Hubkii Qabiilada Soomaalida Lagu Dhibaateeyay 1988-1991 Kii Safiir Part 2

  Рет қаралды 40,029

QARNI JOOG

QARNI JOOG

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@AbdikarimHussein-sc6zw
@AbdikarimHussein-sc6zw Ай бұрын
Bilaad wax isii Allah hanaga saara , Soomaali wax kala maba taqaana waana noola diiwaan gali adduunka. Mahadsanid sxb.
@Aisha-A45
@Aisha-A45 Ай бұрын
aad baa u mhadsnthy madaama ad tarikhaha dalka si tafotiran nogu soo gudbiso🙏🏼❤️🇸🇴
@khalidoday8943
@khalidoday8943 Ай бұрын
Aadba umahadsantahy walaal wa buugta aan ubaahanahy Maraykan labadi gumayste ku horeeyay Isha uuku eegayay iyo isha uu somaliya ku eegayayba inaan ogaano Nimanka galbeedke wax inaga qorayna xita kuwa english ka ah ina ogaano aya muhima oon akhrino
@EymanXasan
@EymanXasan Ай бұрын
Qarnijog sxp qaab hadalkaaga aaba lagadaremaa lafihii hore inaatahay any way sxp waad mahadsantahay waankutaxanahay janalkaaga hore usoco
@Xikmaawi3059
@Xikmaawi3059 Ай бұрын
marka qoraaga ka sheekenaya soomaalida wuxuu is ka dhigaa qof somalida ka naxaya oo horumarkeeda raba balse xaqiiqda ayaa ah mareekanka uu soomaliya u jooga in uu lugooyo , waana kan hortaagan horumarkeena
@dowlad123
@dowlad123 Ай бұрын
War kani waa.iska naacleeye duli ah taariikhna waxba kamagaranayo
@GureyIbrahim
@GureyIbrahim Ай бұрын
Inta dawlada soomaliya aduun ka baryayso in soomalidu guul kaadho yaan lasugin
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Ай бұрын
Ha
@maxamedbaaskiil8910
@maxamedbaaskiil8910 Ай бұрын
Aad ayaad isugu howshay, dadaal dheeraad ah ayaa ka muuqda tarjamadaan ee mahadsanid
@fahmahassan6335
@fahmahassan6335 Ай бұрын
Aad ayaa u mahadsantahay ugaas ❤
@MustafaKamaaludiin
@MustafaKamaaludiin 29 күн бұрын
❤❤ saahiib chanelkan ayan lusowaregey
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 Ай бұрын
Bahal duliya ayuu ahaa safirkan, Kama sheegin somalida wax positive.
@axmedhasan135
@axmedhasan135 Ай бұрын
Mahasanid waa ka fa'iidnay
@NaharisIsmail
@NaharisIsmail Ай бұрын
Mahadsanid wariye sare
@abdirahmanceerigabo
@abdirahmanceerigabo 21 күн бұрын
Good job qarni joog
@Isse-Farah
@Isse-Farah 26 күн бұрын
Buuggaan waxaan aqriyey 2022 waxa ugu wayn oo aan ka bartay waa tuugsiga dawladda Somalia. Taasi waxa ay cagsi ku tahay beentii naloo sheegay ee ahayd somaalia oo isku filnayd.
@CismaanYare-w1l
@CismaanYare-w1l 8 күн бұрын
Ana waxaanka faa iday musuq maasuq boobka
@omerhassan3041
@omerhassan3041 26 күн бұрын
Dhulka udugu ma noqon karo eretariya! Baryada ama tuugmadu waa waxyaabaha soomaalida facooda ka reebay tan iyo 1960kii ilaa maanta! Hadii hadafka dadka soomaalida xilalkooda sare soo qabtay ahaan lahaa waarimayside war wanaagsan ha kaa haro! Waxaa dhici kari lahayd in baryada ama tuugsiga laga maarmo.
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp Ай бұрын
Maansha allah waa taariikh dahabi ah allahayooe wax isii naga bixi
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 22 күн бұрын
US Aide, dhe. Non aydhii qaabkaad lu leeday maaha brothers, Kkkk. Iska sax
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa Ай бұрын
Waxaa xaqiiq ah in ilaa maalintii ay bur burtay ilaa maanta itoobiya in ay soomaaliya haysato
@CandhufWeyne
@CandhufWeyne Ай бұрын
Ninkan wa safirki dhahay 40sano qorshaheyga wusi jiri doono markii laburiyay eyga
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 Ай бұрын
It's very interesting story really.
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Ай бұрын
I think so too!
@CabdiCasiiscanole
@CabdiCasiiscanole Ай бұрын
Asxby maxamed siyaad bari inuu inoo roonaay hada Ma ogaateen naag 3 lagu furay ka gaaris Ma lahan siyaad bare Ma soo laabanayo lkn anaga gacnaha iska qasban karno
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Ай бұрын
Oo maxaa kaa qaldan adiga, Siyaad Barre xumaantiisii baa hoos laguugu sheegay, ee roonaantaad raadinaysaa maxay tahay
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 22 күн бұрын
Nin madaxwaynihii dilay raysal wasarihiina god ugu jiro 15sano oo yidhi qori iyo surwaal gaaban ayaan kuqabsaday ee halaygaga qaado maxaad kafilanaysaa
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Ай бұрын
Wasakh waayo eeygan oo soomaali naceyb lafaha uga jirto kana faa,ideystay is naceybka soomaalida dhaxdeeda
@drcabdiaaadan9421
@drcabdiaaadan9421 Ай бұрын
AAWAY SHEEKOOYINKI KALE QEYBIHII KAHARAY
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Ай бұрын
Kuweh
@husseinhassanibrahim9066
@husseinhassanibrahim9066 Ай бұрын
Markaa halkaa waxaa ka cad in jaahilnimo isku keen dirtayna iyo qabyaalad waana waxa ilaa hada aan ku jirno
@maxamadcade2234
@maxamadcade2234 Ай бұрын
Shukrn sxp sare. Pdf kiisa meel ma iigu sheegi karta
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Ай бұрын
Pdf Ma Arg
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Ай бұрын
MOAHMED SIyad Barre ragga iyo dumarka aa siman
@ghst4487
@ghst4487 21 күн бұрын
Adiga dadka dumarka liido miyaa thy sxb
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 21 күн бұрын
@@ghst4487 Ilaah weeydii.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 20 күн бұрын
@@ghst4487 dumarka ama Naagaha ma Liido Oo Maryama, Hawa, Asiyah CS. Hooyadeey, walaasheey, Gabarta aa dhalay Allaha xifidiyo Waa wada dhedig laakiin ragga waxbuu Allah u xilsaaray, dumarkana sidoo kale marka in xaqooda si aan Allah Quraanka ku dhihin in loo sheego Waa qalad brother
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
mahad sanid zxp ❤🎉
@dowlad123
@dowlad123 Ай бұрын
Waryaa mida hadataagan noogasheekee. dad horoo dhintay dowlad hore oo tag.tag tay nooga sheekeene kir iyo yur ayaalaguyiri
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 29 күн бұрын
Safiirki Somali burburiyey isaga oo ku isticmaalay The war of zero cost ama dagaalka aan centi ku bixin ee iyada laysku dhamayey
@JimaleDeck
@JimaleDeck Ай бұрын
Qarnijoogow sxb kismaayo miyaad joogtaa
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Ай бұрын
Maya Sxb
@JimaleDeck
@JimaleDeck Ай бұрын
@@QarniJoog102 mahadsanid wll
@Bulsho_chanel
@Bulsho_chanel 24 күн бұрын
Buugaan nacayb qof uu kujiro baa qoray waayo. Tariikhdii qadiimka ahayd marna Waligeen carab caawimo kama qaadan ee bedelkeeda inaga ayaa caawimo u diri jirnay. Marka magaca bilaad wax isii waa magac been abuur ah.
@CabdalaXintir
@CabdalaXintir Ай бұрын
Hi 2😮😮😮sorry
@affssefstgg4248
@affssefstgg4248 Ай бұрын
Waxaan goobjoog ka ahaa madal Wasiirkii Hawlaha Guud Axmed Hassan Muuse ka sheegay dawladii maalgelisay wadada Burco-Berbera Road. Waxa maalgelisay dawladda UAE lacag dhan 25 million. Wuxuu wasiir Axmed - AHU - in qoraalka heshiiska deeqda lagu caddeeyey Burco-Berbera Rd si aan meel kale loogu bedelin.
@affssefstgg4248
@affssefstgg4248 Ай бұрын
Buuggan waxa ku qoran in Burco-Berbera Rd talyaanigu maalgeliyey. Sax ma aha Laakiin shirkaddii dhistay ayaa ahayd Talyaani waxaan markaa dhigan jiray dugsiga Shiekh. CMC ayaan filayaa in magaca shirkaddu ahaa.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Ай бұрын
​​​@@affssefstgg4248Haa waa sax laakiin wadada aan macnaha lahayn sida ay iyagu arkeen ee lacagta Talyaaniga laga maal-geliyey ee Woqooyiga waa tan tagta Boosaaso. Laakiin sabab aanay macne u lahayn maan garan! Hadii aanu u jeedin Hargeysa-Boorama oo sharikada dhistayna ay ahayd Talyaani 1978 lacagtiina badh laga cunay oo ay qabyooday, sidii Wadadii Fadeexada badnayd ee Kuunfurta Soomaaliya ee Siyaad Barre qoyskiisa iyo Safiirkii Talyaanigu u kala goosteen
@kowsar156
@kowsar156 16 күн бұрын
Ninkan niyad jabin ayu somaliyo kaqoray cajib
@musdhafmohamed5915
@musdhafmohamed5915 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ shulrn
@husseinaden7560
@husseinaden7560 26 күн бұрын
Waxaa kaa qaldan balanbale iyo galdogob waxaa qabsaday jabhadii majeerteen ee SSDF ee reer woqooyi ma ahayn
@QarniJoog102
@QarniJoog102 26 күн бұрын
Haa Barnamj Ka Commentigiisa Ayaan Ku Saxaa Insha Allah
@akhalif579
@akhalif579 28 күн бұрын
Doofaar 2 doofar iska dhashey safiirka iyo kooxihi kale reer galbeedka xaasidnimada gaalkaas, haddana iyagii ayaa joogo waliba noo yeeriya, waagaas xooga shaarbey ugalinaayeene. Cid soomaali positive ku ah lawaa anaguna isma jeclin hadii runta la faago. Why?
@AbokorAadan-e9d
@AbokorAadan-e9d 29 күн бұрын
Been joji midawga yurub maba jirin berigaaa hhhh caadi buu isu duqeyay
@mohamudadan9036
@mohamudadan9036 Ай бұрын
Aad baa umahdsantahay
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa Ай бұрын
Sxb college crtpo too ah miyaa bixi saa tellegaraamka waa ku wareeray waxa sax da ah iyo wax kale mar hore miyaa
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Ай бұрын
KUMA fahmin
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa Ай бұрын
@@QarniJoog102 waxan kawaa wll crpto caaransi ardayda miyaa bartaa wll cours
@AbdirashidQaayibo
@AbdirashidQaayibo 26 күн бұрын
Bookas xagaan ka helaa
@hamseabdi899
@hamseabdi899 Ай бұрын
Wlhi taariikhdu way is qortaa siyad bare sidu somaliland u galay wali dad somalia looma galin bal qiyaasa diyaarad ka kacaysa Airport somaliland oo hadana duqaynaysa isla somaliland wlhi waa cajiib markaas ayay leeyihiin aan midawno. Ilahay waa cadaali wlhi.Ilahaw dadkii xaqdarada lagu dilay u wada naxariiso SNM Aamein. 😢😢
@ghst4487
@ghst4487 21 күн бұрын
Idinka ka xitaa mida aad gobolka sool aad kadhigteen neceeb aad dhulbahaante uqabtaan because of daarood waala arkay
@abwaandhagaafe
@abwaandhagaafe Ай бұрын
Inan gumeed cuqdadaysan baad tahaye SSDF oo labada degmo qabsatay ma awoodi wayday inaad dhahdo majeerteen bay ahaayeen waadiga waqooyi ku waashaye 😂😂😂😂
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh Ай бұрын
Nacalaa cuqdada kuhaysa kutaale 😂 buuga de saafir maraykana qoraye mxd wariyaha ku caayi maj33rten safiirka weydii wxuu u magacabiwaayey 😢
@fiymamuse3650
@fiymamuse3650 Ай бұрын
Ado qabyalad ka waramaya inaad chenelka dawata waa kugu ceeb
@Zakariyegurey58
@Zakariyegurey58 Ай бұрын
Beenti juxa miya wadan wali ssdf iyo siyaad barre ismey arkin 1984 laso xareyay ayaga dhan radio muqdisho bana laga shegay orod kaydka raadi niow jasuusintas umada haku sirin kkk
@nellyglittery356
@nellyglittery356 Ай бұрын
Jaahilnimadii janaraal Cali Samatar waxaad ka garan kartaa inuu safiir dawlad kale ku yidhi ii tarjum isagoo heli karaayey kumanaan qof oo soomaali ah oo kaalintaas u geli kari lahaa
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 29 күн бұрын
Waxaad amineysa nin jaju ah oo gaala ah aad bunbuneysaa jahilbaa tahay
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z Ай бұрын
Digtayterku raad xunbuu katagaa SIda Siyaad bare oo kale nooc xunbuu ahaa oo dadka gaadhsiiyay meel reerna rèer aaminiwaayo maxaayeelay qaarbaa ugusacabtumijiray xumaanta mudo 21 sano oo dadka lacabudhiyay wixiibaa qarxay kaxaa xaabiya wali dadka qaarbaa waxaa kusheega madaxwayne ayagoo qabiil ku amaanaya kuwaa mala aaminikaraa wali kanoocaasa amaana haday kuwaasi madax noqdaan sow waxay kaasookale dadka kunoqonmaayaan Sidee la isu aaminayaa markaa kkkkk
Buugii Uu Qoray Danjirihii Maraykanka Qeybta Part 3
34:00
QARNI JOOG
Рет қаралды 10 М.
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 27 МЛН
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 192 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 123 МЛН
BUR BUR KII 1991 IYO BUUGA DHACDOOYIN SUGAN PART 4
37:31
QARNI JOOG
Рет қаралды 47 М.
Sheekadii Guban Part 4 Tusmo Oo Xuduuda Goyneysa...
1:08:26
QARNI JOOG
Рет қаралды 2 М.
Wareysi Xasuuqii Jasiira Lagala Yeeshay Kornayl Ibraahin Cali Barre "Canjeex".
58:05
5 QISO || SHIIKH MUSTAFE  || DHIIRIGELIYE
2:32:42
odeywa.com1040
Рет қаралды 10 М.
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 27 МЛН