Barnaamijkii Dhulmar & Waraysii Xiiso leh

  Рет қаралды 57,637

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Пікірлер: 496
@jalwefamily
@jalwefamily 5 жыл бұрын
horufadhi media dadka soomaliyeed ayuu maskaxdooda hormariyaa ❤❤
@abdirahmanosman1518
@abdirahmanosman1518 5 жыл бұрын
War Salmaan xaashi waa nin dhalinyaro ah Mcha allah alleh Caqliga Saliimka ah haku siyaadiyo🔥🔥
@faisala4218
@faisala4218 5 жыл бұрын
Ahmed Ali waan aqaan. Waa oday Somaliyeedo Somalinimadu ku dheertay, Somali kastaaba u yahay tol iyo walal. Markuu New York deganaa lixdameeyadii ilaa sashanadii (1960s-1990s) Somalidu isagay kusoo hiran jirtay. Halkaasu gurigiisa kusoo dhawaan jiray, shaqo, iyo waxbarasho geyn jiray. Waxyaabuhuu dadkiisa ka caawin jirray si hagar la,aan ah, maanta rag baa qolo qolo iyo tulo tulo ugu kala qoqobanaya si ay irsaqad ugu raadsadaan magacooda iyo sharcigooda waanu caawinaa. Ahmed Ali waa nin qalbi saafiya leh oo ku hadla afsomaligii asalka ahaa. Cimri iyo cafimaad, Ahmed. Horufadhi Media iyo Salmaan Xashi na aad iyo aad baad ugu mahadsan tihiin soo daynta barmaamujka noocana..
@adanturu4851
@adanturu4851 5 жыл бұрын
Muusan arag Xudurkii somalida somartay
@wiilwaalmidnimochannel9360
@wiilwaalmidnimochannel9360 5 жыл бұрын
Somali hadii layahay wa marki 2ad ee 1 noqde like hala iisaro bal anku farxe kolay wxn la baryatamo garan maye & wx laga helaba
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 5 жыл бұрын
Horufadhi waxan dhawanayay almost 1 iyo bar lkn waligeey xaashi wajigiis ma arag, barnamijkan aaad ayan kugu faraax sanahay. Waad mahadsantihin ❤️👏🏽👏🏽👏🏽
@somaliisone350
@somaliisone350 5 жыл бұрын
Masha allah aad ayaan ugu faraxsanahay inaan caawa arko salmaan oo ah ninka waxbadan iga fahansiiyay siday usocoto siyaasada caalamka thanks Horey usocda from China 🇨🇳 ayaan kaala socdaa ✊🏼
@mohamedabdulahi2412
@mohamedabdulahi2412 5 жыл бұрын
masha allah guul horufadhi mida kale salmaan in aan arko aad ayaa igu farax sanahay
@Abdiavlogs
@Abdiavlogs 5 жыл бұрын
waxaad ka midtahay familyga horfadhi oo laaluushka farmaajo siiyo , xasuuqbaa maalinkasta kadhacee horfadhi ma soo bandhigtaa cida ka danbeysay inta ay carab falaqeynteeda siyaaasadeed ku habsaantey iyadoo cid caraboo af soomaliga xiisaysaa aaney jirin oo xattaa soomalidii talyaanigu gumaytey ay afsoomaligeedii ay ku seegeen oo ay maanta gana aad afsoomaali katihiin ee laakiin aad aftalyaani aad talyaanigii idin gumaystey aad ku amaanaysaan
@ibraahimmahamed5278
@ibraahimmahamed5278 5 жыл бұрын
@@Abdiavlogs meelkstaa o somliya lgga hdlyo waankugu arka waligana kma wynatid cay iyo afxumo.umad aan wxba kaa galapsn nio xishoddo calankayga somalilamd.meelhakaga dhicin wxn hdii.aadan jclyn iskaga tag anaba waaiska.dhgystaa saan clmka.ula socdo.
@zakigadaf1565
@zakigadaf1565 5 жыл бұрын
Masha.allaah saleman hashi alle haku xifdiyo waa markii iku horeyday aragaada waan kugu farxay masha.llaah
@shartialii6641
@shartialii6641 5 жыл бұрын
Barnaamijkan aad ayan uga helay waana barnamij fcn waxan sugenaa qeebta 2aad thnks Horufadhi media
@apdiwali1354
@apdiwali1354 5 жыл бұрын
Masha ALLAAH cawa Suleiman hashi waa markii kowaad aan arko muqaal ahaaan ALLAAH haku xifdiyo wll
@waalamahuraanciidanqaranab7471
@waalamahuraanciidanqaranab7471 5 жыл бұрын
Waa ikow wlhi anigana
@caliyare5930
@caliyare5930 5 жыл бұрын
@axmedshcusman303
@axmedshcusman303 5 жыл бұрын
Masha allah Mr Suleiman ilahay haku xafido maskaxda somalida ku dhageesata wax badan baad ka badashay barnijkaana aad baan usoo dhaweenayaa
@ibribr6949
@ibribr6949 5 жыл бұрын
Masha allah . Horufadhi media. Waad mahadsantiihiin Barnaamij xiise leh Oo aad u fiican. Waxaan la yaabey! ( sanadka dhan ee markabka )
@khadraxasan8893
@khadraxasan8893 5 жыл бұрын
Masha Allaah caleki wariye qaali ah eng Salaam. Cala fikrah sida waayo arag nimada leh eed wararka aad noogu soo gudbiso iyo habka xigmadaysan iyo weedhaha waa weyn eed isticmaasho waxaan filayey nin oday ah inu ku dhwx jiro. Masha Allah calek Tabaarakallah. Alloow dhalinta sidaa nooga wada dhig
@nasrohussein3476
@nasrohussein3476 5 жыл бұрын
Mashallh ninkani ma salmaan xanshi ba quruxloow eheed maxa isku qarisay awal 👌👌👌😍
@hawayassin7044
@hawayassin7044 5 жыл бұрын
Kkkkkk dr salaman wa wariye qiimo badan qurux dumarka lagu tilmaama ee Allah ha xafido aan nidhahno .
@abusharma9221
@abusharma9221 5 жыл бұрын
👍👍
@طوبىللغرباء-ذ8و
@طوبىللغرباء-ذ8و 5 жыл бұрын
Maashaa allaaa dhe wll
@MrDahirdayax
@MrDahirdayax 5 жыл бұрын
🤠
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 4 жыл бұрын
Nasro Hussain subscribe baan kuu saarey maadaama aad qurux badan tahay maasha allaah
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 жыл бұрын
Dhulka Waa mowduuc fiican Kolka MUDUG soo Gaartan iso Qabta🤣
@hassamhussein7416
@hassamhussein7416 5 жыл бұрын
Adeer waqoohi baa laga sheekaynayaa ee la soco
@abdihassan4785
@abdihassan4785 5 жыл бұрын
Balaayo mudug ha tagto kkkkkk Kaftan.com
@silencerak1156
@silencerak1156 5 жыл бұрын
@@Yasmin-fx5bs reer mudug gang
@caqiilosman2191
@caqiilosman2191 5 жыл бұрын
Cabdi samad cawaan dhabad beeynu tagi 🤣
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 жыл бұрын
@@Yasmin-fx5bs u wlc quen
@darwiishyare4967
@darwiishyare4967 5 жыл бұрын
Masha allah barnaamijka Dalmar aadbaan usoo dhowaynayaa wanaku faraxsanahay masha allah #HM Horay u soco.
@hawohassan3714
@hawohassan3714 5 жыл бұрын
Masha Allah willkii codkarka ahaa ee salmaaan oo cawa aan aragno wajigiisa Tabarka llaaaaah aduunka nabad iyo nicmo kuwaar akhirana janatul fardowsa insha Allah
@rwanyahya2369
@rwanyahya2369 5 жыл бұрын
Gagaan Gagaaan cawa live lagu arko hor mar wacan bro
@MoAllii
@MoAllii 5 жыл бұрын
Kagaan kagaan.
@ruqiyamohamed7001
@ruqiyamohamed7001 5 жыл бұрын
asc xaashi maashaa allah waxaan kuu malaynaye codkaaga nin wayn laakiin nin dhalinyaraabaa tahay waan kuu hanbalyaynayaa walaal ilaahay haku xifdiyo
@nuradiinabukar2407
@nuradiinabukar2407 5 жыл бұрын
Maa shaa allah guuleysta Waan ku Faraxsanahay in Aan si live ah u daawado idaacada & tvga HORUFADHI MEDIA runtii waa tvga kaliya ee Soomaaliyeed ee si aad ah Usoo jiitey dhamaan Wadaniyiinta Soomaaliyeed Ee ku sugan dalka hooyo & Guud Ahaan caalamka Hambalyo ayaan leenahay Dhamaan agaasimeyaalka & shaqaalaha TVGA Soomaaliyeed ee caalamiga Ah ee dhamaan umadda soomaaliyeed ay si aad ah Ugu xiranyihiin xaqiiqdii waana telefishanka kaliya Ee shacabka soomaaliyeed Ay had & jeer Kala Socdaan Wararka xaqiiqda ah hadii ay Noqin lahedy gudaha Dalkena soomaaliya & guud Ahaan caalamka Barnaamijkan hada socdana Xiiso gooni ah ayuu inoo Leeyahay & waliba wariyaha Daadihinaya barnaamijka Wariye injiner saleban ugu Danbeyn hambalyo TVGA CAALAMIGA AH EE SOOMAALIYEED EE HORUFADHI MEDIA.
@sidikmuse2388
@sidikmuse2388 5 жыл бұрын
Masha Allah barnamijkan iyo ka technology-ga ah ee aad so kordhisenba waan la dhacay Wanan la socon dona Insha Allah qaybaha Dambe Alle ha idinka jazaa'i siiyo dhaman intiina ku hawlan sidan aduunka wax ugala socon lahayn
@nasra9836
@nasra9836 5 жыл бұрын
Aad iyo aad aan ugu faraxsanahay HORUFADHI Media iyo XAASHI in aan arko muuqiisa, aad ayaan u xiiseeyaa daadihintiisa waxaana kudayasha mudan asaga oo Dhalinyarada u noqday ku dayasho in uu AFKEENA Hooyo oon barxaneen uu uga haqabtiro Wararka ruuxa soomaaliga aan aqoon erayada English uu u fududeeyay in uu ku fahmo Afkiisa Hooyo
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 жыл бұрын
masha Allah wariya hii codkiisa lee la dhageysan jiray maanta ku aragni quruxlow ayaa thy
@The_bestSoilder
@The_bestSoilder 5 жыл бұрын
Maasha Allah wadaniga salmaan oo artidiisa. Barmaamishikan logu arkay muuqisa. Alle wiilashayada. Noodaa🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🌏🌏🌏🌏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hassangelle4257
@hassangelle4257 5 жыл бұрын
Oday ahmed alla cimriga haku simo maalmo badano khyr iyo badhaadhe Wa soomaalidii qalbigu qoyana ee soomaalinimaduna ku weyneyd mashallah ku ye "cadaanka is waala sankaanu ka tumi jirnay" rag ragah iga dheh. Xaashi iyo bahdana waad salaamantihiin.
@qurbaawis642
@qurbaawis642 5 жыл бұрын
SALEBAN HASHI WARIYAHA AADKA NOOGU WAYN WAA MARKII U HOREYSAY EEN ARKO HADAN AHAY DAWADAYASHA KU XIDHAN HORUFADHI MEDIA........THNKS WARIYE NAGU QAALIYA
@Abdiavlogs
@Abdiavlogs 5 жыл бұрын
waxba ha amaanin ninka wali hadaa qiiqa isku qarinaya ee maant ka muuqdey barmaamuj uu adeerkii Farmaajo uu ku maalgaliyey oomaanta somaliland u cadaatey in hor fadhi ay ka midtahay oo salmaan uu afhayeenka yahay .
@Abdiavlogs
@Abdiavlogs 5 жыл бұрын
horfadhi waa qeyb ka mida guulwadayaasha Nabad iyo nolol ee uu farmaajo maalgaliyo si indha la aan uga leexiyo xasuuqeeuu wado horjoogaha maxbuuska ku ah madaxtooyo kusheega ay maamulaan reer amison oo ah farmaajo maxbuus hostage.
@ibraahimmahamed5278
@ibraahimmahamed5278 5 жыл бұрын
@@Abdiavlogs ciiil bdn ooo kuhayaah yaaad udhimansaah sun ayaaa kaabuuxda oodhgaga raacdy wxba lagma qaban karoh wyoh qof.xum oo ecivil ah ayathy
@muqtaarshilale9278
@muqtaarshilale9278 5 жыл бұрын
Mashallh wlhi iam verry proud inan Salmn Kuarko Really Big Fans banku Ahy Go forward Mudane
@mohamedyusuf5317
@mohamedyusuf5317 5 жыл бұрын
Masha allaah shukrn horufadhi media waa markii igu horeysay oo aan xaashi oo toos u hadlaya arko masha allah ilahay ha idin sharfo waxa tihiin rag dhalinyaro ah oo wanaag baden insha allaah guul baan idin rajayn
@haajaraede1hashi446
@haajaraede1hashi446 5 жыл бұрын
masha Allah Salman waxa uu ku dedalaya in uu dadkisa somaliyed uu ka dhiso dhankasta haw badnade in u baro waxa ay tahay wadaninimo, iyo in ay bal ka daba tagan mesha aduun marayo. ilahay ha ku xafido ban lenahay dadka kula mida ee luqa iyagu kujira ee an aqontoda uga faidaynayn dadkodana waxan lenahay akhira ugu fa idayn maysan ee ku dedala adunka in aad waxtartan dadkina. ialhayna salman dadka la mida ha no badiyo....amiin.
@sarahbaashi1650
@sarahbaashi1650 5 жыл бұрын
Soodkaga naqaaney maantana suradada aragney masha Allah آلله يحفظك ياوالدي
@fartunyusuf8204
@fartunyusuf8204 5 жыл бұрын
War ninkan wakuma ma kagan kagan ba wanku salamay wlalo adiga iyo dawada yasha ama dhagaysta yashaba keep going asc
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 5 жыл бұрын
Fartun Yusuf hhhhh 🤣🤣🤣 waa runtaa kani waa ka'gaan ka'gaan maanta wuu is muujiyey we are glad to see you mashaAlLaah keep it up #HM
@fartunyusuf8204
@fartunyusuf8204 5 жыл бұрын
Kaka Abdi mahadsanid wll sadigu sojawabtay jazakalah
@aashajama2011
@aashajama2011 5 жыл бұрын
Manshalah xaashi maanta waan ku arkey aad baan ugu farxasanahay inaan ku arko waa awal ayaa acodkaaga uu fiicanahay hadan waan ku arkey markasta fankaaga ayaan ahay🇸🇴💕🙏
@altianoelchapo6456
@altianoelchapo6456 5 жыл бұрын
Mansha allah #Hashi aad ayaa aragaaga loogu farxay inkastoo codkaagu iga yara duwan yahay kii markaad warka tabinaysid ahaa ilaahay haku xafidee
@falisissak1454
@falisissak1454 5 жыл бұрын
Kkklkk waa nin geelisi ka yimid taariikh fiican buu soo maray qalbiga ha noo sifeysmo bal taariikhaha nooga sheekeeya waxaan ka bixi weynay wax ladilo iyo wax la kharxiyo Salmaan hashi aragtidaada waa kheyr sheekooyin kaan noo badi brother allaha ku xafdiyo
@mohamedyare4910
@mohamedyare4910 5 жыл бұрын
Masha Allah legend Salman hashi Sxb aad bn kga Mahad celinaya runt sida aad ogu howlan thy inad noo soogudbiso wacaalo iyo xogaha cusub ad kusodartey barnaamijka aad noso gudbisa Guul bn kuleyhy wa mrk nogu horesa ad muqaalkga nosogaliso nollow Sxb Allah kuxifdiyo mahadsanid libaax
@minhajsalah2374
@minhajsalah2374 5 жыл бұрын
Wlhi Dad Qalbi wacanay ahayeen Dadku Alle Somali Sidii hore Haloogu hakusoo celiyo Lama odhanaya kaliya waa oday lkn Waa aqoonyahan Badmaxeen ah
@calimaxmed1962
@calimaxmed1962 5 жыл бұрын
masha Alla wlhy waxaan Ku farxay Aragtidaada ale haku barakeyo sanadka cusbaa waanu haynaa balan qaadkini Ale haku barakeeyo sulayman hashi
@nourjamaabdi1296
@nourjamaabdi1296 5 жыл бұрын
Mcha allah saleman hashi wa marki igu horaysay een muuqaaga maqlo horay u soco prooh
@abdirisakrage5115
@abdirisakrage5115 5 жыл бұрын
Ka gaan ka gaan dunida oo dhan aad iyo aad ban kuu salamayaa halyey soomaaliyeed guulaysta harufadhi media
@mohamedservantofalmighty4045
@mohamedservantofalmighty4045 5 жыл бұрын
Masha Allah bro brilliant programmes and very bright face =salaman xaashi = one of the best
@chaneldadwenhahorusocodksa2223
@chaneldadwenhahorusocodksa2223 5 жыл бұрын
mash allh allaa inanku dhalinyaro ayuu ahaaa waaxa islahaa oday wayi salmn hashi msh allh dhalinyaro ayaa they wll Illey aku deesto adig iyo dhalinta soomaliyed barnamijka waan tagersnhy thanks for all you
@cadnaanrashiid126
@cadnaanrashiid126 5 жыл бұрын
Manshallah it’s my first time aan arko Mr Salman oo ah niin aad baranamjiyadisa ugu xidhanahy waliba waxan jecalan laha inan kugu so dhawayno Qatar 🇶🇦 Doha oo jogo inkasto waligay uu haysatyba inaad nala jogto wadankan carbeed
@khadarhasan8653
@khadarhasan8653 5 жыл бұрын
Mansha allah oday somaliyeed oo taariikhyahana alle cimrigaaga alle hakuu dheereyo salman xaashi aad iyo aad ayaad u mahadsantahay saad noogu faa’idayso keep going bro alle Haku xafido
@idrisahmed8539
@idrisahmed8539 5 жыл бұрын
waanu soo dhawaynayna barnamijka dhulmar thnks horfadhi media eng yaasiin iyo wariye xaashii waa dhagaystayaashiinii wadanka France
@mustafatoolmaan8459
@mustafatoolmaan8459 5 жыл бұрын
Masha allah kabtan manta in an dadka ka barto farxad weyn aye itahay waxa tahay shaqsi ad u dad jecel.sida u jeceshahay in somalia e mid noqoto adna ilah haku jeclado my brother salman have nice day
@xudayfemohammed6746
@xudayfemohammed6746 5 жыл бұрын
Masha Allah waa markii iigu horaysay een arko salman daadihiyaha barnamijka horufadhi media
@xudayfemohammed6746
@xudayfemohammed6746 5 жыл бұрын
Mudo laba sano kudhaw oon dhagaysanayay
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 5 жыл бұрын
ASC HM I am so glad to see you live very interesting story Jizaakallah kher
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 жыл бұрын
Mansha allh waa salmaan xaash madax sare 👉dalmar wan soo dhawaynaya khabiirka 👈mudda dheer qurbaawiga ahaa
@wardheee
@wardheee 5 жыл бұрын
MIDNIMO CHANANEL guul sxp cumar cismaan
@zakariyefarah1462
@zakariyefarah1462 5 жыл бұрын
masha allh waa malintinkowad een ku arko sxb horoy usocda horufadhi media
@husseinhassan4896
@husseinhassan4896 5 жыл бұрын
M.a mr xashi waan kusalaamay waryaha wayn aan ladhacay wararkiisa hufan aan kalago'lahayn walhi waana marka uguhorays arko blse enjineerkana sidaada okle w SUGAYNA inaan aragno,tankle waan soodhwyna barmjyada cusub kamid ah technology, dhulmarka iyo taarikhda khaas ahaan waxaan zaid usoodhwayna qeybta technology sidaas okle dadaalkiina siiwada Allh idin zaidiyo ........
@rachidyoussouf1425
@rachidyoussouf1425 5 жыл бұрын
Mashallah hanbalyo bro walaalkay salman hashi iyo bahda Horufadhi Media wa warbahinta kaliya ee an ku xidhanahay falanqayta arimaha dibilomasiyada iyo barnamijkan u horeyay ee dhulmar. Hanbalyo markale salman hashi iyo bahda #horufadhiMedia
@abirisaqomargarane1763
@abirisaqomargarane1763 5 жыл бұрын
Masha Allah Mr xaashi Allah idin barakeyo waa hurumar aad garsisen somalida casrigan WYO calamka lasoco adiga o gurigada jogo aad iyo aad ayad umhdsntihin. Viva
@abdallahfalcao3883
@abdallahfalcao3883 5 жыл бұрын
Markale waxaan Idin leeyahay Ma Sha Allah .. Dad Farabadan Soo Fadhiisiya ee taariikhdii somalida musaalinka ahayd oo aan ula jeedo barimageydada ahayd hayya .. Dadaal ayaan idinku ogahay.. Somalinimo Meel ee taalo ayaan ku riyaaqaa .. Midnimo Iyo Uur Wanaag ..
@adandhgey
@adandhgey 5 жыл бұрын
Thanks to share with us Dhulmar and thanks a millions Horufadhi Media.
@abdurahmansheikh7904
@abdurahmansheikh7904 5 жыл бұрын
Waa waagii soomaalidu xalaasha ahayd een cudurka qabiilku ina diloon....... horufadhi media guul iyo horumar mar waliba
@ilyasawalle655
@ilyasawalle655 5 жыл бұрын
Mnshaa allaaah cod dahab ah ayaad leedaahay bro alaha ha ku xifdiiyo aaamiin geesi soomaaliyeed ayaaad tahaay horay u socoo bro
@habibaali9801
@habibaali9801 5 жыл бұрын
Masha Allah my brother thank you SO much it is so nice to see your face. Before we only heard your voice🙏👑👈🌟👈👂💯✔👍👏👏👌
@muqtaryusuf8951
@muqtaryusuf8951 5 жыл бұрын
Mashaa alh waa markii iigu horeeysay oo aan si live aanu u arko SULEIMAN XASHI mundane guul
@hamdigarrad3006
@hamdigarrad3006 5 жыл бұрын
masha allah jizakumullah khayran salman walal waan kufaraxsanahay inaan muuqaga dadka kabaranoh ilahay haa ka abal mariiyo wanaga aad samaynayso
@anwarrooble7419
@anwarrooble7419 5 жыл бұрын
Mar labaad barasho wacan salmaan xaashi guul sxb
@mohamedabdull3687
@mohamedabdull3687 5 жыл бұрын
Waxaan ku faraxsanahay markii igu horeeyey ee aan arko salmaan nice to see you sxp
@حسينالصومال-ب2ي
@حسينالصومال-ب2ي 5 жыл бұрын
maashlllh xaashi wiiiilwaal halyeeey nin qaali ah osomaalida kuweeyn
@alishaafi9380
@alishaafi9380 5 жыл бұрын
Asc wan salamaya soomali wayn waxn runti salan kadib waxaan aad ugu xidhnahay horufadi medai aad iyo aad ayan u taageera aduunkana ulala socdaa intii aan ku xidhnaa welibaba ninkan u bixiyay gaagn ka gaan oo ah weriye qiima badan oo warkiisu lab yahay guul iyo gobanimo kuma tageerin qabil ama aqoon shiqsi toona wan salamaya Mr gaan ka gaan guu baan u rajaynaya
@siciidwarsamefaaraxsiciidw7328
@siciidwarsamefaaraxsiciidw7328 5 жыл бұрын
Salman horfadhi Waxaan sugaaba Mantay wanku Arkay wan rajaynayayy inann malin ku arko Mashaa allaah Waad tilabsateen horfadhi
@hananihanani7576
@hananihanani7576 5 жыл бұрын
Asc بسم الله الرحمن الرحيم laakiin maaha mismillaahi adeer soyyr آزف raalinoqo masha allah adeerka alle cimriga hakuu barakeeyo iyo cibaado suuban aqmiin
@maxamedaxmed2149
@maxamedaxmed2149 5 жыл бұрын
Good xaashi waa marki igu horeesay aan ku arko waaw waa cajiib dhalin yaro wacan
@liibandayib918
@liibandayib918 5 жыл бұрын
woow mashaa allaah waalaal aan aad iyo ugu farax sananahy inaan muqalkiisa arko sxb aad iyo aad ayaan iwada mahadsan tihin HM dadaal badan ayaad sameydeen wax tarkiinuna waa mid muuqada oon qarsoomi karin "MAHADSANIDIIN"
@hindaabdirahman3261
@hindaabdirahman3261 5 жыл бұрын
masha Allah waa markii igu horeysay en wajigada arko modan 7 kuxirna Salman hashii Allah nakadayo
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 5 жыл бұрын
Masha allaah salman hashi salan sare waxanba modi jiray oday waba ninyar oo aqli badan alow noso badi ado kale
@cabdikhaaliqmacalin1606
@cabdikhaaliqmacalin1606 5 жыл бұрын
Maansha allaah waa marki iigu horeysay ee aan muqalkaaga arka codkaaga umbaan maqli jiray horey usoco ayan ku leeyahay
@khalidabdi9902
@khalidabdi9902 5 жыл бұрын
Waa ii sharaf inaan arko xaashi thanks horfadhi media
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 5 жыл бұрын
Maan sha allah love you dadkyga somaliyeed meeel walbood joogtaaan sharaf ku noolada thnkz horu fadhi media
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 жыл бұрын
Sheekho xiisoleh 😂😂 Dalmar waayo arag weeyi Odeygani somalidi hore nasabay ahayd 😍
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 жыл бұрын
Saleban hashi Waa markii ugu horeysay ee an arko Horofadhi way talaabsatay😍😍
@cabdilaahiismail6058
@cabdilaahiismail6058 5 жыл бұрын
Mansha Allah walal alle haku xafido waa marki u horaysay een ku arkay alle cimriga caqliga haku siyaadiyo . Kalmadaha aan ka bartayna waxa ka mida Aalaba
@xaylexassan1864
@xaylexassan1864 5 жыл бұрын
Horfadhi midia horumar wacan aadbaan ugu faraxsanahay inaan kamid noqdo daawadasha caawa ee soomaliyey aaan hormarino walaleheena horfadhi midia
@sumayaali5382
@sumayaali5382 5 жыл бұрын
Maashaa.allaah waxaan maqli jirey codkaaga laakiin hada waxaan arkey muuqaalkaaga hore u soco maashaa.allaah
@abdirahmanmohamedyusuf2961
@abdirahmanmohamedyusuf2961 5 жыл бұрын
Ninkaa xaashi dhuntada iyo wajigaaga kagaan kagaan sow naguma noqon sow mar danbe codka iyo wajiga sow is lama helin Maasha Allah Barnaamijka wan soo dhawaynaynaa
@qaansogamer8874
@qaansogamer8874 5 жыл бұрын
Masha allaah wlh caawa aad ayaan ugu farax sanahay in aan arko salmaan xashi oo hadana inoo soo gudbinaya arin aad iyo aad u cajiiba wlh waan ku faraxsanahay keep going my wiilasha furfuran oo siyaasada qaabaa dhiga guul iyo gobanimo
@252hassanaadan3
@252hassanaadan3 5 жыл бұрын
Waa wareeysi fcn looo baahna in aad mar hore bilawdin masha alh dowlada ka hor ina wxka ogaano aad ayaan ugu fcnhy asxb wan ku farxsnhy in aan ku aragno
@adensalahmuhumed4230
@adensalahmuhumed4230 5 жыл бұрын
waa Taariikh aad umuhiim ah Thnks Horfadhi media
@cabdilaahiidriis598
@cabdilaahiidriis598 5 жыл бұрын
Maashaa Allaah aad baan ugu faraxsanahay inaan arko muuqaalkaaga
@CARABTAAKOWSTUDIO
@CARABTAAKOWSTUDIO 5 жыл бұрын
waa markii ugu horeesay oo LIVE laguu arkay kkkaaka welldone brooo
@Xalimo421
@Xalimo421 5 жыл бұрын
Mansha alah wiilka idaacada horufadhi sheegi jiray hada iigu horeyso wajigiisa wlee maantan dadka kaso dhexsaari kara👍waa idaacada an aadka ufiirsado.
@khaledhussein6716
@khaledhussein6716 5 жыл бұрын
Mancha alllah barnaaamij aad looogu baahna runtii suleiman hashi aaad baad u mahadsanty
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 5 жыл бұрын
Masha allaah salmaan xaashi guulayso waa maalintii iigukaa horaysay aragtidaada adiga yaasiinba
@xirgimaal8579
@xirgimaal8579 5 жыл бұрын
Maqal & muuqaalkii ugu horeyay aan kaa dhex arko.
@sahrahashi7256
@sahrahashi7256 5 жыл бұрын
Wadankeena waa qanni iyo aqoon yahan sidda Mr Ahmed. Masha Allah
@IsmailAJeyte
@IsmailAJeyte 5 жыл бұрын
Waa markii iigu horeesay aan arko wajigaa
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 5 жыл бұрын
MASHALLAH in badan baan doonayey in aan wajigaga Arko ilahay haku xafido aamiin
@cabdisalamccd7520
@cabdisalamccd7520 5 жыл бұрын
Barnaamij wanagsan weye Waana soo dhaweyneenaa Hore usocoda wll 👉Hmtv👨‍💻👨‍💻
@mohamedabdull3687
@mohamedabdull3687 5 жыл бұрын
Pro wxan kaa codsan inaad noo soo badisaan barnaamijkan oo kale please
@shamissheikh4638
@shamissheikh4638 5 жыл бұрын
Aaad baad u mhadsantihiiin Horfadhi media barnmjyadiina tayadaleh allaha idinku garab galo howsha adag.
@aniishussein6606
@aniishussein6606 5 жыл бұрын
Mashalah suleman xashi s b aad ayan ku slm sxb waxad Moda inad dagdagsantahay macnahayga hadalka haka bobin odayga iyo xitaa dadka aad waraysanaysoba sidakale legend ayad tahay wlhi sxb hore usoco
@iimaanyare7036
@iimaanyare7036 5 жыл бұрын
horufadhi barnamijka dhulmar aad ayuu u lee yhy xiiso gar ah waxan idin leyhy xaga ka sii wad 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bilalhassain7265
@bilalhassain7265 5 жыл бұрын
Masha allah inaan ku arko ad iyo ad ayan ugu faraxsanahy muqalkada madaama an mudo codkada maqli jiray
@ragehuruuseraage5017
@ragehuruuseraage5017 5 жыл бұрын
Masha allh guuleesta waxan idiin rajaynayaa horumar wanaagsan
@fushkaxmahamed7315
@fushkaxmahamed7315 5 жыл бұрын
Masha allah barnaamish kaan aadaan u soo dhaweynaa maxaa yeelay waa tariikh weliba horfadhi waxaan idinka xusaa hadoo magac yada dad kii ey isla jireen ee somalida ahaay hadoo xasuusto ino xuso...aniga mar dhow ayaan marakibta ka shaqo bilabay hada wa ii 2 sano lakin kena xamuul ma ahan waa kan lagu dalxis tago oo ween markii iigu batneed 5 biloot ayaan dul sarna...kaligeey somali iyo muslim ka ah
@samiirjunior1191
@samiirjunior1191 5 жыл бұрын
Mnshalalh ad ban ugu farxsanahay inan cawa wajigaga aragno ani iyo asxaabta kale wxn kuleahay hore u soco
@hawayassin7044
@hawayassin7044 5 жыл бұрын
Waw Horfadhi Media xashi maasha Allah taagerayasha Horfadhi media ka mid ahay wbt
@mohaabdikerim9729
@mohaabdikerim9729 5 жыл бұрын
marki ugu horeysay an arko salman warbahin ku dayasho mudan logana riyaqay geeska ku askumnay
Warar aadan Hore umaqlin Barnaamijkii Dhulmar oo Maanta Xiiso Leh
20:14
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 31 М.
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 65 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 103 МЛН
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 63 МЛН
DEG DEG WAY IS DUKHEYSAY 7 November 2024
30:48
SHANTA TV
Рет қаралды 398
Barnaamijka Dhulmar Waraysi Xiiso Leh Qeybtii 3aad
28:03
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 38 М.
Wararkii ugu Danbeeyey Barnaamikii Dhulmar & Qeybihi ugu Xisaha Badna-Q4Aad
30:39
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН