Billaabidda ganacsi cusub: Talo, tusaale iyo toosin | Cabdifataax Qeydanle | Labeenta Bulshada

  Рет қаралды 35,783

Labeenta Bulshada

Labeenta Bulshada

Күн бұрын

Пікірлер: 91
@jibrilmohamed5989
@jibrilmohamed5989 Жыл бұрын
Mahadsanidin👏 Fadlan barnaamijyada noocan oo kale ah soo badi ee khuseeya arimaha ganacsiga.
@capdyzhakuur807
@capdyzhakuur807 Жыл бұрын
Barrnajiyada noocan oo kale soo badi gancsiyada guulaystay iyo kuwa guuldraystay labadaba😊 Ganacstada kala duwan soo casuun
@abdirahmanahmedmahamud3122
@abdirahmanahmedmahamud3122 Жыл бұрын
Aad ayaad umahadsan tiiin waa waayo aragnimo wax badan laga faa,iidayo
@cabdiyuusuf5090
@cabdiyuusuf5090 Жыл бұрын
Ganacsade cabdi fitaax noogu soo celceli waa nin aan xaasid eheen really aqoon weyn aan kafaaidaye macal dhaqan wanaaga ayaa laga faaidaa🙏
@mohamedahmedmire1005
@mohamedahmedmire1005 11 ай бұрын
waa podcastigii igu fiicnaa aan daawado oo ka hadlo arimo ganacsi
@bisharabdallahussein8449
@bisharabdallahussein8449 11 ай бұрын
Walhi waa podcast aad u mihiim ah saxib noo soo badi mawducyada ganacsiga
@hafsaadamismaciil3968
@hafsaadamismaciil3968 11 ай бұрын
Maanshallh tabrakallh arimaha ganacsiga no so badi inshall
@CabdiCali-w2x
@CabdiCali-w2x Жыл бұрын
Maasha allaah guul wacan hadalka aad labadiinaba qaadaa dhigeeseen Runtii aad ayaan ugu raaaxeeystay soomaalid dhamaan inta jecelna ganacsiga guul ayaan u rajeeynaayaa
@abdishakurmihile8483
@abdishakurmihile8483 Жыл бұрын
0:35 0:36
@Ubah14
@Ubah14 Жыл бұрын
Mashallah tabrkallah barnamijka wali madhamaysan balse aad ayan uga helay wll alle hakubarkeyo ee noso bad8 barnamijyada nocana ah
@fadumomaxamud1393
@fadumomaxamud1393 2 ай бұрын
Maasha Allah waxaan si aad iyo aad ah ugu qancay Daganaanta iyo sida habsamida leh aad noo deeqsiiseen daadihinta wada sheekeysiga quruxda badan ee waayo aragnimada ganacsiga iyo heerarka kala duwan uu ganacsadaha da'da yar soo maray iyo siduu qabadihii la soo darsay uga soo gudbay . Runtii waa barnaamij dhiirigelin weyn u ah shaqsi kasta oo hiigsi iyo hadaf sare inuu ka gaaro jecel wax qabadkiisa . Mahadsanidiin
@mahirXasan
@mahirXasan Жыл бұрын
Shukran wa barnamij aad uwanaagsan wax badana kafa iday🎉
@mohamedhussen6780
@mohamedhussen6780 Жыл бұрын
Thnx pro waraysigaan wax badan iiga baxay runtii masha.allah noosoobadiya barnaamijkaan oo kale
@mahadabdulaahimuxumed1966
@mahadabdulaahimuxumed1966 Жыл бұрын
Mahadsanidiin ganacsade qeydanle iyo abwaan ibraahim.
@Cxakiincarab
@Cxakiincarab Жыл бұрын
Waa umahacelinayaa ganacsadahaa da'da yar iyo adiga nala wadaagay sheekadaan. Waan kugu dhiirigalinayaa bro inaad soo badisona waa jeclaan lahaa.
@dhiraneamare5565
@dhiraneamare5565 Ай бұрын
Masha Allah Well done and motivation
@MsSuusu
@MsSuusu Жыл бұрын
MaashaAllah qiso xiiso leh snd fuld af experience
@kamasfam
@kamasfam Жыл бұрын
Inaad dib usoo laabato sanad kadib xta waa fursad kale weldone LB
@BUUJE10
@BUUJE10 Жыл бұрын
Masha allah dadkale oi guleystey noosoo saadi si aan ugu faaideysano
@mubaarikabdiqani8413
@mubaarikabdiqani8413 11 ай бұрын
ibraahim mahadsanid qaydanle wuxuu si waafi ah u sharaxay halganka ganacsiga iyo duruufihi usoo maray isna waa mahadsan yahay. inkastoonan ganacsiga jeclayn haddana inuu markale fekerkaa ganacsigu igu dhasho waan rajeyn.
@abdisalanhassan3599
@abdisalanhassan3599 Жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantiin waxbadan ayaan ka faiday inaan tilaaboyin wanaagsan qaadana waan rajeynaa
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 9 ай бұрын
Waa dhamestay wareesigan wax badan baanka faaiday aad baad u mahadsantihin adiga iyo ganacsadahaba Waxan rajeenaya dhawaan inan ganacsi abuuro muuqalkan iyo fariinteyda sanad kadib ama labo sano kadib hadii alle idmo ban uso laban anigoo isbadal sameyay insha allh❤
@nuoraahmed8890
@nuoraahmed8890 9 ай бұрын
Isku midan nahay
@Hagepodcast-h6t
@Hagepodcast-h6t Ай бұрын
Ma bilowde wll🎉
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
M.a thank ganacsadaha iyo wariyahaba
@yassinaden4300
@yassinaden4300 11 ай бұрын
Masha Allah!❤❤❤❤❤❤
@walirastaproduction5678
@walirastaproduction5678 Жыл бұрын
Labeenta bulashada waxaan kadaawanaya Capetown South Africa 🙌 chanalkaan waa dhiirrigaliye
@pilotxvi9476
@pilotxvi9476 Жыл бұрын
Jazzakallah wll
@mukhtarabdi9419
@mukhtarabdi9419 10 ай бұрын
M.Allah aad ayaa u mahadsanthiin
@Engineerka_Fx
@Engineerka_Fx Жыл бұрын
msha allah mahdsanidin Labeenta bulshada barnaamijyada noocan ah nooso badiya
@caarshechannal7866
@caarshechannal7866 2 ай бұрын
09-oct-2024 Mnsha Allah ninkani waxa uu inoo gudbiyey warbixin practical ah.
@maxamudxiddig6156
@maxamudxiddig6156 11 ай бұрын
Cajiib, wada-sheekaysi heersare ah buu ahaa, aad baad umahadsantihiin.
@engahmedsection5071
@engahmedsection5071 Жыл бұрын
Waan dhameestay sxb mahadsanid. 100%.🎉❤
@Shariifoaxmed-pt3dr
@Shariifoaxmed-pt3dr 11 ай бұрын
Mashallh
@Yoolpro
@Yoolpro Жыл бұрын
Wlhi waa barnamij cajiiba io guushiyo socota apdifatah m.a io ibrahim thnks intaa noo hagar baxden nana dhirigalisen 😊❤
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 Жыл бұрын
Bro waan ubahahy marwalbo .sheekoinka ganacsiga soo badi inshaalh
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Cws, waan dhawnahay Labeenta bulshada
@IbrahimAbdiAli-er6gg
@IbrahimAbdiAli-er6gg 7 ай бұрын
Masha llah baramij dhiiri galin mudan
@hoygaguusha1835
@hoygaguusha1835 Жыл бұрын
Barnaamijyadan oo kale aad u soo badiya
@maxamedcabdisalan8447
@maxamedcabdisalan8447 Жыл бұрын
Waa barnaamij aad uwanaagsan runtii qibrado aad uwanaagsan ayaaana nala wadaagtay cashiro ayaaana kaqaaatay mahadsanidiiin 🙏
@2daysago_
@2daysago_ Жыл бұрын
Waa mahadsantihiin saxibyaal. Waxbadan ayaan idin ka faaiday kheir Allaha idin siiyo.
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 7 ай бұрын
Mahadsanid saaxiib Waan kaa faa'iidey runtii
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
Barnaamijka xaga ganacsiga noo so badi
@maxamedibraahim8574
@maxamedibraahim8574 9 ай бұрын
Masha allh waxuu nalawadaagay aqoonta saxda ah iyo siraha kujira ganacsiga waxbadan oo islahaa xagee utalo raadisaa ayan kabartay TABEENTA BULSHADA waan idinkaga mhdclinaya barnaamijyada qiimahabadan ood noosoogudbisaan Waxaan kaloo idinka codsan lahaa madama freshman ahay in aad noosoo xushaan ganacsadeyaal MHDSNIDIIN
@AweisIbrahim-b6h
@AweisIbrahim-b6h 9 ай бұрын
Wallahi runtii waa qof daacad ah weeye hor usoco
@Waliabdimahamed
@Waliabdimahamed Жыл бұрын
Tnx shp horey usoco
@fda8461
@fda8461 Жыл бұрын
Allah ha idin barakeeyo. Waad Ku mahadsan tihiin barnaamijkan qiimaha badan.
@omardek1188
@omardek1188 Жыл бұрын
M.a Alla u barakeeyo maskaxdiisa 🙏
@Bakarahmed-e1d
@Bakarahmed-e1d Жыл бұрын
Ninkaan waxbadan kafaiday runtii 😍
@abdijabarabdiwahid2751
@abdijabarabdiwahid2751 3 ай бұрын
Guuleysta
@housseinidriss7886
@housseinidriss7886 Жыл бұрын
mahadsanid wll jazakallah khair
@mohamedhassanabdullahi3902
@mohamedhassanabdullahi3902 6 ай бұрын
Aad baad ugu mahadsantihiin wllo xogtaad nala wadaagteen
@maxamedcali8989
@maxamedcali8989 Жыл бұрын
Thanks wax badan niga faaidnay
@yusufmohamed3965
@yusufmohamed3965 Жыл бұрын
Wareysi waxtar leh. waxaan kamid ahay inta u qorsheesan inee ganacsiga kusoo biiraan xilli dhow.
@Maxammed-Sandheere
@Maxammed-Sandheere Жыл бұрын
waa barnaamij fiican oo loo baahnaa, talo iyo tusaale badan laga faa'iidaayo.
@ugaasojamiilo2086
@ugaasojamiilo2086 Жыл бұрын
masha allah waxa badan ban kafaa idnay allah barkeeyo ganacasadee abdifitah iyo ganacasadah macasarad❤❤❤😂
@somvideo-k3u
@somvideo-k3u 4 ай бұрын
Jazaakalaah kheyr waa barnamij runtii aan abaalwayn uga hayno C/fitaah iyo saxiibka Casuumayba dhamaantiin mahadsanidiin
@MaxamuudXareed-c1j
@MaxamuudXareed-c1j 24 күн бұрын
Mashaalah❤
@omarmohamed9427
@omarmohamed9427 10 ай бұрын
Legendary waye ninkaan
@qanilife
@qanilife Жыл бұрын
Waa ku mahsantihiin madama podcast full so galiseen😊😊
@NourdinAhmed-oj8tf
@NourdinAhmed-oj8tf Жыл бұрын
Mahsanid. Wllkay run waa dhamays tay aniga oo ku raxaysanaya runtii Aad ayanan ugu farx sanahay in aan ku soo biiray channelkan
@deeqoaboosy4900
@deeqoaboosy4900 Жыл бұрын
Mahadsanidiin
@abdullhialiomar774
@abdullhialiomar774 Жыл бұрын
Respect my Prother’s
@osmanhusseinabukato
@osmanhusseinabukato 6 ай бұрын
Waaba anigoo kalee!
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 ай бұрын
Shaqo wanagsan mahadsanid
@libaanabdi2302
@libaanabdi2302 Жыл бұрын
barnaamijkan kama daalo waan ku celceshadaa
@adohassen4684
@adohassen4684 11 ай бұрын
Wad mahadsantihin wariyaha iyo ganacsaduhuba Wxa aad isoo jiidaty labada qiso e kala ah saliid macsarta iyo ninkii sharoobada boorsada kla baxay
@galladcalicabdulle1958
@galladcalicabdulle1958 Жыл бұрын
Waxaan ka dawanayaa somalia lebeenta bulshada
@hoygaguusha1835
@hoygaguusha1835 Жыл бұрын
Waad mahasantihiin
@nuoraahmed8890
@nuoraahmed8890 9 ай бұрын
Inshllh waxan rajeenay ninka abdifatah inaan kullano laba sano kadib inaan isbarano inshllh
@CabdiraxmanXasn
@CabdiraxmanXasn 5 ай бұрын
M.a qiso.qof kasto.ganacsi inoo bilaawo rabo ku dhiiranaayo
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Muuqaalkan oo aan dhamaystay wax badan ayan ka faaiiday
@mohamedadow5780
@mohamedadow5780 Жыл бұрын
waa taloyin aad u qiima badan aad ayaad u mahadsantihiin
@ifrahmohamedadde
@ifrahmohamedadde 10 ай бұрын
Hadalkisa wax badan a ka faa.iidnay mahadsanid
@abdikhaliqabdisalaam9006
@abdikhaliqabdisalaam9006 Жыл бұрын
Ragg bdan oo ganacsando oo kla duwan waraysi
@Talkbity
@Talkbity Жыл бұрын
Barnaamij aad u wanaagsan oo wax tar leh
@abdisamadabdikarim945
@abdisamadabdikarim945 Жыл бұрын
Aadbaan ula dhacay in somali elite lagusoo casuumo barmaajikan,wuxuu inoo badali dona barmaajiska "the Diary of CEO"
@saalahhassanali5733
@saalahhassanali5733 Жыл бұрын
Mahadsandiin bro barnamijyadaan ganacsiga guleystay iyo kan fashilmay inoosobadi
@hafsaadamismaciil3968
@hafsaadamismaciil3968 11 ай бұрын
❤🎉
@maxameddeeq1982
@maxameddeeq1982 Жыл бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@warlaliyemedia172
@warlaliyemedia172 Жыл бұрын
waan hubaa 50 maalin aan kala go' lahayn (Salaadaha, Cunada, jiifka, nasiinada) Kadib xitaa shaashada halmar kama jeesteen. 1+ saac waraysi waa naadir inaan hal fadhi ku dhameesto. Mahadsanidiin.
@mohanabdi61
@mohanabdi61 Жыл бұрын
M A cabdi fitaax waa tusaale nool dhanka dhabar adeega Iyo dulqaadka Iyo dhanka isku dayga oo aadan niyad jabin
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 Жыл бұрын
Waxaan baranay casharo aan lagu dhigin jaamacada qaydanle &Ibraahim mahadsanidiin
@axmedaadan9265
@axmedaadan9265 Жыл бұрын
noosoobadiya barnaamijyada noocaan oo kale
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Жыл бұрын
Waxaan shaki ku jirin in fikir la iska xado soomaliya oo wax xurmad maskaxmaaxa laheen.
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 Жыл бұрын
Ku dhiiranow markaad aragto fursad
@AyaaleHirsi
@AyaaleHirsi 9 ай бұрын
🎉🎉
@abdibasidalinur6210
@abdibasidalinur6210 Жыл бұрын
Ninka wax waraysanaya nin bisil maahan. Waxaan waa podcast ninka Su'aalo ha waydiin dhif maahane u daa ha iska daldalmo markaas baa wax ka faa'idi karnaa suaa'lo dhowr ah oo jihayn ah marka uu khadka ka bixi rabo bes waydii.
@maahirrashid8353
@maahirrashid8353 Жыл бұрын
M.a
@mahamedkhaliif2479
@mahamedkhaliif2479 Жыл бұрын
Waxaan aad u daawada casharada ganacsiga Cashardaan iyo taladaanoo kale waligeey ma arag. Ibrahim wxd moodaa su'aasha inuu afkeyga kala baxayo. Mhdsanidiin
@maxamadibrahim2213
@maxamadibrahim2213 Жыл бұрын
Asc qodobka ugu mudan Ina xiisagaliyay inta aan barnaamishkaan dhageesanaayay waa marwalbo hadaad donayaso in aad shaqo cayiman ka gungaarto waxay ubaahantahay dhabar adeeg dadaal badan iyo in aad joogtayso hawshaa . Ugu danbeen waad kagungaari doontaa waxii aad usoo dadaashay sanado badan.
Saalax Naaleeye: Dhiirrigalin, jaceyl iyo ... | Labeenta Bulshada
31:54
Labeenta Bulshada
Рет қаралды 1,9 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta
33:11
SAAB TV
Рет қаралды 22 М.
BEYDAN COFFEE | GANACSIYADA GUULEYSTAY | GORAY PODCAST
1:38:25
Goray Podcast
Рет қаралды 52 М.
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 51 М.
53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.
17:39
Warsame Bade
Рет қаралды 90 М.
10 Kan qodob Samee intaadan Ganacsi Furan
25:38
Macalin
Рет қаралды 63 М.