YOUTUBERO Ayaan Weydiiayay LACAGTII Ugu Badneyd Ey Ka Sameeyeen 1 MUUQAAL

  Рет қаралды 119,907

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 366
@HAMSTERCOMBAT5555
@HAMSTERCOMBAT5555 Жыл бұрын
Saaxiib wallahi billahi tallahi lajan ayaad tahay hadii aad kasoo smayso muuqaal 3channel oo aad ujeclahay OGAANSHO, ANNAGA BRODUGTION IYO OGAAL CUSUB. Saaxiib ayagana waydii muqaaldaii ugu badanaa eelacag kasmaeeyaan Mahadsanid
@cabdulahiaden448
@cabdulahiaden448 Жыл бұрын
Dadkaas uma maleyn maayo iney sheegayaan .
@Xigmadjaceyl1
@Xigmadjaceyl1 Жыл бұрын
Masha Allah sxb aniga iyo adiga isku mid ayan nahay wa kuwa aan ugu jeclahay qaasatan anaga productions iyo ogaansho saacad kasta wan fiiriyaa wan ku xirnahay (anaga productions iyo sheikh hussain cali jabuuti wacdigiisa )marka seexanayo xitaa wan shitaa ❤
@hamselmi
@hamselmi Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/e5XIhZasgbusaKs
@IBrozskills
@IBrozskills Жыл бұрын
Ramadan mubaarak
@jawahirjalaqsn4723
@jawahirjalaqsn4723 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak asxabey
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Horay u soco walaalkay ❤🥰
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 Жыл бұрын
Ramadan Kareem bro😊
@ruumichannel
@ruumichannel Жыл бұрын
Aniga waxaa ka sameyay muuqalki ugu views badna 45€😊
@MrBasey-rq8eo
@MrBasey-rq8eo Жыл бұрын
Manzllh
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Жыл бұрын
Insha alla intaa inka badan oo barako leh ayaa inaga so gali donta 🥰🥰🥰
@ruumichannel
@ruumichannel Жыл бұрын
@@kadriinaCakes in sha allah
@nuuroabdirahman4768
@nuuroabdirahman4768 Жыл бұрын
Yaa KZbin ila furanaya somaliyey 😂😂
@Warac_media12
@Warac_media12 Жыл бұрын
Sxp ma reer hergeisaad tahay
@Warac_media12
@Warac_media12 Жыл бұрын
Waxbaan kaa codsanlahaaye
@Warac_media12
@Warac_media12 Жыл бұрын
Anuu channel waan leeyahay lkn caqabado ayaa ihortaagan
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 Жыл бұрын
baas baari youtube baan fuuraanaaya
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Ramadan mubarak 🌙🙋‍♂️❤
@adandhux1434
@adandhux1434 Жыл бұрын
Ramada Kareem
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@adandhux1434 Sido kale walaal ramadan kareem🌙❤‍🩹
@luqmaan753
@luqmaan753 Жыл бұрын
Intanna ma,ila joogtaaa, Ileys ayaan kugu arkeeee😅😅😅😊
@amal-4c3
@amal-4c3 Жыл бұрын
Ramadan Kareem ❤️‍🩹.
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@luqmaan753 intee igu aragtay walaal isheeg 😅😅
@marryme4690
@marryme4690 Жыл бұрын
Comment Hadii Lacag Laga Sameen lahaa Soomalia Anaa U Taajir Sanaan lahaa😂😂😂 Keep going Sxp❤
@sihamsusu660
@sihamsusu660 Жыл бұрын
Hhhhh
@Habibascakes
@Habibascakes Жыл бұрын
Kaaley channelkeyga comment kaso sameey madaama comment lacag ka gadneeyn lol
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Жыл бұрын
سبـــحان الله وبحمـــده سبـــحان الله العظيــم ٠ ٠ ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@Mohamed_Al__Abdulahi
@Mohamed_Al__Abdulahi Жыл бұрын
Sidaad scw u qortay😮
@naimabashir6420
@naimabashir6420 Жыл бұрын
@@Mohamed_Al__Abdulahi l
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@Team27.A
@Team27.A Жыл бұрын
Soomaalida ismacaawiyaan wlh😥 sxbayaalow kannaalkeyga booqda oo i caawiya😥🙏
@melaayo-bt9hj
@melaayo-bt9hj Жыл бұрын
Waa kuu saaray sxb😢
@muqtaarcali7155
@muqtaarcali7155 Жыл бұрын
Wan booqday saaxib
@naciimoqaliif2675
@naciimoqaliif2675 Жыл бұрын
Wax fican la imoow
@fardowsoabdirizaqhassan4196
@fardowsoabdirizaqhassan4196 Жыл бұрын
hhhhh yhuu KZbin wax jira mahan waxan u qabay inuu lcg badan laga sameyo laiguma oga youtube wakhti ha kaga baxo wax nacfiyana haka helin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@DIGAALEMUSIC
@DIGAALEMUSIC Жыл бұрын
Aniga muuqaalkii iigu lacagta badnaa waxaan ka sameeyay 1,800$ kun iyo sideed boqol dollar thanks my bro musician digaale yare horey u soco hopsow barow bro......liketa iigu cumaamada hadaan dadka kale ka lacag badanahay lolz kkkk
@siciidabdirahman8177
@siciidabdirahman8177 Жыл бұрын
Thanks wll xogta aad nala wadaagtay lkn views ka imisuu ahaa
@halhaystv
@halhaystv Жыл бұрын
Barnaamij ka soo samee hoos udhaca ku yimi views KZbin ka sanadkan 2023 200k subscribe 1k views markuu gaadho istaagolayo iyo sida looga bixi karo
@drjafar8541
@drjafar8541 Жыл бұрын
Wa xog muhiim waxana rajeyna sanadka danbe xiligan oo kale inuu muqalkan noqda midka ugu income ka badan chanelkena hossow pro❤
@khansaalimohamud1860
@khansaalimohamud1860 Жыл бұрын
Ileen KZbin ka lcga laga helaa asxaabey plz caan iga dhiga hala ii cimaamado 😂 😂
@MDeeq5500
@MDeeq5500 Жыл бұрын
Maxa nogu talagashay wll hossow bisha ramadan wax barnamij ah🙏
@garaadmedia1
@garaadmedia1 Жыл бұрын
Aniga 50k been $3.2k $2300 sababtoo ah wuxu ku saabsanaa specific category siiba money making saas darteedbuu high cpm u lahaa
@siciidabdirahman8177
@siciidabdirahman8177 Жыл бұрын
Ma adigaa intaas ka sameeyay wll
@garaadmedia1
@garaadmedia1 Жыл бұрын
@@siciidabdirahman8177 haaa channel english ah lkn somaliada lagama samayn karo
@Humblegirll
@Humblegirll Жыл бұрын
Ramadan mubarak wll ani ahan waxn idin moodi jiray inad samaysan halkii vedio 4000$ ilaa 5000$😮mesha waxba laguma haye tacab baba idinka galay show allh haydin barakeyo wll
@abdifatahcheick5198
@abdifatahcheick5198 Жыл бұрын
Wllo ma ogtahe hal bil 5 video hadey so galiyan midkiba inu kaso gali karo ugu Yaran 300$ 1500$ 5 video wa jifo jaq waliba ay ku xidhantahe sida lagu dawado waa shQo sharafteda wadata hadi ad wax dadka anfacaya io talents la timadid
@Hoyga-macalin-walaayo
@Hoyga-macalin-walaayo Жыл бұрын
Horta youtuberada masha allah ayaan leeyay lkn adigu khiyaali ayaad ku jirta 500$dadka badankisa bisha dhan ma so gasho adna qof hal muuqal oo mudo gaaban uu ku sameeyay ay intaasi ka so gashay ayaad wax yar ka so qaadaysa ilahay ha idin barakeyo ku so koob lkn looma jooga lacag inta leeg inaad qawadsiiso ama wax yar ka so qaado
@cabdiraxmanxaaji5370
@cabdiraxmanxaaji5370 Жыл бұрын
Ramadan mubarak❤️👏
@kulidhaman5729
@kulidhaman5729 Жыл бұрын
War nio waxaa jira dadka Iska hadla iyagoo is leh Daawasho badan hela, Lakiin Adiga Waad ka Duwan Tahay, Hada Unbaan ku Paraarugay, Waan kugu xirnaan doonaa ilaa apid insha-Allah
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Ramadan kariim dhamaan umada soomaaliyeed iyo wixii islaamaba 🎉🎉
@Maxamed_Aweys1
@Maxamed_Aweys1 Жыл бұрын
Waxaa Tiri muuqalka bilowgiisa waa walalkiina + saxiibkiina Marka baxaa lacag uga Dhigaysaa waxa ad Nabarayso wan Jecel nahy inan KZbinr noqono Duubista muuqalada Sifiican Uma Naqaan Lacagna Ma awood no Marka Malaga yabaa inaad Free ka Dhigto F:G
@siciidsiciidcabdi2368
@siciidsiciidcabdi2368 Жыл бұрын
wlhi anaga 0.25cent aa malin walba ku dawana saan kuso helno wey adag thy iyaga 1000$ eeba qaatan
@nimcaanyare7495
@nimcaanyare7495 Жыл бұрын
Sxb su.aal lacala muqal hadii ay 100kun dawato aad lacagta kabaxsatid hadii uu muqalkaas gaaro 500k lacagtiisa masoconee mise 100k aad baxsatay lacagtisa kaliya qaadanee?
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo❤ ilaahay hakuu siyaadsho .KZbin shaqa dhib yar maaha
@zamzammohamud4420
@zamzammohamud4420 Жыл бұрын
Ramadan mübarek all Muslims ☪️ ❣️🙌🏽
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Ramadan mubarak 🌙🙋‍♂️❤
@rahnomohamed2
@rahnomohamed2 Жыл бұрын
Ramadan mubarak 🌙✨
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@rahnomohamed2 waa qaldamay walaal iga raali noqo ramadan mubarak aa ula jeeday 👍❤
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@rahnomohamed2 Sidoo kale Ramadan mubarak 🌙❤
@rahnomohamed2
@rahnomohamed2 Жыл бұрын
@@1LAMINE_1 dhib maleh Wll
@gureygurtaa9901
@gureygurtaa9901 Жыл бұрын
Wllk king ck iyo asad iyo darizle so qabo 😅
@axmedcalicumar5069
@axmedcalicumar5069 Жыл бұрын
400 views oo ay ka lacag badan 198 k sidee ku dhacday
@hassanpedrimedia4387
@hassanpedrimedia4387 Жыл бұрын
Sow Meesha Lacag Ayd Ku Haysan War Pal aniga Iso raaca😅
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
Haa nio nimanka waay raxaysteen jeebka uubuxa ee anagana magaalna😂😂
@MaryanFiilow-mw5he
@MaryanFiilow-mw5he Жыл бұрын
Ramadaan Mubarak all muslims ❤❤
@cabdifitaaxdaahir489
@cabdifitaaxdaahir489 Жыл бұрын
Wlhi daacad kaatahay bari masoo mee
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 Жыл бұрын
Ramadaan mubaarak all muslims from repablic of somaliland ☪️
@muhaner_channel
@muhaner_channel Жыл бұрын
😂😂😂
@muhaner_channel
@muhaner_channel Жыл бұрын
Ramadan mubarak❤
@hanatmohamet7182
@hanatmohamet7182 Жыл бұрын
😂😂
@caliirshaad945
@caliirshaad945 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@hiboaadan8365
@hiboaadan8365 Жыл бұрын
Ramadaan Mubarak from hargaysa 👋🙏
@munacadey3938
@munacadey3938 Жыл бұрын
Yaaaaaaa laa noolaba meesha aan kaa kaco youtube wa ina furta 😂💔
@kaafiyare320
@kaafiyare320 Жыл бұрын
M.a wlhi lcg ba taalo kwrn sida asad hagio 1malin 200k views allaha ubarakeeye
@mohmedAbdi71
@mohmedAbdi71 Жыл бұрын
1k views lacag go'an maleedahay intee laga helayaaa pro
@amaal21
@amaal21 Жыл бұрын
Waxay laygu dhahay marki lasamaynaayo you tube lacaga bixinaysa ma run arinka Sidee lo sameesta muqaal kaso samay
@makkadagan876
@makkadagan876 Жыл бұрын
😳 wow Ani sacan laga bilabo Shaqadeyda wa KZbinr inta laigu ogyahy wa fikirad fican Hosow keep going wllky❤
@SomaliHorrorStories
@SomaliHorrorStories Жыл бұрын
😂M.a
@makkadagan876
@makkadagan876 Жыл бұрын
@@SomaliHorrorStories shukran 🥰
@maanmediashorts3281
@maanmediashorts3281 Жыл бұрын
Hore ugu soco wax cusub noo keen
@makkadagan876
@makkadagan876 Жыл бұрын
@@maanmediashorts3281 insha Allah 🥰
@mdmatches658
@mdmatches658 Жыл бұрын
😅
@hassanpedrimedia4387
@hassanpedrimedia4387 Жыл бұрын
Sow Meesha Lacag Ayd Ku Haysan War Pal aniga Iso raaca😅
@Zirilkacade
@Zirilkacade Жыл бұрын
Maxaa khaldan kan ugu danbeeyey 1.4million views gaadhay 900$ wax la jira ka soo galay kuwa ka horreeyey OO KA views yara ayaa ka lacag badnaa halkay wax ka si yihiina
@abassyare6507
@abassyare6507 Жыл бұрын
horta markaan rabo inan KZbin lacag ka sameeyo ma waxeey ku xidhantahay inaan uun video soo galiyo mise waxaa jira meelo leeygaga bahanyahay inaan ku xidhmo marka laga yimaado veiws ka adska sidee lagu helaa hosow jawabtada ayan sugaaya brother 🙏
@hubsasho
@hubsasho Жыл бұрын
Anaa youtuber cusub ah hoosow pin 📌 ii dheh sxb waa codsi I tix geli sxb si walaaltinimo ah haddaa aragto farriintryda
@abdiraxman5287
@abdiraxman5287 Жыл бұрын
Ramadan mubarak all Muslims ☪️ in the world
@ismaciilkabayare7811
@ismaciilkabayare7811 Жыл бұрын
Asad hagio xaa usoo qaban weyday
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs Жыл бұрын
Ramadan mubaarik mr hosow Nio waxan kugu tagerapa wa information ka thank you pro 🙏🥰
@Hamza_ali91
@Hamza_ali91 Жыл бұрын
Saxib waan ku bahanahy, inaan kula hadlo Ayaan rabaa arin muhim ah Ayaan Kala hadlayaa fadlan isoo jawab🙏🥺
@GARI365
@GARI365 Жыл бұрын
Ramadaan mubareik❤
@subeyraskar
@subeyraskar Жыл бұрын
Nio sawta la idhi 3 month wixi ka badan lacag ma sameeyo 🙄🫶👍🏾
@hosowpro
@hosowpro Жыл бұрын
Maya waxaas ma jiraan Bro
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 Жыл бұрын
Asc somali weyn meel walbo dunida ka joogtaan ramadaan kareem hosow keep going pro
@ismahandahir4466
@ismahandahir4466 Жыл бұрын
Garo shaqsigaan ayan ka sugeynaa walal hosow
@warsame260
@warsame260 Жыл бұрын
Plz saaxiib hoosow pro Asad hajio Ogaansho Qays qayser Dirisle abdi Baabajeey Next five youtuber ka soo samee
@ahmedbashinoor3554
@ahmedbashinoor3554 Жыл бұрын
Marka hore ramadhan mubarak osman markaa labada waxan kuleye sxb wadkumahadsantee juhdiga iyo waqtiga ad muqalkan sameyntisa galise🤝👏❤️
@ipnuapraham2525
@ipnuapraham2525 Жыл бұрын
رمضان مبارك 🎉🎉🎉🎉
@bornleader1653
@bornleader1653 Жыл бұрын
Hoosoow legend ayaa tahay, guulayso sxb qaali, Waxaan kusiin lahaa the best and the most honest Somali KZbinr, Facebook updates-kiisa xaga earning ka haba nasii 2 months kiiba ama waqti kuhaboon sxb, taas kaa codsanaa. Otherwse guulayso marwalba sxb
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Жыл бұрын
Waxaa igasobaxay inaan sosiyalmidiya iraqad karadin wayo waxassanad amasanado laguhelayo bilanbakuhela alx lkn wedindawada Like👍 sabeskarabna wadisara Video kastokina markanjanis leyahay Keep goings all👏👏👏👍👮
@aamiinamka9017
@aamiinamka9017 Жыл бұрын
Camiradee ayaa isticmaashaa aad video sidee udhubtaa 👈🤳
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs Жыл бұрын
Hosow wan ku salamay ramadan muparik adiga Iyo ashaptada Marka inta laga imaado Chanel’s ad so qadatay waxan filaya lacagtooda waxa ay ku xidhan tahay dadka dawaday halka ay Jogan madama ay xayaysinta wadamada kala duwan tahay Chanelka dadweynaha waxa u sii dher muqalada u so galiyo wey ka time badan yihin kuwa chanelka kale Ed so qadatay Tasina waxay sabab u tahay Sidan filaya In uu pato lacag ta u muqaalku samaynayo Thanks you 🙏
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
Wlh waa raxaysateen lacagbAd ka dharagteen m.a 😂❤
@babayow1239
@babayow1239 Жыл бұрын
P2. 1:King Ck 2:Asad hagio 3:DirisLe 4:QesysQeysar. 5:Sharma BoY
@coolgrandpa8252
@coolgrandpa8252 Жыл бұрын
1000 views/ 4.2$ baa ugu sareeya , cpmku wuxuu ku xidhanyahay waxa uu ka hadlayo videoga soomaliya badanaa 1$/1000 views , hoosow ilaaa $1299-1500$ bishii youtube wuu ka sameeye
@Nuuradiinmaxamed1239
@Nuuradiinmaxamed1239 Жыл бұрын
Shodhahaygi hoosw waxd samysaa bishii kuugu badnayd lacgta aad kala baxday Kan madhax wayeh caadi looma fahmayeh
@karaaji0790
@karaaji0790 Жыл бұрын
Hosow pro sxb su'aal ayaa kuweydiinaa Kaba soo qaad Qof ayaa youtuber ah videos ayuu youtubkiisa soo galiyey Kadibna Bisha kowaad ayuu lacag ka sameyey kadib Muuqo kale ma uusan soo galin Muuqaal waligiis lacagta ma u soconeysaa mise halki muuqaal hal mar oo kaliya ayaa laga sameyn karaa ,mize lacagta wey iska soconeysaa marbo hadaad youtubeka soo galiso PLEASE SU'AASHAAS iga soo jawaab!!
@hosowpro
@hosowpro Жыл бұрын
Intaba muuqaalkaas la daawanaayo oo channelkana Monetise uu leeyahay way soconeysaa.
@hubsasho
@hubsasho Жыл бұрын
@@hosowpro monetise maxaa waaye sxb
@hubsasho
@hubsasho Жыл бұрын
@@hosowpro farriinteyda ma aragtay sxb
@karaaji0790
@karaaji0790 Жыл бұрын
Kaba soo qaad monotize ayaa saran lakin sidii hore oo loo Dawan jiray loma Dawanaayo Originally markii horay oo aan soo dhigay 500k ,Kadib 1 sano muqalki hadana 10k ayaa Dawatay marka lacagti hore ee aan horay usameyey oo 500k aan sameyey ma ii soconeysaa mise 10k cusub oo Hadal ka sameyey ayey lcgta ku base gareysantahay
@MaalmoFilms
@MaalmoFilms Жыл бұрын
Walaal hoosoow aniga small KZbinr ayn ahay 😂 😂 my revenue waa 00.3$ 😂😂😂
@maryamyassin6888
@maryamyassin6888 Жыл бұрын
Hossow ramadaanta barnamijyo cusuba ka sugayna insha allh❤
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 Жыл бұрын
Lacag baad ka dharagteen qaraceey ee wax usoo dhaafi From burco garacu cay maaha osman
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w 27 күн бұрын
Anigu wax waynba uma arko waligay wan iskadaawada waliba wax walba wan istlk daawada waliba siyaasada aad UDA wadaa waxan lain wixi aan sa udàawado dadka ugu horeeya ayaynoqdaan
@STYMAN8888
@STYMAN8888 3 ай бұрын
asc wllo hoosow pro wxaan rabaa inaad iga caawiso sideen usameysta youtube wadamada lagu sameysto youtube cidna iima joogto sideen usamaystaa wllo adoo mahadsan hadaanaad dhib u arkayn i.a inaad iisoo jawaabi doontaan filaya
@malyundahir9711
@malyundahir9711 Жыл бұрын
RAMADAN KAREEM MASHA ALLAH dawasho kuma xiirne illaa thy dadka ku dawayo hade xayeeysintada ka kad mato Oo wadamadan joga lacaga ka samene blse hade Africa jogan wax ma samenesid tasa is dhihi kara .
@amiirmohamed480
@amiirmohamed480 Жыл бұрын
Yaanu kooraska lacagtiisa wada guulnaa whatsapp kaga soo sheeg. Reply so gal.
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Жыл бұрын
Waa maxay sababta lcg badnaanta iyo viewsku ay u kla duwan yihiin ? Yacni anigu waxan moodi jirey in video yadu sida u kla views badan yihiin ay u kla lcg badanyihiin bal iisoo jawaaba fadlan
@Sadikshibka
@Sadikshibka Жыл бұрын
asxaabey NINKII (CUMAR KIRISH) CK maxaa ku dhacay sanadkaan ramadankaaan ninka ma heyneee ma nabad qabaaa waaba la waaye isna Mala SIXRAY
@hassanabdullahi3366
@hassanabdullahi3366 Жыл бұрын
KZbin ama facebook ama tiktok iib ah ciddi haysa ha ilasoo xiriirto.
@abdihafidmohamad
@abdihafidmohamad Жыл бұрын
sababta muqaal viewskisa badanyhy lacagtana ay u yartahay waa in dadka ku daawaday ay joogay africa hadi Europe ama america views badan ka hesho lacgtada wY badanesa
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Жыл бұрын
Suashan Iskuday In aad Waydisid Asad Hagio iyo Ogaansho Hadii ay surtagal kunoqoto
@Naidar20
@Naidar20 Жыл бұрын
THANK'S MY POI HOSOW-PRO WAX BADAN BAAN KAA IFAAIDEY WLLKEY🥰🤗❤❤‍🩹❤‍🔥
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 Жыл бұрын
Ramadan mubaarak dhaman walalaha muslimiinta mel kasto ay jogan ❤
@shuraim4762
@shuraim4762 Жыл бұрын
MA BILAABAYSAA BARNAAIJKII LACAGTA SADAQADA LAGU GUULAYSANAYAY????
@lateststudio10
@lateststudio10 Жыл бұрын
War khalad badan baa somalia kasoo baxay kala carara, Page ama channel meeshaa online ka tahay way arki shirkadu oo M.card xayaysiis hadaa ku bixiso xitaa page oo kale hadhow way kuu diidi ee maxaa xal ah?
@neymarjr8516
@neymarjr8516 Жыл бұрын
Zxb Dadki wey ku dhaceen runtii waayo dhib u dhac sidi hore matihiid oo muqalada waad laso dahdaa
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Жыл бұрын
Goat
@saidisse5983
@saidisse5983 Жыл бұрын
Sharma boy chanelkiisa soo qabo zxp
@shuraim4762
@shuraim4762 Жыл бұрын
HOSOW SXB RAMADAANKA MAXAA UGU TALAGASHAY ???????????
@raageyare681
@raageyare681 Жыл бұрын
Sxb kii ugu lacagta yaraana maa soo gudbid si aan u qiyaasno
@cqaniasad3838
@cqaniasad3838 Жыл бұрын
Fadliga bisha Ramadan awged discount noogu same wll courseska❤
@umams2905
@umams2905 Жыл бұрын
Cunta karinta waxaan dhowr jeer aan dawanaa waliba sidagan udaawanay shugri masala weydii
@accsomalia9146
@accsomalia9146 Жыл бұрын
asc hosow waxaan rabaaanaa barnamka ramadaanka maxaa noo qorsheysay
@lifeisThink2
@lifeisThink2 Жыл бұрын
2k subscribers ayaa heysta waxa soo geliya videos 1hour ilaa 2hour ah waxa dawada 20k ilaa 40k inta u dhaxeysa video walba hadana monetization kii ayay dhibaato iga heysata😢😢😭🤧
@siciidabdirahman8177
@siciidabdirahman8177 Жыл бұрын
Waa kee wll channellagu
@Ryn20011
@Ryn20011 Жыл бұрын
ASC wll barnamijki Ramadan 🌙💯 رمضان مبارك
@janagaleahmed7069
@janagaleahmed7069 Жыл бұрын
Sxb fahfahin nagamadan siin qaabka lacagta lo helay ma marku video week ku jirayba ma marku malin ku jirayba ma Bilb se lacagta ma hal marba lacagta la wada helaya qababka mar no fahfahi thanks 🎉
@ismahandahir4466
@ismahandahir4466 Жыл бұрын
Video yaal qaar ayaa sanado yaalay dhameyso muuqalka
@maxamedcabduqaadirmaamedca3744
@maxamedcabduqaadirmaamedca3744 Жыл бұрын
Zxb part tow soo samee asad hagio kusoo dar sxb
@allahisthegreatest390galbe3
@allahisthegreatest390galbe3 Жыл бұрын
Ramadan Karim
@abdiselam_muse
@abdiselam_muse Жыл бұрын
Hosow pro, Different-ka u dhexeeya muxuu yahy muuqalka 500k ay daawatay iyo kan 1m daawatay sidebay ukala lacag bateen 😢.
@somalitoenglish
@somalitoenglish Жыл бұрын
Dadka daawaday ayaa qaarna africa ubadan yihiin qaarna wadamada caalamka madama caalamka iyo africa aanay isku lacag ahayn daawashadodu
@mustaph257
@mustaph257 Жыл бұрын
Watching hours wax la dhahaayo ayaa la xisaabiyaa wll Tusaale: muqaal 10 daqiiqo soconaayo ayaa soo dhigtay waxaa daawatay 100k oo qof sidaa oo ay tahay 50k oo qof ayaa dhamaysatay muqaalka halka 50k ee kale aysan muqaalka dhamaysan
@bakarabdi4631
@bakarabdi4631 Жыл бұрын
Part2 Asad hagoi iyo baabajey soo qabo
@sumayocabdi
@sumayocabdi Жыл бұрын
Barnamijkii ramadanta soo celi weliba duma hanoogu bilaabto❤❤
@ahmedmahamoud4005
@ahmedmahamoud4005 Жыл бұрын
Barmamijki ramadantA me zx hosow
@aamina6856
@aamina6856 Жыл бұрын
Wll barnamijki rabadanka meskadeysey
@djcaska2178
@djcaska2178 Жыл бұрын
Part two ka dhiga FaCeb0ok prothEr
@hassanabdullahi3366
@hassanabdullahi3366 Жыл бұрын
Sharma boy ayaa ugu lacag badan baan u maleynayaa
@xaaabsadeciyaalkaxaafada4918
@xaaabsadeciyaalkaxaafada4918 Жыл бұрын
Bishi meeqa kaso gasho kusoo xeji hossow
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 72 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 114 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,9 МЛН
Umulisooyin HINDI Ah Oo Qiranayaan Dembiyo Naxdin Leh !
8:42
Hosow Pro
Рет қаралды 58 М.
WAX KA OGOW LACAGTA & SHURUUDAHA CUSUB EE YouTube | Digniin!!
11:24
ISBARBARDHIG | LACAGTA Facebook & Youtube Midee Badan?
10:13
Hosow Pro
Рет қаралды 52 М.
WARBIXIN KUSAABSAN LACAGTA YOUTUBE
11:07
ArimaHeena
Рет қаралды 138 М.
Dilka Xqdarada Ee Imam Khalifa Williams Oo Mareykan Gilgilay...
10:01
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 986 М.
الوجه المخفي لحياة الاغنياء !!
22:00
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 635 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 72 МЛН