😔qabto Dalka😕😕😕waayo✌ akbar" qabiil👣
@ridwanmohamethomar8386
@ridwanmohamethomar8386 5 жыл бұрын
Waar nio meesha aanu qayrkayo kaga hadhney wlhi waa dhib sidani waxaad arki wadani oo hadlaya midbaa u jawabaya kilmiye ah mid u cidaa hadli midkalaa u jawaabi nio wxn siyaasiyin maaha waa naclad dadkana wey is nacsiinayan waar wxn naga joojiya oo allehiina ka cabsada Reer somaliland waa mid wlhi shacabkeygu waa qaar iskuwada calool furan lkn wxs waa siyaasiyinta ma daawado ayago isku jawabaya lkn wxy horumar kenaan allan ugu mahad naqa marka kala qoqobka naga daaya
@mataanahaarabgarxejis7203
@mataanahaarabgarxejis7203 5 жыл бұрын
Hadalkii duriyada ayaa ladhagaysan waabay Macdalaa gabooye hhhhhhhhhhh
@warbaansoosidaa9108
@warbaansoosidaa9108 5 жыл бұрын
Saleebaan Cali koore waa inuu puntland u jawaabo, waayo wasiirka warfaafinta ayuu boog cusub oo hablaha lagu caayo ku mashquulsan, sidaa daraadeed buusan waqti uu wasiirku hawshiisa ku guto uusan u haysan hahahaha.
@abdisameduk2278
@abdisameduk2278 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh yaab
@sandheremaxamud7432
@sandheremaxamud7432 5 жыл бұрын
Ina cali koore baaa igu liita mesha Nacas
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 5 жыл бұрын
Sandhere Maxamud yaan lagaa garan inaad FAQASH tahay koore wuxuu yahay waa la garanayaaye
@fadumoali7402
@fadumoali7402 5 жыл бұрын
Sandhere Maxamud waa runtaa waa ka ugu liita tolkii buu caayayaa jaahil.
@MohamadAli-qn6zt
@MohamadAli-qn6zt 5 жыл бұрын
Ceeb weyn runtii waana Arin ay caan ku noqotay xukuumadda muuse taasina waxay muujineysaa inay somaliland tahay qabiil taas oo dilaysa sharafta dalka iyo dimuquraadiyadda aynu sheegano
@tahliilissa
@tahliilissa 5 жыл бұрын
Awalba hal qabiil aya ismooday inuu qaran noqonkara. Midnimo ayey Somali wax kunoqonkarta
@jirfe
@jirfe 5 жыл бұрын
Qarax iyo dhimasho maxaad la shir timi midnimada koonfur ku midee iyo muqdisho
@badraciise5560
@badraciise5560 5 жыл бұрын
Bilaa damiir ba teheey qaraxaga iyo maydkaga sido wamin ayaatihii hhhhhh
@tahliilissa
@tahliilissa 5 жыл бұрын
@@badraciise5560 xaraqyada ilaaheybakenay weynadhamandonta.
@Banuhashim237
@Banuhashim237 5 жыл бұрын
HORN CABLE FAQASH THEY ARE ANTI ISXAQISM KAN PROFESSOR KA SHEEGANAYA DNA HALAGA QAADO.HADAAD ARAGTO QOF CUQDAD KA QABA QABAAILKA WAA QOF NASABKA DADKA KA SOO HORJEEDA WAA FALSAFAD YAHUUDU KULA DAGAALANTO QABAAILKA CARBEED. WAA EVIL ZIONIST CONSPIRACY AGAINST SOMALILAND. WE ARE REER SH ISXAAQ THE NOBLE AND SUPREME TRIBE OF BANU HASHIM.
@faysalabdulahi6800
@faysalabdulahi6800 5 жыл бұрын
qofkii run sheega waa faqash sow maaha
@Banuhashim237
@Banuhashim237 5 жыл бұрын
@@faysalabdulahi6800 MA BEENTII BAA RUN NOQOTAY XAGAAD KU ARAGTAY SUXUFI RUN SHEEGA.
@cabdulaahi7368
@cabdulaahi7368 5 жыл бұрын
XAQIIQ MESHAN RREER ISHAQ BAA IS KALE DADKU WAA INAY FAHMAAN
@zaraosman4226
@zaraosman4226 5 жыл бұрын
Somaliland + Qabyaladland = Qaadland iska soo xaadiraya Somaliya goordhaw intay hagagayso ama jeegaan sheegta ama qola kale sidan u hayatay ma tihiin Qurun asasaq siilaanyo iyo muse Oromo
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 5 жыл бұрын
Oo somaliland ba waa qabiil maraka runta laga hadle maa runta laysu sheeggo !!!
Sampai bila Johor nak jadi pengemis, soal TMJ
5:12
KiniTV
Рет қаралды 244 М.
3 wheeler new bike fitting
00:19
Ruhul Shorts
Рет қаралды 34 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 1,7 МЛН
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 35 МЛН
Internationales - Amiral Hofman - 15 juin 2024
53:48
TV5MONDE Info
Рет қаралды 1,9 М.
Chronique américaine : Donald Trump de retour au Capitole
14:30
Radio-Canada Info
Рет қаралды 29 М.
Dissolution : coup de génie ou coup de folie ? #cdanslair 10.06.2024
1:04:08
IL’HAN - Eski suret (official video) 2024
4:00
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 278 М.
Dildora Niyozova - Bala-bala (Official Music Video)
4:37
Dildora Niyozova
Рет қаралды 4,3 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 142 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 1,5 МЛН
Ozoda - JAVOHIR ( Official Music Video )
6:37
Ozoda
Рет қаралды 1,6 МЛН
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 1,6 МЛН