Waa Tuma Dr. Caafiya - Sheekada Muslimada Ugu Dulman

  Рет қаралды 76,316

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

GOAL-ka Xiga 600K Subscribers - Mahadsanidiin
Booqo Website-keyga : www.hosowplus....
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZbin KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 149
@ZeynabshAdansalah
@ZeynabshAdansalah 13 күн бұрын
Gabadhaan aduunka ayey ku ciqabeen Allaha ka soo daayo Ayadoo caafimaad qabta aamii aamiin ya allah
@Xamse.abdi1
@Xamse.abdi1 12 күн бұрын
Inta jecel nabiga iso raaca ❤
@Maidamohamed3810
@Maidamohamed3810 12 күн бұрын
Gabadan qisdida instagram ku arkay lkn waan fahmi wayy waxa ku dacay,jazaakllahu qeyr walalkey hossow.Ya rabi ❤illhayow u gargar walasheen waad mahadsantahay walalalkey hossow
@asilimohamed7322
@asilimohamed7322 13 күн бұрын
Allow adaa xaqa miisaama yaa rabbi u sahal aamiin yaa rabbi.
@WaliidDawlad
@WaliidDawlad 12 күн бұрын
YAA ALLAAH KASOO GAADH DHIBTA HAYSATA YAA RAXMAAN🤲
@hamdiab9532
@hamdiab9532 13 күн бұрын
Ilaa 2019 maqlayey arimaheeda ilaa iyo hada xur ma ahan miyaa 😢 yaa rabbi xanuun weey aragtay
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 13 күн бұрын
Ilaahay cadaaladeeda ha siiyo aaaamin aaaamin yaa rabbi❤
@simannuura4194
@simannuura4194 13 күн бұрын
Allah uso celiyo xuruyadeyda miskiin meeqo dulman wax danbi keysan xabsiyada kujiro meeqo danbi lahen dil lagu xumay wa yaab allah khatumadw nowaji
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 12 күн бұрын
AAMIIN AAMIIN YAA ALLAH 🤲🏼
@farahdahir8554
@farahdahir8554 12 күн бұрын
YAHUUD IYO REER GALBEED GAALO WAN U JABNAY ALLAH HANOO FURO FARAJ KHEYR LEH IYO HOGAAMIYAAL ADAG OO DIIDA GUMEYSIGA GAALADA, SHACABKU MAR KASTA WAA DIYAAR LAAKIN WAXA XUKUNKA U HAYA MUSLIINTA KUWO GAALADA U SAJUUDA KANA CABSADA,
@sahrosheikh0052
@sahrosheikh0052 11 күн бұрын
Alla way silciyeenee ilaahoow kasoo gaar gaaladaa xaqdarada kuhaysata
@barwaqobahjacooking3263
@barwaqobahjacooking3263 13 күн бұрын
Ameen walal
@han47722
@han47722 10 күн бұрын
1:27
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 12 күн бұрын
Allaha kasoo daayo cadowga ayada iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi
@Fardowsa-ql3mr
@Fardowsa-ql3mr 12 күн бұрын
Allaha ugargaro walashas iyo intidhiban dhamantod 😢
@laaramuqtar2275
@laaramuqtar2275 12 күн бұрын
Caafiyo aduun caadalad kuma helin lkn insha allah malinta qiyama calad heli waa libax muslimad ah
@KhadroAli-n5s
@KhadroAli-n5s 12 күн бұрын
Adunka meelkasta dulmi baa dadka lagu hayaa subxanallah
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 13 күн бұрын
Asc Dhaman taageyryaasha Hosow pro🤝🙌
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py 13 күн бұрын
Wcs
@abdiqadirabdiasis5423
@abdiqadirabdiasis5423 12 күн бұрын
Ilahay baa awoodleh isagana kasoo daynaya
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 12 күн бұрын
Aamiin ilahey haksoo fakiyo yaa rabi xornimadeda uso celi mar kale awladeda iyo ayada isku keen nolol wanagsane rabiyow ku arzaaq aamiin
@mohajacelowchanell4931
@mohajacelowchanell4931 12 күн бұрын
سبحان الله لا حول ولا قوة الابالله العظيم Allaaah ha u gargaaro xuriyadeedana allaaah ha u sooceliyo waa xanuun walaahi😢😢😢😢😢
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 11 күн бұрын
Alloow ka soo badbaadi adaa awood leh Yaa Rabi
@a.m.k9976
@a.m.k9976 4 күн бұрын
Mahadsanid walaal inaad xogtaan Soomaalida la wadaagtay ilaa 2003 qisada CAAFIYA SIDIIQI waan la socday dulmi ayaa lagu xiray waxayna ka xumaayeen aqoonteeda heerka sare gaartay waxayna ku marmarsoodeen inay hubka kiimikada ee halista u sameyn rabtay ururadii maraykanku dagaalka kula jiray waase been abuur. Allaha ka soo daayo ayadoo caafimaad qabta.
@cabdidhere
@cabdidhere 13 күн бұрын
Yaarbbi ugargaar qof walba oo muslim ah misna dulman
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 12 күн бұрын
Ilahy ha ka qabto Cadowgan ilahy ha u naxaristo wllshen gal wa xasidin Allah naga qabto
@zuzu-eu7uh
@zuzu-eu7uh 11 күн бұрын
KZbin ugu khalaaqada badan KZbin somalida insha allah waxan rejeynaa inaad gaadho 1m wll
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 12 күн бұрын
Cadalad waa tii Alle Aduunkan cadaalad ma taalo😢😢😢😢Yaa Rabi😢🤲
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 12 күн бұрын
Walasheen Dr caafiya Allaha kasoo daayo mujrimiintaas
@warisroobo1759
@warisroobo1759 13 күн бұрын
Yaa,Allah qof walba oo islaam ah oo dulman farajkaada iyo cadaaladaada ufur.
@Jinan-gc4un
@Jinan-gc4un 12 күн бұрын
waad ku mahadsantahay qisadaan walal ,ajarna allah kaasiiyo ,waayo waad u hiiilisay ,waxaan rajeynaa inaad baarto culimada maxaabiista ah oodna ka soo hadasho ,سلمان العودة خالد الراشد siiba sheikh khaalid
@MaymuunAbdunazer-fd8bf
@MaymuunAbdunazer-fd8bf 12 күн бұрын
Alla wey dulmiyeen allah ha uga aargudo 😢 Aan uducayno walasheen salaadaha ka dib ducadu waa hub cajiiba
@AminaYussuf-x3t
@AminaYussuf-x3t 12 күн бұрын
Amin Allah hakaso sidaayo
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 13 күн бұрын
Subxannallaah, Allaah SWT ha caawiyo isagaa awoodlehe 😢😢
@fiidowmrk
@fiidowmrk 13 күн бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@maxamedcabdiqani6132
@maxamedcabdiqani6132 13 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Deqamohamed-o6z
@Deqamohamed-o6z 10 күн бұрын
Aamiin Yaa Allah استودعتك الله الذي لا تضيع ودائعه فالله خير الحافظ وهو أرحم الراحمين
@KhadraKhadramaxamed
@KhadraKhadramaxamed 12 күн бұрын
Allaha ugargaaro walaasheen dhibkana ha qaado
@maxamadcade2234
@maxamadcade2234 13 күн бұрын
Alle ha soo daayo abyadaas.
@sahraismail3712
@sahraismail3712 13 күн бұрын
illahy hakso furo maskinta wa qiso xanun badan walhi
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 13 күн бұрын
Two ago ayaan saxiixay petition ka Allah haka siidaayo gacmaha kuma dulmiyay
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 13 күн бұрын
Asc yaa Axbaabii ❤Nabad iyo jacayl inta Samaha jecel!
@mohaazow
@mohaazow 11 күн бұрын
Legend hoosow 🐐
@SaidaahmedMohamed
@SaidaahmedMohamed 13 күн бұрын
maraykan allaw burburi muxuu dad dulmiyey allaw u gargaar gabadhaas aduun cadaaladi mataalee 😢😢😢😢 لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين لا حول ولا قوة الا بالله
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 12 күн бұрын
ALLAH kasoo daayo 🤲🤲
@salmaancali495
@salmaancali495 13 күн бұрын
Ilaahayow Cadawga ka so furdaami gabadhaas miskiinta ah
@RidwanMohamed-tn3pg
@RidwanMohamed-tn3pg 11 күн бұрын
Waxay ku haystan iney muslimad tahay waxkale laguma haysto, Allah u gargaaro Ayada iyo intii muslim dhib haysto.
@AbdallaAbshir-y8c
@AbdallaAbshir-y8c 6 күн бұрын
Ilaahay haka soo daayo amiin yaa rabi
@casiloGedi
@casiloGedi 13 күн бұрын
Aamiin ilaahow xageeda soo muuji
@arrehnadin89
@arrehnadin89 13 күн бұрын
Aamin insha Allah
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 13 күн бұрын
🥺🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
@nimcofarah5673
@nimcofarah5673 11 күн бұрын
Ameen Alle ha ka so fuurfuro
@FaatihAbdikadir
@FaatihAbdikadir 13 күн бұрын
hosow aad u mahasantahay waxaad ka soo hadashaa falastiin oo xuruwday mahadsanid
@HananDaud-x3v
@HananDaud-x3v 13 күн бұрын
M.a qof ifahnsiyo ayan la.an mahadsanid❤
@Sadio-n9n
@Sadio-n9n 12 күн бұрын
Yaa allah
@Ciilowofficial
@Ciilowofficial 11 күн бұрын
Maalin argagaxu aad udran yahay Adoomuhu indhuhu wada tagayaan Allah baa kuu aar gudi sabar ukhtii Dr caafiya😢😢
@amalidiris9641
@amalidiris9641 11 күн бұрын
Waxa weyan dhibatada lo gaystay Muslimta manta wa dad lita on dhig lahayn Qof danbiya oy gashay male,Ilahay ha unaxaristo miskinta
@luulaadan869
@luulaadan869 11 күн бұрын
Galada wax ka xadsidsan majran😢
@smile-db6bv
@smile-db6bv 13 күн бұрын
Wax Somalia oo cafia sadiq kahadlyo radin jiry lkn 203 aya la xiray aydoo been lagu ee daye Allah soo dayo
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 12 күн бұрын
May Allah help her,😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲.
@AbdiGuuhad
@AbdiGuuhad 10 күн бұрын
Amiin yaa Allah
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 13 күн бұрын
Allah hacaawiyo
@CRisaakApdilaahi
@CRisaakApdilaahi 12 күн бұрын
aamiin
@Filsaneyyy
@Filsaneyyy 13 күн бұрын
Ilhy cadalad ha siiyo🤲
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 13 күн бұрын
In Shaa Allah Qeer 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@UmuAnas-xj9fh
@UmuAnas-xj9fh 12 күн бұрын
Allaha kasoosaaro gacanta cadowga heysta miskinada
@LiiJanba
@LiiJanba 13 күн бұрын
ALLOW GACANTA CADOWGA KABADBAADI KANASOOFASAX🤲🤲🤲🤲
@XaawoluulFaarax
@XaawoluulFaarax 12 күн бұрын
Amin yrpi
@hassanadamhusein2060
@hassanadamhusein2060 13 күн бұрын
Hosow pro. Ma ogtahay Drs Aisha Sadiqi Afganistan in lagu arkey iyada waxyaabaha qarxa gacanta ku haysa weliba safaarada Americanka meel u dhow, ayna isku deysey in disho askari maraykan ah waa arrin BEEN ah oo ay sameeyeen CIA maraykanka. Xqqda waa sidaa. Allah ha soo daayo wllsheen.
@samiiroclnuur6876
@samiiroclnuur6876 12 күн бұрын
Ameen 🤲
@ZuhaybFaarax-s4x
@ZuhaybFaarax-s4x 12 күн бұрын
ALLAHU AKBAR❤❤
@MuxudiinYusuf-ws2li
@MuxudiinYusuf-ws2li 11 күн бұрын
Mahasanid Hosow Pro Mahasanid
@sahraosman2640
@sahraosman2640 23 сағат бұрын
Amiin ya rabb
@ashasaid7324
@ashasaid7324 13 күн бұрын
Maxaa dad dulmi ku xiran aduunkan dushiisa ilaahay baa caadil ah😢
@mohameabdi3877
@mohameabdi3877 13 күн бұрын
Koleey ilaheey wax ka,qeer badan ayeey helidoontaa malinta ween ee danbe 😢😢😢
@dowdafarhan6868
@dowdafarhan6868 12 күн бұрын
Qofsaaid u cilmi badan ayay eheed
@ismailessa669
@ismailessa669 12 күн бұрын
Hussow pro waa mahad santahay marking laxirayay pakistan Baan joogay xaqdaraa lagu haystaa
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 12 күн бұрын
Ilahay hakasoodaayo runtii imtixaan
@Samira-cy8bm
@Samira-cy8bm 9 күн бұрын
Lailaha ila allah allow ugargaar
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 13 күн бұрын
Great hossow pro 👍
@iqrayasin6904
@iqrayasin6904 12 күн бұрын
Seen ugu codayn karaa
@HanadabdishakurMohamed
@HanadabdishakurMohamed 11 күн бұрын
Side lo sign kareya
@Urfavuser-c3n
@Urfavuser-c3n 13 күн бұрын
Waa aduunyo maxkmdi aleh ayaa sugi insha alh
@MaryanAbdullahi-r3k
@MaryanAbdullahi-r3k 13 күн бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@Maryama-idil
@Maryama-idil 12 күн бұрын
Ilaahay gacantq cadoowga haka soo saaro.
@shukriabdi609
@shukriabdi609 12 күн бұрын
ameen yarabi
@Babaanshad
@Babaanshad 12 күн бұрын
Hosow pro wan ku salamay bro salan kadib please kaso hadal hadid family thanks
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 12 күн бұрын
Dadka english ka fahmaayo waad ka qeeb qaadan kartaan codeentan si wax uun ay ugu noqoto walaasheen. Waxaad google ka ku qortaa FREE DR AAFIYA ka dib waad helaysaan ee u codeeya Illahey cadawga haka so furto ayada oo caqiidadeda iyo dhimirkeeda u fayowyihiin. Moscow adiga mahadsanid walal
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py Күн бұрын
Allow ka soo daa cadwoga haysta😢😢
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv 13 күн бұрын
Gaaladan was wacalo lkin ilahey baa ka xisabin doono awood bay is bideen lkin walan jari doona waxay geysteen wax kaweyn i.a
@AbuuSaamiya
@AbuuSaamiya 12 күн бұрын
😥😥😥😥 Qisadeeda wan dhageysty runtii Qiso damiir lagu dhageysan karo majiro😢
@ayannitta
@ayannitta 13 күн бұрын
Maskiin😢😢😢😢Allah ugargaro Maskiinta
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 12 күн бұрын
Aamiin Yaaaa Allaah 😢😢😢
@suqriyaahmed1588
@suqriyaahmed1588 12 күн бұрын
1991aah waa markaa dhashay 😮😮😮
@فاطمه-ز2ك
@فاطمه-ز2ك 13 күн бұрын
انا اختك في الله والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف اني وامي واخوني نموت من الجوع اني طالبه من الله ثم منك لاتردني خايبه حسبنا الله ونعم الوكيل في من اوصلنا الا هاذا الحال يِآ نآس يِآآمٌـٍة مٌحًمٌد صِآرتٍ قلّوبگٍمٌ بلّآ رحًمٌهً ولّآشفُقهً ولّآ آنسآنيِهً گٍمٌ شگٍيِتٍ وگٍمٌ بگٍيِتٍ گٍمٌ نآديِتٍ وگٍمٌ نآشدتٍ ولّگٍن لّآ حًيِآٍة لّمٌن تٍنآديِ هًلّ يِرضيِگٍمٌ آن آخوآنيِ يِبگٍون ويِمٌوتٍون مٌن آلّجُوع وآنتٍمٌ مٌوجُودون يِعلّمٌ آلّلّهً آلّعلّيِ آلّعظَيِمٌ آننآ لّآ نمٌلّگٍ حًتٍى قيِمٌـٍة گٍيِلّو دقيِق آبيِ مٌتٍوفُيِ اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه من اليمن نازحين من انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967717354582وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيرا./ √√√√√√√√√√؛؛'؛'؛؛'؛؛'؛؛//((!!! "!!؟/////((💔😢😭);";";"💔😭💔😭💔💔🎉🎉😢😢😢😢😢😢
@khaliddayib-r1d
@khaliddayib-r1d 13 күн бұрын
😂انتي كذابة
@Umusafaumusafa-u5p
@Umusafaumusafa-u5p 12 күн бұрын
صح واضح ​@@khaliddayib-r1d
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 13 күн бұрын
Waa duni qofka muslimka ahi Haduu so bandhigo fikir kiisa Si fudud loogu eedayo Argagixiso????
@Naske14
@Naske14 13 күн бұрын
Illahay baa Cadaali ah cadaladana bixiya
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 12 күн бұрын
Ree Galbeedka Argaagxiso waxeee uyaqanaan muslimiinta dhamaanteenan Dil baaa ugu xukumanahay balse waxaaa nasiib daraaa munaafiqiintaas ninka gargaar wedisanaa misane garab kusiinaaa sidii dal Muslim eh loo dhibaateen lahaaa.
@sabirsalaahi4843
@sabirsalaahi4843 13 күн бұрын
Asc
@ifka1414
@ifka1414 13 күн бұрын
wcs
@Naske14
@Naske14 13 күн бұрын
First comment 🎉
@XuseenWehliye-hw6fn
@XuseenWehliye-hw6fn 13 күн бұрын
Shekoyinkan cml noo Soo badi🎉❤
@smile-db6bv
@smile-db6bv 13 күн бұрын
Tan sheeko maha waa imtixaan qofka Muslim ah oo aduunka dhan wax Qaban waye😢😢
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 12 күн бұрын
​@@smile-db6bv saxiix
@ashaabukar3758
@ashaabukar3758 13 күн бұрын
Hosow pro zxb primer walletka jimcaha mafuranthy midkle malmaha kle suwixi meq ayaa lfura
@RuqiyoIbraahin
@RuqiyoIbraahin 5 күн бұрын
illahey hakasoo daayo gacanta gaalada😢😢😢😢
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad 8 күн бұрын
Subxna allah ilahay haka soo saaro
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
WAXAY GUURSATAY 4JEER WALINA GABADH!!@sawdamqaalib
52:11
Sawda Qaalib
Рет қаралды 77 М.
110 | Wax kasta oo ninka Soomaaliga ah ku saabsan.
1:08:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 50 М.
QISO CAJIIB AH: SEDDEXDII  BOOLISKA AHAA EE TUUGADA ISKU BADALAY !
17:54
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 71 М.
Sheekada Kalkaalisada Hindida Ah Ee YEMEN Dilka Ku Xukuntay...
11:53
Taariikhda Xamaas oo Dhamaystiran (Full Documentary)
25:34
Maracadde Documentary
Рет қаралды 35 М.