Howlgalkii LUBNAAN Miyaa Bilowday | Waa Sidee Caawa Xaalka | Wararkii u dambeeyay Furumaha |

  Рет қаралды 58,623

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

Пікірлер: 134
@RedY21359
@RedY21359 20 сағат бұрын
Waxa lacuni do na maalin ba mid inaga mida sidi lo cunay ciraaq suriya yaman somalia sodan filastin iyo wixi lamida alle hano gargaaro
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 9 сағат бұрын
Islaamka Allah ha mideeyo kuwa madax isku sheega ee cadawga Alle la shaqeyo Allah ha hor dhaafiyo umada
@IbraHim-Ajep
@IbraHim-Ajep 21 сағат бұрын
Wllhi caawa maracde wuu iga yaabiyay dadka dhan like buu usaaray xitta ani bal aqristow adna mkuu saaray😂😂😂
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 20 сағат бұрын
Aniga Chanel kiisa waxaan kusoo biiray October markii ay rergaza dagaalka ku qaadeen gumaystaha ilaa markaasne markaste halkaan waxbaan ku qorijiray iimana uu saarin 😂 hadane kama rabo oo waxaaba iigu filan newska sugan ee gaaban oo uu inoo soo turjumo mahadsanid ❤
@abdulkadirgediahmedsanka5978
@abdulkadirgediahmedsanka5978 20 сағат бұрын
Lkn waxaa muhiim ah in la is weeydiiyo dhanka buuraha jowlaan weerar Maka qaadi doontaa si aay u hubiso in aaysan jirin qatar ka imaan karto nawaaxikeeda Allaha xureeyo falastiin Aamin dhaha
@Weetowofficial
@Weetowofficial 20 сағат бұрын
Somali iyagaa leysku mashquuliyey oo sun kiimiko ah la siiyey si ay qabiil qabiil isugu galaan goormay Muslim kale caawinaayaan
@drshiinechannel8788
@drshiinechannel8788 20 сағат бұрын
Xaqiiqada waxay tahay Biyo Qabow kaso Cabi mayso meshaas
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 20 сағат бұрын
Guul.maracade.laakiin.nabigaku.saliya.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
@hnoor4361
@hnoor4361 20 сағат бұрын
Waxaan jecelahay in ay yuhuudu ciidanka lubnaan Ku bilaaban Si ay ula dagaalka galaan xisbulaah Rabbi haw hiiliyo muslimiinta dhamaan gaar ahaan Iyo guud ahaanba àaaaamiiiin yaa Rabbil caalamiin
@xamdidhicis8841
@xamdidhicis8841 21 сағат бұрын
Shacabka fastine inay layso ayey rabtaa. Srail waxay xaqiijinaysa xududaha israesha wayn
@fiidowmrk
@fiidowmrk 20 сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 20 сағат бұрын
Ina ciisow ashahaadadu ayayna Ku seegin naftu markay kaabaxayso israil way qabsatay waxaad aaminsan tahay doofaarku marin buusheegayaan xisbullaah ciidankii israil siday u gashay sheeg sahuuniyada adiga ayaa qorshaha Ku jiray oo lataliyay islaamkii ayuu ka dhigay wax aan jirin illaahay islllaamka hakaaqabto sahuuniyada 2006 wax jira hadaad tahay guuto iyo generalkii watay ayaa isdhiibi gaadhay 34 maalmood
@hawonassir6663
@hawonassir6663 20 сағат бұрын
ألهم ءنصر ءخوا ننا المسلمين والمسلمات في فلسطين وكل مكان يارب العالمين ءامين يارب العالمين ❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Somali_studios
@Somali_studios 21 сағат бұрын
Aniga uso horeyo like ha ila dhafina
@AamaCade6
@AamaCade6 20 сағат бұрын
Israa iil waxaa dagaalka xisbulaahi ufudeynaya waa madaxweynaha iiraan halaogaado. Iiraan ayadaa lagudhex jiraa
@farhiaquen5402
@farhiaquen5402 8 сағат бұрын
Xasan ma laga yaba ineyba iran tan lagtirkeda dishey
@Norah-eh8cn
@Norah-eh8cn 21 сағат бұрын
Yuhuuda allow jebi
@CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad
@CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad 9 сағат бұрын
اللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين اللهم أحررالمسجد لأقصى
@japir244
@japir244 21 сағат бұрын
Wadamada bootada ee masar iyo turki waxaa kusoo biiray iiraan iyo camaan
@FaadumoCabdi-h2x
@FaadumoCabdi-h2x 20 сағат бұрын
X bulah sidan iyada isgarsisay marhore aya lasexiyay gil gekasho waxba ma tareyso wala adeganaya
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 20 сағат бұрын
Weey kula tahey jabka israel waad arkin
@AbdiAgood
@AbdiAgood 20 сағат бұрын
😂❤tabin wacan 😂❤ Allaha guuleeyo muqaawamada dhammaan 😂❤🎉😂❤
@maxamedmaxamud7
@maxamedmaxamud7 21 сағат бұрын
ألا أن نصر الله قريب.☝️
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 11 сағат бұрын
Alaha ayaa umaqan musliminta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdikadirhussein_
@Abdikadirhussein_ 12 сағат бұрын
Greater Israel 🇮🇱 will never happen bro. If Mohammad siyad barre Sadam Hussein and muammar Gaddafi were alive today no Israel ministers could talk the way they are talking nowadays
@captainpilot2673
@captainpilot2673 20 сағат бұрын
Dowlad walba oo isleh dagaalka iska ilaali oo aamusan kana jawaabin gaza waxa ka socda waxaan jeclaan lahaa in loo gubo sida lubnaan horaa loo yiri ushii walaalka lagu tumo gumud keeda adiga ayuu kuyaal bal aan aragno hadii la dhaafayo iyaga
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 14 сағат бұрын
Yuhuud cid ka fulaysani ma jirto lkn Dil qorshaysan iyo shacab la beegsado mooyee cid ka jilicsani ma jirto
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 11 сағат бұрын
Alqasam guul iyo gobonimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 16 сағат бұрын
Maraykanka ma rabo xabbad joojin ee wixiisa waa QAWDA MAQASHII waxna haw qaban.
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 20 сағат бұрын
Waa jabkii yuhuuda haday dagaal dhul ay ku gasho lubnaan
@HamsecaliJamac
@HamsecaliJamac 19 сағат бұрын
Wcs maxed ciise allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa faatax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh loon baqi maayo iygaan ku dan bayandoon guusha israil waa burbur
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 21 сағат бұрын
أللهم أنصر إخواننا فى فلسطين ❤
@xamdidhicis8841
@xamdidhicis8841 20 сағат бұрын
USA iyagaa wada dagaalka waxba yuusan dhexdhexaad iska dhigin. Shacabka carabtu way arkan in madaxdoodu yuhuud isu dhiibeene ma waxay sugayaan inta diinta laga badalayo.
@IbraHim-Ajep
@IbraHim-Ajep 21 сағат бұрын
I'm first views😂❤
@ibraahinShariif-f1o
@ibraahinShariif-f1o 8 сағат бұрын
اللهم اعزالاسلام والمسلمين ☪️ ☪️ ☪️ ☪️ وأذل الشرك والمشركين ودمر أعدائك أعداء الدين اللهم انصر اخواننا المجا هدين في غزة وفي سا ئر فلسطين 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 اللهم انصر نصرا عزيزا مؤزرا 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 اللهم ثبت أقدامهم وانصرهم علي عدوك وعدوهم يارب العالمين يا أرحم الراحمين اللهم آمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸Ducda halawado walaa layaal الاان نصرالله قريب اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم انصر نصرا عزيزا مؤزرا اللهم آمين يارب العالمين 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 19 сағат бұрын
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸105🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@Abdinoor51
@Abdinoor51 12 сағат бұрын
Yuhuud waa umad leh muuq dadnimo un, balse maaha dad nabadeed,waa dadka ilaahay sidan u la dhaqmey, (نحن أبناء الله وأحباؤه) (إن الله فقير ونحن أغنياء) (لن يد خل الجنة إلا من كان هودا أو نصاري) (يد الله مغلولة، غلت أيديهم ولعنوا بما قالوا ) Alla wuxu dhaqan xumaa, subxaanalaah 😏😏😏
@IbrahimAli-zb1wc
@IbrahimAli-zb1wc 7 сағат бұрын
لَتَجِدَنَّ أَشَدَّ ٱلنَّاسِ عَدَٰوَةً لِّلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ ٱلْيَهُودَ وَٱلَّذِينَ أَشْرَكُوا۟
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 20 сағат бұрын
May Allah be with Palestinians
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 4 сағат бұрын
Thanks so much Maracade show, hatanyahuu wuxuu sheegey hadal run ah , laynta madaxda hisbullaah iyo nidaamka military ee habeysan waa wax ku cusub taariikhda military ee caalamka inta la ogyahay, waxaaney calaamadiyeen inaaney hogaamiyayaasha islaamka iyo madaxda military-ga ee ay cadowga u arkaan aaney xafiisyadooda fadhiisan maanta 😂, keliya waxaynu sugnaa waa waxyeelada gantaaladii hisbullaah ay tiri waxaanu ku burburin doonaa gudaha Israel 🇮🇱 😂. ( keliya waxaa bilodey isbalaadhintii Israel 🇮🇱, hooyadood ayaa nin dhashey ) xataa waxay bulshada caalamka tuseen inaanu jirin wax la yidhaahdo sharci caalami ah iyo denbi dagaal midna . waxaa rumobi karta hadalkii tony plier ee ahaa wadamada carabtu waxay noqon doonaan meel looga taliyo Talaabiib,( qeybka se ALLe ayaa Swt og)
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 7 сағат бұрын
Mid.igaqora aragtidayda ah gumaystuhu wuwerarayaa lubnan xagadhulka lakiin kahor wuxuqorshaynayaa inuuqaza werarkamadanbaysa kuqado kunabeego sanadguurada oah 7da qaza indhowayd sirdonkisu wakumashqulsana waxayugoysaba kahorna lubnan magalayo midna ogow natanyahu hadukufashilmo qorshahasqaza Ekadhana xamas qorshihiisa 2aad wuxunoqonkaraa inuuxasuuqo dhaman dadkas inti isdhibtana kararo qaza intamelokalegeyo rergalbed kuqasbo inayqatan qaza gabiahaan ulawareego
@ZakariyeEnowAbdullahi
@ZakariyeEnowAbdullahi 20 сағат бұрын
Hadeey ku Eaktaan. Ushii wallalka lagu tuumo gumutkeda wauwada yala Saudi 🇸🇦 Qatar 🇶🇦 Emirates iyaga badan
@MahirCade-bs1yr
@MahirCade-bs1yr 21 сағат бұрын
Asc bahda maracade show hawen wanag san ❤Wll.ku sali xabiibkena Mohmmed Scw scw ❤❤
@MaftuuxAli-v6t
@MaftuuxAli-v6t 20 сағат бұрын
Wxy wada israa,isha weyn inay sameeyan alle cadawga ha qabto allow musliminta quluubtooda mide
@Shaaficiaadan-i3c
@Shaaficiaadan-i3c 7 сағат бұрын
Zxp maracade wan ku weydiiye xusbulaah miyaanay lahayn gantaala lidka diyaaradaha nooga soo war bixi
@maysaan50
@maysaan50 13 сағат бұрын
Wx hisblah la nofanshoba manta ma dhulkodiba la qabsanrabaa subxnallh isdhigashada hanad cadwgaga wxba u arag burburbay kgukenta mise hisbiga sidii lo bunbuniyay u adkayba wa yabe ilahay ha usahlo wxi jarkoda lagu samynyy unba lagusmynyaye arabodhan tan u ga udiyargaroban
@sandheere4793
@sandheere4793 14 сағат бұрын
Umalayn maayo wariyan hadu Somalia lagu soo duulo inuu la hadli doono Wuxuuba iskubhaystaa inu bariga dhexe deganyahay alle islamka Mel walba u jogo ha u hiliyo
@deeqacabdiraxmaan8851
@deeqacabdiraxmaan8851 12 сағат бұрын
Israel waxay soo dedejiseynaa dagaal adduunka saameeya kaasoo ah kii heeryada reer galbeedka la isaga dul qaadi lahaa wadamada islamka waxaa ku haboon inay hubka ka iibsadaan turkey 🇹🇷 & Russia 🇷🇺
@abdulkadirgediahmedsanka5978
@abdulkadirgediahmedsanka5978 20 сағат бұрын
Hadaan figirkaayka ku Saleeyo waxeey Ila tahay ineey lama huraan tahay in Israail Qaado Weerar dhulka ah waayo Cadowkaaga intuusan kabsan ayaa la dhameeystiraa waana waxa la sugaayo Aan Dhahno Daawasho Wacan
@maxamedmustafe4457
@maxamedmustafe4457 7 сағат бұрын
nin suli dahaba in uu ku xaja guto donaya ma hogaminkaro qanuni iyo qudus manta manola dhabtey tagi insha Allah
@KhadarAbdi-p1e
@KhadarAbdi-p1e 20 сағат бұрын
Allha ugargaro dhaman muslimiinta dhibka lagu hayo re Falastiin iyo kuwa kale dhibaataysan amiin
@SalmaanCumar-g9l
@SalmaanCumar-g9l 18 сағат бұрын
Asc zxb haugudigalo Netanyahu wakalab wanalagagulesandoonaa wayoo bishii aybilawaty ayaa caawa 1ah waanalaga guulesandonaa❤insha alah
@AbdiasiisAbdiali
@AbdiasiisAbdiali 7 сағат бұрын
Xaqu marnaba ma guuldaraysto maracadow xamaasna in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
@Halima-v8c
@Halima-v8c 19 сағат бұрын
XAYAWAAN INUU YAHAY IN DADKIISU NABAD KU HAYSTAAN DHULKII AY XOOGA KU QABSADEEN DADKII AY DHULKOODA DHACEENA AY ISKA HULEELAAN TAASII DHICI MAYSO INSHALLAAHU
@AmaalAden-d6t
@AmaalAden-d6t 20 сағат бұрын
Q 3aad
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 17 сағат бұрын
Horta aan is waydiimee, XB ma haystaan miyaa Al-Yaasiin 105?
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 19 сағат бұрын
Balaayadaan foosha xun muusan hadleen lkn carabtii oo wada fuleeyo eh ayaa keeney in uu netanyaahu uu hadlo😢😠
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 19 сағат бұрын
yuhud iyo maraykan way is la ogyihin weerar kasta hadalkoda naga daaya laakiin yuhud lubnaan iskama celin karte ma maraykan iyo rer galbed ayaa u soo gurman oo ay isku halayn. xisbulah ha ka aargostan yuhud oo waxay ku dhigen ee begsiga ahaa haday dhulka soo galaan ha ka aargostan waa hadii ay xisbulah waxay shegayan ay run tahay carab oo dhan ma yuhud ayay iska celin ladahay way hogen carabi been been maraykan wuu ogyahay arintan isagaa wada dagaalka laakin insha alaah way jabayan guuldaro iyo hoog ayaa ku dhici kufarta yuhuda iyo kuwa tagera baidmilah
@Sakimahadcllaahi
@Sakimahadcllaahi 13 сағат бұрын
Reergalbeedka iyo israail waxay doonayaan in aay wadan wadan u qabsadaan wadamada islamka carabtii iyo dawladihii islamkuna waa daawadayaal lkn kamafikirayaan idinkaa kuxiga ee kahortag dhibaatada unahiili walaalahaa si aanay adigana kusoogaadhin walaalahana aad garab uga heshid
@Nastexo-g1j
@Nastexo-g1j 20 сағат бұрын
Israel allaha haka qabto umadaan masaakinta carab wax faaido ah malahan qof walba waxuu sugaayaa intii gurigiisa looga imaanaayo oo lagu baabi inaayo halkiisa
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 20 сағат бұрын
Waxa yaab igu riday in yahuud waxay sheekto ay kadha beneso lkn shico waa kase tilabo ha qado wale galkan sahyuniga ah in usan cabsaneen sawabto ah waxay kuta shanayaan kawa weene
@cabdiwahabcali6674
@cabdiwahabcali6674 8 сағат бұрын
Lkn dadekidi xamas ka qabsatay wey la yihiin aqligas wa ishis laga arkaa ushis lagu tumaa
@fadumaegal
@fadumaegal 20 сағат бұрын
Soomaaliya ayaa ka mida kuwa lagu daawadey dhibaatada ee xasuusnoow, Igaarkeey
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 21 сағат бұрын
Aad iyo aad walhi islaamka walagu soo wajahan yahay lubnan iyo falastin kama ficnidin ee isdifaca yaa dhoho wadanadan islamka ah
@jookarcali1930
@jookarcali1930 21 сағат бұрын
Maracccde hbeenka soo booqan waxba igga dhiman❤❤❤
@FaysalFaysal21
@FaysalFaysal21 13 сағат бұрын
Maracade suaal wax diyarada yuhuuda lagu rido maxaa u diiday jabhadaha dhamantood waxaa dhameeyay waa diyarade
@LuqmaanAlhakiim
@LuqmaanAlhakiim 21 сағат бұрын
Ciraq ma hami laheyn haddii ay ciraaq uu joogi lahaa madaxweyne saadaam xuseen
@abdullahiahmed2778
@abdullahiahmed2778 8 сағат бұрын
Lubnaaan waa dad daciif ah wadankooda la soo weeraray wee baryootamayaan
@awliyoabokor8432
@awliyoabokor8432 20 сағат бұрын
BILAH CALAYK HASO DHIGINA SAWIRKA X.NASRULAH WAAYO WAXA KA HELAYA YUHUUDA
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 13 сағат бұрын
ma waxad simaysaa Salaam xusen alaha uraxmdo iyo cali saalax iyo qadaafi
@maxamednuur6911
@maxamednuur6911 19 сағат бұрын
Hadalada ka soo baxaaya madaxda da Israel waxa iiga baxay in jab wayn la gaadh siiyey Israel
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 19 сағат бұрын
Cawa sida xeyfa loo galaayo lee wanku faraxsanahey😂
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 13 сағат бұрын
Adigu Israel ma afhayeen baa u tahey,
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 20 сағат бұрын
yahuud nabadgelyo ma rabtodhullballarsi ay rabtaa
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 14 сағат бұрын
Dawlada lubnaan ha isaga baxdo yuhuuda iyo xisbulah
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 14 сағат бұрын
Yuhuudi talaabo aan maraykan ogayn ma qaado doonaa karto
@MahdiMuuse-z2m
@MahdiMuuse-z2m 14 сағат бұрын
war muslimo Allaha ba nigar gari nataliyahu dila
@cashomuse6123
@cashomuse6123 21 сағат бұрын
Plz war fcn naga sii arimaha dalka suudan thkns
@zahraajo9869
@zahraajo9869 13 сағат бұрын
Yuhuudu dagaalka dhulka way kujabaysaa idam alle
@Farxiyomaxamed-f2q
@Farxiyomaxamed-f2q 21 сағат бұрын
Waa kaaga mahd celinaaa saxp tabintaada qiimaha leh
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 20 сағат бұрын
❤kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw
@raniadan1262
@raniadan1262 20 сағат бұрын
Ilhahay hawgargaro umada Muslim tah
@AbdulahiWacdi
@AbdulahiWacdi 21 сағат бұрын
Caravta.miyaanla.qabsanin.waa.hore
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal 21 сағат бұрын
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
@JimcaaleJanaale-qh3ln
@JimcaaleJanaale-qh3ln 18 сағат бұрын
☹️☹️☹️✋️✋️✋️maya ma qaadan karaan qoraankan🫤
@CabdilaahiChussein
@CabdilaahiChussein 7 сағат бұрын
اللهم نصر اخواننا في فلسطين
@MXuurahe
@MXuurahe 19 сағат бұрын
ayagu maxayika sugeyan mayi horu galan
@ahmedmahamuud5464
@ahmedmahamuud5464 12 сағат бұрын
Love you maracade show❤❤
@CabdishugriXasan
@CabdishugriXasan 21 сағат бұрын
Mahadsanid walaalkay maxamad ❤❤❤❤❤
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 19 сағат бұрын
Cashar baynu u dhigi ha soo socdaan
@MahdiMuuse-z2m
@MahdiMuuse-z2m 14 сағат бұрын
war nataliyahu wax dilo ma lawayayi
@saddamhusseinabshir1448
@saddamhusseinabshir1448 Сағат бұрын
carab dadka liita ma jirta
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot 21 сағат бұрын
Xaalada bariga dhexe faraha ayay ka baxday
@Farxiyomaxamed-f2q
@Farxiyomaxamed-f2q 21 сағат бұрын
Waxaa isku wadaa cibaado iyo war bxin
@MaxamedCelmi-m3j
@MaxamedCelmi-m3j 20 сағат бұрын
Yahuuda dhulkka ilaahay halagooyo
@MalesiaBoy
@MalesiaBoy 21 сағат бұрын
One Day free palestine ✊️ 🇵🇸
@AbdulahiWacdi
@AbdulahiWacdi 21 сағат бұрын
Madax.iyo.minjo.makalhadhaan
@youngbaashi8871
@youngbaashi8871 21 сағат бұрын
maracade show wan ku salamay
@XAWOIBRAHIM-h5y
@XAWOIBRAHIM-h5y 21 сағат бұрын
Insha allah gaalada ayaa jabeyso
@MustafeRaxeeye
@MustafeRaxeeye 21 сағат бұрын
Ku soco saxiib maracade
@asadxasan8306
@asadxasan8306 20 сағат бұрын
Thanks bro maxamed
@Erwnscht
@Erwnscht 20 сағат бұрын
Pou
@xamsebulshawi2196
@xamsebulshawi2196 21 сағат бұрын
Ilahay haa uu gargara wll qaza
@NimcanAK
@NimcanAK 8 сағат бұрын
Shiicada boto wadan
كاميرا الجزيرة توثق عشرات الصواريخ الإيرانية سماء تل أبيب
0:54
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
خريطة الحرب السورية 2011-2024 | كل يوم
11:07
خرائط زمنية | Atlas
Рет қаралды 514 М.
WAR DEG DEG AH: WEERARKA IIRAAN - XAALADA OO FARAHA KA BAXDAY
HBN Online TV
Рет қаралды 2 М.