Hodhodho hodhodho saxane ma sacad muuse ayaaku hadhay ookaliya war iskagaga yaaca idinkuna
@jamaadnuura102 сағат бұрын
Cadawgii gudaha ee wadani meel baad saarteen tolaayeey buu ku dambeeyay kii shalay Cirro dhabarka ka toogansysy ee ina Moogeh ee u cararay Madaxwaynaha oo ka dhigay mayor maanta cay iyo aflagaado abaalkiisii ka dhigay, kolkaaba garxajisbuu ahaa xisbiga Kulmiye ee Somaliland ku suntan iyo Madaxwayne cadaw ciile aarka geeska Muuse biixi guul iyo iyo 7 kale insha Allah
@AxmedCuuyia2 сағат бұрын
Waxba noobaad sheegin
@Allaahu_akbbarСағат бұрын
Siciid Beenaale
@zeinabahmed614341 минут бұрын
Beenale Beenale
@KhalidMohamed-z6e2 сағат бұрын
Xildhibaan labada qodob ee aad noo sheegtayba kulmiye wuu ku guuldareystay ee wax kale maad noo sheegtid oo aan ku doorano
@IsmailJama-xo4gv2 сағат бұрын
XISBIGII WUXUU NOQDAY SACAD MUUSE KALIYA . WALAHAY DOORKAAN NINKII WAALNAA CIDI IDINLA DOORANMAYSO MALAHA EE QABYAALADA ISKA DAAYA OO DADKII A DHINAC KA RAACA