"Nimankaa Baho Garxajis Sheegtay Dano Gaar ah ayay Leeyihiin Waana Ragii Dagaalkii Laascaanood.."

  Рет қаралды 10,553

HORYAAL TV

HORYAAL TV

Күн бұрын

Пікірлер
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 23 сағат бұрын
Ina jaambiir cadegude ina good waa saddex neef oo cadawga u naageeya
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 23 сағат бұрын
Somaliland Qaranimo,Qaranimo iyo Midnimo. Kuwaasi waxay la socdaan Huwan.
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 22 сағат бұрын
Waa runtaa suldaan guul somaliland
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 22 сағат бұрын
Garxasjika dhabtahi waakas
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 23 сағат бұрын
Waakaa garxajiskii xalaasha ahaa
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 22 сағат бұрын
Xaqiiq
@yaasiinalliazker2504
@yaasiinalliazker2504 23 сағат бұрын
waa raggii u ollolaynaayey soomaali Wayne.
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 21 сағат бұрын
Guuuuuuul Guuuuuuul daaaaaaaaarrrrrrod❤
@cabdiraxman9831
@cabdiraxman9831 21 сағат бұрын
WAR HALAGA XISHODO SALADINTA NINKA NABADA DIDAA COLADA WAX KAMA TARO HORAA LOO ARKAY
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 Сағат бұрын
Allah ninkan runtaan ku jecelahay Allah ha ku sharfo
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 23 сағат бұрын
Waa tuug maalinba shaadh gashanaya waxayna kufaa,iideen oo ay dhaqaale kasameeyeen wax yeelada dalka iyo dadka
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 21 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 21 сағат бұрын
Guuuuuul somaliland viiva viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland
@AdanCali-qi1mn
@AdanCali-qi1mn 22 сағат бұрын
Waar nabada dadka islaamka dhexdooda waa waajib ilahayna mabanayn dhiig muslim qofkii daadiyana waa ehlunaar kikashaqeya inusisocdana kadaran allaah hakalaqaboojoyo aamiin aamiin aamiin
@caydarusburaaale1281
@caydarusburaaale1281 20 сағат бұрын
Huwan guul
@Ibrahim-r9d8q
@Ibrahim-r9d8q 22 сағат бұрын
Garxa jis ceebay ka dhex. Wadan ciida gale. Ha la iska qabto ciida gale. Maanta cada gude iyo ina jaan biir. Waa laba Inan gumeed. Oo. Maanta. Haday wakhti. U helaan. Walaahay. Isaaq. La g. Bay ku iibsan la hayeen. Hala iska. Qabto. Labada. Wasakh waa nijaas umada. Lagu Soo dhex. Tuuray. Waa cada gude. Iyo jaanbiir
@sahraj3885
@sahraj3885 4 сағат бұрын
Beenaale ee hanaga caayin Suldaan Ahmed Cada Gude iyo Caaqil Rashiid Jaambiir
@sahraj3885
@sahraj3885 4 сағат бұрын
Abti Garxajis waa Garxajis oo isku dhan Baho Garxajisna waa Ciidage iyo Isaxaaq marka ay isku dhex jiraan waana Magac jirey weligiiba oo ah degaanka ay ku wada nool yihiin iyo wada dhalasha
@nathra7351
@nathra7351 22 сағат бұрын
Beenaalayaal weeyaan gx wuxuu doonaayo shacabka reer somaliland waxay gx waxay u arkaayeen cadowga somaliland haday kursiga helaana bogsaanyo lkiin maanta sidiii uma eeeka.
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 18 сағат бұрын
Waa Niman Xaqa Kaaga dhow ee iska dhig cumaamada iyo Koofiyada
@suriadan4982
@suriadan4982 21 сағат бұрын
Suldaankaasi waa midka kacaafimaad qaba xanuunka kudhacay salaadiintii garxajis alle hakuu siyaadiyo aqoontaa
@MustafeyuusufHajjimustafe
@MustafeyuusufHajjimustafe 23 сағат бұрын
Bahagarxajis.hadaad.maqashaan.cid.ayadan.leh.waxbahagarxajis.layidhamajiro.wax.garxajis.kasokeya.majirto.lakin.Qoladaas.magacaas.sheegtay..Ada.kaliita.ciidan.kii.dacaamka.ayaadtahay
@AhmedMuhumed-d9k
@AhmedMuhumed-d9k 22 сағат бұрын
Kan wa dooraale idoor
@zackerawali
@zackerawali 22 сағат бұрын
garxajis waxa lagu haystaa maxad nabada u qaadanaysa , marka dagaal dhacana iyaga lagaga baxaa oo ku go'a ,daaroodna wa dad islaama oo weliba jaar ah oo xuduud 1,500km ahi inaga dhaxayso ,colaad ka dhalatana waa mid khasaaro mooye wax kale laga faaideyn , noocaas oo kale totaly maaha inuu umad so horfadhiisto bakhti weeyan ilaahay ka fogaaday oo cuqdad u dhimanaya
@NimcoFf
@NimcoFf 22 сағат бұрын
Jilicssnow darood haduu kuu diiday dhulkisi adigu sidee urabtaa inuu dhulkaaga ujoogo ileen wxn aan xishoon baa jira wali
@zackerawali
@zackerawali 22 сағат бұрын
@NimcoFf marka dawlad gebilay keliya xukuntad rabta miyaa? Oo jabhad walba calan taagato , Umada ka xishoda nio daarood iyo somali oo dhan baynu u baahanahay . Si ictiraafku u meelmaro oo container kan uga baxno
@NimcoFf
@NimcoFf 22 сағат бұрын
@@zackerawali sheeko soomaliga gurigaaga la joog reerkii diiday dhulkisa aniga dhulkayga cag maso galin karo kute dawlad gabilay ah gabilayna anaa leh dawacalauna anaa leh taako dhul isaaq ah laguma gorhortami karo somali ma dhulkaygaan ku raali galiyaa caqli 6saac ah uma baahnin
@zackerawali
@zackerawali 21 сағат бұрын
@NimcoFf haye walaal mahadsanid , kolay dhul isaaq kaftan ma galo taasi waa qadiyad aynaan hadda ku muran sanayn lakin siyaasada iyo qabyaalada in la kala fogeeyo uunba dawlad lagu helaa intasunban meesha ka cadaynayay
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 20 сағат бұрын
Gudcur gude jabiir jilicsane iyo waxay cago ku qataan oo soori qaadatay hali qiiq ka baxaba u orda baa naf leh
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 18 сағат бұрын
😜🤪😛😝😝😛🤪😜🤪😛😝😝😛🤪😜😝😛🤪
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 21 сағат бұрын
Inta maana afkaa ku hadashay Ee Shirarkaa garxajis ku kala qaybiyay waa kuwii ku ku dadaalayay in garxajis iyo isaaq iska horkeenaan.lkn maantay fashil meen.
@AyaanWaano
@AyaanWaano 21 сағат бұрын
Buuuuuufi huwanta faqasha xaarmajo xaarmajo
@caydarusburaaale1281
@caydarusburaaale1281 20 сағат бұрын
Garxajis waa jaarka somaalida wuxuuna ku xayn daaman yahay idoor dhamaantii colaada somaaliduna iyaga ayey sameyn ku yeelan doontaa
@galool4
@galool4 22 сағат бұрын
Waa la yaqaaney qof waasha ..qofkaana ehelkiisa ayaa u miyir qaba laalkin weligay ma arag beel dhan oo waalatay oo hal aanu ka miyir qabin ,, cid qabatana ma haystaan... Beesha ma ii sheegi kartaan ?
@abmoh9216
@abmoh9216 21 сағат бұрын
Iidoor
@BasheFaraweyne
@BasheFaraweyne 20 сағат бұрын
waa kuwaa madaxdhaqameedkii saxda ahaa ee reer sheekh isaxaaq waa ragii dagaalka iyo nabadaba yaqaaney waana geesiyaashii reer gobdoon
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 21 сағат бұрын
WA ODGY LAN GABKI WALAN KKKKKKKKK😂😂😂😂😂 FUUTO
@suriadan4982
@suriadan4982 21 сағат бұрын
❤🎉
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 21 сағат бұрын
Nabad bey doobayeen nimankaa aware ku Shiray e. Bal ninkani muxuu colaada ku ogyahay.ee nsbada ku la'yahay.?subxaana laah.
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 21 сағат бұрын
Sullaadiinta aad eedaynaysaan dan dawlladan cusub ee. Gudahana dadkii laga uulaystay ay cidhibta kaga taaganyahay dababka kale ka baqtiiya
@prosl11
@prosl11 21 сағат бұрын
Waar nabad waa muhiim laakiinse darood maa rabo nabad ee wuxuu raba inuu somaliland iyo isaaq burburiyo marka in laa sika celiyo miyaanay wajib ahayn
@AhmedmohamedyoussoufYoussoufah
@AhmedmohamedyoussoufYoussoufah 20 сағат бұрын
Fadlan ku shubo Suldan Makii xaji banadir manta Aya kuso shubtey
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 21 сағат бұрын
😂😢😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 18 сағат бұрын
Hargesia iyo burco waa somalia soomaalina soomaali baa leh iidooroow waxaa tihiin argagixiso soomaali diid ah ee dhulka soomaaliyed ma guuro ee dadka xawashida ee soomaaligga aheeyn ee hargesia iyo burco jooga maanta ayaa ka guuraayaa taasi la socda soomaalaay iidoor waa waslad xaaraan ah ku dhex jira dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed weeye soomaalaay ee macsalama
@Halbeeg.mediapro
@Halbeeg.mediapro 13 сағат бұрын
Ey eydhalay Somaliland kuso dhusa cid waxka qaadi Karaysa ma jirto oo waa Qaran jira huweneey somalina cida ugu liidata ee hadana aan dayn doqonimo iyo damaca jaahilnimada ah waxa lagu yaqana reerkina Dofaar
@rashidabdi8452
@rashidabdi8452 19 сағат бұрын
Waar ilahay kacabso fidnadu waa khatar xaga Allah iyo xaga Akhiro
@rashidabdi8452
@rashidabdi8452 19 сағат бұрын
Malcun munaafiq
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 21 сағат бұрын
Adiga miyaa lagu soo kiraystay dawladii fuushay dad magaaladdooda jooga ciidanka nabsi ayaa jabiyay maxaad adigu
@cunaayeliqaaye5559
@cunaayeliqaaye5559 2 сағат бұрын
SULDAAN IBRAAHIM GEESI QARAN NOOLAW INAADEER ISAAQ WAA ISAAQ DABA DHILIFTA HALA BUUFIYO ISAAQA SHEEGANAYSA CADAWGANA U ADEEGAYSA
@mahamed6329
@mahamed6329 22 сағат бұрын
Kkkk aawey kibirkii ? Xuduuda hala xidho, garoowe ayaan tageynaa kkkkkkkk, reerbaa tahaye edebyeelo
@prosl11
@prosl11 21 сағат бұрын
Fuulay majeerten baa hadliyaa
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 21 сағат бұрын
Waruntii dana gaarey leeyihiin cadagude iyo ina jaanbiir waxalagu yidhi isaaqa sookala qaybiya shaley khaatumey tageersanayeen maanta ogadeen waxay tahan yohiinba arab cidina maxasuuqin xata tacsi umey diriin haleyska qabto
@Siyaad-g9v
@Siyaad-g9v 20 сағат бұрын
cade gade iyo janbiir hala iska qabto cadowga somaliland ushaqeyeen salaadiin laguma sheegi karo waa shayadiin
@Wanaagsane
@Wanaagsane 18 сағат бұрын
Sababta kulmiye iyo dadka taaageera colaaadaha u buun buuniyaan ee nabada u necebyahiiin maxay tahay
@nimonimco3063
@nimonimco3063 21 сағат бұрын
Xududo cusub ayuu Darood rabaa. Idinkaa dhulka la idinka qadayaa, Maxaad isugu muqmuqataan? Odayaasha waa la gatay oo Darood ba gatay. Madaxa ka toogta ka idinka hor yimaad.
@KadarCaamir-w3t
@KadarCaamir-w3t 22 сағат бұрын
Wajigaagu hagubto cadaabta aad doonayso kaligaa ku dhac
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 20 сағат бұрын
Adeer jaarso kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.waa oromadii geri koonbe beeraha u fali jiray Or.orom.dhalay
@sahraismail2230
@sahraismail2230 22 сағат бұрын
Yaahu daadkaan maaxay naabaad diidkaa ah garhajis iyo ogaden dhuul ayeey waadaa daagaan ee duulmiiga joojiiya
@SicidHugurfarax
@SicidHugurfarax 22 сағат бұрын
Walaahi.odaygani.run.ayuu.shega Ya.cadagude.iyo.inagood.caaqil. Jabiir.waxay.iskudiran.isaaqa
@aminsayid856
@aminsayid856 22 сағат бұрын
Waar dadka ha isku dirin munaafaqnimads joojuy uu ilaahay ha baqo nin wayn ayaa tahay
@zamicaruus8894
@zamicaruus8894 22 сағат бұрын
Maxa camal xun ku sugaya akhira ku danbaysa
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 20 сағат бұрын
Kani ma kii doofarka ahaabaa kkkkkkkkkkkkkkkkk lqqscqqniod hooyadaa miyaa lahayd kkkkkkkkkk dhilo ayaa adiga iyo hooyadaaba dhashay
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 21 сағат бұрын
Waar ma adigaa dir ah anaga isaaq baanu nahay carrabna waanu ka soo jeednaa
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 21 сағат бұрын
Ciidagale afkiisa waxaa ku hadli kara Abokor muus.
Muxuu salka ku hayay dagaalkii ka dhacay duleedka Laascaanood?
3:38
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
CIRO KULAHA MUUSE WAAN JECLAHAY MUXUU IMAN WAAYAY ASTAQFURULAAH
8:58
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:50
BBC Somali
Рет қаралды 6 М.
WARAYSI XOG BADAN LAGU LAFO GURAY OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN!
27:32