Ciidanka Lubnaan oo Kayaacay Furimaha Dagaalka Kadib israa'iil oo Soosaartay

  Рет қаралды 15,877

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Пікірлер: 17
@Mohomed-f7s
@Mohomed-f7s 9 күн бұрын
Masha Allah horfadhi HM keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤️❤️💯💯💯✅✅✅✅✅❤️❤️👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 9 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 9 күн бұрын
Ciidanka lubnaan markii horeba ciidan ma ahayn lkn magac u yaal ayey ahaayeen dalka ha difaacaan ama dumarka iyo ciyaalka ha kala celiyaan
@ahmedadanmahamed2165
@ahmedadanmahamed2165 9 күн бұрын
Kenad waxaa ladilay 1963
@Ashaabdi-n7v
@Ashaabdi-n7v 9 күн бұрын
Cadowga kaso horjeedo xooreynta dhulka falastiin ALLAHA Jabiyo
@Kadermohamed-f8h
@Kadermohamed-f8h 9 күн бұрын
John.f.kenedy.23.11.1963.ayaa.la.dilay
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 9 күн бұрын
dhibku yuhuuda maaha ee waa carabta qashinka ah ee yahuuda dabada u leefa ha leyso nacasyo weeye carabtu
@bisharo8936
@bisharo8936 9 күн бұрын
Waa makii uu dalkiisa baabiyay shisheeye dartiis hada markey ukreen baaabaday mexey utarinabad... jofka hadii dalkiisa uu kahormarinin danta dalkiisa aaqiba ma leh . Waa waxa anaga naheyto
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 9 күн бұрын
J.f. k. Iyo familigiisa. Iyo kuwa kale oo badan. Iyo qadafi. Sadam. X. C.cali sharmake. Allahu akbar maxaa maqan madax aduunka. Hal meel ayey ku maqan yihiin. Lakin hadalkaan. Waa aadistii dagaal sokeeyey. Aan sugno
@calishaakir1
@calishaakir1 7 күн бұрын
CADOWGA UGU WEYN EE MUUMINIINTU WAA WAHAABIYADA KHALIIJKA IYO KUWO SOO RAACA EE OGAADA DADOW...!!!!
@Kadermohamed-f8h
@Kadermohamed-f8h 9 күн бұрын
Thuram.wuxuu.doonayaa.inuu.tik.tok.sher.ku.yeesho.diintiisu.😮waa.lacag.raadis
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 9 күн бұрын
Aan sugno. Trump inuu yahay hagamiyaha USA. Insha allah
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 9 күн бұрын
Lubnaan. Waxay aadaysaa dagasl sokeeye. Kadibna waxaa isku balaarinaya. Yuhuud.
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
Sida Reer Galbeedka iyo Warbaahintoodu u Buunbuuniso Maxaabiista Israa'iil
10:31
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 02.5.2025
Somali Radio
Рет қаралды 886
Кем был убитый в Москве Армен Саркисян
16:59
BBC News - Русская служба
Рет қаралды 57 М.
Diyaarada Dunidu Layaabantahay ee iiraan Soosaartay & Bumbooyinka Ay Tuurayso
8:02
Maxay Yihiin 2,000 ee Pound Bombs Ka Loo Yaqaano? Maxaa Xiiso Leh
7:59
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 18 М.
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН