Nin cadaana oo lacag la siiyey inuu somaliland ku hadaaqo wax macnaha ma samaynayso gaal weligii aqoonsi ina siin maayo haday ina siinayaan 34 sano ayeynu ka sugayney nin fadhigaaga arka looma sara joogsado
@kaltunhrg-zm6wt12 сағат бұрын
Shacabka inla abaabulo ayaa loo bahan yhy si dhekhso ah.
@CadeMumasar12 сағат бұрын
Hadu ciro udiro shaqo ninka s mategikaro dibada wayo gangistar soo dhacay umado islamarkan xirsina waa tug weyn oo siranyo awodis kudhac dibada iyo hantidi dalkaba labadaba hau cabdiraxma eryiwayo isna haraco shirdegdeg halagalo dalkana cidanku sikumel gadha haula waregen dorasho degdegan ha qabten golahan muranka na halakala diro oo dorosho deg deg ah ha qabteen nimanka todabada ah ee golana
@osmaanmunasar11 сағат бұрын
mudaharaadka aynu aynu social media iska balan sano siddii tunisua
@halimadirie530111 сағат бұрын
Wadan dagaal ku jiraa ma mudaharaadi karo
@jamuuriyadasomalilandhanoo45917 сағат бұрын
HA LA KACO OO QORYAHA HA LA QAATO ALLOW JAMUURIYADA SOMALILAND BADBAADI
@ahmedfarah592810 сағат бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. IS A RECOGNITION TO FIGHT FOR CAUSE ITS THE ONLY THING THAT IS OPEN FOR ANY COUNTRY THAT WANTS THE CONTINUED OPERATION OF THE SEA AND IT'S AMERICA'S WHO CAN DO THAT.
@MuseAdan-f9v18 минут бұрын
Adeer Finto hahor- seedine dowladda fursad sii.
@Mahadosman-q9s6 сағат бұрын
Kkkkkkk khiyali
@sahalhassan81217 сағат бұрын
Dadka aad ledahay waa la si dayay miyad fahamysay sababta de waa warsan geli ee dadka miyad is racinaysa inder
@mohamedhersi62519 сағат бұрын
Somaliland kuwa burburindona IBRAHIM Aidid ba KOW ka'a iyo kuwa lamid ah
@halimadirie5301 WALAHAY WAAN SOO QORI JIRAY ABII WAA DENGEROUS WAA KHAAYIMIIN AAN LA ISKU HALAYN KARIN
@sahalhassan81217 сағат бұрын
Fashil uun baad ku jiray weliga war somali waxba uma kala qorsona ta kale c/risaaq khaliif yaa wasir ka dhigay oo ina baray ma wadani baa ....waa kulmiye
@salahthefruad917411 сағат бұрын
Maalinba meel jeclaada kkkkkk Hadda Donald Trump ayaa masalaha la dul dhigtay. Ninkani lacag ayaaa la siiyaa kkkkk
@sahalhassan81217 сағат бұрын
Ta kale hadad dadkiba wada khayin uu haysatid adna aad mel cidla ah ka oyaysid bal kalay wax qabo hadal loma bahne
@mohamedhersi62519 сағат бұрын
DABSHID
@MmiMmi-ih7hh7 сағат бұрын
Ibraahinow adeer beentan bdn iska daa somalilnd 34 year ayeyjirtaa meelkastana wykusoo oodantay muuse biixi tala xumadisi wta somaliland kala goysye sool maqanthy mnta galbeedkana taa mid lamida aya kasoo socotay bad iyo dhul ictiraaf lgu badashana aduunka lguma arag wxla qaadankarana may ahynne adigu ninweyna wthye hanogu sheekeyn sida caruuraha intuu muuse biixi mesha jogay ku aqliyeysty inkastod adiguba xiligas nagu afdilaacsatayoo horted meld jogto ann arge 😢
@keysaismail969611 сағат бұрын
Asc adeerow please be honest, kama xigtid qoladan dalka timi, ina biixi ha sheego sababta uu u burburiyey ciidankii iyo dalkii, adigu miyanad garanayn in biixi iyo cirro inay kuu siman yihiin
@TaaroFihri-f9i10 сағат бұрын
Wll dib ugu yaro naqo 2023 wakhtigii ciidanka laqabtay laazcaanod iyo qaybsanka bulshada iyara baadh adoon caadifad kuqaadin dhinaca kale caadifad iyo aqoon kala yara saar