Пікірлер
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Сағат бұрын
C/raxmaan 14 sano hadii una waxba qaban . Muxuu qabanayaa Manta? C/ raxma siyaad bare oo Dadkiisa xasuuqaya ayuu safiir u ahaa ilaa itu u dhacayey. Gormo Muwani Dadkiisa jecel noqday? 18 may ee lo xabaal galay ayuuba necebyahay. ayuu quwada 3 da ee Dalka ahaa. Sharci dajintuu madax ka ahaa.
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 2 сағат бұрын
Thanks for both brothers
@user-yc3oc8eq9y
@user-yc3oc8eq9y 3 сағат бұрын
Jabuuti Farmaajo ayaa dariiq mariyay balse way la dagaalameen iyaga oo xasan dhinaca saaray xildhibaanadiina lacag badan ayaay u qaybiyeen
@Iphone20249
@Iphone20249 5 сағат бұрын
Muse iyo inakahin libaaxyadii hadii aylatagaaan ma dacowyaashan wadani aya labacali cigaalaynaya allaah hanoosahlo waxan ka baqanata in dacowtada itagoo hurda loosoogalo ilayn libax muuse dhinaxkastu eegayay oo lamariwayay iyagana wadani imika ba loo soodaatay somalita huwan jabuuti usoo daateen
@Iphone20249
@Iphone20249 5 сағат бұрын
Ciro wa duq lajiidayo warunta waliba doqoniima udheer oo qoslaya ka xirsilayidhana wa haman haaman dhaafay oo dadliqa yahuu hoglaydinkutuu
@Iphone20249
@Iphone20249 6 сағат бұрын
Ibraahin iyo siciid hadii wadani qabsado wanaagooda haka shaqatnina hadla siday idin galeen ugala
@Iphone20249
@Iphone20249 6 сағат бұрын
Hadii lacala wadani qabsado siciid iyo ibraahin caydiid iyo muuse iyo qabiilkiisu yanay waligood u hiilin una hadlin hayskagatagan waxay dowlada ugaysteen wax la iloobo mah wuxuushta wadani
@Iphone20249
@Iphone20249 6 сағат бұрын
Balaato kudooratay wadaniyow oo dabayli kuqaadatay ama duufàn samada kaga yimid
@Iphone20249
@Iphone20249 6 сағат бұрын
War wadani halayska celito sidiidanay wa iin dhabiga loo qoro wadani
@Iphone20249
@Iphone20249 6 сағат бұрын
Allaah waxaanu baryayna in aan allaah siinin odaygan nacaska ee quslaaya ee soomalita uvraran uf ma somalnd ata hadii wadani qabsado cagaha isku taagaaysa hamaanintaas af ka loo soobuuxiyay
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 6 сағат бұрын
Siicid ciise illeye wariye sharfleh oo garankiisa uu heelaya oo dadkiisa iyo dalkiisaba dacaad uu ah guulayso wariye jiira ahaw hooraa loosoconayaa
@user-yc3oc8eq9y
@user-yc3oc8eq9y 7 сағат бұрын
waxaan qaatay af cafari halagu daro radio hargaysa waar nin kan wasiirka war faafinta hanalooga dhigo ibraahin caydiidna wasiirka arimaha gudaha madaxwaynahana muuse ama kaahin labadaas uunbaynu haynaa wax mudakar ah lexejeclana dalka ka leh oo siyaasiyiintii waa wayneed inagala joogee madaxwayne ku xigeenkana saajinka adigana wasiir ku xigeenka war faafinta
@BatutaMedia
@BatutaMedia 9 сағат бұрын
Suxufi aad baan kuu salamaayaa, aad baanu u dhagaysanaa waraysiyadaada. Mahadsanid. Marka aad waraysiga samaynaso codkaaga iyo codka qofka aad wayraysano isku volume walalo ka dhig kaaga aayaa aad u dalacan qofkanaad waraysanasaana aad buu inta badan u naaqusnaadaa
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 9 сағат бұрын
Food Cadde wuu riyoonayaa: isku duubni dad wayne iyo doorasho meel wada galaan. Doorashada waxa asal u ah xanaf, is hiifid, is cadowsi iyo kala daadsanaan dad wayne. Bal u fiirso hoggaamiyaha dimuqraadiyadda dunida (Maraykanka) sida dadkiisu u qayb sameen doorashada awgeed oo cadowga la isku noqday. Ee xataa musharrixii la toogtay, doorashadii horena la qabsaday xarunta baarlamanka dad badanna ku dhinteen. Innagana teenu ka sii xun oo waxa innoo dheer xammaasad qabiil oo siyaasiintuna si fool xun u isticmaalayaan. Fadlan wariye Siciid ninkan naga jooji waraysigiisa, inta yar ee cadownimada Jabuuti mooyee wax kala ma fahansana
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 10 сағат бұрын
Food Cadde wuxuu moodayaa in Cirro uuna ka mid ahayn kooxda dalka iibisay waqtigii Siilaanyo. Nasiib darro Cirro kooxda isagaaba horjooge u ahaa sababtoo ah: 1. wuxuu ahaa guddoomiyah golaha wakiilada wuxuuna raalli ka ahaa madaxwaynihii oo asaasaqay in niman kale magiciisa dalka ku maamulaan. 2. Wuxuu ahaa guddoomiyihii xisbiga mucaaridka ee ugu wayn, maalin kaliyana kama hadal madaxwaynaha magac u yaalka ah. 3. Wuxuu af iyo addinba kaga hor yimid heshiiskii dekedda Berbera 4. Dagaalkii huwanta xisbigiisu qayb ayuu ka ahaa, welina ka yahay 5. Waxa aan qofna ka qarsoonayn inuu diiddan yahay in la aqoonsado SL 6. Waxa iska cad in xisbiga waddani Jabuuti iyo Somalia heshiis kula yahay burburinta SL
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 10 сағат бұрын
Guuuuul iyo gobanimo Red Sea iyo Somaliland
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 10 сағат бұрын
Siciid waa wariye Ruug caddaa ah! Halkaa ka wad halganka, suxufi sare
@samoc5405
@samoc5405 11 сағат бұрын
The most dangerous thing for somaliland is the enemy within.
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 12 сағат бұрын
Ma hungow do dacadi fadhiga halaga kaco faqashta isi soourursata ee gudaha iyo kadebedaba kadifaca dalka iyo dadka Allah ha xafido jamuriyada Somalilaan kanaxow naftawaa guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤❤
@nimojirde8252
@nimojirde8252 12 сағат бұрын
Ciro umaleyn maayo inuu garanayo wuxuu doonayo waa duq la jiidayo
@hodhomawel1812
@hodhomawel1812 9 сағат бұрын
Caad taalago kuujira😅😅😅😅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 14 сағат бұрын
Oday dhaqameed xun oo koofiyad bacle ah oo dilaala oo shalay laascaano dumiyay iyo citisaamkan gudaafada ah haday wasaarada guduhu wax kaqaban waydo waa in shacabku wax kaqabtaa anigu uba malaynmaayo dawlad xukun adag oo sirdoon dhisanle meesha joogtee😢
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 14 сағат бұрын
Guul soomaalilaan cadawgeena ilahay hajebiyo
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 14 сағат бұрын
Huwan iyo hadhaaga gudaha noojoogta shacabkaa ridikara iyagaana soosaari kara hadaba maanta waxa lookala codaynayaa soomalilaan majirto iyo way jirtaa ninkii soomaalilaan nimadu dhab katahay codbuu ugu hiilinayaa ninkii huwan raboow wadani sii codka soosocdaa waa afti dad wayne oo kuwajahan dalka hala feejignaado
@aishamuuse202
@aishamuuse202 15 сағат бұрын
Guul iyo gobonimo Somaliland mashallah ❤️
@Mamar6310
@Mamar6310 15 сағат бұрын
Cabdiqani waa DHAKHTARKA SIYAASADDA BAHSHIIBA SAALADA AYUU SAARAY
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 15 сағат бұрын
Nacam faysalbaa larabaa in kaah loosadqeeyo😢😢
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 15 сағат бұрын
WAXA HOORYE WAXA KAA DARYAN TAA EEYE IMINKE INAAGU WADAN BAA KAA DARYN ILLAHOW KUWA NAAGA QAABO CADOWGA SOMALILAND
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 15 сағат бұрын
ILLAHEYE CADOWGNA HAA JEBIYO SOMALILAND CIID KASTE WAA UU CADOW
@halimadirie5301
@halimadirie5301 16 сағат бұрын
Cadaawada lama badsado dhinac walba cadaawad baa inagaga furan umana diyaarsanin difaac xitaa ma soo jeedno ethiopiana cadaawada way ku jirtaa si dadban si ay danaheeda u gaadho
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 9 сағат бұрын
Waa runtaa, laakiin sida kaliya ee Somaliland ku badbaadaysaa waa heshiiska Itoobiya oo hirgala. Dabcan Itoobiya danteeda ayay eegaysaa innaguna teena
@halimadirie5301
@halimadirie5301 7 сағат бұрын
@@Gob_gobonimo goormuu waraabe adhi badbaadiyey ethiopia cidna ma badbaadinayso aqoonsigeeduna macnaba male ka gaadhiga inoo dhaqa ka qashinka gura ka kabaha tola iyo ka timaha inoo xiiraaba waa ethiopian aqoonsigu wax wayn maha
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 5 сағат бұрын
@@halimadirie5301 Aqoonsigu wax wayn weeyi. Dawladda Somalia oo magaalada Xamar oo kaliya xukunta, haddana waxay dawladnimo ku sheegataa waa aqoonsiga. Shaqooyinka aad sheegayso waa shaqooyin loo baahan yahay, qof bilaa camala oo haddana ka xaragoodaa shaqooyinka oo haddana qaraabadiisa gacanta hoos haystaa waa qof liita. Iyadoo bilaa camalku 50% ka badan yahay Somaliland ayay dadka ajnabiguna shaqeeyaan sida Carabta, Hindida iyo Itoobiyaanka.
@halimadirie5301
@halimadirie5301 16 сағат бұрын
Somaliland dhibaatadeeda waa mid iyada debeceedu u sabab yahay qofka dhibaatada kugu haya ha waydiin sababta uu kuu dhibayo waxaad is weydiisaa sababta aad adigu ugu ogalaatey inuuku dhibaateeyo jaarkana halala heshiiyo heshiisku ma xuma
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 17 сағат бұрын
Galbeed waa la xoreeyey warsaa se gaagixisay Muuse wax yar baa u dhiman inuu aqoonsi Ka dhabeeyo lkn waxay u muuqataa in Isaaq fashilinayo
@shibiskadhehtv8382
@shibiskadhehtv8382 18 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 habartan daacaa qudhunsan maxad ka waraysanaysaa 😂😂😂😂😂😂 ninku sheegan gabadhiisa dilay ee dhacay maanu ahayn horta hantidii gabadha ma bixiyay intii ciise muuse
@markcaa2942
@markcaa2942 18 сағат бұрын
Markaa reer somaliland ma cidkastaa hawlyaraan kuustic Malaysa ( gunimo Wayn iyo ceeb Tii aduunka )
@AbdiOsman-pe3pp
@AbdiOsman-pe3pp 18 сағат бұрын
Asc
@user-yi1nu9ne8t
@user-yi1nu9ne8t 18 сағат бұрын
SL malaha saxafad ee wa war qadayal iyo war xumo tashiil midhan.Garashadodu iyo wayo. arag nimadod way yartahay.
@mohamedhassanafgab8370
@mohamedhassanafgab8370 20 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 20 сағат бұрын
Dawlada jsl haday hore isku Dhigatay ayanay manta is Dhigan shicibka jsl ee jsl Jecelina hurdada kakaca
@mcnncm1318
@mcnncm1318 21 сағат бұрын
Alxaqiiqa suti gaashaan dufaac qaran
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 22 сағат бұрын
Guul iyo gobanimo jumhuriyada Somaliland wad mahadsantihin Suxfi Ibrahim Caydiid iyo Suxfi Saciid cise🎉🎉🎉
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 22 сағат бұрын
XISBIGA KULMIYE WAA XISBIGA HABARJECOOL POWER SSB GUUUL❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤ MARKLE MARKLE AABO MUSSE 5 MORE YEARS. VIVI KULIMYE
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 22 сағат бұрын
Doorashada Soo socota waa afti dadweyne waxa loo kala codaynayaa qaran jira iyo maamul goboleed kii aan noqon lahayn al miidaanu waasic
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Күн бұрын
UMADA REER SOMALILAND EE XALAASHA AH WAXAA INOO TAALA SIDII AYNU QARANKA SOMALILAND U DIFAACI LAHAYN HADII AY COD TAHAY IYO HADII AY DAGAAL TAHAYBA MAANTA WAA MARKII UGU DAMBEYSEY MAANTA SOMALILAND WAXAY U BAAHAN TAHAY DIFAAC GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Күн бұрын
XIRSI IYO INA XAASHI CIRKA KAMA SOO DHICINE WAA LABA MUNAAFAQ OO SHEEGTA HABARJECLO CODKA AY RABAAN WAXAY KA RABAAN WAA HABARJECLO LAGAMA YAABO HADII AANU NAHAY HABARJECLO IN AANU COD SIINO HABARYOONIS WAAYO NAGAMA DHEXEYSO HABARYOONIS HIIL DAGAAL IYO HIIL DOORASHO MIDNA NAGAMA DHEXEEYO MANA DHICI DOONTO
@alisaid1214
@alisaid1214 Күн бұрын
Siciid ciise ileeye Weriye sare Suxufi rug cadaa ah
@alisaid1214
@alisaid1214 Күн бұрын
Ibrahim caydiid Longlive Brother muwaadin Geesi aan cidna ka baqin Buufiya huwanta
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n Күн бұрын
Cadawga somaliland waxa golaha wakiilada iyo sxaafada iyo kuwa doonaya inay ka noqdaan madaxa? Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤itoobiya guul ❤❤❤❤❤cadawga somaliland alaha haligo
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Күн бұрын
SOMALILAND WAXAA KA DHICI DOONA DAGAAL KAAS OO DHEX MARI DOONA DADKII SODONKII SANO EE SOMALILAND JIRTEY LAGU DHEX BEERTAY SOMALILAND KUWAAS OO AH FAQASH RAAC DHOWR NOOC AH KUWO URUR DIIMEED SHEEGTA OO ARGAGIXISO AH IYO KUWO SHISHEEYE AH SIDA KUWA REER BARIGA SOOL KUWO U BADAN HABARYOONIS IYO QOLADA KALE OO AH DADKA REER SOMALILAND EE JECEL QARANKA SOMALILAND IYO ETHIOPIA OO WADA SOCDA DAGAALKASI WUXUU NOQON DOONAA KII UGU DAMBEEYEY EE LAGU KALA BAXO LAGUNA XAQIIJIN DOONO JIRITAANKA QARANKA SOMALILAND MA JIRTO WAX DOORASHO AH SOMALILAND KA DHICI DOONTA ILAA LAGU KALA ADKAADO
@MaxamedDeeq-sd2lh
@MaxamedDeeq-sd2lh Күн бұрын
Ibraahin caydiidow Waar hubkan caabud waaq lagu billiliqeystey ee uu soo dhiibey xasan ,sh,maxamud, ee,uu islahaa ,ukalla qaybi jabhadaha gobolka sool,iyo gobolladda galbeedka soomaliland ee uu tan labaad ,uu leeyahay gannacsato ayaa leh oo itoobiya ka soo iibsatey,ay,taasi been cad ay tahay waayo dheh markuu ogaadey in ladhacay waakan ka hadlay hubkuna soomaray ballanballe,galdogob,illaa caabud waaq,waa cadahay cidda lasoo degtey innaga iyo ithoobiyana waa isku dhufasho cad oo uu isleeyahay khala shaki ku abbuur saaxiib waanu kaa horreynaa ee waa in dawladda soomaliland dacwad caallami ah laga gudbiyo
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 Күн бұрын
ibrahin ceydiid waa xaqlaha somalilan guuleyso adiga iyo somalilan
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Күн бұрын
Heego cadowga Somaliland