NEW SONG MIRAALE - jeeb madhan 2021

  Рет қаралды 91,792

Miiraale Channel

Miiraale Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@nashad5664
@nashad5664 3 жыл бұрын
Hestan waxan kaso racay tiktok we iso jidatay ❤️❤️codka 💯❤️
@abdirisackadan9005
@abdirisackadan9005 2 жыл бұрын
Anigana Caawaaa kasoo raacay tiktok lol, Kal iyo Laab 😭
@Mo_savich
@Mo_savich 2 жыл бұрын
Aniga laftaydu imika ayey isoo jiidatay caadi mahan heestu 🖤
@mulkiwerah1141
@mulkiwerah1141 2 жыл бұрын
Anigana hada 😂😂 Viva TikTok
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 2 жыл бұрын
Meeshan ragii waa weyn naa lama haya . Ciyaar yar yar baa meel walba noogo horeeey oo like isara nagu haya aya mel walba nogu yimi. Aawa ragiii waa weyn naa oo qisooyinka iyo arima heesta ma faaloon jidhay. 7 . 9 2022 wan soo xasuusann doona qoral kaa
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 Ай бұрын
Alfanaan useen cali miiraale iyo xusuustii Legend Digfeer Ahun
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Weli yuu jacayl Yuu kac yidhiyoo Intuu jar iyo buur iyo Jiro dheer ka raariday Jeexyo sii dhex mariyoo Markuu joogo meel dhexe Isagoon dhanaba jirin Bawdadaa ka kala Jabay Anuu iga jid helayeey Yuu jare ku xidhay adag ALLAHAYOOW nin jeeb madhan Ka jan jeedho xaajadu Caawimaada Jecelaa WeLigay intaan jiray Een Joogay maan arag Nin haween jilaabteen Oo nabad ku Jiifsada ALLAHAYOOW nin jeeb madhan Ka jandheedho xaajadu Caawimaada JeceLaa ILayn xaajo kaa adageey Naf aan joog ka waayaan Xadhig adag ku jiidaayeey Ruuxa ay jamatayee Hadana waxa jooga Dunidaa jaahayga ugu neceb Bal maxay ka jerisaa Calool jilicsanaa Sideen uga Jaraa. Alle sw haw naxariisto AUN Digfeer🤲
@jaardheel321
@jaardheel321 2 жыл бұрын
Markuu joogo meel dhexe Isagoon dhanaba jirin Bawdada ka kala jabay 🙈 Alahayow nin jeeb madhan ka janjeedho xaajadu caaqimaada jecelaa 🙈 Waligay intaan jiray aan joogay maan arag nin heween jilaabteen Oo nabad ku jiifsada 🙈 Ileen xaajo kaa adag nafaan joog ka wayaan xadhig adag ku jiidaa 🙈 Waa micjisooyin qof halmar ku dhacay Wlhy waan dareemi karaa Yaa salaam dareenku sagaa hadla 🎶🎶🎶🎶🎶👌👌👌👌
@mohammadaskaricaruur2967
@mohammadaskaricaruur2967 2 жыл бұрын
Caawimada jeclaa
@liibancartan8591
@liibancartan8591 10 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّگ حَمِيدٌ مَجِيدٌ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّگ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.
@HodanGaraad-td8hz
@HodanGaraad-td8hz Жыл бұрын
Wow inta tiktok kaso aragtay❤
@muhubobulhan6318
@muhubobulhan6318 2 жыл бұрын
Waligey Miiraale waan jeclaa heesihiisa. True talented man.
@jaleefanofficial3743
@jaleefanofficial3743 2 жыл бұрын
Allahayow nin Jeeb madhan 😬 Ka janjeedho xaajadu 🙄 Caawimaada jecelaa 🙏🏾 Beydkaasi waa abwaankii heesta sameeyay in lagu abaal Mariyo ayuu Mudnaa Alle Ha unaxariisto Axmed yasin digfeer Oo hore u qaadey awalkii
@garaadxasancabilaahitiitii4828
@garaadxasancabilaahitiitii4828 Жыл бұрын
TAN ANIG WAY IGA GADANTAY ❤❤❤❤❤ HORTA XAYKA JERISAA XAAN KA OGAHAY
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Miiraale Waa Fanaan Cod macaan oo layaableh 🔥🔥 Nin Jeeb maran oo ma shaqayste ah cid wax u qaban karaysa majirto wlhiya
@mohammadaskaricaruur2967
@mohammadaskaricaruur2967 2 жыл бұрын
Wacad allaaa?????
@mohammadaskaricaruur2967
@mohammadaskaricaruur2967 2 жыл бұрын
Calyk calyk eesh calaa sawt
@kingMoha707
@kingMoha707 8 ай бұрын
Xasuustii legend digfeer 🎉
@itZsummer190
@itZsummer190 Ай бұрын
Wow hees way dhaftay ❤❤❤❤❤
@sulaimanbaaxeer2076
@sulaimanbaaxeer2076 3 жыл бұрын
Legend Hussein ali waxaas ayaa fanaan lagaa dhahaaa big friend life long
@jiniyaasha249
@jiniyaasha249 2 жыл бұрын
Wow 🌋🤯 Hees waa dhaaftay tan 💢🌋🌋
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 2 жыл бұрын
Heesta waxaa iska lahaa digfeer alahayow nin jeeb madhan ku jenjerdho xaajadu caawimaada jecelaa
@Lagend-tf8bq
@Lagend-tf8bq Жыл бұрын
Nin weyn sida qof uhesa waa inuku yaryahay
@Mosku-q4c
@Mosku-q4c Ай бұрын
Hi
@wartanabada9305
@wartanabada9305 Жыл бұрын
Comments ka ragaa ugu badan ragoow an shaqeesano haba yaraate mushaarkeeda 😂😂😂😂
@marla_arag6880
@marla_arag6880 3 жыл бұрын
Heeatan waxan ku xasusan doona wllky cabass nour 31/8/2021 ...😔
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 2 жыл бұрын
Aniga jacaylkgii ugu horeyay lacag lan noloshu way isbadasha wll hadana ilahay iga dhigay qof shaqesta oo truck leh ah walahi adunku waa dhib badan yahay
@marla_arag6880
@marla_arag6880 2 жыл бұрын
@@ahmedjamac8421 aduunku waa daaru emtixaan mar hadad wax walba kaso gudubtay hore u soco wll🙏
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 Жыл бұрын
Midhaha uu maroorinayaa
@fitamiinoos
@fitamiinoos Жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw my legend
@naimodadir4842
@naimodadir4842 3 жыл бұрын
Masha Allah my brother beautiful
@fortnitegames2849
@fortnitegames2849 3 жыл бұрын
Masha alah Beautiful son
@safiyowaange7586
@safiyowaange7586 3 жыл бұрын
Mansha Allah waa hees macan ❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍 ii
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
Axmed Yasiin Digfeer Allah Yarxama
@saadoqaranofficial6248
@saadoqaranofficial6248 2 жыл бұрын
Masha allaah cod macasn iyo music macasn
@marlaarag7613
@marlaarag7613 2 жыл бұрын
13|8|2022💔🙄
@Lagend-tf8bq
@Lagend-tf8bq Жыл бұрын
Waraa😎✍️
@cshakuursheikhabdullahi8606
@cshakuursheikhabdullahi8606 2 жыл бұрын
Calool jilacsanaye sideen uga jaraa
@DeeqoAbuukar-j3w
@DeeqoAbuukar-j3w 2 ай бұрын
Dee🎉🎉🎉
@MowliidAbdulahi-id9vi
@MowliidAbdulahi-id9vi Жыл бұрын
Ano iga jid helay igu x-ray jeyl adag
@luulahmedluulahmed6956
@luulahmedluulahmed6956 2 жыл бұрын
legend hussein Ali miraale ❤️
@adanmohamed2993
@adanmohamed2993 3 жыл бұрын
Anigoo ah Suldaanka columbus oh waan codeeyey
@ismailbare2913
@ismailbare2913 2 жыл бұрын
2022 walahi wah jira waye halada mar walba mal ayay isku rogi
@mahamedhassan2410
@mahamedhassan2410 2 жыл бұрын
Sunday 25 September 2022 dire dawa city
@moyare7950
@moyare7950 10 күн бұрын
Saturday oct 5 2024 Jigjiga
@abdirizakqoryoley864
@abdirizakqoryoley864 2 жыл бұрын
Omg heesta heesaha
@robloxkingthebest
@robloxkingthebest 2 жыл бұрын
Heesta wey Mcn tahay lakin xeyka jirisa kuma jin ee ilali xaquuqda heesta
@adeerkaqarniga5659
@adeerkaqarniga5659 2 жыл бұрын
Caadi maaha heestan
@asmaibrahim7938
@asmaibrahim7938 Жыл бұрын
Faarax bayhoof 😅😅😅
@sadiaadan6541
@sadiaadan6541 3 жыл бұрын
Legend walaakey❤
@Namaneibrahim
@Namaneibrahim Жыл бұрын
True song
@Namaneibrahim
@Namaneibrahim Жыл бұрын
Yes
@laskasmullerbydmt1929
@laskasmullerbydmt1929 Жыл бұрын
Mncha allh gold voice
@Abshirjm
@Abshirjm 3 жыл бұрын
My legend go forward
@qalocowmaxamuud6417
@qalocowmaxamuud6417 2 жыл бұрын
Hees io badh
@aaminaali1786
@aaminaali1786 3 жыл бұрын
Xigmad iga dheh
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 2 жыл бұрын
What a song legend miraalele
@Lagend-tf8bq
@Lagend-tf8bq Жыл бұрын
Codka kaga haray legenaw salan sare
@ifrahsacid2114
@ifrahsacid2114 3 жыл бұрын
Inaba caadi maha
@mascud88farah80
@mascud88farah80 Жыл бұрын
I love this song
@JaamacMaxamudguurowhirsi
@JaamacMaxamudguurowhirsi Жыл бұрын
Niigata 🎉🎉🎉🎉is a good IMHO 👍 👌 👏 😌 🙌 😊
@nimcoxasan3863
@nimcoxasan3863 3 жыл бұрын
Axxxxxx sorry wlhi
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 3 жыл бұрын
copy digfeer ayaa qaaday
@abdirezaqfarah8275
@abdirezaqfarah8275 3 жыл бұрын
Go forward miraale
@aadancawil47
@aadancawil47 Жыл бұрын
Hees tii digfeer buu kufsaday
@gulledabdi3788
@gulledabdi3788 Ай бұрын
Hi
March 9, 2021
5:18
Miiraale Channel
Рет қаралды 2,7 М.
HUSEEN ALI MIRAALE HEESTII WANAGAN DUMAR UGEYSTAY 2023
6:25
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 657 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 289 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
Xasuustii Digfeer AUN NIN JEEB MADHAN By Huseen Ali Miraale 2021
5:08
Somali Lyrics Studio
Рет қаралды 79 М.
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
Miraale - Aduunyooy waalalley
6:02
Miiraale Channel
Рет қаралды 7 М.
CABDI-DIINI | SHANKAROON
8:43
𝕾𝖍𝖎𝖎𝖓𝖐𝖆 𝕸𝖊𝖉𝖎𝖆 𝕻𝖗𝖔
Рет қаралды 123 М.
Aamina
12:46
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 340 М.
HUSEEN  ALI  MIRAALE HEES XUSUUSAH 2021
5:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 966 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 289 М.