Hubki Caabudwaaq Iyo Xogo Cusub, Ugaarsade Aawr Xun Iyo Eyaba Ma Waayo !!, Shirarka Xamar Iyo Xogo-

  Рет қаралды 5,483

DAHIR SOCDAL

DAHIR SOCDAL

Күн бұрын

Hubki Caabudwaaq Iyo Xogo Cusub, Ugaarsade Aawr Xun Iyo Eyaba Ma Waayo !!, Shirarka Xamar Iyo Xogo-

Пікірлер: 36
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Hubkaas cida kaliya oo aan siin karnaa waa Leelkase, Dhulbahante iyo Cumar Maxamuud,waana helayaan qaybtooda, waa igu wallaahi. Anigaa hadda jooga Caabudwaaq.
@AbdullahAbdullah-sn6pt
@AbdullahAbdullah-sn6pt 2 ай бұрын
Abwaan ilaahay haku xafido
@geelqaad9160
@geelqaad9160 2 ай бұрын
Ninkaan xaqiiqda buu ka hadlay.
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Murusade waa dad taariikh leh , waa ilbaxnimada Hawiye❤❤❤
@geelqaad9160
@geelqaad9160 2 ай бұрын
Hubkaas khatar buu ku yahay ummadda oo gacanta Xasan Sh. Ka illaaliya.
@AbdullahAbdullah-sn6pt
@AbdullahAbdullah-sn6pt 2 ай бұрын
Geesi Geesi dhalay daahir socdaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 2 ай бұрын
Daahir socdaal geesi soomaaliyeed from majeerteen runta kudhimo halyeey soomaaliyeed baatahay
@geelqaad9160
@geelqaad9160 2 ай бұрын
Islow Daahir waa waxgarad runta ku dhiirada.
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Abwaan waa sidaad sheegtay hubkaaz igu sawir xataa laga yeelimaayo eeyda lasoo dirsaday
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Ha warwarin anigaa Ceelka jooga,wax waliba waa Ok, beenta hub ayaa la iibiyey waa been, Mr, maanta ayey midaysan yihiin.
@AbdullahAbdullah-sn6pt
@AbdullahAbdullah-sn6pt 2 ай бұрын
Maashaa allaah
@Aden-Chemistry-54_
@Aden-Chemistry-54_ 2 ай бұрын
Kkkkkk😅 Sunday July say saturday
@bashiirmaxmed1697
@bashiirmaxmed1697 2 ай бұрын
Ceebtii xabalaha waakamolyahay xasan
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Mareexaan Ciyaar Ciyaar maa aha.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Mururdae iyo qabiil kale oo Hg ah Mareexaan ayaa badbaadiyey,waayo, hubkaas dad badan ayaa lagu layn lahàa.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Pistoolad xitaa ma bixinayna,hubkaasi waa qaniimo Allah nasiiyey.
@KhaliifHusseinnoor-k9x
@KhaliifHusseinnoor-k9x 2 ай бұрын
M.a❤
@ismailnoor7213
@ismailnoor7213 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@mruun2509
@mruun2509 2 ай бұрын
Wixii dhib wada Allah hanaga qabto
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Ugaaska Mareexaan hadii uu hubkaas dhiibo waa naga dhintay.
@AbdullahAbdullah-sn6pt
@AbdullahAbdullah-sn6pt 2 ай бұрын
Wax garad salaan gobeed iga gudoon gob gobi dhashay nooloow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@Haybajama
@Haybajama 2 ай бұрын
Ugaas.soomaaliyeed
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Xasanfijeey Kunaar,,, isiiiiiiii sisinta iimey kusoco libaax
@ShamsaShamsa-o4x
@ShamsaShamsa-o4x 2 ай бұрын
((( HADAY. HUBKA DHIIBAAN. REER. CABUDWAQ. WAA. MIDKII. IYAGA. LAGU. XASUUQI. LAHAA. MIDA KALE. HADII. LAGU. SAWIRO. WAABA. DAMBIILAYAAL. DUSHA. LAGA. SAARAYO. DAMBI. AYSAN. LAHAYN. WAR. ISKA. SOO. CAYRIYA. HORGALADA. TUUGADA. XASAN. KIRAYSTAY. ARAGIIN. NACTAR. ((( FARTAAG. GOBALKII. UU. KA. SOO. JEEDAY. AYUU. XASUUQAY. GEDO. ISAGAA. DHIGAY. XAQUUQ. LA. AAN. WAA. DACIIF. DULI. HORGAR. AH. YAAHUU❤❤❤
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 2 ай бұрын
Waad mahadsan tahay dadka nasabka ah waxaa lagu gartaa waxa xun ee lasameyo way ka xumaadaan wayna sheegaan
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 2 ай бұрын
Ugaas xasan sh caqli xumaa hub laqaybsaday oo baadiyaha galay hala keeno mala helaa xasan sh isaguba hubkii dawlada soomaaliyeed reer kiisa ayuu uqaybiyay mareexaan waxba mmakeenayaan dawladu ma xoolaa
@mhdinero9658
@mhdinero9658 2 ай бұрын
Islaw Dahir Socdaal waa kula socdaa islaw. Anigo reer LELKASE ah. Murusade waa dad xalaal ah. Dhaqan yaqaan xishooda waa intaan ka bartay dhallinyara badan oo Murusade.
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o 2 ай бұрын
Nabaddonka meesha murursade adiga daahir socdal ah aad bad ogu fiicned garta ee adiga markey kugu timado garta miyadan garbixin sow nin murursada markii laga qaldanyahay u istago markii lagu hesto maxadan u hadlin mama saafi ohinteda wad aragta oo beeshada lugaha kulajidha garbax ama isberiyeela goof ninka ah hadu is dhaga tiray miyey idin qabsankarin wiliba anigo og hadakahor inad kahadashay isloow yaa ku amusiyey qabiil dhan an isqabsankarin waa ceeb garbaxa fadlan hadiikale gabadhiina guur magasho
@BulaaleAhmed-m5b
@BulaaleAhmed-m5b 2 ай бұрын
Foolxumadaada iyo hadalkaaga iyo shabaabka was matag.
@NurRoble
@NurRoble 2 ай бұрын
Murusadoo meeyd ku raran oo wacdaan u diiday in dhulkooda lagu duugo maleele ayaa dajiyay oo dhulsiiyay oo ahaa nabad doon reer mataan ee dadka kale oo yimid ayee lamid yihiin waa ka soohoreeyeen kaliya dhulka oo muduloodkaliya dagan yahay ayee yimaadeen ee dagaanka mudulood ayuu dagaankiisa yahay soomaalida kale ayee lamid yihiin hadii aay wax ka leeyihiin sida mudulood afgooye ka bilaaw ilaa xarardheere ayaan lagu dhax jurin mogdishana intaas. Ayee ku dhax jirtaa murusadana saas oo kale ayee ahaa la haa yeen xarardheere kama sukeeyaan xamar unukaa leh oo mudulooda wiligeedna caasimad ayee aheeyd gumeesigii waxii ka danbeeyay caasimad waaye wax ka badalimeeyso dagaanka la haanshadiisa waxaa kuugu filan 33sano dagaalkii sukeeye ka danbeeysay tuban xukun ayee soo martay 7 calmaaniya iyo 3 moqaawamada ah islaamiyiinta gidigood waxeey duqamagaalada ka dhigeen mudulood markaatiga nool. Waxaana u mahad cdlineeynaa maa muladaas oo xaqa u hiiliyay soomaali hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Luul-gd4dz
@Luul-gd4dz 2 ай бұрын
Dahirow tmir siib oo tiin tiin talal tolo murur sade utal a weye hadi ad xasan sosartay adigiyo marexan iskumel ayad jogtan
@NurRoble
@NurRoble 2 ай бұрын
Faramaajo waa qaa.inul wadan muxuu u cabaareen waayay hashiiskii Ethiopia iyo soomaali land asaga nugu soo hagay oo hada Ka hor sadax dakad u balan qaaday hadii aan nahay soomaalida saxda ah ninkaas madaxweeyne oo noqdo iska daaye waa in laqabtaa ilaah nooma soo celsho soo maaliya meel xun ayuu dhigtay Ethiopia in oo Ku qabsado ayaa tustay war aawday soomaali saxda aheeyd war ninka jano halgu galo😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@aliabdulle7570
@aliabdulle7570 2 ай бұрын
Ninyahaw wandanka dowlada ka masulah qabilnaa masul kamaa ahaa midaa ka adigaa oo murusade hadaal kumaa banana addoo gabdhahagii Oromo iyo waxan laqoon heystaan hadaal kumaa banana ee isxureey
@Mrprimo617
@Mrprimo617 2 ай бұрын
Hadda dowlad ma jirto walaal. In Sha Allah mustaqbalka waxaa jiri doona dowlad Xasan Sheekh 😂😂😂
@AFDiini1722
@AFDiini1722 2 ай бұрын
war ha isceebeynine meesha ka tag waayeel baa tahaye.
Itoobiya oo ka hadashay hubkii Caabudwaaq | VOA Somali
2:24
VOA Somali
Рет қаралды 79 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 726 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 293 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 12 МЛН
! جندي أمريكي سابق خطط لتفجير مسجد فأصبح مسلماً
22:48
Towards Eternity - العربية
Рет қаралды 158 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 726 М.