🇸🇴❤🇸🇴 Somaliye Wadanka Aan ka Xoreeno Xasan iyo Amxaaro inta ay goor goor Tahay 👍Xasan wuxu Baabiye Midnimadii iyo Qarankii Somaliyed 🇸🇴💔😭🇸🇴💯💯💯💯
@FadumaAbdullahi-j9sКүн бұрын
❤😂 Somaliland Guul Guul Guul Guul Waxa ay fahmeen Qiyaamada Itoobiya 👍 Lakiin Xasan Ayaa fahmin😭💔Waxa kaliya u fahmayo WAA in U Xaraasho Qparankii Somaliyed 💔😭🇸🇴💔🇸🇴👍
@SaraUsama-o6nКүн бұрын
Masha Allah Masha Allah Ninkan Mr Haashi waa Nin Aad Aqli badan fiiro Dheer Meel Fog Wax ka arka Waxa loo bahan Yahay Dhalinyaro badan Oo Sidan oo Kale Wax Fahmey Qabiilna aan Aqoon insha Allah Wey imaan 😮
Mid kan waan kugu taageersanahay hadalka mudane xaashi ❤🎉 i am somaliland wlahy
@AadanAbdi-e1dКүн бұрын
Naarta ku gadanmayno citiraaf ! Waa hadal raganimo ka muuqato, Iyo waddaninimo. Ku dhac .
@KeinanJunior4233Күн бұрын
Qoladiina midnimada aaminsan kubiyo caba Somali land iyo Somalia wa labo dal
@ibrahimismail7608Күн бұрын
@@KeinanJunior4233taas dhib maleh hadi lagu heshiyo lkn adiga ama itobiyan ayad tahay ama besha dhexe kuwooda aamin san ineey somaliland inteeda kale gumeeystaan labadas qolaba afka dhulka loogalinaya
@faysalyusufmaxamud912Күн бұрын
@@KeinanJunior4233somalilnd garanaye somaliya dalkee la dhahaa ma xamar baa mise waa puntlnd mise waa juband ileen waa 3 dal oo simane 🤣
Maamul ma afkaaguu kunoqonayaa maraykanbaa na ictirasfayaaya
@faysalyusufmaxamud912Күн бұрын
🤣🤣 marka la idin citirafo naga maqli maysan maamul dambe e aaway
@KhadraFarah-qw9kuКүн бұрын
Anaga wadankeena waxaa helay intii wax cunta oo bahalaa waana dad la qayaani karo turki kama ahaa wanaag ee wuxuu daraaseyay meeshu inay tahay meel banaan wax kaa ceshanayaa ay san jirin
@SOOMAALIY-1960Күн бұрын
Soomaaliya ha is raacdo
@sakiamino1261Күн бұрын
Guuuuuuuuul iyo gomanino
@AbdiqaadirAbdilaahi-ii2uoКүн бұрын
Jamhuuriyada barakaysan ee somaliland Alle hakula garab galo Qof hadal ku yidhi waxba kaaama qaadayo Hore usocda reer somalilandey
@naciimocusmaan3693Күн бұрын
Adi maa ubashay xasanay ma maqal warkaase soo wada bax wllo😂😂😂
@osmanyusuf4091Күн бұрын
Kkkk waan ku qoslaa ninkan, weraraada uu ku haayo somaliland,
@SaraUsama-o6nКүн бұрын
Adaa u maleysey Ninkaan qabiil Mayaqaan Wuxuu Diidan Yahay in Bada iyo Dhulka Lasiiyo Cadawgen oo laxarasho ,, Mafahantey??
Wax badda iyo Slnd haku mashqulin dadkasi waa dad tashdoo siyasadooda u qorane. Xafaddan laba boglaynasa USA xeryaheeda qoxoontiga ee Africa ku yaal u rar, si ay fadhi ku dirirka aad halkaas ku hayso kula xoojiyan!!!!
@FarahAbdi-rv9jqКүн бұрын
Adigu xagad ka soo jeeda? Wlhy hadalkaga ma aqaan, ma mid qof aan cadi ahaynba? Ma mid jahlibaa?
@rahmamoalim5937Күн бұрын
ORdagan Xaasid ayuu noqday waxuuu ku Ridaa god wadammadda Africa sida Somalis iyo Suudaan
@FarahAbdi-rv9jqКүн бұрын
Hadalkagu wuxu isaga badan yahay kii fadhi ku dirirka. Waxan ogahay inaad u tahriibtay dhanka iyo USA. Meesha shaqo iyo waxbarasho malaha miyaa? Diinta barro, fadhi ku dirirka isaga kac!
Abayo historigisa diib u raac wararku waay dubanyahiin, ma nahiin daad aan aqoon u lahayn siday wax u socdaan
@KhadraFarah-qw9kuКүн бұрын
Wuxuu dumiyay isbiitaal dig feer oo ahaa 5 dabaq oo antiiga markaas ayay ka dhisteen buulal oo ku shaqayestaan dakaday ku shaqayeestan meelo kale
@KhadraFarah-qw9kuКүн бұрын
Warkuu leeyahay ietoopiyan idin heshiisin maxaan ka haysanaa oo naloo kala qadaya Waa Amar ku dhacay soomaaliya
@MohamedAli-ew7syКүн бұрын
Guusha dulada somaliyeed, Dalxureeye is legend
@abdihoori4524Күн бұрын
Falastin carabi cadow kuma alah lkn adiga oo somaliland kaso jeeda ba konfur cadow ku ah somaliland raba in aad xasido oo u qudhidhi wayo 1960 june lkn bari hortada imanaysa horta jireba waxka qadi wa miskin
@faysalyusufmaxamud912Күн бұрын
Taas adigaa diiday markii aad ku tiri faqash dadkii xornimada kula qaatay oo ad hal dal isku ahaydeen adigaa qabyalad iyo qudhun kaa buuxa ku kala dilay dad wada dhashay abiyo abti isu ah dadka iska xiga adigaa midab kala sooco jaahilnimo ku salaysan dhaqan ka dhigtay adigaa afkaaga ku cadeeyey cid kasta oo darood ah inuu cadowgaaga yahy muxuu yahay marka damaca ad ku raadinayso somalilnd oo ka koobay intii xornimada ka qadatay birteshka 1960 bal taas iwaafaji
Miyadan ogayn inuu xassan gurguurte ka iibiyey itoobiya magalo xeebedka saylac laguna saxeexay ankara lacagtiina uu qaatay mar hore🤣
@amalidiris964123 сағат бұрын
way gaka jirta wa nin somaliyed o gesiya cida u hashi wax usheegaya diga o xanunsan maha.ano awdal kaso jeda sini mayo dhulkayge burco iyo hargaysa ethiopia kula bir.lafta naga hadad rabtan noqda
@RijaalCaydaruusКүн бұрын
Soomaaliya hanooto
@whatfuelsselfimprovementКүн бұрын
DAAROODKU KAMA DHAMAADO MUNAAFIQIIN NIMO XASANEEN AYUUBA LEEYAHAY MADAXWEYNAHA SOOMAALIA😮😮
@faysalyusufmaxamud912Күн бұрын
Yuu madaxwayne u yahy gurguurte horta taas iwaydii ninkan cuqdada iyo nacaybka qabiil ka buuxo daarood uma aha madxwayne umana aqoonsana meel uu ka taliyaana ma jirto ee xamar argagixisada iyo amisoom ha ka xoreeyo taas ayaa dantiisa ahe
@halimabeledi510224 минут бұрын
Imarad sacuudi turki waa inan iska qabanaa
@KeinanJunior4233Күн бұрын
Munaafq
@CataniaCatania-y1cКүн бұрын
Xaasid xaasid dhalay sida uu mouse biixi sawirkiisa ka dhigay caafimaadka ,iimaanka ,quruxda,geesinimada uu muuse biixi Ilaahay SWT Adige,aabaha iyo awowgaatoona ma haystaan yurub iyo amerika ayaad dawarsataan .mouse biixi dalkiisa ayuu aaminay oo nolol xalaal ku noolyahay .qalbiga ayaad ka bugta cudur aan dawo lahayn ayaa ku haya ka hadlayow
@fadumosuleman5201Күн бұрын
Wa la aqoonsanaya ان شاء الله oo maad kahadashid xasan shiikh oo ladaba yaacaya bada bilaashka ah munafaqohow
@faysalyusufmaxamud912Күн бұрын
Intaas wu ka hadlaya xasan gurguure iyo dhagartiisa ma arag miyaa siday hawiye u naceen horu fadhi media kkkkk
@husseinwardere9735Күн бұрын
Xassan dhiiqo afkiisa Wuxuu ka yiri Ethiopia Wey diidey iney Na Aqoonsato ??? Iyo Ethiopia xaqbey u leedahey iney bada Somaliya hesho ??? Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' Sugin inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??????
@hawayassin717222 сағат бұрын
Ceeb madaxweynaha cayda ka xishood , talo iyo tusale sii qof walba oon allah ka cabsigu ku yaryahay ,ayaa ficilo xun sameeya ee waani
@ahmedgoryahmedgory23 сағат бұрын
Galbi Dagah spying for eithiopian ex government Broadcaster ur analysis is have no value to the somali speaking people 😂😅😢😮
@FarahAbdi-rv9jqКүн бұрын
Hadalkagu wuxu isaga badan yahay kii fadhi ku dirirka. Waxan ogahay inaad u tahriibtay dhanka iyo USA. Meesha shaqo iyo waxbarasho malaha miyaa? Diinta barro, fadhi ku dirirka isaga kac!