Hoyo iyo. Walaal midna male gabadhaas.alle. haukaalmeeyo. Waligay ma xiriiriyeen.
@fatxiya888111 ай бұрын
Xero iyo fadhal kal dhacen waxbo ha u shegin abahed adig dr nafsi aad salig nabig scw afakak ku heyso salad waqtiged duko carurtad banak u saar hawo so sii carurt waqti sii waxs isk ilow family dhibatad ku geysty goy oo ha radsan
@NagadMcalin11 ай бұрын
I can not believe how many ladies in the comments are advising her to hide the problem. Why? Hiding is not going to fix anything. She is in this state because she did not seek justice for her daughter. If she remains in this state of passiveness it will not bring help for her daughter or herself. 1 she must pray istikhara. 2 tell the truth to her husband. 3 the little her must receive medical help.
@chouchouchoukri121111 ай бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah 😊
@saafiabdalla944811 ай бұрын
Bismillah mar ey xeero iyo fandhaal Kala dhaceen Mey nin u sheegeysaa iska aamus walaaley waxba ha u sheegin inti reerkaaga burburi lahaa hablaha soomaaliyeey oo xaasaskaa waxaan leeyahay wax la dhalay iyo dhulbaa Marti loo yahay caruurtiina qofki dhibaateeyay isxaan adi kuuma sameen abayana waa ku qaldaneed iney xaajigeeda arintaan intaan la eg ka qarisay markee cusbeed
Abayo ilaaheey haugargaro gbdhs imtixaan adag baa so wajahay blse waxan kula talin laha cid danbe hala wadagin arintaas nin iska daayee nafar bini adan ah haushegin istiqfaarta badso adga iyo cunugtana quraan isa saara hooyadana mudo hadalkeeda kanaso ilaa aad kacaafimadid markaad nasatidna wac o iska salaam hoyada ilen wey ku dhashe lkn aakhiraa loo socdaa ilaaheey baa gartaada kusiin doone wase lahuba in dadkaas gardarada ay ku geysteen iyo xaqagi ey dudsiiyen kaso bixi dono hah. 😢😢😢
@deqaxasan183311 ай бұрын
Subxaan allah abyo xaqa hadii afka laga daboolo feerahuu ka dilaacaa alalha soo ifiyo ninkeda burcad allaha umariyo hooyo iyo aabe allaha uga dhigo hana usheegto markuu u yimaado oo ay is arkaan oo kaliya
@ZahuurHassan-p2r11 ай бұрын
😢raboyow ada og qulubta dag xun iyo dadka fican ilmaha allah noxafido inalajogto iyo inti kalamaqanyihiin rabiyow ilmaha noxafido😢 amiin
@Nafteedauroon11 ай бұрын
Arin waxay wax ka qabasho leedahay markay cusbayd. Mid kle cunugta qalbigeda aaba jabsane maxy furiin uga cabsanee. Ha isla qaraxdo ninkana usheeg xaqa gabadhada haloo so dhiciyo walidkana haduu toosnan lahaa arin maba qasnaateen e kuligood wada jar balayada
@UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os11 ай бұрын
Qoftaas iidaa isbitaal ubaahan illah hacaafiyo😢😢😢
@Wadakirbilquran11 ай бұрын
Qadarata illaahay baa haya usheeg xabsi ha ku guro haduu rabo ninkaa saqiirka qabsaday sharciga halamariyo
@fardosahade547011 ай бұрын
Sax
@Hodanmoh1511 ай бұрын
Miskiin qalbiga ilahay haa uu qabojiiyo wllo ee wac usheeg habarkad habaratay nagta hooydana wac ilaa qabriga waan ku daba socda dhee ilahay qaad niinkagagna ka qaari wllo hadu ciiyalaka ka qato dhiib kale kugu fiilan shaqayso naag nool meel waxa dhigata noqo dhaqale samayso qalbiga ilahay haku qabojiiye
@fannyfashion369811 ай бұрын
Subxaana laah ilahay ha u dhibdhaamo abayadaas wlhi waa xanuun hooyadeed ha wacdo hana salaanto lkn ninkeeda hada yeysan usheegin aniga saas ayey ila tahay abayo alle ha cfyo i.a
@xamdiapdi264611 ай бұрын
Bismilaah Ani marki lowaad aheyd in ninkeda la wadagto si logu xiro gabadhana laso baaro hadase waa inay usheegta waxaba ku talin lahaa in la toogto ninka ilmaha yar fara xumeyay siday diintu qabto
@NagadMcalin11 ай бұрын
Asc. Meysha mushkila ayaa taagen waa in laxaliyaa. Qaris waxba maxalinaayo. Hadii aad maanta qariso. Maalin aan maanta aheeyn waa la ogaana arinkaan. Adiga ayeey kugu solabaneey. Abayo abaha waxuu kudhudhihi doona why aad iiga qarisey. Maanta hooya waa noshahey, markhaati nooĺna waa jogtaa. Gabarti kaley. Waa in aad gabartaada justice u raadisa maanta. 1.Istikhaari tuko. 2. Abaha u sheeg. 3. Gabarta yar cawinaad doctor halageeyo. Hadii aadan hada mushkilada xalinin xanuuna aa kugu dhacaawo. Nolasha ciriiri jogtà ah guilt aya marwalba kugu jireeyso. Waa in aad xalisa mushkilada si aad oo gagudibtid marxaladaa. I àm sorry xalada gabarta yar kudhacdey. Gabarta aabaheed has the right to know the truth. Ilaheey tala saaro oo hadal abayo macaanto. Abaha runtà usheeg waxba haqarinin.
@umriyaan911 ай бұрын
Walhi waxan dhaho mabakaro ilahey qalbiga hakudhayo marhore ey aheyd inwaxlaga qabto iskasamar abayo ilaahey kudaa asa sooifinayo xaqina ninkana haushegin kudhihilaha maxkamada ale kawarsug insha allh alle weyna kagagudaa
Subxanallaah waa arin xanuun badan ruuey qalbiga na hurisay gabadha arinteedu waa sedex dhinac 😢dhinac aabe dhinac abtiyaal iyo dhinac cunugta nolosheeda oo hadii la sheego ka sii dari karta oo lagu caayi doono oo arintu isla qarxi doonto kabidna ey ogaan karto sidaa owgeedna ey sumcadeedu ku dhiman karto dhinaca kalena reerkan ayaa ku dumi kara labo daran kala dooro l
@Animeedits134811 ай бұрын
Xasbunllh wanicmal wakil wlhi ilahey hayska talasarato salika rasulka scw halasinto haiskala amusto waxaan rajaynaa in ilmahas maskaxiyan u cafimado mystaqbalkane inuu alle waxtusin warun sida gbdha sheekty labadas midbey noqon in ninku furo oo xita awsan awlada qadane ay dhacdo inuu kudayaco meel ay ula cirsatane lahyn heli doonin madama aysan family iskuwangsanayn. Mida hooyo ayeey noqothy haiska xariiriso hooyo
@munamohamud155511 ай бұрын
Wll ruumi horta waa kaxumahay waxa abyo kudhacay illahy faraj ha uga furo Abyo waxaan leeyahay marka kowaad rabbiga ulaabo talo saarso bari , sunayaal tuko, marka xigta heeryada tuur ninkaagii waxaa tiraahda manooli biyaan kulu laystay belaaya igu dhacday heerka adigu kuhormar oo dhanaantood maxkamad saar , Naa halaysku baabo,o intaa keligaa cuqdad udhiman lahayd wiilkana toogta ama dhagax kudila cimriga allh usoo laalaabee
@amiirahashi501611 ай бұрын
Asc abayo hashegto ninkeda Maxa yelahaye hadii qarsato waxeye ku noqonasa kis wan ku noqansa Ilaahaye haku fuduye abyo walahi wan ka xumadaye Ilaahaye haku daye qalbiga aqriso saligaa nabiga markas duce inu xaqada kaga soqado
@hafsamohamed937011 ай бұрын
Ninkeeda ha u sheegto asaa xaqa gabadhiisa soo dhacsanaye hooyadaan neh alle hausaqiro
@wanaagsaninmacalin-pb8zj11 ай бұрын
Horta alha cafiyo cafimaad dek dega ciyalkana alha la koriyo waxan kula talinaya in aan abaha loshekin arinkan wayo dhibato kale baad kala kulmi kartaa iska samar Ilmaha yarna dabiib wey iska bogsan donta adiguna is dabiib adkaarta badso wixi ku qoran wey kugu dhacayan mar walbo ee niyada kheer u sheek qalbiga alha ku qabojiyo
@MuniraMahad-co3eg11 ай бұрын
all manta saan usugaye ruumiyey
@hannadhoore257511 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل 😭😭
@halimasacdiya6311 ай бұрын
Allah dhibka ha ka saro hooyadas
@ummahamed818211 ай бұрын
Hasbiallaah waa nicmalwakil
@Runsheegcaadi11 ай бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah.
@hodanhashiadanabdule64811 ай бұрын
😢😢😢😢😢wall gabadhaas allah qalbiga hauqabojiyo insha allh
@asmahanahmed306611 ай бұрын
Subhanallah 😢
@LuulCalasow-vz1ci11 ай бұрын
Abayo cidna ha ushegin gabadha dhaqatar geey si hoose ugu sheg illahey tala saaro istigfaarta badi ibadan illahey ucaalacal
@Naciimacumar1411 ай бұрын
Ninkeda gabadhisa dhibka ku dhacay inu ogado xaq bu u leyahay ninkana ha dhahdo qadar ba igu dhacday e ucawi plz intadan aniga igu xanaqin ina dhageyso ha dhaho sey wax u dhacena hau shegto intu hadhow mel kale ka maqlo u cuqdad u qadi laha
@umoahmed422111 ай бұрын
Gabadhaa walaasheenana waxbaa ku dhacay xawqalada badi dheh iyo saliga nabiga gabadhaada dawayso adigu isyar noolee digriga badi ninkagana haw sheegin hadaad awalba ka qarisay sababtoo ah waxaa laga yaabaa inaad ku kala tagtaan ooh uu kaa aamin baxo Amuuraha Allaah haw fududeeyo reerka jar hooyadana salaan lkn dareen sii inaad kacadhaysantahay arimahaaga hoos u dhamayso
@asmaxasan780311 ай бұрын
wcs subxaanalaah hoyoyinka allhu gargaaro😂😂😂
@sacdiyosheikh858111 ай бұрын
Sorry abaayo
@cafiifoaweis937511 ай бұрын
Inaallilaah 😢😢😢😢😢
@XaawoCwali-pw4yp11 ай бұрын
Asc wllo horta wax waliba wa xukun ale oo cid wax kudari karta majirto ok ani wxan oran lahaa wa dhibato aad uwayn marka kii muxramka ku ahaa sidaan kaga timodo wixii hore waba iqarso wlley wa imtixan kuqabsaday ale ucarar cidna haisku dhadhajin ilmahaga ale ubandhig arintada unu kusakhiro qurana isi saara mida kale is ilowsii in ay arini dhacday wayo wax danbi ah ma aydan galin adi iyo nunadu ok waxbarashada ugu dadaal waliba diinteena wayo qofka sharecada iyo qur aanka yaqaan waa dawobayaa
@faisafaisa903111 ай бұрын
Subaxaana allaaha
@mumtazkhalif109511 ай бұрын
Runtii wa arin xnn badan oo amakagleh runtii ani ahan waxan isleyahay abayadas idaba ubahan wax cawiyo Horta hore hoyo lama gonkaro ado og ayu nabar kugu yalo lkn wa hoyo ay wac xarirkas ad hoyo xaririnesid ayaa lagayaba inu alle faraj kugu furo midakale salada adkarta iyo saliga nabiga scw badi insh allh runta iidaba kuso radsaneyso oo wad nafisidontaa
Mar ey xeero iyo fandhaal kala dheceen maxa laqaban karaa mudo dhow hadii laga joogo maxkamad ha geeyso hana labaaro hana la dhaariyo abtigaas subxanalh allha naguma keeno gabdhoow ilmaha aad haloo ilaaliyo wan ka xumahay wlhi 😢😢😢
@munamohamud155511 ай бұрын
Ilma yara maxaa laga donaa subxaana allh
@leylaahmed896711 ай бұрын
Gabadhaas waxan kula talina wixi ka dhacayo ha dhaco iney ninkeda u sheegto sababto ah iyada cafimadkeeda ku jiro tan kale gabadha yar waliged ma hilmameyso waa tii un malin hadasha rerkiina sida ujartay ha umaqnadaan xita hooyada waa daalimad wiilkeede qarisay gabar yar ayeey u tahay dhibka uga rali noqotay inkirna ugu dartay hadaadan sheegin adigane ma cafimadeysid gabadhadina xaqeedi umadan so celi
@gabarwcn126711 ай бұрын
Ninkeda si dagan ugu sheeg dheh oo ninka gabadha xumeyay niman u balamiya tuma oo dila ila aad far walba ka jabisan silac mariya oo xata tan hoyada ha ka bogato Yu dhiman lkn Cashar u dhiga dalkina ka guur
@XaawoCwali-pw4yp11 ай бұрын
Quraanka lafdi iyo macneba kula dadaal waa guulaysan doontaa insha alaah ok aabaha ha ugu sheegin ado hiilkaga donaya ee si dagan qaladkaa baa la ino gaystay si taxadarleh ugu sheg
@ubahabdisaid222211 ай бұрын
Sheeg ha qarsan dhibkadan kuwa familiare ahaana meeshan ku dhaaf warkoda kaba so qad iyago wada dhinteen madfac ku habsadey abti kufsanayo cunug yar subxana allah
Laa xowla walaa qubata badso wallalkaa weyka so baxee ee dhib ha geysan hana u shegin markii hore wad la aamustay hadana iska aamus gabadhana dhiira gali weyka kabsane maskaxda u dhis inuu abti aheen oo wacal yahay u sheek hadey qaan raarto alle nolaal idunku simana nin wanaagsano ood adi taqaanid ood la wadaagtito cidna u shegin u guuri ina kahorna wax bar si eey cadawgeeda ugu bad baadin karto yomal ayaam lugu cayn hadii lagu caayana unuqon karto mid meel ka so baxdo
@ayanahmed113811 ай бұрын
bisinka subxanalah mey nin u sheegeysaa iska aamus adiga isbitaal ubaahan ilahay hacaafiyo inte reerkaaga burburi lahaa iska aamus hooyadeed ha wacdo hana salaanto usheegin ninkeeda saas ayey ila tahay wll qali
@nasrocabdiraxmaan496011 ай бұрын
Wa qaldan tahay wll arinkan mahan mid laqarin karo gabadha yar iyada u shegayso abahayd marko maqlo maxe ku hadlee hadena hada shegin
@foosiyaabukar.hennacare10511 ай бұрын
😢😢 🙏🙏🙏 isoo booqo 🙏🙏🙏🙏
@fartuunyuusuf942711 ай бұрын
ķkkkkikkkķkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 jilinka idilay
@shukriabdi295311 ай бұрын
Aabyo sorry
@AxmedmaxamedNuur-o3e11 ай бұрын
Ala magan
@Xafso2511 ай бұрын
wlh waa arin xun oo xunun badan labo talo ayan kula talin laha inay ninka u shegto sidii wax u dhaceen wixi uu ka yirahdo aragto. waa tan labade inay gabadheda dhaqtar fican u qabato jiraha iyo maskax ahanba u daweysato ilahayna talo sarato oo aysan cidna wax u shegin
@rahmaabdullahi978611 ай бұрын
Dadka maxay ku dhahan walid qaldan caasi aya tahay yaab
@FaadumojamacsamatarFaadumojama11 ай бұрын
Abyo abtiyasha qaarkod waa wacalo nagtii ilmaheda ilaalsan weyday tan iyo mid kadaran ayaa sugeysa dhawacas wan soo marnay abtiyow berka xabad kaga dhcday teda kle hooyadaa hoyo.maahee gooo
@fardosahade547011 ай бұрын
Amiin cuqubo kuugu dhacday dheh saas asaga aabo ku yahay oow reer kuleeyahay kawaran soo biri gabdhihiisa aabe dhihimeeso silaca oow marsiiyaay gabadha yar oow abtiga uyahay.
@sacdiyosheikh858111 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@XaawoCwali-pw4yp11 ай бұрын
Wayo hadaw ogado ninku siraha odhan inu asna garabkaga baxo bakhatara ok wllo rumi adna isxakamee marka qiso kashekaynayso ok asc
@Umumahamed111 ай бұрын
Walhi gabar yar o 14jir ah o nin abti u ah u kuyiri lcg bn ku sinaya e an wax saqajan nimo ah kugu subiyo cunug ti weyqelisay hooyaded iyo walahed bey u shegty hora lo burshy ninki illahey ne wa kabadbadshay gabadhan waxan oran laha hooyada u sexsexo codad xaladi ku sabsan kadub kadib walalkada weyn u dir hadu mid dhama yahay
@rahmaabdullahi978611 ай бұрын
Wa beenale xaram iyado kudhalin ayey qadarta kudhici kart
@halimaibrahim447111 ай бұрын
Wa Bentley wa runta ayago xalal ah ayey dhici karta wayo darogo aya jirto o sheydan aya jiro 😢😢
@FaadumoAbdullaahi-su2mq11 ай бұрын
Walaaley qisadaan ame waa been ama naag taa doqon ah maxay tahay waa laysoo bahdilay ma hooyadeed mcn baa bahdishay macquul maha
@Umumahamed111 ай бұрын
Wey buxan hoyoyin gabdhahodo dhulka ku jida wilashana madaxa sara
@rahmaabdullahi978611 ай бұрын
Wa macqul wayo dad ilahay ka cabsaneynin aya jira
@fardosahade547011 ай бұрын
Abaayo mcnto daad waxaa jiro hooyooyin ah oo gabdhaha ka dhax arka xumaan ayaga bari loogeestay ama hooyadii dhashay ha ahaatee ama qofkii soo barbaariyaay ama ninkii kadhalay ama qof ninkii xiga oo eey hiilo kafileesay oo eey kaweesay . Micno la aan looma dhibaateeyo gabdhaha. Aniga inla hadlaayo hadalada qaar laidhihi jiray waxaan uheestay inaa ahay. Marka eray laguugu celceliyo waxaad isku qiree inaa tahay . Lkn hada alx ilahey ayaa mahad leh waxaana ogaaday wax walboo eray laiigu bixin jiray inaa aheen oo laga waday qofkaan awood haka qaado bal saan oow yahay haiska badalo.balse waxaa jiro gabdho badan oo hadaladii ladhihi jiray yaraantoodi uurkutaalo ku tahay oo nolashooda ku baabado qofna gadaal iska saxaa oo ka gudbaa hadaladii yaraanta.lkn waa waxaa adiga iska dhigto marna ma iloobiisid wax kusoo maray yaraantaadi.
@gabarwcn126711 ай бұрын
Qisada kow ka so bilaw 3 qayb so dawo 😢
@FaadumoAbdullaahi-su2mq11 ай бұрын
Hooyo waliba waxay jeceshahay ilmaheedu inay ilmaha kale ka fiicnaadan inta badana ilma caasiya waa la arkaa lkn hooyo gabadheeda bahdilaysa oo neceb waa sheeko dhinicii kalana ubaahan inladhagaysto ma aminsani inayjirto hooyo xun