Ibrahim Caydiid oo waraysi uu siiyey Red Sea News kaga hadley C/Khaliif iyo cabsi ka jirta G/Sool

  Рет қаралды 28,971

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 4 ай бұрын
Thanks for both brothers
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 4 ай бұрын
Masha Allah, ilaahay ha inoo daayo Ibrahim iyo Red Sea news because they are working hard to protect our country we love you 😘 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ from habarawal.
@husseinAbdillahi-i4h
@husseinAbdillahi-i4h 4 ай бұрын
Siciid ciise Ileye iyo Ibrahim Caydiid labada halyey ee u hal gamaya in ay somaliland noqoto daljira oo dunida oo hor mara Allah haydin dhawro amiin amiin guul guul somaliland.....
@deeqaahmed2733
@deeqaahmed2733 4 ай бұрын
Masha allah, Guul Guul
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 4 ай бұрын
Allah haku xafido Ibrahim Caydiid ❤❤❤❤❤❤❤
@nasserhoussein9346
@nasserhoussein9346 4 ай бұрын
❤❤❤
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 4 ай бұрын
Geesi qaran Ibrahim Hore u soco weligoodba cadawgu way iska hadliye.
@faiiskhaalif3721
@faiiskhaalif3721 4 ай бұрын
Mashaa.allaah geesi qaran ibraahin caydìd
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 4 ай бұрын
Masha Allah geesi qaran Ibrahim Caydiid 🎉🎉🎉
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 ай бұрын
Ibrahim waa runtii from habarjeclo
@FadxiyaMowliid
@FadxiyaMowliid 4 ай бұрын
Ibrahim guuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasoibrahim6516
@ugaasoibrahim6516 4 ай бұрын
Ibrahin caydid allaha kuxafido amin somalilaan u,s,b halaga illaliyo somalilaan guul iyo gobanimo
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
INSHA ALLAHU WAXABA INAAGA QADIMAYAN CADOWGU LAA SOOCDA
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 4 ай бұрын
Mansh Allah gull iyo gobanimo somaliland our hero Ibrahim cadiidi iyo Red Sea geesiyad qarank gull somaliland❤
@kinzihaybe7794
@kinzihaybe7794 4 ай бұрын
Nolow mujahid ibrahim Caydiid ❤
@musamohamed5778
@musamohamed5778 4 ай бұрын
Halyey qaran faqashta habarjeclo hor yaacaysa xirsi,xaashi,been madow ilaahay haynaga qabto isku qolo ayaanu sheegana nimankaas wa cadow halayska qabto ibraahina wa geesi qaran
@hiddowacan811
@hiddowacan811 4 ай бұрын
Reer soomaalilaanoow ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita ee huwanta ah halaga feejignaado
@alisaid1214
@alisaid1214 4 ай бұрын
Keep going brother Saciid Weriye runta iyo xaqiiqda Somaliland warkeeda ugu kaalay
@princesshawd6859
@princesshawd6859 4 ай бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤
@omarjama7627
@omarjama7627 4 ай бұрын
Ibrahim Waad ku mahadsantajay difaaca dalkeena! ❤️
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 4 ай бұрын
Habarjeclo waxay taageersan tahay dowlada somaliland caynaba iyo oog,qorulugud iyo deegaanka habarjeclo degto oo dhan dowlada somaliland ayaa xukunta cadawga iyo huwantana ka weerari karta ciday dowladu wax ka waydiinaysaana majirto
@Mustafe-p4s
@Mustafe-p4s 4 ай бұрын
waa runtii anagaa habarjeclo ahaa qarashka shirka ninman gaara ayaa bixiya isla iyaga ayaana go'aan ku gaadha
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 4 ай бұрын
Halkaa kaga hay halaginta Huwanta iyo huwankalkalka Waa lagu hurfayaa habar ku Dhac sland guuuuuuuuuuuul
@hiddowacan811
@hiddowacan811 4 ай бұрын
Khaliif kii yidhi kitaabkaan kudhaartay maan aaminsanayn miyaanu ahayn
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 4 ай бұрын
Red Sea News network suxufi ruugcadaaya siciid ileeye and Muj Ibrahim Caydiid great news ❤❤❤👍👍😞
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
ILLAHEYE DHULBAHANTE WAXABA MAA SIIYO YAANYE INAGU SOO NOOQON
@CumarGuray
@CumarGuray 4 ай бұрын
Waa runsheeg walle
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 4 ай бұрын
malaha dameerka calanka ssc khakhato saaran waa Xirsi? 😂😂😂
@kaaha1233
@kaaha1233 4 ай бұрын
Inkaar miyanad ka baqeyn koley kuwii wey ku arkaane😂
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 4 ай бұрын
⁠@@kaaha1233 waa runta inader… Illahay ayaan danbi dhaaf waydiisanayaa
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh 4 ай бұрын
Dadk. Caqlig gaban bay ku qiiyaamaan huwantu muuse baan raabnaa muuse waa madaxwaymah dalk
@laylaahmed7559
@laylaahmed7559 4 ай бұрын
Somaliland guul
@jama5340
@jama5340 4 ай бұрын
Thank u Ibrahim 👏🏾👏🏾👏🏾
@awgeele
@awgeele 4 ай бұрын
mujahid ibrahin anagaa h/jeclo ah. Walaahi runbaad sheegtay nimanka ku eedaynaya ee h/jeclo sheeganaysa adigaa habar jeclo ka xiga iyo s/land ba.
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 4 ай бұрын
Geesi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤warun
@Eazy-q8l
@Eazy-q8l 4 ай бұрын
Wa runta adega aya aah sharif ibrahim cadiid buqur❤❤❤❤❤
@cabdibile-ch9zt
@cabdibile-ch9zt 4 ай бұрын
Ibraahin caydiid waan ku salaamayaa madaxa ayaad noo saarantahay muwaadin baad tahay mujaahid baad tahay ku qayli ictisaamta iyo kuwa khiyaamada wada waxaa aad sheegayso oo dhami waa run reer aad caydayna ma jiro ee inta wax ma garatada ah ayaa been loo sheegayaa nimankani intay shaqadii reerka halkaa iska dhigeen bay huwan u shaqaynayaan iyo ururo diimeed habar jeclana way ogtahay ee maxaa ibraahin lagaga meeraysanayaa dee hsa iska qabtaan cadawga cimaamada u soo xidhay
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 4 ай бұрын
Allaahya cizak fidareyn gud: ibr Dadka qaranimada sland jeceli Oo %97 ahi way ogyihin cadaw goda iyo nastexa dalka iyo dad ka sland guuuuuuuuuul
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 4 ай бұрын
Mashaa Alaah geesii qaraan Ibrahim caydiid walaalo kuu socoo oo kashiif huwantaa iyo huuwaan kaalkaalkabaa anaa habarjeclo aah oo kuguu Farax Sam marwalbaa qalbigaa kaagaa duceyaa geesii geesi dhalay ❤❤❤❤❤❤somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Halgame334
@Halgame334 4 ай бұрын
HUWAN SHILIN KUMA YEEDHO QURBA JOOGTII HUWANTAA CAYDHOWDAYY
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
Xirsi iyo khaliif iyo cadawga guduhu bariiskeenay cuneen oo buruudkaanaa ka wayn
@w410921
@w410921 4 ай бұрын
Geesi qaran, huwan way u dhamaatay gudo iyo debedba
@EmanAhmed-fk4cy
@EmanAhmed-fk4cy 4 ай бұрын
💚🤍❤️
@SahraHassan-r2c
@SahraHassan-r2c 4 ай бұрын
Masha Allah gulaayso Ibrahim caydid waxaad ka mid tahay hantida qaranku leyahay masha Allah cadawga somaliland ha jabo aamiin
@jamac810
@jamac810 4 ай бұрын
Waan idin salaamayaa suti gaashaan waxan idinka codsanayaa in aydan isticmaalin magaca ssc ee aad isticmaashaan fallacious faqash iyo wixii la mida
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 4 ай бұрын
Huwan iyo huwan kalkaal alshab Allah ha jabiyo cadawga somalalind markastaba waa baabayaa😂
@farxiyafarahmohamed1202
@farxiyafarahmohamed1202 4 ай бұрын
Waaa calooshooda ushaqaysatayaal aan damiir iyo caqali toona lahayn lkn kolay way soo afjarmi doonana guul qaranka
@roodanuur461
@roodanuur461 4 ай бұрын
Waallhi dhaaqanka icitisamba saasa in been ay sheegan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
XIRSI IYO INA KHALIIF WAY IS OGYIHIIN WAY WADA SOCDAAN WADANINA MARKII DOORASHOOYINKII SOO DHAWADEEN SHAADH QARANIMO AYUU SOO XIDHAY
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
MARA INAGA OO AH REER SOMALILAND LAGAMA YAABO IN AYNU HESHIIS LA GALO HUWAN WAXAA INOO BALAN AH IN AYNU DAGAAL KU KALA ADKAANO WAA IN AYNU KHASAB KAGA DHIGNAA SOMALILAND AMA WAA IN AY RUN NOQOTAA INAY SOO AF JAREEN DAWLAD JIRTEY 32 SANADOOD LABADAA WAA IN AY MID NOQOTAA
@januarySl2024
@januarySl2024 4 ай бұрын
Somaalia oo foodsaaro ka dhiganaysa Dhulbahante iyo Daruud ayaa Somalilaand ku soo duushey. Duulaan kaasi yoolkiisu maaha magaalo, maaha reer ee waa xuriyada iyo madaxbanaanida Somaliland. Doqonadu waxay isleeyihiin, la idinma fahmayee Habarjeclo iyo Ciidanka Qaranka kala kexeeya
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 4 ай бұрын
guul iyo gobonimo somaliland masha allah cadawgu ha jabo insha allah
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 4 ай бұрын
In psychology, the phenomenon where a strong person is controlled by a weaker individual can be understood through the lens of manipulation and psychological dominance. Often, the weaker person employs tactics such as emotional manipulation, guilt-tripping, or exploiting the strong person's vulnerabilities and desire to avoid conflict. This dynamic can be likened to a small but skilled rider steering a powerful horse; despite the horse's superior strength, it is the rider's strategic use of reins and cues that dictates the direction and pace. Similarly, a seemingly weaker individual can exert significant control over a stronger person through astute psychological maneuvers.
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475 4 ай бұрын
5:50 5:52
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 4 ай бұрын
Ibraahim wadnaha somaliland guul
@mohamedabdisuleman8113
@mohamedabdisuleman8113 4 ай бұрын
❤❤❤goed morgen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mamar6310
@Mamar6310 4 ай бұрын
Waraysi cajiib ah waaaw
@KayseDh
@KayseDh 2 ай бұрын
Xaal qaado ibraahin
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 4 ай бұрын
Dadkan waa beentood ,ibraahim waa geese ,dadkan iyo dalkan dan ka leh ,maha munafaq been ah oo dadkiisa doonaya in xasuuqo mahaa ,ilahayow ictisaam iyo sheekhyo ku sheega cidhibtooda jar ,somaliland waa somaliland,
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 4 ай бұрын
God bless Somaliland
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 4 ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
@Halgame334
@Halgame334 4 ай бұрын
DAD KUU CALI KHALIIF KA CAQLI BATAY DAD MIYAA HJ REFORME BAY UBAHANTAHAY IN LAGA ADEEGTO MAHEE
@halimadirie5301
@halimadirie5301 4 ай бұрын
Habarjeclo miyaanay ahayn tay lahaayee dilka isaaqa kale waa uga badinaynaa rag iyo dumar caruur iyo ciroole cidna dhaafi mayno dadkani way jiran yihiin isma maqlaan
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 4 ай бұрын
Dawladu Aad bay u gaabisay waxaana loo baahanyahay inay talaabo adag ka Qadaan odayadan dalka qasaya.
@FahadBare-v9x
@FahadBare-v9x 4 ай бұрын
Hhhhh ibrahin caydiid halyay qaran guribarwaaqo ba ingriisku tagay fani wlhi buufi cayayaanka
@ayaanbaaruud4288
@ayaanbaaruud4288 4 ай бұрын
Ha u joojin cadawga warkooda ku soco waligeedba ha ciyaane somalilnd oo kala abtirin maayee buufi ururdiimeedka gudaha iyo dibadaba ee neceb jiritankena hadana doonaya in ay inoo taliyaan
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 4 ай бұрын
Gudidan maha gudi hj waxaay ka shaqanayan dumista somaliland xukumadu hoos hawegto waxa kasoconaya burco waxaa ku xoogastey ictisam oo isku diyarinasa inaay xukunka dalka lawareegta waxaayna samasatay gudidan magaca hj sheegata iyo wadani oo huwan ictisam isugu soo uruurtay shacabka somaliland ha ogadeen wadani reer maha ee waa meel aay isugu yimadeen ictisaam iyo cadawga somaliland si dalka loguqabsado oo marlabad gacanteen lagasaro halaga fejignado dadka cadawga u shaqeeya guuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NadiaAbdi-lm6qr
@NadiaAbdi-lm6qr 4 ай бұрын
Dhulbahante wuu asqaysan yahay
@aminaboon1290
@aminaboon1290 4 ай бұрын
Yayiidhi daarood ayaa dhaar iyo wscaad yaqasn
@IsmacilACabdi
@IsmacilACabdi 4 ай бұрын
WAAR NINKAN MA LA ISKA QABAN WAAYEY
@Zu.Al1001
@Zu.Al1001 4 ай бұрын
Dhiiga ay sheegayaan maxay ugu shubi waayeen kuwii ay hore ugu khamaareen ee meel walba daadsan,waxaasi sheekada lacagta lagaga gurto kuwa Qurbaha ka jiboonaya ee Lacagaha ku bixiya dhiiga dadkooda,Ummadda ilaahay Xaqa ha garansiiyo,Nabad wax ka fiican ma jirto
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 ай бұрын
Dhab.weeyaan shahaadooyinkii ayaa la iibsanayaa
@abmoh9216
@abmoh9216 4 ай бұрын
Odoyaal waxan isugu sheekaynaya ii kow
@halimadirie5301
@halimadirie5301 4 ай бұрын
Dadka somalidu khawaarijta ku sheegtaa maaha khawaarij khawaarijta asalka ahi waa huwanta been lagu dhaarto isku dir kala dil cay fitno kuligeed way ku dhan tahay
@roodanuur461
@roodanuur461 4 ай бұрын
Ibrahim reer maa weerartid ee tuugu iskashata baada faarta ku fiiqiday suuldan guuled waa inaderekay waana caadaw waana dooqon
@husseinduale9354
@husseinduale9354 4 ай бұрын
bal xerisi afka
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
IBRAAHIM REERNA WAX KAMUU SHEEGIN EE KOOXO MAGACA WABIILKA KU GABANAYA OO DANO GAARA WATA OO CADOWGA SOMALIAND LA JIRA AYUU KASHIFAY OO UU UMADDA U SHEEGAYAA IBRAAHIM DALKIISA AYUU DIFAACAYAA
@Sakisoomaali
@Sakisoomaali 4 ай бұрын
Aawey ciidankaagii iyo hubkaagii
@L.B.I.A
@L.B.I.A 4 ай бұрын
Way kugu soo socdaan
@husseinduale9354
@husseinduale9354 4 ай бұрын
xersi afka day
@qurbaawis642
@qurbaawis642 4 ай бұрын
IBRAAHIM MAXAAN KU DOORTA MUSE BIIXI WADANKII HALKUU DHIGAY AYAAD ARKAYSAA...NINKAA XIRSI CAYDIISA INUU MUSE KUSOO DHIIBAY AYAY U MUUQATAA
@KayseKaysenuur
@KayseKaysenuur 4 ай бұрын
Beenale aan waxba ka ogyn hj waxba kataqanid
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 ай бұрын
khayiminta hal maagaalo dowlad ku noqoni mayside Ashir dagaalka waanu kaa gudoonay si xaraga ah bilaa cay iyo ceeb kolay hal tuulo xitaa mamuul goboleed ku goyni wayse jaahinliinti dhulbahante tigidhka qaxoontiga u jar mar labaad !!!!! reer daroodismi anigu wadan iyo calan ayaan ilaashanayaa ee qudhun iyo qabiil kuma jiro !!!!!!!! hadaad issaq donaysaana haydinka muqato oo dhulkinood gubtaan iyo dadkino qaxoontiya mooye bal cadaysto burco qabsada cadeeya warkina inaad issaq radinayssaan lakin haday somaliland tahayna horta maydkayga dhaafa kolkaa hadla !!!!!!!!! from saylac somaliland wadkii daroodismiga iyo isirnacayb garaadkina gala dagaalkana warkayaga waa hayaa kolku noo yimid
@ifrahiman3883
@ifrahiman3883 4 ай бұрын
Ina caydid wa itaxaan guuri barwaqo iyo firdhiye wa sawa sawa ayu yidhi.😂😂
@keysaismail9696
@keysaismail9696 4 ай бұрын
Waar hoy dadka cagta ka dhigga oo u tudha aakhiradiina, yaa idin siiyay awooda aad sida aad doontaa cid walba gacan gelinaysaan
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 4 ай бұрын
Haalyeey qaaran Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 4 ай бұрын
🪷🪷🪷🪷🪷🪷🪷🪷❤
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 151 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 700 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 2,7 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 15 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 700 М.