No video

Hubka Al shabaab ayuu aadi lahaa Dhib ayaana kadhici lahaa"Xildhibaan Mursal Maxamed Qaliif

  Рет қаралды 8,737

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

"Ceymasho iyo badbaadin ayay ahayd in Hubka sharci darada ah ay dadka reer Cubaadwaaq qaataan AS ayuu aadi lahaa Dhib ayaana kadhici lahaa"Xildhibaan Mursal Maxamed Qaliif

Пікірлер: 14
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Ай бұрын
Baaritaan ay korjoogto ka yihiin Xasan Sheikh,Aadan madoobe iyo kuwo kale aan wada ognahay wax wanaagsan kama soo baxayaan taas baan aaminsanahay.
@user-ys9pm8gs2p
@user-ys9pm8gs2p Ай бұрын
Xukuumad meesha kamajirto ee xasn shiikh la xisaab tama Hadii kale xukuumada ka tuura meesha
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Ай бұрын
Soomaali waa loo tashtay intay qabyalada ku jiraan ayaa la xasuuqay anag maxa na daba dhigay itoobiya bal fiiri ninka soomaaliga intuu tagay itoobiyaoo lacag u geeyey ina uu hub ka soo gadtay cadawgeenii ayaa dadkeen lagu xasuuqay Allah naga qabto kuwa dadkeen dhamaynayo oo cadawga noo soo waday oo dadka soomaaliyeed isku diray aamiin yaarabi
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 Ай бұрын
Waan Run. Sanbalolshe ha is casilo
@Turtle333face
@Turtle333face Ай бұрын
Hassan Shike waa xaarami 😂
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r Ай бұрын
WAR HUBKA HAKU MASHQUULINE DALKA IYO DADKA WAXTARA NOQDA DAD DALKOODA U SHAQEEYO WAR KALSOONIDA MAXA IDIINKAQAADAY
@solokilimber3818
@solokilimber3818 Ай бұрын
Xassan gurgurteh wa morryan oo doonfaar ah he most go😂😂 guul marxaan I love you marxaan ❤
@Adam-y3x
@Adam-y3x Ай бұрын
Ninkan masuulka u eg afsomaliga ayaaba ku adag war eed waxba tarimayso ee adigu wax qayb ah maka qaadan kartaa aan ka ahayn inaad afka uun kahadasho??
@JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by
@JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by Ай бұрын
Hubka waxaa loo wadey in lagu qalqal geliyo nabada galmudug budlaan iyo hiiraan
@calijamac6012
@calijamac6012 Ай бұрын
Walee waxan maqli jiray warabihii wasmada doontay oonl iskaga la waso
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Ай бұрын
Tuugo cadeysatey
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo Ай бұрын
Argagixiso cadaysatay
@dowlad123
@dowlad123 Ай бұрын
Beenaale daanyeeroow
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Ай бұрын
Haye. Adigu runta noosheeg??
Ceerigaabo  Khasaaraha dhim asho & Dha awac ee Dagaa lkii Goof iyo Fiqi Fuliye
39:08
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
ج5 ولحظه بكاء صدام حسين بين يدي الشيخ احمد الكبيسي في شهادته على التاريخ وما دار بينهم
13:01
قناة الشيخ الدكتور أحمد الكبيسي الدينيةالرسميه
Рет қаралды 1,5 МЛН
Warka Universal TV 27 08 2024
44:09
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН