@@prosl11 dhashii siyaad baraan ahay. Ee kii abaarso maihi
@josephabram6086Күн бұрын
Dhashii siyaad barre ma amaan baad moodaysaa waa caruurtii askartii kacankaagu sinada ku dhashee waad ku mahadsantahay inaad noo cadaysay inaad ilmo sino tahay😂🙆♂️
@yasinhassan3840Күн бұрын
@josephabram6086 kolayba ilma naftanagaa. Ma ihi. Ee soomali dhaladaan ahay. Idooroow. .
@deeqaosman11702 күн бұрын
Masha Allah Suldan Alle ha ku xafiydo
@allfurqaniyachannel6496Күн бұрын
ماشاء الله بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم الله يحفظك ويبارك فيكم جميعا سلطان حكيم يا رب العالمين الحمد الله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم آللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲☝️
Alaahu Akbar.. that is what we want to hear from our suldaan's... fight our beloved Somaliland my people, guul iyo gobanimo always
@Abdul253djКүн бұрын
Is somaliland only for isaaq clan!??🤔
@flabflab8288Күн бұрын
@Abdul253dj no, it's for every person who have the citizenship of somaliland is somalilander and owns somaliland
@DhagaxKureКүн бұрын
@Abdul253dj no my friend, somaliland belongs to all Somalilanders
@Abdul253djКүн бұрын
@flabflab8288 All right, then why do you always talk about isaaq this , isaaq that but never about somaliland agenda! The only way to achieve somaliland unity and peace is to come up with an all-inclusive somaliland, whitout clan propaganda. Forget about isaaqism, only somaliland peoples including those who are fighting us.
@Abdul253djКүн бұрын
@DhagaxKure then, my friend , make it work ! Show me that somaliland for all movement.
@AxmedMaxamud-zc4ei2 күн бұрын
Waaaar dadkii aanwarka ka sugayney waa suldaankan ibna xalaalka ahaaa caafimaad ku waar suldan.. .❤❤❤
@Eazy-q8l2 күн бұрын
Masha allah sildaanka ilma sheekh isaxaaq bin axmed bin hashim hadlka sudaandu wa taan nolo suldaan❤❤❤❤❤❤❤
@abshirhussein1904Күн бұрын
BINI HAASHIM MA JIRTEE ABTIRKAA BEENTA AH ISAAQ DHEXDIISA KA DHEX DAA CARAB MATIHIIN E😂😂, ILAAH KA BAQ UMADDAAN CARAB MAAHAN EE ILMO SHEEIKH ISXAAQ WAA ILMO MAXAMED XINIFTIDHE MAHA DIR AJI IRIR SAMAALE WAA QABIILKA SOOMAALI UGU WEYN OO UGU BALAADHAN
@Onceuponatime-f7hКүн бұрын
Aderr miskiin Caynaanshe HY tii uu ciili jiray waaye. Feedha iga garo
@abshirhussein1904Күн бұрын
MAASHA ALLAH SULDAANKA GUUD EE HABAR YOONIS XAQIIQDA AYUU KA HADLEY
@khadraali1706Күн бұрын
Masha Allah suldaan Illaahay ha ku xafido waa hadal nin wayni ku hadlo
@mohamedmuuse-ck5gmКүн бұрын
@@abshirhussein1904 waa runtaa waxaanu nahay maha dir dirna asal ahaan waa dir
@ZacadNuur2 күн бұрын
Waa sidaa suldaanku sheegay garxajis waa 2 ardaa Ka koobaad daa,uud Ka labaadna waa saciid no baho garxajis jaaxi cabdi waraabe ayaa bixiyay shirkii Sheesh ee labo 1992 ee lagu dhameeyay shaqaaqadii dhexmartay labadii beelood EE walaalaha ahaa EE Kala ahaa ciise muse iyo xirsi cismaan tank you my friends
Waa suldaanka matali kara dhamaan reer sheekh isxaaq
@riyoxidho2 күн бұрын
Waa kaas, Suldaan kayagii...CADDE Gudde, oo HUWAN IYO Somalia iyo Dadkeeka u leefleefa oo Raali geliya, ma aha Suldaan Kayaga.....Salaam from Reer Cawl
@AbuTasniim-o4oКүн бұрын
Wllhy Anigoo Ah Nin Hjeclaa Diyaar Waxan U Ahay Inaan Ku Daba Faylo Saldanadaa Soo jireenkaa Ee Suldaan Cismaan Suldan Cali Madarr Waayo Waa Isaaqii Dhabta Ahaa Alle Haku Sharfo Suldaan
@zakirboss1432 күн бұрын
Ilamaadeerayaal difaaca inaga daayoo weerarka ina galiya
Xaqiiqdii waa suldaankayaga guud Isaxaaq carre Alle Haku xafido
@ahmetakram1488Күн бұрын
Reer shiikh isaxaaqow suldaankan baa ina deeqa legend weeye
@HusseinMuhumedMohamed2 күн бұрын
Allaa yacisak suldaan guud
@AbdikhadarOsmanКүн бұрын
Sharaf iyo karaamo suldaan mideeyey❤❤❤❤❤❤❤
@shaficiaxmed9769Күн бұрын
❤❤❤ Xaqiiq
@riyoxidho2 күн бұрын
Cadde Gudde, Waa Huwan ushaqeeyae...Nabad billa shuruud ah ayaanu Rabbnaa kadib markii Dhulbahante Erigavi boqollaal ku dillay, Qoriligud iyo Degenadii Dadkayaga Habrjeclona gubay, ayu kuleeyahay Nabad billaashuruud..ah. musa ismail, maaha Muhaajirin...Meeshuna ma aha Somalia....
@KhadarIsmail-sw2ueКүн бұрын
Ina mire muxuu beenta noogu sheegay.soow kii lahaa,haddaad soomaaliya wada tagtaan anaa dalka difaacaya.car ha dheho cirroy taraam ka gudoon aqoonsiga sida hadiyada uu noo siinayo.😊
@seed3966Күн бұрын
Asc 👮🏽♀️🌎👮🏽♀️ninka isha daba aadanahaa arka midka uurka dabana allaah arka how nin walbaa gurigiisa nabad haku deganaado reer xasuuqloow miyeydan weligiin kabaxayn waa nala xasuuqey cuqdad binu aadamaad noqoteyn isaaqoow ee degaankiina ha idin deeqo 👉🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️🏃➡️
@XaliimoCali-xs1ouКүн бұрын
Maansha allaah 17 da O'Day ee uu ka tirsado sheekh isaxaaq dhaantood wa wafa suldaan maaha suldaan hunguri halkeedii ayuu dhigay ku quuso ragii odhan jiray usra harti asal biyihii sayd isaxaaaaaq
@madoorankareealownoodooral7702 күн бұрын
Suldaan ale,haku sharfo
@AbdiAli-xw3my2 күн бұрын
Jambir iyo cada gudi 2bada cadaqate ee tolkaya ee gunada soqatay sii issaq lo kala jabiyo kuwa talabo haa laga qado iyo siicid hargeisa clcclub😂kuwa wax haa laa xidho
@SiciidGeele-q3dКүн бұрын
😊❤❤❤❤❤❤❤❤
@awliyoabokor8432Күн бұрын
ماشاءالله تبارك الله غفرالله ذنبك ياسلطان انت سلطان بني شيخ إسحاق كلهم سلطانناانت
@keysesaleebaan5875Күн бұрын
Suldaanka guys waa hagaagsanyahay waana la aqbalayaa taladiisa noolow suldaan
@ibrahimmusa97352 күн бұрын
Maashaalla Waa sultaan
@cabdixaafidxasan77342 күн бұрын
Good suldan
@qwertyaserty84042 күн бұрын
mashallah mustacid
@JacfarDeeq18 сағат бұрын
Suldaan run ayaad ka hadashy alle haku barakeeyo iyagaa balayada wada Mar walba
@Maxamuudaxmed-u2uКүн бұрын
Awoowo talisy e.lakiiin hore maad intaad tidhaahdid
@AhmedIbrahim-hn9rj2 күн бұрын
Suldaan Cismaan Suldaan Cali waa nin hadalkiisu cad yahay waana in sidiisa loo qaataa.
@MuxiyoDiincarab2 күн бұрын
Guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@haboon180Күн бұрын
Mansha Allah
@MaxamedAmo-z5q2 күн бұрын
Waad mahadsanyahy suldaan sare garabkaagaanu taaganahy noolaw adeer ninkii wax iska celiya ayaan wax isku nahay from somaliland from subeer sacad muuse
@Maxamuudaxmed-u2uКүн бұрын
Awoowo walee talisy waana qadanynaa
@MaaxDheegКүн бұрын
Waa suldaanka dhab ah
@nathra7351Күн бұрын
Maashalah. Suldaanka guud ee hy waa nin reer sugule ah waa ragii hy talada iyo hogaanka u hayey sharaf baad leedahay geesi qaran. Guuleyso ishalah maashalah
@IsmailFaarax-o7v2 күн бұрын
Suldaanka guud uma aha garxajis oo kaliya , Arab na waa u suldaan. Khayr ,caafimaad baan kuu rajeenaya.
@Sahra-s2qКүн бұрын
suldaan isaaq dheh inadeer
@sahraahmed-fv6rj2 күн бұрын
Subxaanallaah war dhiiga islaamka hala joojiyo😢😢😢😢😢😢
@EidSomliveКүн бұрын
Suldaan hadalku waaa intaas Daarood waa in latusaa waxa ay nabadu tarto waana in Xuduuda Somaliland la dhaafiyaa
@aminaawil8037Күн бұрын
Miskiin walay way wararan waxaa loo qaaday in uu xukumo Muuse miday anagu waxaan doonaynay Muuse siyaasadiis 😂 guul D5❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedxuseen4049Күн бұрын
Muuse maxaad ku dooratey 😂😂
@dhebidhanan2 күн бұрын
😂😂😂 Isaxaaqow iyo cidagalow suldaanki wuu idin ku fahmay😂😂
@ShaacifiAxmedКүн бұрын
❤❤❤❤❤
@beerkaaicadaaday2057Күн бұрын
Beeshu magaceeda yaan lagaga ciyaarin habar yoonis må ahan waa habar-kintir-yoonis.
@SaadoCabdi-u9mКүн бұрын
❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572Күн бұрын
Haylayska celiyo yuhuudda Geeska afrika Daarood xiqdiyo xaasid
@adoonkiiallah227Күн бұрын
Zuldaan Nagu Qaaliya Yaan Naloo Qarin Kaneecada Bal Wakaase Cade Gude Iyo Ina Jambir Wuxuun Haku Hadlaan !!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Nooo difaac weerar dheha tolkayow maxaa iga xumaan jirey hadii rag is xiniintaabto
@abdicash87872 күн бұрын
Hadaan ku hooyaaa suldaan. Ciidagae iskuul u fur . Adiga iyo boqor buurmadow baanu tslada ka qaadanaynaa
@CabdiiJaamacКүн бұрын
Kugu maalnay suldaan
@nawaladam1142 күн бұрын
Waxay colaad ka helaan aan eegno walee way jabi odayaay hoostiyo korkuba cadaatay ee qooqsan waan ku shahiiydanaa ee hasoo socdaan darood doofaar
@horijoogmediaКүн бұрын
Noolow suldaan
@osmanibrahim3470Күн бұрын
ADEER ISKA AAMUS WAA LA IDIIN TANAASULAY EE KA DABAASHA 😂😂😂
@ibn.dahir.2 күн бұрын
Masha Allaah, waakaa hadalka saxa ahi. Hala diyaar garoobo
@Farxaan-k9kКүн бұрын
Adeer waa naga farxisey ee alle hakaa farxiyo Baryahani oo dhan waxaan kayaabaneyn beeshii garxajis ee aanu laheyn iyadaa dadka ururin Mar haddii kursigii ay fuuleen,ayaa hadana kolba waxnaga nixiyaa kasoo baxayeen lkn hadalkaagaasi ayaa nadaweeyey, lkn intaa maahee qaar hubka kadhig usheeg inay muxaafid yihiin
@JamalabdulahiGedi9596Күн бұрын
As masaay
@AbdiAli-xw3myКүн бұрын
Cada gudee iyo jaambir wax usheg ader 2bada gunada darood soo qatay
@abiibabiib41082 күн бұрын
Warsangali waxaa dabada ka riixaya Majeerdheen iyo Huwan. Labaduba waa Cadow Nabad Diyaar uma aha waa in Ceerigaabo la difaaco waa in Somaliland la difaaco. Balantu waa Laascaanood iyo Garoowe. Jaamac Baadi waa in uu noqdo waxa uu yahay.
@abdirahmanjama9290Күн бұрын
Hadal ma yaalo ee halaga karo Qof kasta oo xaarood ah
@YFC-lo9nj20 сағат бұрын
Garxajisna waa Garxajis. Hartina waa Dhulbahante iyo Warsangali. Saasi waa sidee adeer, reerna Suldaan baad u tahay e?
@sacadismacil1834Күн бұрын
Hadii talo guud hawlaha lagu geli lahaa halka maanta la inala marayo may gaadheen
@luqmancilmu23 сағат бұрын
Asc dhalinyaroy odayashan xal iyo wanaag inoma hayaan warkana war suldan ma,aha ee dabka ayaan la idinku gurin ciyalkinana la agoonteyn
Suldaanka guud ee besha habar yonis waxa uu cadeeyey in aanay meteli karin garxjs talàda garxjisna iyaga lahayn wax layidha baha garxjs jirinba
@guuleedabdi3329Күн бұрын
Waxa lagama marmana Dawlada Somalilandna Awood U leedahay, In Ciidankeeda Lascanood ku Xidhan Ay Xoog Ku Soo Furto Ila Magalada yar, Ceerigabo iskaba Daa.