Barnaamijka Dhulmar Waraysi Xiiso Leh Qeybtii 3aad

  Рет қаралды 38,153

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Пікірлер: 153
@abdisalanismaelmohamed4681
@abdisalanismaelmohamed4681 5 жыл бұрын
Horufadhi aqoonyahanada tirada yar ee soomaaliya inteesan geeriyoon ka reeba waaya aragnimadooda iyo taariqdii ee koobjooga usoo ahaayeen 😘💯
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 5 жыл бұрын
waa runtaa walaalle
@abdulguled1722
@abdulguled1722 5 жыл бұрын
Big thanks HM, kani wuxuu ahaa barnaamij cajiib ah oo aad loogu baahnaa, faa'iido ama macne wayne u leh dhalin yarada soomaaliyeed ee jecel inay waxay ka bartaan Taariikhaha caalamkaan aynu ku noolahay, sidoo kale Dhul mar wuxuu noqon doonaa barnaamij soo jiita dad ka soomaaliyeed ee u hamuun qaba Taariikhda inay wax ka bartaan.
@yuusufmclin5502
@yuusufmclin5502 5 жыл бұрын
Maa shaa alllalah war adeer caadi ma aha waa war galeen allaah cimriga ha ubarakeeyee, guulaysta H.Media
@wiilwaalmidnimochannel9360
@wiilwaalmidnimochannel9360 5 жыл бұрын
Inta dhulmar xiseysa like my
@mahaddhies6649
@mahaddhies6649 5 жыл бұрын
Maasha Allah aad iyo aad ayaan barnaanijyada horfadhi ugu raaxeystaa dhageysigiisa madax sare waaye raga howshaan noo qabtay mahadi haka gaarto.
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 5 жыл бұрын
Masha Allah best advice ever thank you so much
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 5 жыл бұрын
Wadanigeena maantaa aragtidiisa noogu horeyso jir oo joog cimri dheer iyo cibaado suuban inshaa allaah wale waa wariye jira
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 жыл бұрын
Odeygan waa waayo arag wax badanba ka faaiidnay😍🇸🇴😋🇸🇴🇩🇯🇹🇷
@cusmaanmaxamed6397
@cusmaanmaxamed6397 5 жыл бұрын
Waa barnaamij aad ufiican oo loo baahnaa waan umahad naqayaa bahada hotfafhi talo ahaan waxaan ku odhan lahaa aad ha udhex gelin marka uu xogwaranku socdo mudane mahadsanid
@ibrahimali827
@ibrahimali827 5 жыл бұрын
War odaygu sheeko macaaneeye Khayr hela sheekadii xlay #fayatnaam ayaan aad ula.dhacay Mahad sanid bahda #Horufadhi media
@araniyaa3s155
@araniyaa3s155 5 жыл бұрын
Goobta dagaalka waxay ahyd CanaGale Mujaahidiinta ku dhintay dagalkasna Waxay ahayen 200,000 Turki ah Alle ha unaxariiste😢
@chanel143hussein9
@chanel143hussein9 5 жыл бұрын
Indh Allah guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul somaliwen
@darwiishyare4967
@darwiishyare4967 5 жыл бұрын
Masha allah barnaamijka dhulmar waa u bogay Hormar wacan HM ❤❤❤❤❤👈.
@abdiwelimohamedali4598
@abdiwelimohamedali4598 5 жыл бұрын
Msha allah aaad iyo aad ayan u so dhaweynayaa baramijkaan adeerna waa nin waaya arag ah aad ban ugu mahad celinayaa insha allah cimrigaaga wnag iyo sharfiyo cisi ku dhamayso
@sunflower6311
@sunflower6311 5 жыл бұрын
Asc HFM sharaf baad mudan tihiin, ta labaad cimrigiisa alle ha barakeeyo adeer waayo Arag weeye noo soo xula isagoo kale oo dheguhu ku raaxaystaan waanu dhegabarjownay sidaanu kula xayadii iyo xishoodkiiba merk iska dhigay oo dadkoodii iyo dadkoodii hungriga dhaafsanaya waad mahadsantihiin dhamaan daadihiyaasha HFM✌👍
@beautifulvoicemashallahmoh7948
@beautifulvoicemashallahmoh7948 5 жыл бұрын
Warmarki ugu horayay aan arkay war8yahena qi8maha badan guuleysta insha alah
@naamabuukar5860
@naamabuukar5860 5 жыл бұрын
Masha Allah waa barnamij aad u fican walahi aad ban uga mahad celinayaa mesha kasii wada wadanka ha idinla weynado somalay
@ihearttakis396
@ihearttakis396 5 жыл бұрын
Waa runta Adeer qeer Allaha ku siyo somaliya bogeda burcad Allaha isu mariyo
@abdulguled1722
@abdulguled1722 5 жыл бұрын
Thanks HM,Odayga wax badan oo taariikh ah ayaa maskaxdiisa ku duugan, Turkey maanta Waa super power ayuu yiri , yes indeed Turkey maanta wuxuu marayaa in talooyin badan lala wadaago, i like it qaabka uu uga sheekeeyey odaygu arinta Maraykanka, cafwan asxaabeey odayga magaciisu waa ii gooyey amaba maan maqlin.
@adandhgey
@adandhgey 5 жыл бұрын
Ma Shaa Allah Dhulmar waa kabaha fahanka dadka iyo Dalka Somaliyed.
@maanyuusufahmed3365
@maanyuusufahmed3365 5 жыл бұрын
Masha aalh hutufadhi aad bay u ficn yhin warkina ilaa barnaamijydina waa guul hore u socda
@maxamedaxmed2149
@maxamedaxmed2149 5 жыл бұрын
Waa ok sheekadaan balse waa in aqoon yahaanada wadanka kaliye ee maanta dunida kuleeyihiin waa soomaali marka waa in ee garab istaagaan siloo helo dadnimo iyo dalnimo aqoontaan waa in dadka loogu faaidheeyaa
@alisuldan235
@alisuldan235 5 жыл бұрын
MaashaAllaah jazaaka Allaah kheir Hurufadhi Media that’s the best story ever thank you
@hawohaajir
@hawohaajir 5 жыл бұрын
Maashaa allaah horufadhi media xaqiiqiyan ruug cadaa somaliyed baa Ku daah fourteen allaha xifdiyee odaygaa wax badan ka qora waa muhiima Aad baana idiinku mahad celinayaa horufadhi media
@abdirahman9702
@abdirahman9702 5 жыл бұрын
HormariyA qaabka waraysiga mhdsnd
@balayaxmedia9091
@balayaxmedia9091 5 жыл бұрын
Dhulmar iyo horufadhi media Manshalah hore usocda sxbiyaal Barnamjjku waa barnaamij magac wayn leh waxanan idinka rabnaa dad si fcn u tayaysan
@hawohaajir
@hawohaajir 5 жыл бұрын
Maashaa allaah dar daaran cad oo umadnimo ayuu soomaalida u jeediyay qabiilku dilooday , Ninkaan garanaynow Ku soo toos odayga somaliyeed hadalkiisa , Horufadhi media guulaysts
@ahmeddawood8126
@ahmeddawood8126 5 жыл бұрын
Ma sha Allah Salman waan ku faraxsanahay aragtidaada hur u suco Bro👍👍👍😍😍😍😍
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Aniga xita salmaan waan doonayaa
@marianloran3705
@marianloran3705 5 жыл бұрын
Masha Allah waxan jeclaanlah in somalidu laqabsato turkiga si ay awood u yeelato insha Allah mida kale salmanow somaliya talo bay u bahantahay waxay iltahay aniga in culuumada ad wargalisan soon iyo duco la iclaamiyo oo laga alabaryo 3 arimod midi wa alshabab mida kale wa xaranta xoolah dowlada mida sadexa
@mohamedabdiabdullahi169
@mohamedabdiabdullahi169 5 жыл бұрын
odey waya arag wa dhafay 57 hadu socod bilabay masha allah waljna wa jobana waxan ka codsanena dhaxdhaxadiya somalida siyasada isku hesta
@mohamedabdirisaaq8709
@mohamedabdirisaaq8709 5 жыл бұрын
manshalah waya araga axmad khayr alaha siiyo fadlan xaashi waan ka codsanana inay barnamijka noso galiyan bal gugii carabta aad shegtaan wuxuu aha meeshu ka bilamay meshu ku danbeyay bal war bixin naga siiya
@mohamedapdi5081
@mohamedapdi5081 5 жыл бұрын
Horufadhi media Runtii barnamijyadeda aad ayan ugu khushucay wanan u hanbalyaynayaa Eng Isku Hawlay aad ayay ugu hanbalyaynayaa dhamaan
@alijimale3280
@alijimale3280 5 жыл бұрын
Horufadhi sxb mahadsanid Aderkeyna waa ku mahadsanyahay inuu noo faa iideeyo noo soo Kordhi
@طوبىللغرباء-ذ8و
@طوبىللغرباء-ذ8و 5 жыл бұрын
*maashaa allaaaa allaw khilaafadii islaamku noo soolaabataa oo cududii islaamku dib usoolaabataaa aamiin*
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
MASHA ALLAH ADEER AXMED ADEER QAALIYA WEEYE HALA QAATO TALADIISA INSHA ALLAH 💕🇸🇴
@amirhajji4717
@amirhajji4717 5 жыл бұрын
Horufadhi media insha allah horay u socod baan idinku ogahay allena ha idin garab istaago
@abdirizakfoad8758
@abdirizakfoad8758 5 жыл бұрын
Mcha Allah salmaan wllo dadaal kga hlka ka sii wad I hope in aad BBC Somali dhaftaan taasi waxba ma hyste sidoo kle odygn somaliyeed wa ody aqoon yhy ah Allah ha daayo salmaan dadka in aad soo ururiso bn kaa rajynayaa dhamaan teenba guul
@kadarmoha
@kadarmoha 5 жыл бұрын
Aad iyo aad bad umahadsantiihin HM! Dhaga nugeeylka aad umuujineysaan iyo khadarinta fikradhooda, dhageeystayaasha ku xiran HM waxeey ka turjumeysa ilbaxnimo, dabacsanaan iyo daacadnimo. Horusocod wacan Insha Allah! Asc
@muuqbaahiyesoomaali8269
@muuqbaahiyesoomaali8269 5 жыл бұрын
Waa wareysi aad iyo aad ii soo jiitay oo xataa wararki iga soo leexiyay
@HAN_SARE
@HAN_SARE 5 жыл бұрын
Horufadhi media we have super respect Keep going noosoo badi barnaamijyada noocana oo kale ah thanks
@cabdiraxmaan78
@cabdiraxmaan78 5 жыл бұрын
Mansha allah hadal qiimo iyo macno weyn leh ayaan ka faa iiday.Salmaan iyo waayo arag adeer kheyr illhay ha idin siiyo.amiin
@fartunsalahahmed7690
@fartunsalahahmed7690 5 жыл бұрын
Allaahu akbar walaahi naftaa ku raaxesaeyso taariiqda uu ninkan odeyga ah oo qiiymaha badan ka sheekeeyey waxaan leeyahay nooloow adigana xaashi mahad saned
@adan5209
@adan5209 Жыл бұрын
War cad guulesta ✅🌷🇸🇴🇸🇴💙🌷
@abdirahimmohamedabdulkadir9280
@abdirahimmohamedabdulkadir9280 5 жыл бұрын
Waxa ku farxay somalida inay wali ku adagtay dinta islamka.
@mireabdi3555
@mireabdi3555 5 жыл бұрын
Asc Horufadhi media waxan aqaanaa oday #122sano jir ah oo caqligiisa taamyahy hadii aad ubahantahy wareysigiisa waxbadan oo tarikh ah ayuu hayaa ee fdln ilasoo xirii aadbaan ugahelay barnamijka dhulmar sidaas kusoo xasuusutay inloo bahanyahy dad da’weyn oo waxbadan usoo jogy adabn kusalmayaa
@abdirizakhassan8094
@abdirizakhassan8094 5 жыл бұрын
Fadlan ninkaas adigu wareysi kareeb tixane ah oo iskaa usoogali KZbin ka iyo Facebook intaba
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 5 жыл бұрын
walalle wa arrin aad u wanaagsan #odaygaas wa in Taariiq lagareebaa oo #Horfadhi ay wareysi layeeshan Marka laxarriir bahda horfadhi #Emailkoda kalaxariir QAYBTA 1aad ayey kudhafeene farrintuna garsii way kagasojawaabiye
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Waa good
@ali-eidjibril8435
@ali-eidjibril8435 5 жыл бұрын
mash alh halkuu kunoolyahy mida kale ama buug kaqor hadanad haleelayna horufadhi media haduna mel la daganayn wayku adkane bal iyaga latasho oo laxidhidh
@fardowsosaidjama5100
@fardowsosaidjama5100 5 жыл бұрын
Barnaamijka DhulmaaR mashallah
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 5 жыл бұрын
Mashallah HM waa runta waddankeyna wax no dhama ma leh.Somalia ha tashato Inshallah Jizaakallah
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 5 жыл бұрын
Man sha allah horu fadhu media we love u
@abdulazizabdulkadir7747
@abdulazizabdulkadir7747 5 жыл бұрын
Maasha Allah Odaygu waa waayo arag iyo aqoonyahan wax badan og. Horufadhi media waxaan usoo jeedinayaa inay odaygaan buug ka qoraan taariikhda uu hayo. Dadka kalee Soomaaliyeed ee lamidka ahna sidoo kale mahadsanidiin.
@اماحمد-ك6ل4ج
@اماحمد-ك6ل4ج 5 жыл бұрын
Alaha kuxafdiyo wale waa Runtiis ماشاالله الله يحفظكم Adiga iyo martidada
@mahdiahmedibrahimibrahim6231
@mahdiahmedibrahimibrahim6231 5 жыл бұрын
Maasha Allah Somalidu diinteena suuban kor bey uqaadeen oo soo caan bixiyeen oo ey sharfeen ilaahow Somali kor ka dhig
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 5 жыл бұрын
Waxyabobadan ayaan kafaaidaynaa thanku you salman N adero big respct🙏
@shirecabdi1446
@shirecabdi1446 5 жыл бұрын
Waxaa la yaable asagoo intaas oo sano qurbo joog ah sida luuqadiisa iyo dhaqankiisa aysan isku badalin.
@xamseyare8056
@xamseyare8056 3 жыл бұрын
kkk zhp taas waxa ka daran marku yimi Somalia wlhi habeen buu ni yimid xata magaalada wuu kala garanayey
@manasharif8471
@manasharif8471 5 жыл бұрын
Kkk Nimanga Timahaa leh. 😂 waa cidii ladhahaaye ya . Good iney Mareekan iyo ingriisba ay burburaan, Guul Cismaaniya and Good Muslims, Inshaa'Allaah
@Queen-Alii
@Queen-Alii 5 жыл бұрын
hormar wcn 👍👍👍
@sadiyaali1607
@sadiyaali1607 5 жыл бұрын
Mashallah guul
@abdirashidarshe1238
@abdirashidarshe1238 5 жыл бұрын
Asc Sxb Horta kasug xajigu ha waramee wad horboodaysa ama ka dheeg hadli. Marka uu dhameeyo su'alaha wadydii. Iga raali noqo Mhdsnd
@mahadiadawe
@mahadiadawe 5 жыл бұрын
thanks Hurfadhi media
@ibraahinabdi6757
@ibraahinabdi6757 5 жыл бұрын
Odayga waa waaya arag
@SportsNews641
@SportsNews641 5 жыл бұрын
qofka kasug intoo kadamesa naayo su'aasha waydiisay inshallah ! Thanks !
@guudeyofficial323
@guudeyofficial323 5 жыл бұрын
mashaa allh mashaa allh horay horay usocda
@abdusamed3288
@abdusamed3288 5 жыл бұрын
nice waa loo bahanyahay barnaamijkan
@cfataaxtabaarakduqow5874
@cfataaxtabaarakduqow5874 4 жыл бұрын
masha allah islaamka allaha guulsiiyo
@abdiazizmohamed3747
@abdiazizmohamed3747 5 жыл бұрын
masha alla mahadsanid
@cabdirahmaanxaydar4250
@cabdirahmaanxaydar4250 5 жыл бұрын
Maasha allaah waxaan ku farax sanahay barmaamujkan ay noosoo gudbiyeen sxbky faarax iyo waayo araga weyn ee axmed waxa kaloo aan ku faraxsanahay kalmada bushaarada ah cusmaaniyada soo noqonaysa
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 жыл бұрын
#DALMAR #HURUFADHI #MEDIA GUUL BALARAN 💚💚💚💚💚💚💚💚☝☝💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🐦🐦🐦🐦🐦🐦🐦🐦🐦🐦
@maxamadkante3164
@maxamadkante3164 5 жыл бұрын
Wlhi nin waxbadan og tahay idin slamayaa dhamaantiin ❤️
@mariyaobsiye1892
@mariyaobsiye1892 5 жыл бұрын
Horumar wacan waa barnaamij fcn
@cabdiraxmaan78
@cabdiraxmaan78 5 жыл бұрын
Asc Asxaabta Hfdh waan idin salaamay runtii Barnaamijka Dhulmar aad ayaan uga helay.
@abdirahmanzittawa6705
@abdirahmanzittawa6705 5 жыл бұрын
Ilahay haanodayo oodayasheyna somaliyeed
@farhiyoalinunow7689
@farhiyoalinunow7689 5 жыл бұрын
Masha allah waaanka heley tarikhtadad wanagsan
@Lee-lz6sr
@Lee-lz6sr 5 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@diichaneldw1886
@diichaneldw1886 5 жыл бұрын
Waxaan maqli jiray nimaan dhulmarin dhaayo maleh allow no bad badi dadkena amin somaliyeed guulwacan
@safalove1427
@safalove1427 5 жыл бұрын
Mash allh
@mugadishuxamar7616
@mugadishuxamar7616 5 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin salman xaashi iyo aqoon yahayn ka Axmed
@kamaladan6122
@kamaladan6122 5 жыл бұрын
Engner xashiiye
@caddeadam8277
@caddeadam8277 5 жыл бұрын
Asc fadlan horufadhi media iga caawiya barnaamijka dhulmar sidan ku Heli lahaa
@nuradiinabukar2407
@nuradiinabukar2407 5 жыл бұрын
SI AAD AH AYAAD U MAHADSANTIHIIN WALAHA SAXAFIYIINTA CAALAMIGA AH EE INOO SOO QAABEYEY BARNAMIJKAN DHULMAR EE HORUFADHI MEDIA.
@ibnubarre4601
@ibnubarre4601 5 жыл бұрын
Asc daawada ugu horeeya. Adbaan iniisalaamay
@jilacow4239
@jilacow4239 5 жыл бұрын
Somaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 weyn subscribe igu qabta
@abdiwadani252
@abdiwadani252 5 жыл бұрын
Asalamu Aleykoum waar Xaashi de adiga iyo adeerkaa sheekadiinii xaafada ee çaadiga idiin ahayd ee idin dhexmartey ayunbad inoso waaridee wad ka baxey mihnadii saxafada kkk
@abdiwahabothman7324
@abdiwahabothman7324 5 жыл бұрын
ISMAN laheyn Qof Sasodhan Waxyaba Badan Usojogey Aya Somali kadhashey horufadhi Media Ad Bad U Mahadsantin sida Ad Xasusaha Uga Rebeysan Dadkeena Soomaliyeed E Cilmiga Iyo Waayo aragnimada Leh
@faadumoali7848
@faadumoali7848 5 жыл бұрын
Scw aad Ayaan idiinku mahad celinaayaa sheekadaan aad Ayaan ugu baahanahay wax maskahdii dadka soomaaliyeed soo celinaayaa in ay lajaan qaadan aduunyada inti ay ayagu isku mashquuli lahaayeen horey u socda anigu aad Ayaan u fiirsadaa wararkiina
@liibaanshiine2589
@liibaanshiine2589 5 жыл бұрын
HALKA WAXAN UGA MAHAD CELINAYA ENG YAASSIIN IYO SALEBAAN XAASHI IYO GUUD AHAAN HORU FADHI MEDIA BARNAAMIJKA HADA LAGU SOO DARAY EE DHULMAR AAD AYAAN ULA SOCDA XILI WALBA HORU FADHI GUUD AHAAN GAAR AHAAN WARARKA CALAMKA IYO DHULMAR AAD AYAAN IDIN SALAMAYAA ILAHAY HA IDIN SHARFO
@alinoor8322
@alinoor8322 5 жыл бұрын
Carabtu waligodba galada umbaay hoos ordi jireen ileen
@ahmedmohamud2887
@ahmedmohamud2887 5 жыл бұрын
Keep going horfadhi media
@oscarcade2357
@oscarcade2357 5 жыл бұрын
Masha Allah horofadhi media
@maxamedaxmed2149
@maxamedaxmed2149 5 жыл бұрын
Waasax dalka ayaa ubaahan inlaga xureeyo shi sheeyaha
@maxamedbiirriiqk3145
@maxamedbiirriiqk3145 5 жыл бұрын
Wa runta lakin shacabka Somali maddaxada si qaldaan aiyay ulla daqmaan Sidde lolla daqmaiy cabdi qassiim iyo cabdillahi yussuf Dibka Wa Somali Shesheiyuhu haddu baxo Somaliddu siidebaiy ulla damiy doonta maddaxda hadda jokta farmajo ?
@kamaladan6122
@kamaladan6122 5 жыл бұрын
Mashalaha
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 5 жыл бұрын
Ninwayn baa ah wax lawaydiiyo noolaada reer horufadhi meedhiya
@mewlidismail7614
@mewlidismail7614 5 жыл бұрын
Hore u socda mshlh
@sadamhaashim3634
@sadamhaashim3634 5 жыл бұрын
Asc wll shaqo fiican ayaan wadaaaa horo u soco lakiin waraysiyada markaaad qaadayso dhagayso shakhsigaad waraysanayso ha ka dhex galin kolba hayeda badi
@bisharofidhin3451
@bisharofidhin3451 5 жыл бұрын
Awoowahan aad baan ujeclaaday sooyaalkiisii sida fcn ee uu nooga sheekaynayo
@xamseyare8056
@xamseyare8056 3 жыл бұрын
kkk Ahmed Ali
@quruxsanquruxsan9246
@quruxsanquruxsan9246 5 жыл бұрын
Masha allh keep going
@cabdiazizyahye3756
@cabdiazizyahye3756 5 жыл бұрын
Waaanu imahad celinayaaa Ahmed and Salmaan Hashi
@Abdi5atah
@Abdi5atah 5 жыл бұрын
Weriyaha wax yar dag dagba kujira wuu iga nuugay wlhi
@chanel143hussein9
@chanel143hussein9 5 жыл бұрын
Sxb cowke waxan xalay ku riyoday adigo wasirka war fafin lagu dortay sxb cowke waa dhab wey dhici donta
@bisharofidhin3451
@bisharofidhin3451 5 жыл бұрын
Waano wa ku oola waad nasoo gaadhsiiseen mahadsanid
@mohammedaamin9857
@mohammedaamin9857 5 жыл бұрын
Plz hal mud iga codsi ah nogana #Faiideeyah #Somalia iyo sida ahan jirtay #live cml iyo #dadkena #Somaliyeed #1940 xaladahay sooh maren inta #cadow #shisheeyeh kusooh #dulay dadkeena gacansiyaday ka shaqay sen jiren Warshadaha Somalia lahan jiren madamo Dhalin yaro baden Somaliyeed dadkooda noloshooda hore iyo wadankooda waxba ka arag wakhtiguna ku simin in arkan Somalia nabad ah iyo dadkeena ooh mid ah
@xamseyare8056
@xamseyare8056 3 жыл бұрын
ma. ader ahmed cali
@xusenxusen3666
@xusenxusen3666 5 жыл бұрын
kkkk waraysiga qof kale isaga samee oo weriye kale shaqaale. fikradaha akhristayaasha akhri please
@fardosabdi5599
@fardosabdi5599 5 жыл бұрын
Horfadhi media 😍😍😍
@worldwhite6835
@worldwhite6835 5 жыл бұрын
Wlhi waxuutabtay arin aan mararbadan kucelceliyay dadka asianka aadbey umudanyahin inlagudaydo dhaqankooda dhanwalba iyo ilbaxnimo lagu qasbanyahay ayayleyahin inwaxlagu gaaro aadban somalida iyo afrikaba ugu baqa inay darsan bartan dhaqankas waa wax xujo ah latabankaro xitaa keeni somailahey oo qiimaha iyo sharfta huwanaana lagu dabaqo indadka waxkugaran
@fatxisaid9942
@fatxisaid9942 5 жыл бұрын
Asc dhulmar qayb afraad maleedahay aadba uladhacay o wax badan ka faaiday saddex qayb o hore
@BERDILAACSHE
@BERDILAACSHE 5 жыл бұрын
Soomali oo midowdo ilahay woo itusin kara hada NAFTA qaba insha Allah
Barnaamijkii Dhulmar & Waraysii Xiiso leh
33:06
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 57 М.
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 188 МЛН
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 41 МЛН
amazing#devil #lilith #funny #shorts
00:15
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
BAAQ NABADEED SH DIRIR
3:27
DHUGASHO CHANNEL
Рет қаралды 254
KOKO QOFKII SUBSCRIBE USAARE WAXAAN SIIN DOONA HADIYAD
15:17
Wararkii ugu Danbeeyey Barnaamikii Dhulmar & Qeybihi ugu Xisaha Badna-Q4Aad
30:39
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 188 МЛН