Burco iyo hargaisa Waxay kuu gooyaan baad somalia Ku leedahay waxba ma samaynayaan kartid 30 sano ciidan kii iyo hub maad dhisasay baad wax ku qaadi lahayd Ee dadka aha runta usheeg
@fathaibrahim70796 сағат бұрын
Waa run Wasiirku qolada uu yahay maxaa laga rabaa, wax qabadkiisa wax halaga sheego markay xilka la wareegaan
@xooshmuxudiin8490Сағат бұрын
Odaga xisbigiisii sow ma dhiman waa maxay hadalka ow meesha ku haayo
@CabdallaxaajicusmaanXaaji6 сағат бұрын
Ninkani kii ay ummaddu nacday ee isaga iyo xisbigiisiiba la isku tuuray ee la yidhi, waa Kab iyo xaarkeede israaciya. Miyaanu ahayn?
Yaa huu faysal gawaande goormaa hur dadii ka soo toostay soo soso ingiriis 1000 ka hor buu guuray dadkiii lahaa baa haysta
@moh-l5e8c5 сағат бұрын
SSDf & SNM ayaa bilaabay ayaan darada soomaali ku habsatay
@fosiyaseadmahamoud65514 сағат бұрын
Abtigay wadani dhabaha cadow gaa ha jabo guuulayso cimridheer cafamaad qab iyo cibaado suuban
@AbdirahmanAbdi-k5e7 сағат бұрын
Oo odaygi manoolaa faysal faaruq
@MohamedOmarAbdi-tc9ue6 сағат бұрын
Afkaaga huurada leh ka olaali madaxda qaranka.
@samowsamale34904 сағат бұрын
Mar haddii reer Somaliland laga waayey culimo iyo caamaba cid is xil qaanta maxaa loo diidi Somali galbeed haddii nabadda loo adeegsado. Faysalow nabad kala shaqeeya dadka isu taagay
@farhanmohamed904420 минут бұрын
ma badalid kartid xadka la garay xadka ma iidoor baa leh
@AhajiFarah6 сағат бұрын
Ninka siyaad bare wuu ku washay arinkaa Hala baro
@MohamedOsman-z2p6 сағат бұрын
Masha Allah wa nin waxbadan og
@fathaibrahim70796 сағат бұрын
Waa waxa ugu xun magaalo labo qolo kala xukunto. Ilaahaw sharkooda ku moos
@umm1236 сағат бұрын
Adugu nin wayn miyaand ahay wax san miyaadan sheegin, waxa xun oo dadka kala fogeeya mooye, waxab kama tihid hargaysa calooshaad ayaad u dhimanaysaa iyo naca daarood, qabriga ayaad la galaysaa, naftaad u tudho.
@habibahussein-eb7ss4 сағат бұрын
Been bad shekta Faisal raged
@axmedaden165551 минут бұрын
Ragii rag ahaa waa kaa somaliland ney aabahaa was faysal cali waraabe iyo muuse biixi ayey ciro hurdaaye oo daadku hoos maraayo iyo xirsi tuug ku bedesheen halka aad ku danbeysaan ujoogi doonee
@maxamedabwaan26734 сағат бұрын
Faysal waa geesi garab waayay
@AhajiFarah6 сағат бұрын
Qofkan hadlaya na fataysal Cali waraaba mise zakariye nuur saajin
@khadraosman172413 минут бұрын
Doqon baalaha wax kaa yaacayaan
@JaamacHussen-r6b6 сағат бұрын
Gaashaan bira
@AhajiFarah6 сағат бұрын
Faysal haduu dacad yahayy waa dooran lahydeen
@samowsamale34904 сағат бұрын
Waa runtaa
@nuurnuuraan86246 сағат бұрын
Dadka inta badan meesha wax kuso quraya waxay u badan ذباب الاكتروني
Laascaanood ma lihid dhaxalna umaad helin.Sanaagna ceedagale baad ka tahay .Daw lakiin siyaad arena fatal baad ka ahayd .dhulbante kaala tashan maayo Samir iyo imaan .15sano ka dheregtay Aqliliga caga baagaa geliayay.😅😅😅
@maxamedadan902453 минут бұрын
Waar wixii dhiig lahoow kaca waar faysalow hadaanu shicibkii nahay na hor kac anagaa dawlada toosin doona caalamkana tusi doona inaan jiritaanka sland gorgortan gelin cadawgana ka nixin doonee
@salahthefruad91747 сағат бұрын
Adeer xaarka xajis. Adeer orod oo shaqo yeelo kkkkk 34 sano ayaad meesha niicda ka haysaaye arsaaqad kale raadso. Adiga iyo Adna waad saaqideen. 6okii iyo Siyaad Barre ka sheekee. Mou xageed gayn? Ma hooyadaabaa fulinaysa kkk Waligaaba khuraafaad ku sheekee. Saaqid ka shaqaysta dhiiga dadka. Zero vote ayaad heshay kkk Zero vote kkkkkk Kan waaa in la xidhaaa.
@haibesuleiman83887 сағат бұрын
Aamus nacasyahaw afka dheere
@CllaahiAwadanСағат бұрын
🎉🎉🎉😂😂😂❤❤😂😂😂😂😂😂❤❤😂😂😂😂🎉
@AnabAli-q8l5 сағат бұрын
Saysal cali gesigesi dhal
@dalaisacgibril58995 сағат бұрын
Feysal cali waraabe inuu yahay saaqid MOU aanu arag oo kii soo galay MOU ee ina biixi tusi kari wayay reer Somaliland oo la ogaa inuu been ahaa oo Ethiopia iyo ina biixi laba war oo kala duwan shegaan buu ku waashay, xishoo feysaloow bad iyo dhul adeer Ethiopia la siiyo lama hayo
@AbdirizakmohamedAbdilaahi6 сағат бұрын
Duf ala kubad si xun u dhimo dagaal so keeye iyo dhiig islaam uun buu hamuun u qabaa 90 jir dhiig islaam raba
@MaxamedAmo-z5q6 сағат бұрын
Fariid ex gudoomiye faysal cali waraabe
@saidissa18155 сағат бұрын
Faysalow caydu waa tiii meeshaan ogaa ku dhigtay wali ma wa daa mayaa dan xishoonayn war xayda jooji oo ilaahay kabaq cimri ayaad ku jirtaa wa iga talo cay wax ku waydaye bal gees kale baar
@ahmed_ali_buur411Сағат бұрын
💚🤍♥️🫡
@MustafeAhmed-po3uo7 сағат бұрын
Faysal waa guurti nabadeed
@MuhadAwale6 сағат бұрын
Faysal faaaaaruq dukaan kacay ayad fadhida somaliland way way ku baratay hadal kuma bananana faaruq yahaw