Hussein Ali & Xaawo - maxaad odhan ina abtaay

  Рет қаралды 209,373

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

Hussein Ali & Xaawo Geelqad - maxaad odhan ina abtaay
Hees Qarami
Djibouti somali somalia

Пікірлер: 90
@yaxyec4972
@yaxyec4972 4 жыл бұрын
Lyrics Xuseen ... Ma ogtahay ilwaadeey Aragaagan eedoo Aduunyana ma haystoo Adba waad ogsoontee Inaan is weheshanaa baa Iimaanka geliyee Maxaad oran ina abtaay Talaa ikaa ag keentee Xaawo... Axdi kuuma qaadinoo Mana oofin waayinee Inan yahow asqaysani Ereygaad i leedahay Uurku taaliyo ciil Umal igu abuuriyee Ii imow ina abtoow Talo kuuma helayee .................................... Xuseen... Ma ogtahay ina abtaay Ayaamaha is dhaafsanoo Midbaa kuu adeegtoo Istareex ku waartaa Midna waad inkiran tahay Aan is eersan maantee Maxaad oran in abtaay Talaa ikaa ag keentee Xaawo... Ma ogtahay aduunyada Amuuraa ka taaganee Hablihii aynigay ahaa In lawada aroostay Anigoon aqoontiyo Ehelnimada dhaafayn Ii imow ina abtoow Albaab baygu oodanee ........................................ Xuseen... Haddii aad ogsoontahay Ehelnimada guudnimo Anigaa albaabka Iridaha u bixinee Naftu ku ogolaatoo In badan oon ku raagtee Maxaad oran ina abtaay Talaa ikaa ag keentee Xaawo... Allaylaheey ina abtoow Nin asluub leh baa tehee Hayeeshee aqoontiyo Ehelnimada dhaafayn Haddii aad ehelkay Aduun doora siinayn Ii imow ina abtoow Albaab baygu oodanee
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 жыл бұрын
🎸🎸🎸🎸🎸🎸 Allaylehe Halkeedad Dhigtay Haddii Aad Ehelkeey Aduun Doora Siinayn I Iloow Ina Abtoow Albaab Baygu Oodane
@neimaaliguedi8073
@neimaaliguedi8073 2 жыл бұрын
🇳🇺🇳🇺🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇳🇺🇵🇰🇳🇺🇵🇰🇵🇰🇲🇽🇳🇺🇵🇰🇵🇰🇳🇺🇵🇰🇵🇰🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇵🇰🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇵🇰🇵🇰🇳🇺🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰
@neimaaliguedi8073
@neimaaliguedi8073 2 жыл бұрын
P
@neimaaliguedi8073
@neimaaliguedi8073 2 жыл бұрын
Ò...MMMmMMm.@,
@keysewarmahaye4418
@keysewarmahaye4418 2 жыл бұрын
Ii imo inaabtoow maaha wll sida saxdii waa i ilow inaabtow
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
marki aad mii joogto ragii asaagaa ahaana arooseen mood iyo maalna aad heyn miyeyna xaq aheyn inaad ina abtigaa maanku ududuo ii imaaw ina abtow aqalbeygu oodane waan hubaa kuwa iga dambeye aqri doone iney igu taageri doonan fikirka
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 8 ай бұрын
Hadid aadan maal iyo mood heeysan walee run in aad ina abtidaa eegto mahadsanid run aad sheegtey. . .
@mahdielmi1544
@mahdielmi1544 Жыл бұрын
Allaha unaxaristo amin amin amin amin
@yusufbuulo8725
@yusufbuulo8725 7 жыл бұрын
Hesaha hore qadimiga waxan USO radsana Djibouti walalahena an jacalnahay
@warsamewaberi3084
@warsamewaberi3084 7 жыл бұрын
Houssein Ali un chanteur compositeur avec sa voix unique et incontestable parmi les hommes chanteurs djiboutiens a l epoque. bienque j etais un enfant durant ses belles periodes a la presentation theatre de ses chansons secouant le coeur de tous les djiboutiens. en d autres mots les chansons apres l independance 77 les chansons de nos jours n ont pas le gout c est du blabla.
@dtdsc228
@dtdsc228 5 жыл бұрын
Hussein ali
@abdisalanaddow826
@abdisalanaddow826 5 жыл бұрын
Yaasalaam malaga yaabaa hadii soomaaliya hagaagto in fanki sidiisi kusoo laabto
@naimoismael7882
@naimoismael7882 7 жыл бұрын
Hawa Guelgad iyo Houssein Ali Allah Yarhamu Rahimin Amin Amin Amin
@abdisalanaddow826
@abdisalanaddow826 5 жыл бұрын
Alla yaa raxmo
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
Aaàmin aamin wllo 😥😥
@mohamedomar384
@mohamedomar384 Ай бұрын
Mahat sanat xussein waa ku sallaamey saaxib waa waayo waayo aan marna la ilaawi doonin
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
Hestaan caawa ka hor waligey ma maqlin lkn adban ujecladay 😥😥🌹🌹❤❤❤
@guullanemedia
@guullanemedia 4 жыл бұрын
Ma og tahay ilwaadeey Aragaga eedo Aduunyana mahaystee Adba waad ogsoontahee Inaan is weheshanaaba Iimaanka geliyee Maxaad odhan inaabtay Talo ikaa agkeentee ..axdi kuuma qaadine Ma na oofin waayin Inaan yahow asqaysani Eraygad ileedahay Uurkutaalo iyo ciil Umal igu abuuryee Ii imow inabtow Talo kuuma helayee .
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
Sxp lyricska oo dhamestirsn managu cawin karta wllo qali ❤❤✌
@yaxyec4972
@yaxyec4972 4 жыл бұрын
@@huseinahmed5083 kkk nio isku dookh baa nahay waayo heestii aan la dhacaba commentigaagaa dhex jiifa 😁
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
yaxye c mahadsanid sxp sare wa marki igu horeysay aan helo qof igu dooq ah ❤️❤️💕💕
@yaxyec4972
@yaxyec4972 4 жыл бұрын
@@huseinahmed5083 kkkk heestii arji ee xalweyste iyo heesaha xasan diiriye ayaan kugu arkay mise meeshanna waad iiga soo horaysaa waan yaabay 😆
@yaxyec4972
@yaxyec4972 4 жыл бұрын
@@huseinahmed5083 Xuseen ... Ma ogtahay ilwaadeey Aragaagaan eedoo Aduunyana ma haystoo Adba waad ogsoontee Inaan is weheshanaa baa Iimaanka geliyee Maxaad oran ina abtaay Talaa ikaa ag keentee Xaawo... Axdi kuuma qaadinoo Mana oofin waayinee Inan yahow asqaysani Ereygaad i leedahay Uurku taaliyo ciil Umal igu abuuriyee Ii imow ina abtoow Talo kuuma helayee .................................... Xuseen... Ma ogtahay ina abtaay Ayaamaha is dhaafsanoo Midbaa kuu adeegtoo Istareex ku waartaa Midna waad inkiran tahay Aan is eersan maantee Maxaad oran in abtaay Talaa ikaa ag keentee Xaawo... Ma ogtahay aduunyada Amuuraa ka taaganee Hablihii aynigay ahaa In lawada aroostay Anigoon aqoontiyo Ehelnimada dhaafayn Ii imow ina abtoow Albaab baygu oodanee ........................................ Xuseen... Haddii aad ogsoontahay Ehelnimada guudnimo Anigaa albaabka Iridaha u bixinee Naftu ku ogolaatoo In badan oon ku raagtee Maxaad oran ina abtaay Talaa ikaa ag keentee Xaawo... Allaylaheey ina abtoow Nin asluub leh baa tehee Hayeeshee aqoontiyo Ehelnimada dhaafayn Haddii aad ehelkay Aduun doora siinayn Ii imow ina abtoow Albaab baygu oodanee
@MrWadhaf
@MrWadhaf 8 жыл бұрын
Qui es Houssein Ali? c'etait un grand chanteur djiboutien dans les années 70 avant de devenir un Grand Cheikh qui excellait les Chants réligieux. Que Dieu l'accueille dans son paradis.
@dtdsc228
@dtdsc228 5 жыл бұрын
H oussein ali
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 4 жыл бұрын
Exactement frère. C'était l'ami de mon père sheikh Elmi Ali, connu sous le nom de "ina Ali barwaaqo" qui tenait une madrassa coranique à Q6. Qu'Allah les accueillent dans son paradis tous les deux.
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 2 ай бұрын
K allah l accueil en.son paradis eternel ces deux personnalites hawa iyo houssein ali
@MohamedAbdi-b9z
@MohamedAbdi-b9z 8 ай бұрын
Oh ! très belle chanson. Je me souviens la RTD matin
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 4 жыл бұрын
Heesihi hore Qolka kaydka. Wa xusen cali intu qasaid-ka bilaabin.
@AsmaAbdi-k4l
@AsmaAbdi-k4l Ай бұрын
Quelle poesie dieux benisse Hassan Elmi au paradis😊
@oubahabdi746
@oubahabdi746 11 ай бұрын
Très belle chonson good song forever was a hit
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
On est plus malin k ces gens quise croivent plus malin
@bahdoonmahdi2432
@bahdoonmahdi2432 5 жыл бұрын
Waaw this song remember me my childhood time in Djibouti .
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Houssein ali et hawa geel kaad
@mahdielmi7484
@mahdielmi7484 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo junatul fardowsa allaha geyo
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 6 күн бұрын
Osman idriss j adore
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 Жыл бұрын
Allah unaxarisito labadodaba dhamantodo fananiti reer djibouti
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 2 ай бұрын
Ina deér
@WarsoWarsama
@WarsoWarsama Жыл бұрын
Reste a comprendre les paroles
@oubahabdi746
@oubahabdi746 11 ай бұрын
Houssein Allaha u naxaristo
@moussafarah8490
@moussafarah8490 5 жыл бұрын
Hassan s il te plait tu px m envoyé tous ces image sur la video, j aime wlhi ma culture et le gens du brousse.please
@JabuutiTV
@JabuutiTV 5 жыл бұрын
votre email ?
@kadijasaid534
@kadijasaid534 4 жыл бұрын
Allah haw naxariisto Hawa Gelqad iyo Hussein Ali
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Ke le bon dieu l accueil l accueil en son paradis l homme venue d ailleurs leur disait quartier 6 sauvage mais ce sont eux ki font l independance
@abdurahmanahmed3125
@abdurahmanahmed3125 2 жыл бұрын
This song rimines me Djibouti
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Houssein ali iyo hawa guuel kayd c etais des personnalites ki ont contribues pour l independance nationale
@elmisamatar1637
@elmisamatar1637 2 жыл бұрын
woooow ilaahow u naxariis labadaba run ahaantii aad ayaan ku jeclaa heesaha xussen ali iyo xawa gelqaad ilaawow janooyinkaagii ka waraabi aamin aaamin aamin
@mmimadar4216
@mmimadar4216 8 жыл бұрын
Hees aad u mcn weyį dhagaheyguna cwa ka hor my maql heestan
@miguilkalifamuguwara1083
@miguilkalifamuguwara1083 7 жыл бұрын
houssein Ali le meilleur chanteur que je le kiffe que l accueil dans son paradis éternel
@magmag584
@magmag584 5 жыл бұрын
Amin
@mohhanad2279
@mohhanad2279 5 жыл бұрын
dadkii reer jabuuti
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
C etais unebelle chanson osman idriss c etait pour moi tous
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Osman idriss djama iltireh c etait un vrai djiboutien
@HiilDanTV
@HiilDanTV 7 жыл бұрын
Yaa salaam, waayo-waayo iyo Jabuuti
@hajizalah4296
@hajizalah4296 4 жыл бұрын
Sxb Soo Geliya Heeskii *Dahaboy Masharadoo#
@umrumr7437
@umrumr7437 5 жыл бұрын
Inuu alaah doorshay intuu balad doorshaa badan
@abdijeegacade8947
@abdijeegacade8947 4 жыл бұрын
Heestaa wax badan ayaan dhageeysa jiray
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 27 күн бұрын
Si cetait djibouti c serait bien c est djibouti et pnud
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Il faut que notre pays devient riche
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Aar cette chanson qu est c qu elle fait soulever?
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
La vraie valeur djiboutienne consistait
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Naya je suis amoureux d une femme wallahi
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
C mahad kalinleh l.autre dofar n.sais.pa
@maxaacusup583
@maxaacusup583 5 жыл бұрын
Hussein Ali Allaha u naxaristo Amiin
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Ifrah ali guedi c est ma mere
@moumfod2880
@moumfod2880 7 жыл бұрын
ma challah best song
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 2 ай бұрын
Waa houssein ali iyo hawa gueel gayd
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Pour moi osman idriss etait
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 2 ай бұрын
Allahou naxaristo osman idriis
@nuraliahmed4918
@nuraliahmed4918 7 жыл бұрын
Hees aad u mcn waaye indhawaalaba maan maqal
@calidhalawyn7302
@calidhalawyn7302 5 жыл бұрын
Nur Ali Ahmed
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Old is gold
@hoygaluuqaddaspanish-ka
@hoygaluuqaddaspanish-ka 4 жыл бұрын
Belle voix waa codad aad u macaan runtii
@mahammedtahir1650
@mahammedtahir1650 7 жыл бұрын
chanalka magac uu bixii kabadal magacan sxb waa fikir ok
@JabuutiTV
@JabuutiTV 7 жыл бұрын
mahadsanid sxb, waan ka fikiri doonaa
@ibrahimmiguil5036
@ibrahimmiguil5036 5 жыл бұрын
Cheik houssein ali rais 6 hesod ayu fanka kulaha inta uu cheik noqon kahor
@sh-ka3494
@sh-ka3494 4 жыл бұрын
Geelka iyo damerada suuqyo gaar qoyaha keeni jiran maanta ma arag meel geel iyo damer qoryo geeyan oo xafado ah suuqya yaryar maxaa lumiyay qadarasyada dadkadaha miyaa lagudaray
@hamzeabdirahman7413
@hamzeabdirahman7413 5 жыл бұрын
Waaw
@Beliso100
@Beliso100 8 жыл бұрын
W isu
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 8 жыл бұрын
Qatar
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 4 жыл бұрын
Masuul wixii macaan lagama ag waayo miyaa yaan kaga dacwoodaa
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 4 жыл бұрын
@@dhiblaawemedia8538 wili sidii ayaan u dhex mushaaaxayaa sxbkeyow 4sanaa ka soo waregtay e.
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 4 жыл бұрын
@@Laalayslyrics war raxeyso masuul
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
@@Laalayslyrics 🤣🤣🤣
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 жыл бұрын
@@yaxyec4972 🤣🤣🤣🤣 Inan Isweheshanaa baan Iimaan Ka Galiyee Maxaad Oran Ina Abtaay Tala Ikaa Ag Keentee Wili sidiibaan ula joogaa heesta sidii duunyadii baan u ilaashanayaa
Heeso xul ah - Nimco Jaamac & Siciid Xamarqoodh
1:05:56
Jabuuti TV
Рет қаралды 279 М.
sida geed
10:57
Release - Topic
Рет қаралды 178
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,6 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 55 МЛН
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН
Hussein Ali - waan murugoonaya
8:39
Jabuuti TV
Рет қаралды 141 М.
Kasayid
53:49
Mohamed Houssein
Рет қаралды 187 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Aadan Faarax Samatar - Dhaqaale nafteydaan
7:01
Jabuuti TV
Рет қаралды 52 М.
Cumar Aadan Dugsiye - Kuu maba Harraad Qabo (Hees Kaban)
8:02
Hussein Ali  - Dadaal
9:00
Jabuuti TV
Рет қаралды 103 М.
TUDHI WAAYIHII
8:45
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 9 М.
MAXAMED & FAADUMO - CULUSAA ALLAHAYOW
9:21
Jabuuti TV
Рет қаралды 484 М.
Siciid Xamar Qoodh Iyo Nimco Jaamac Heestii Macan GiriyaadNews
13:27
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,6 МЛН