Sixitaan : .caadifad hadal mucaaradn8mo ma aha, . Xaqiiq hadal mucaaradnimo waa dad iyo dal dhis haykal dowladnimo, . sharafka shaqsiga mas,uul ee qaldamaa caydiisa ma,aha dhaleec ama dhaliil ee waa sifahaaga qofka aad bulshada ugu muuqataa Mustaq balka muctarafnimo .martiqaadaha ogal intaa sare ku xusan waa la mid mahadsanidiin dhamaantiin Dhamaad. .
@jaweriyasaid1393Ай бұрын
Waa Iyagaa Hubka Isku Uruursanaya,oo Isleynaya.
@maxamuudmacalin-rj7rqАй бұрын
Sixiroow soco waryaa
@MohamedShuja-u8lАй бұрын
They're was koi uguhoreeyay we Qatar hunks uguna dhawaa Madaxweynaha tooyada ha dhihin intake San kheyre aheynn
@Teacher9614Ай бұрын
Xasan cidiisa halaga qaado marka hore marka labaadna mahad kawaanle ha laga qaado waa habar gidirkadib dhamaan halaga qaado aniga waan haysanayaa adigana waan kaa qaadayaa ma shaqeyneyso
Wadankaan Xagee ku Dambeynayaan. Ma Faraha Dadka Ku Dagaalamaya, Mise Soomaaliya.
@xasanmuse-uj2zxАй бұрын
Wuxuu rbaa sida ismaciil cumar geele inuu iska joogo lkn ma oga in somalida jabuutiyaanka ka badan yhy
@Khadija-zx2fzАй бұрын
❤❤waabeen
@XadiyoDirsheАй бұрын
Hubka somaliya kubaahsan xoog ayaa lagu kala qaatay haddii ladhigaayana xoog ayaa lagu dhigayaaa
@mrwadaniciilan8799Ай бұрын
Mucaaradkan dawladnimo ma rabaan ninkan itoobiya ayuu u adeegaa dib haloo baaro ciil ayaa hayo dabadhilf warkiisa naga daaya
@abdisheikh6094Ай бұрын
Waa kuwaas waa magaalo ay mooryaan iska haysato waligeedna nabad ma noqonayso waa in caasimada laga badalaa in dalka sharci noqdo ma rabaan waxay haystaan xoolihii dadka soomaaliyeed shalay kuwii ku xadgudbay madaxwayne farmaajo oo ay qabyaalad iyo dulmi ay ku hayeen maantana waa kuwaas raba in ay barikiciyaan oo laayeen dumarka iyo caruurta.
@cabdiqaaliqcarabXaajical-dd8bkАй бұрын
maya
@khadijasaid6539Ай бұрын
Qofku wxuu bahanyahay sadex magac iyo family name, walal Mahadsinid I never seen someone who advocating qabiibka ka iska dhaafa.
@sour.candly7868Ай бұрын
Kursiga inuu ka kaco ma rabo Xassan Dhiiqo ........sidaasuu Hubka u soo guranayaa ma ahan inuu Itoobiya kula Dagaalayo ......Mucaaradka inuu iyaga Hubkooda ka qaado isagana la soo dego ma dhaceyso.........💪💪💪
@ahmedmusse9562Ай бұрын
Somalia Somalia Somalia 🇸🇴✅✅✊💪
@Khadija-zx2fzАй бұрын
Angry dawladnootahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Khadija-zx2fzАй бұрын
❤❤qaaraaarka jooojiya
@muqtarmohamed1179Ай бұрын
Ilma Ethiopian ayaaa meesha isku mar xabayhaaa Hana sheegana xaaran ayaa tihiin dowlada soomali alah guuleeyo madxdayna kor alah ka yeelo
@maxamuudmacalin-rj7rqАй бұрын
Walaahi cadawga gudaha YaBa kada Ran itoobiy (MAX WEYNE HOS.UBAX)
@ROPERTOBAGIOАй бұрын
Xaar waxaa ka ur badan ninka xaaray ninka soo qaata😂 muuse biixi oo caag ah
@jaweriyasaid1393Ай бұрын
Dadkii Way Isdilayaan Wayna Dhamaanayaan,Yaa Wadankaan Dhaxlaya?
@jaweriyasaid1393Ай бұрын
Soomaaliya Yaa Dhaxlaya?
@XamarayXamar-od6zuАй бұрын
masar wax uu hukiisa u keeney soomaaliya hada intuu doldgobaleedyadaxamar ayuu joogayaasidaas ayaa huka loogadhigayaa masar 3 arin ayuu u yimid waxaan xasan ku amrey ismaaciil 1 waa inuu tababaro ciidan uu geeyo bada cas si ey uladagaalamaan xuuti oo khasaaro xoog leh u gestey 2 inuu madaxgobaleedyada dhameeyo si xasan kaligiis u xukumo oo 40 sano u xukumo
@xasanmuse-uj2zxАй бұрын
Meesha Kuma imaanin aqoon w6xuu ku yimid yaa Hawiya eheey
@BulloHassan-xg4xrАй бұрын
Soomaali Yaryar Aduunkii Wayesku Dhibteen Aakhiro Haseegina Kala Nabad Gala Sidaa Carabta Waa Wada Dheregesan dhulku Idinku Filan
@Daljirka-DahsoonАй бұрын
Soomaali 34 sano ayeey nabad raadis yihiin ee la hadal kuwa ushaqeeya carabta aad naga sara marisey. Soomaaliga shacabka ah wuxuusan shaqo ku laheyn ayaa lagu dilaa laguna cinqaabaa isla isagaana eeda la saaraa ee eeda & niyad dilka naga daa.
@AnabSaed-us1woАй бұрын
Wax fahma dadyohow Hassan dhacyey yuu u taliyaa hadda?
@NuurCalisheikhАй бұрын
Daaroodkaan maxaa xamar kagalay
@mrwadaniciilan8799Ай бұрын
Dalka hal dawlad ayaa ka jirto waa in hub kadhigis la sameeyaa dadka rabo dib u dhaca umadan waa lasoo afjarayaa sikiin liq cadawga umadoow
@Khadija-zx2fzАй бұрын
Ankara aaminsan
@CaliCiid-k2kАй бұрын
clay waxba tattoo oohinta iska day aqligaada ku tasho
@hawayassin7172Ай бұрын
Horta muse suudi haka dhigo kkkk
@XamarayXamar-od6zuАй бұрын
tan 3 inuu itoobiya kala dagaalamo soomaaliya dhedeeda xuuti waxuu ka xirey kanaal suwes itoobiya waxey ka xirtey niil dalkiisii waxa soo food sazrey baahi xoog leh gaaskii badloorkii cuntadii masar waey ku dhawdahey infijaar iney qaraxdo sassa darteed ayuu siisi si dalkiisa uga bixiyo dhibka heystainuu soomaaliya gubo ciidamada soomaaliyeed oo loo tababarayo bada cas si ay ula dagaalamaan xuuti xuutina ku sootuuro soomasliya waa dhiiga soomaaliyeed ayaa rarakhiis ah
@sahrasahra2292Ай бұрын
Kkkkk mayee mayee dhabayacaa lagu aamini karaa miyaa warhoy dantaadaadaad ka hadleysaaye
@foodhicabdiraxman9615Ай бұрын
Kkkkk huuuuu aawr waaxaa aah somaaladal
@Khadija-zx2fzАй бұрын
Nacaybkaakiinu idikunaqay
@akhalif579Ай бұрын
War maxaad la neef neefsan?
@sahrasahra2292Ай бұрын
Meejaan kkkkk dhabayaco meel walba wuu ka dhex hadlayaan
@MuseAxmed-hf2qgАй бұрын
Hadal kagu waa istogtey ee hadal aan burinayn la imow mahad sanid
@ibrahimabshir7311Ай бұрын
Xassan tuug
@deqawarsame-ml7fmАй бұрын
Galmudug wa the only state o oil leh wa sababta logu didan yahay iney xita deked dhistan lakin reer galmudug inshallah iyaga so saranaya
@abdirahmanmirre5836Ай бұрын
Xasan gurguurte laguma aamini karo dowladnimo somaliyeed waa in laga Qabto dalka oo laga badbaadiyo. Waayo Qof masuul ah maaha waa mooryaan iimaanlaawe ah.
@BulloHassan-xg4xrАй бұрын
Xasan Dameer dhiiqo gale kamabexe Qadaad Weyen Beladii Somalilnd Loosoo Maleegay Hoostiisa ayey ka Shid an Tahay Futadada Dabkaga Dhegey Allah Madale