SHOW-GAAN MAXAY AHAYD FAA'IIDADA UGU JIRTAY IN DADKA SIRAHOODA LACAG KU BIXIYAAN?

  Рет қаралды 32,677

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 120
@hosowpro
@hosowpro 3 жыл бұрын
MUUQAALKA BERI WAAN HUBAA INUU IDINKA YAABIN DOONO INSHA ALLAH.... Isha Kusii Hayay
@amoorinhoproduction1627
@amoorinhoproduction1627 3 жыл бұрын
waa sugeynaaaaa
@queenruun9709
@queenruun9709 3 жыл бұрын
Waan sugeynaa lkn hanagu dheereen hee
@kowsarjama4317
@kowsarjama4317 3 жыл бұрын
Waaaan zugaynaaa pro
@kamaaludiinmukhtaar3610
@kamaaludiinmukhtaar3610 3 жыл бұрын
Asc zxp
@kamaaludiinmukhtaar3610
@kamaaludiinmukhtaar3610 3 жыл бұрын
Osman hosow wll iisamey share out mahadsanid
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 3 жыл бұрын
Aniga nafdeyda suasha wan isweydiye lakin masoqorin mahadsanid sida wanagsan oo aad uga jawabte suasha hore usoco we love you💖
@abdirahmanosmaan4895
@abdirahmanosmaan4895 3 жыл бұрын
Hosow bro aniga waxaa iga codsi ah in aadan naga jarin su aalaha maxaa yeelay dad badan ayaa aaminsan ajnabiga in ey Nolol wangsan ku nool yihiin please hadey macqul tahay hanagaa jarin
@warsan11
@warsan11 3 жыл бұрын
Channel kaaga dhowr cisho ka hor ayay ahayd markaan kusoo biiray aad baan uga helay hawl adag na waad haysaa. Hore u soco walaal.👏👏
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Hosow Meeel Ayaan Adayaa Waa inoo bari insha"allah 😅😅😂
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
Waa xaqiiq inan rer qalbees qosy jirin Inaga caalam slam sida ayay la dooonayaan allow naga qabo Hablihii somali ha dawadaan .nink cad iyo nolasha rer qapbeedka .nololi wa kuslim hooy somalay dhaqankiina diintiina ilashada iyo qoyskiina
@alimuxammadali4909
@alimuxammadali4909 3 жыл бұрын
Mid ka mid ah youtuberska ugu wanagaasan ee somalida baa kujirta sxb guuleyso
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 3 жыл бұрын
vlog yadaada aan uxiisay wll qali fadhiga naga kici kheir allaha ku siiyee😁❤❤
@rodaomar4445
@rodaomar4445 3 жыл бұрын
Waxwaxlba ood nookeenrid kamadaalo vidoga m a wll horey u soco 1love bro 👍🙏
@maxamedmuqtaar6342
@maxamedmuqtaar6342 3 жыл бұрын
Keep going pro hosow
@abdullahmoussa7597
@abdullahmoussa7597 3 жыл бұрын
Thanks, bro.
@kingmo6564
@kingmo6564 3 жыл бұрын
Bananka ina kuso sameyso video yada kale mararka qaar isku day hadey macquul tahay tnks
@shuebashikir7593
@shuebashikir7593 3 жыл бұрын
Guul wllkay hosow guul wacan
@dacadyare143
@dacadyare143 3 жыл бұрын
Thanks wll sare
@maazimkiintoofficial4504
@maazimkiintoofficial4504 3 жыл бұрын
Masha AllaaH Sudhka waad ku quxontahy.. Su aashan way igu taagneyd Waana fahmey Thanks
@adnanhusein1437
@adnanhusein1437 3 жыл бұрын
Keep going hasow pro wanku tageraa 🤩💯
@sabrabilan1921
@sabrabilan1921 3 жыл бұрын
انشا الله
@Rays70713
@Rays70713 3 жыл бұрын
Leggen gaar iyo gardarbo waan ku wadanaa wana Ku fahmeena leggen 🙏🙏🙏
@abdiqadirjikarte6908
@abdiqadirjikarte6908 3 жыл бұрын
Masha Allah keep koing
@jaamacyoonis1732
@jaamacyoonis1732 3 жыл бұрын
Keep going wll
@maxamedmuxsin7028
@maxamedmuxsin7028 3 жыл бұрын
Legend hosow pr0H👑
@somaliastar9512
@somaliastar9512 3 жыл бұрын
Masha Allah legend keep going
@jaamacyoonis1732
@jaamacyoonis1732 3 жыл бұрын
Ane love😍😍😍
@xafsamaxamuud6959
@xafsamaxamuud6959 3 жыл бұрын
Alla fidiowg sosocda waaudhafaraa haiga soodahinin hadii soodaa hisidneh yaaweylah micna wankujeclhy leeewaaye😋
@azmaaabdiaziiz5706
@azmaaabdiaziiz5706 3 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo wll
@Kolbaheer
@Kolbaheer 3 жыл бұрын
Gar iyo gardaro waan ku wataa brother
@Xurmobadan143
@Xurmobadan143 3 жыл бұрын
Keep going my bro 🙏❤️
@Ladan-gs1zg
@Ladan-gs1zg 3 жыл бұрын
Wllky mar dhow ayaan kugu soo biiray aadna waan oga helay channelkaaga
@hanirapper6147
@hanirapper6147 3 жыл бұрын
Thanks wllky barnamij yadada wan jeclhy iyo sad u fahfahiso 🙏
@nimcolucky7413
@nimcolucky7413 3 жыл бұрын
walalo masha allh allh ku xafido sidah quruxdah badan aad usharaxeeso wll
@zamiirtony6130
@zamiirtony6130 3 жыл бұрын
Keep going Hosow pro
@ubahiinalove8347
@ubahiinalove8347 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll wad naga qoslisaa sharaf ku nolow
@rodaomar4445
@rodaomar4445 3 жыл бұрын
1love bro
@ayaancadey6264
@ayaancadey6264 3 жыл бұрын
Wan idin salamay Dhalin yaro Hosow pro wllo barnamijkaga wan jeclahay wlhi Keep going prother👆😊
@zalmaanhussein7752
@zalmaanhussein7752 3 жыл бұрын
Guulayso Walalkay
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 3 жыл бұрын
Wad mahad san thy bro jawaabtaa in badan ayan raadinayey
@zakiakram8834
@zakiakram8834 3 жыл бұрын
Taageeraha hasow bro
@abdulzamed5096
@abdulzamed5096 3 жыл бұрын
Video Editingka Appske u isticmasha wll mahadsanid
@aishahuseen9336
@aishahuseen9336 3 жыл бұрын
Mnsha allah qofna igama horee go for pro
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 3 жыл бұрын
Keep pro
@badriyoabdirishid2357
@badriyoabdirishid2357 3 жыл бұрын
Keep going brow ✋🙏👍♥️💖💥
@abdirahmanosman5747
@abdirahmanosman5747 3 жыл бұрын
Hosow wllka sidey dadka lokaka xulana dadka barnamijkii laweydiina thnks
@jumhurikenya941
@jumhurikenya941 3 жыл бұрын
Am new to this channel 🙌
@kingofyouth9025
@kingofyouth9025 3 жыл бұрын
Nummer one iam
@mohaqalbidoolar6026
@mohaqalbidoolar6026 3 жыл бұрын
Hasso pro barnajimka qeybta 12 no so hapey
@anabosman7722
@anabosman7722 3 жыл бұрын
Masha allaha keep going walkey
@saw3
@saw3 3 жыл бұрын
Hosow gadhi bu so gatay congrats
@hayatmoha5775
@hayatmoha5775 3 жыл бұрын
Wll hosow iso gali sababta lo jojiyay waxan dawan jiray 2009 addis ababa ayan jogay ayan tvga ka dawan jiray yurub marka imaday ayan ka mashqulay adiga iso xasuusiyay wll maxaa lo jojiyay hada iso sheeg pls🙏🥰
@zakariasalad828
@zakariasalad828 3 жыл бұрын
Ku mahadsanid soo gudbintaada bro.
@maxamedaxmedtimacade737
@maxamedaxmedtimacade737 3 жыл бұрын
First coments
@amalsyaid6891
@amalsyaid6891 3 жыл бұрын
Dawasha TV xita lacag ayee ku helayaan Tv Malayin badan aya dawanaya sida adiga muqalkan ad so galisay lag aya ku heleysa ayagana sidan aye ka helayan
@hoodoayaan4347
@hoodoayaan4347 3 жыл бұрын
Waaa malinti u horayasan like ta dadka uga horeeyay
@iqraahmed8817
@iqraahmed8817 3 жыл бұрын
Waa mida aan rabay inaa ogado runtii
@adirecc6200
@adirecc6200 3 жыл бұрын
m.allah wll hosow pro horay usoco🥰
@deqoomar5564
@deqoomar5564 3 жыл бұрын
Asc kuwa fashilmey ma lacag ayaa la siiyaa
@inaboqor4100
@inaboqor4100 3 жыл бұрын
First comment shp hoosow barnaamijkii maxkamada nosoo badi
@c.rixiimmugdi7939
@c.rixiimmugdi7939 3 жыл бұрын
legend wanku wadanaa sxp
@asiyaasiyatwins2532
@asiyaasiyatwins2532 3 жыл бұрын
MAANTA ANAA OGU HOREeyo yes 💃
@mohamednuur5154
@mohamednuur5154 3 жыл бұрын
👍
@abdikadarsalatali1375
@abdikadarsalatali1375 2 жыл бұрын
Usman hosow wll intee kalasoxariira
@waberiwamanto4851
@waberiwamanto4851 3 жыл бұрын
Qiyana Kamakura bro showga
@AliAhmed-sv9bu
@AliAhmed-sv9bu 3 жыл бұрын
Waakahely shoowga datkasirahoodi banaankakeeney atiyo aat
@naimaali2501
@naimaali2501 3 жыл бұрын
Thanks wllo masha allh beri party 12 😍shaqada kadib marka nasanyo waa ku faraxsanhy 😍😍
@camaarcabdi9632
@camaarcabdi9632 3 жыл бұрын
Wll Maxa loo joojoyay barnamujka
@takeyourtime2117
@takeyourtime2117 3 жыл бұрын
Studio ka Barnaamijka Laku Sameenaayo Waxaa imaanaayo 100/ kumaneeyo Dad Oo Si Life Ah U Daawanaayaan Dadkaas Waxay ku Soogalayaan Ticked Ay ka iibsadaan Qolada Tv ka iska Leh
@abdisalanxassan8752
@abdisalanxassan8752 3 жыл бұрын
Bro barnamijkas mala joojiyay hada
@mandeeqabuukar6381
@mandeeqabuukar6381 3 жыл бұрын
Barnamijyadas noso badi
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 3 жыл бұрын
Yaa ila mida oo sugi kari la qaypaha so socda😋 Liketa izku mujiya 👇🏽
@theonedirir
@theonedirir 3 жыл бұрын
Bro Hosow maad mar nagula cawaysid #Clubhouse ?
@hosowpro
@hosowpro 3 жыл бұрын
isoo qabta insha allah "hosowpro"
@theonedirir
@theonedirir 3 жыл бұрын
Aniga wn kugusoodarsaday marhore
@abdinurabdi9874
@abdinurabdi9874 3 жыл бұрын
Sababtoo ah dadka su aalaha la waydiinayo iyo kuwa daawanayaba lacag tobankun dollar kor u dhaaftay ayey baxshaan waa il dakhli oo ganacsi
@kingmo6564
@kingmo6564 3 жыл бұрын
Hosow bro sas laga rabaah sirta ku shegay waa ku dhaqaaqday sbbto ah maanta gaari aa wax kuso duubtay
@abdifatahmahamed3648
@abdifatahmahamed3648 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@fadumomohammed5615
@fadumomohammed5615 3 жыл бұрын
Mahatsani
@ubahmuse9927
@ubahmuse9927 3 жыл бұрын
Nolasodhaqso plz wallkey
@Cc___poi
@Cc___poi 3 жыл бұрын
hdaN ka so HoreYay mxaD I xaQiree
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 жыл бұрын
Hosow pro welcom back wllo
@zakiakram8834
@zakiakram8834 3 жыл бұрын
Hasow bro hadaa taageerto like saarA
@ilkacaseivanilkacasinho1945
@ilkacaseivanilkacasinho1945 3 жыл бұрын
Bro heesta Sharma boy hesta jabuti channel kisa commentigisa wa kuga so arkay reaction nh kama so bixin Noga so bixi hesihisa caadiga codsi live nh wareys nogu samey ina u wareysatid hade macqul wll aad ba ku slmy
@nihaalmoha1902
@nihaalmoha1902 3 жыл бұрын
Ani waxan u maleen jiray dadka lcgta leh ineey foodo u bixiyaan lacagtaas😂😂😂😂
@Mabule33
@Mabule33 3 жыл бұрын
I.a waanba kuheenaa adi iyo baaburkaka juuro waaye😆
@rumaandagan7724
@rumaandagan7724 3 жыл бұрын
Mahad sanid sas wan u fahan sanaa 🥰
@armaan9738
@armaan9738 3 жыл бұрын
Sidan u sugayay waligay barnaamij youtube umana sugin.osman legend
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 3 жыл бұрын
Malab ayaan kuu hayaa igasoo dono
@cumaryasmin107
@cumaryasmin107 3 жыл бұрын
Faxii shada aya jeclyhin uf gal ma awl ba sharaf dan ka lee
@asadking8225
@asadking8225 2 жыл бұрын
Hanbalya 1m
@queenasturan4453
@queenasturan4453 3 жыл бұрын
Hosow waxn rabna ina ogaano machine ka side u ku ogaana jawaabta no faah faahi mase laga yaabaa su'aalaha qaar iyago sax ah in u qaldo kuwa qalad ahna in u saxo🤔Respect pro🙏🙏
@kaafiyoomar6443
@kaafiyoomar6443 3 жыл бұрын
Vedio ayuu ugu soohadly wuu ku jira sofirso
@queenasturan4453
@queenasturan4453 3 жыл бұрын
@@kaafiyoomar6443 Haa wll gadaal aan ka arkay thanks
@hayatimhaya4254
@hayatimhaya4254 3 жыл бұрын
wadankee laga sameyay barnamijkas hassow
@awbarre7262
@awbarre7262 3 жыл бұрын
Waan QiiroodaY😂
@cadnaancca3422
@cadnaancca3422 3 жыл бұрын
maxuma waa fikirkaagi anba fikir kaduwan ayaan wadaa waa oky hadalkaagi sidaad u sheegtay ee ana qorshaahan waxaa kulug leh maansooniyada caabuda sheydaanka loogadooda weey dhextaalaa ka eeg loogada maansooniyada waa tan idiin muuqata eega looga tiradad lacagta ku qoran qorshhaan ayaa wata hadii xayeesiin loos oo adgeesado inkaleba ayaaga wata sheydaan guri dhisan marabo
@nimcaanbashiir6467
@nimcaanbashiir6467 3 жыл бұрын
Maansooniyada sikale ayaad ufahantay meeqa urur aa jirta oo lamida maansooniya ururo kaxoog badan sida muusaad
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey,,
@qali5586
@qali5586 3 жыл бұрын
Waaku wataa Hosow pro 😘🥰🥰🥰😍
@abdimohamed1751
@abdimohamed1751 3 жыл бұрын
Si fiican baad nooga qancisay su'aasha meesha taalay inta su'aalood ee ka dhalan karayey ayaad xitaa ka jawaabtay imika waxaanu muqaalka dhamaysanay anagoo xog buuxdaka haysana barnamijkaas
@teamsharmaboymusic5426
@teamsharmaboymusic5426 3 жыл бұрын
Sidoo kale kuwa shawga fadhiya aya lacag Ku daawanaya oo ay kaso geleysa mida ugu badan
@teamsharmaboymusic5426
@teamsharmaboymusic5426 3 жыл бұрын
Macnaha kuwa goobta fadhiya sacada
@ramlaahmed8908
@ramlaahmed8908 3 жыл бұрын
Waxbo waxba kadarn mxad midkale nogu keni weysay
@salmaankaamil8546
@salmaankaamil8546 3 жыл бұрын
mahad sanid sxb sidaad nooqan cisay
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 19 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 81 МЛН
KIISKII UGU YABADNA AAD MAQASHO NOLSHADII!!@SawdaBillan
1:14:16
Sawda Billan
Рет қаралды 45 М.
Tabobarka Xirfadda Fagaare Ka Hadalka
17:14
Xamse Tudhaale
Рет қаралды 1,4 М.
KASHIFAAD | SHEYDAANKA DUMARKA WAAKAN ...Part 15
16:41
Hosow Pro
Рет қаралды 125 М.
Dadka Xiriirka Ka Carara - WHY? | Ep 07 - Naf Ogaal Podcast
38:17
Maxkamad | SHEEKADAAN SHEEKO IIGA NAXDIN BADAN KAMA HADLIN
22:31
Raadinta Macnaha Nolosha | Shaashad { 4 }
32:46
OGAANSHO
Рет қаралды 34 М.