No video

IDAAJAA ""XAMAR WAA MAGAALO GURIGEED BA'AY OO LAGA SINEEYSTAY'

  Рет қаралды 57,132

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

''MADXAFKA CADAABTA'' WAA BUUG CUSUB OO LONDON LAGU DAAH-FURAY , BY ABDUQADIR SHIRE FARAH.

Пікірлер: 306
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
'XOG CUSUB SHUKRI & FAADUMO SIDII FOOSHA XUMAYD EE LOO DILAY' kzbin.info/www/bejne/p3_LdoWtarGtn8U
@voiceofcommunityvoccodkabu5408
@voiceofcommunityvoccodkabu5408 2 жыл бұрын
Asc CabdiXaafid walal su,aal baa rabay inaa ku weydiiyo numberkee kaa heli karaa JWB
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
@@voiceofcommunityvoccodkabu5408 +44737764 18 23 thanks
@voiceofcommunityvoccodkabu5408
@voiceofcommunityvoccodkabu5408 2 жыл бұрын
Jazaaka Allaahu qeyr jazaa
@miskiin2272
@miskiin2272 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Abdixaafidow buugan inteen ka dalban karnaa?
@saynabmohamedali5579
@saynabmohamedali5579 2 жыл бұрын
0000
@faraxcali9761
@faraxcali9761 2 жыл бұрын
Ilaahay ha usahalo xamar way hagaagaysaa hadii alle hagaajo ilaaahay dhibka ha idin ka qaado insha allaaah form burco
@cumarcali5512
@cumarcali5512 2 жыл бұрын
Waa bahdii kacaanka oo kacaan cusub u soo tafa xaydatay laakiin socon mayso buugana waanu eegi kadib bay sheeko joogtaa
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 2 жыл бұрын
Ilaahey uma naxariisto siyaad bare ilaahey uma naxariisto dhamaan wixii cabay dhiiga umada somaliyeed oo mariixaan gaajo kow ka yahay dhamaan ilaahey uma naxariisto waayo anigu been u habaari maayo ee waxaan naxariista ale ugu diidey waa dhibaato ay u geysteen hooyadey aabahay walaaladey caawa qoys ahaa sadax iyo toban qof aniga ayaa ka nool dhamaan waxaa cuney afweyne ilaahey naarta haku fogeeyo ilaahayow ameen ilaahayow ameen ilaahayow ameen ilaahayow ameen ilaahayow ameen ilaahayow ameen ilaahayow ameen ilaahayow ameen ilaahayow ameen ilaahayow ameen ilaahayow ameen ilaahayow I
@kaalintechnology
@kaalintechnology 2 жыл бұрын
Xamar waa loo tashaday dadkii xoogeeda lahaay iyo xigtadeeda ayaa u turi-waayay(Hawiye), taas waa u doqonimo... Hadana wali wadadii ee haayaan balse wa inee ka waantooban.. Xamar waxaa isugu tagay Siyaad Barre, iyo USC iyo ilmahooda oo ilaa hadda qaar noolyihiin.. intii dhimatay Allaha unaxariisto danbigoodana Alla dhaafo dhamaantood.. Amen amen
@issaibrahim3620
@issaibrahim3620 2 жыл бұрын
Waxaso dhan Waxa kamasuula Haa adeerkaa Markuu culimadii Layey markuu Inkiray suradihi Quraankaha
@mahamedali6038
@mahamedali6038 2 жыл бұрын
Waxaa oo butbur ah waxaa masuul ka ah madaxweine siyad bare xaqiiqdii waana laweydiin doonaa oo waan hubaa
@amaalawil2945
@amaalawil2945 2 жыл бұрын
Xamar baa ka sheekaynaysaan waxaa soo socota dalkii Somalia la odhan jiray (believe it or not it is up to you)
@samadoonguul4213
@samadoonguul4213 2 жыл бұрын
Waxaan nahay dad muslimiin ah waana ku qanacsanahy wuxuu noo qoray alxamdulillaahi
@soodaayare9253
@soodaayare9253 2 жыл бұрын
Bugaan intee ka helaaaaaaaaaaaaaaaaa walaaaaaaaal wlhi waxan jogaa kenya 🇰🇪 nairobi wana ku farxi lahaa in aan akhriyo fadlan iso jawaab celi
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Ilaahaybaa nadhaafiyey, dawladihii musuqmaasuqa
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 2 жыл бұрын
Ninkii laayey ciidamadaas lagu dilay garab case oo ah duleedka jijiga Cadaabkii ilaahay haku fogeeyo
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 2 жыл бұрын
A. S. C. Walahy Allah is my witness. I’m almost 60 years old born and raised outside Somalia. I went there early 80’s and to this day Allah is my witness I STILL REMEMBER THE FUSUQ AND ILAHAY KU CASIIN THAT I SAW!! XASBUNA Allah wanicma wakil. I started crying myself to sleep wanting to go back home. I’m raised among non Muslims and also I raised my children in the west. I’ve yet to see Muslim people acting like what I saw back then. Boyfriends, transparent duruc, dirty language between men and women ( sexual language) An example is they used to say “ JALATO MADUQI TAQANA”. I was there for 26 days and got back traumatized …..
@susuzan9499
@susuzan9499 2 жыл бұрын
That's really so sad 😥
@saynabmustafaibr2102
@saynabmustafaibr2102 2 жыл бұрын
I hope to return to your homeland
@nimcoali4487
@nimcoali4487 2 жыл бұрын
Maa kuu fahmiin huuno
@aishakuus60
@aishakuus60 2 жыл бұрын
SORRY WALALE. OGOW GEEDKA MUUQDEE HARKAWEEYN GUUSHUNA HARISO IN LAGAARAYO. NOO DUCEE.
@calioumar2967
@calioumar2967 2 жыл бұрын
I feel u
@guledcigaal3452
@guledcigaal3452 2 жыл бұрын
Hadhaagii nidaamkii faasidka ahaa , indho adakaa , laakin hawiyaa chanceskaa siiyey.
@susuzan9499
@susuzan9499 2 жыл бұрын
Alle ha u gargaaro xamar 🤲🤲🤲
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Ilaahay hanaga qabto jawiiziizta iyo gumeystayaasha allow badbaadi badbaadi noo naga qabo cadowga madow iyo kan cadba yaa rabbi yaa rabbi
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Xamar dadkii looga tegey ma ahayn soomaali waayo taariikhda Laguma hayo caalamka wixii lagu sameeyey iyo foolxunada ay ku sameeyeen
@safiajama7517
@safiajama7517 2 жыл бұрын
Afweyna kaa siinysteye maraxaan baa baabashye haadana frmaajo kuu xaarye
@hani8826
@hani8826 2 жыл бұрын
Mahadsani cabdihafid. Allow dalkena xasili oo xasidka la qabo aamin.🤲🏾🇸🇴
@rashidawad5825
@rashidawad5825 2 жыл бұрын
IDAAJAA ADIGA WELIGAA LAGUMA XIDHIN MAXAA WACAY WAXAAD AHAYD AFWEYNE INAADEERKII ----MARKAAD ISAAQA XASUUQAYSEEN EE AAD BIXISEEN DABARGOYNTA ISAAQA XAMAR BAADKA QOSLAYSAY ADAA ISBARMUUTO CABAYA --HODHODHO QIIRA JAPANTA IGALA TAG SIDAAS BAAD WELIBA KU NABADGASHEEN --
@aminaomar6271
@aminaomar6271 2 жыл бұрын
waa run qof kasta oo tago xamar xanuun u dareemaya. illahay nabad ha ka dhigo mar labad
@marianosman2515
@marianosman2515 2 жыл бұрын
Ilaa hada marexan unbaad no amanaysaa ,somali baa ku maahmaahda, fiqi tolki kama janatago,
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Adigu miyaad wayday Wax aad reerkaaga Ku amaanto Mise ma garanasid Cid aad tahay
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
@@mohamed88466 nin kartidisa iyo aqontisa ku meel mari wayayba qabil itaal mooda wax lagu faano maaha qabilku
@AbdallahBotan
@AbdallahBotan 2 жыл бұрын
Mahadsanid Qoraa Cabdulqaadir Shire Faarax, taariikh mug weyn baad noo qortay. Anigu Boosaaso baan joogaa, waxa aan kaa codsanaynaa in aad nasoo gaarsiisid.
@KaskiiHadle
@KaskiiHadle 2 жыл бұрын
Madxafka cadaabtu waa af carabi Waxa ka fiicneyd BANDHIGA DABKA
@marianosman2515
@marianosman2515 2 жыл бұрын
Subxanalaah, dadba inta latiriyo layska laynayaa miyaan dhagaysanaa maanta
@sadam1318
@sadam1318 2 жыл бұрын
inshaa allaha ilaahay nabad ayaan weydiisaneynaa
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Federal ku waa wax fiican Waxa laga raystay khayraadkii Laga qaado magaaladii uu ka yimid Waxna lagaga celin waayo Oo meel kaliya lagu dhuuqo Cadaalad daradii ayaa burburisay Iyo culumadii la laayay
@kaysenur1592
@kaysenur1592 2 жыл бұрын
Absulutly
@ogaansho7953
@ogaansho7953 2 жыл бұрын
Hada khayraadka ninka qaada ayaa qaata
@sheikdeeq5915
@sheikdeeq5915 2 жыл бұрын
Meesha marrayxaan unbaa kushirayee away somaalidii kale
@Aisha-gf7tw
@Aisha-gf7tw 2 жыл бұрын
Adeer ciqaabta waxeey ka bilaabatay 10 wadaad oo sida xaqdarro adeer Siyaad ugu dilay magaalada Xamar....Ee towba ha la keeno.
@farduusahmed6171
@farduusahmed6171 2 жыл бұрын
Siyaad bare waa horuu dhintay wixii uu geystayna illaahay baa Kala xisaabtamaya ee maxaa Ka danbeeyey
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 жыл бұрын
Jidka waa jidkii muran ma jiro raga somaliyed siyad kama bilaban sayidkii baa ka horeyey oo manta magaciisa kismajo garoonkeda lagu qoray asagoo iimay fastiisa gaajo Ulla cunay ka dib Jidka KU dhintay sidan tariikhda KU hayno dhulbahante oo ahaa walalkii isaga layey Bay tariikhda qoraysa waxan KU raumeyey islaan tiri 7 inay tiri baan u maylaynaya caruur iyo hoyadood kiligay baan ka haray marka kuwaan had jooga dadka ayey ka soo jeedaan dadka in lalaayo magac Bay moodaa haku denbaabina wadada la laayey waan joogay dugsi ban dhiganayey subxana allaha maalin madow Bay ahayd cabsi badan
@farduusahmed6171
@farduusahmed6171 2 жыл бұрын
@@somalihanolato741 dadka maytida ah ha ku meeraysnina Siyid iyo siyaad nimankaasi taariikh weyn oo qoran bay lahaayeen taas adiga lugu weydiin maayee Soomali meeday hadeer 40 sano oo dowladii Ka danbaysay maxaa la samayey qabiil iyo kursi baad isku haysataane
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Haduu ka tegay kii ay u arkaysay inuu dhib gaystay kuwii kadambeeyey waxa yy keeneen
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@farduusahmed6171 Haa waa horuu dhintay waana ayaxtak yoo eelreeb balaayaduu sii reebaybaa socota
@fatimanour9793
@fatimanour9793 2 жыл бұрын
Ninkaan Idajaa maahan
@nuur3272
@nuur3272 2 жыл бұрын
Idaajaabaa ayaa maanta yidhi waxaan ahaa kacaan diid... kkkk
@abdulqadirhagimohamedtallm1653
@abdulqadirhagimohamedtallm1653 2 жыл бұрын
Faqashi wax ay faraheeda ku burburisay bay hadda u ooyeysaa. Waa sidaad u baxdeen ee calaacalka yareeya.
@mohmoudali256
@mohmoudali256 2 жыл бұрын
Qabyalad badanaa somali kula haa AUN siyaad bare waa faqashtii dalka iyo dadka baabisay
@abdidahiradan9280
@abdidahiradan9280 2 жыл бұрын
Markuu na soo gaaro buuga,oo aan si mug leh u akhrino ayaan wax ka dhihi doonaa.
@NOREDIN666
@NOREDIN666 2 жыл бұрын
Qas Daarood uun baada ka sheekaysan oo taarikh nooga dhigtaan
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 2 жыл бұрын
Masha Allah maqaawiri Somaliyeed aya isuyemiid Illahayow war farxad leh kaklen ❤️❤️❤️❤️🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰💯✅👑😍
@caato3
@caato3 2 жыл бұрын
Waa Taariiq Qormaysa afwayne Waxa wadankan kagaystay baa ila hada Socda ! Isaga loo raacayaa!
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 2 жыл бұрын
istaakh furulaah cadaabta ilaahey ayaa sameeyey oowax cadaaba qof kawarami karaana majiro sida cadaabtu uegtahey hagafin ?
@siciidsangul6656
@siciidsangul6656 2 жыл бұрын
WUXUU LA MID YAHAY BUGAN BUGII JAMAC WAA ARDAY WANAGSAN JIMCAALE WAA ARDAY XUN
@idirisabdi5972
@idirisabdi5972 2 жыл бұрын
What is the name of the book ?
@siciidsangul6656
@siciidsangul6656 2 жыл бұрын
MA XASUSTO WALLAAL
@maxamedaadan8114
@maxamedaadan8114 2 жыл бұрын
Asc. Dadkaan. Weligood. Been. Baa. Laysku. Maaweeliyaa. Ciqaabtu. Halkay. Timi. Waa. Aayadihii. Quraanka. Ahaa. La. Bedaley. Iyo. Culmadii. Lagu. Laayey. Maxaad. Runta. U. Sheegteen
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Xamar waxaa dumiyey dad aan garanayn qiimeheeda hadana dagaal ku faanaya oo ku hanjabaya
@museali8972
@museali8972 2 жыл бұрын
XAMAR SIYAAD BARE AYAA BURBURIYEY
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 2 жыл бұрын
*Mahadsanid* waalid way nasoo gaadhay lacagti Ubadka iyo aduunkaba alle hakuugu barakeeyo dadaalka macalinka aad la garab taagantahay
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 2 жыл бұрын
Ma haddaa gurigeedi ba'ay mise markii ina siyaad uu wax alle wixii soomaalida u dhexeeyey ee ehelnimaa ,islaamnimaa uu tirtiray.
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 жыл бұрын
Abdixafid U Adeegaha Arimaha Bulshada Mahadsanid Mudane
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Waa kaadi muqdishadu
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 жыл бұрын
Maan sha allah ilaahay daka waxgalka ah umada Soomaaliyeed haxafido 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@nagmudiinahmeth3847
@nagmudiinahmeth3847 2 жыл бұрын
Maad cin waan wanaagsan usamysid intad magaalo somaliyed sharaf ridaysid iyadoo waxan aan kahadlaynba buugu Anigu ma ihi ree xamar balse waxaaban kasoo jeedaa hargais Taasina iima diidayso inaan ilaaliyo meelkasta oo nafsoomali hoy u ah
@abdikarinismail9679
@abdikarinismail9679 2 жыл бұрын
Waa buug RIWAAYAD ah.
@aliqole6268
@aliqole6268 2 жыл бұрын
Sheeko mareexaan xanar baa la dumiyey Hargaysa ka waran dumidii aad dumiseen ilaahey ayaa idin heley maantaa la jogaa Odaygii siyaad Bare ee badalay aayaadkii ilaahey ee ehlunaarka ahaa Shuuciga isla xishooda Garbahaarey
@mohamedhadi6291
@mohamedhadi6291 2 жыл бұрын
Maya xamar gurigeed ma bi'in laakiin dadkeeda Soomaaliyeed oo dhan ayuu magacood ba'ay oo zinaystay
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 2 жыл бұрын
Mahadsanid qoraa cabdulqadir shire faarax
@ibnrushdaverroes7633
@ibnrushdaverroes7633 2 жыл бұрын
Kuwaani waa qaaqlayaashii mujrimkii Afweyne u sacabtumijirtay oo weli difaacaaya !!! Waxaan wada ognahay dhamaateen in Somalia nabad iyo kheyr ku nooleyd Afrikana ugu xukun wanaagsaneyd,
@guledcigaal3452
@guledcigaal3452 2 жыл бұрын
Car haka hadlaan dadkii isaaqa ahaa ee saqdii dhexe guryahooda ay kala soo baxeen ee aljasiira ku xasuuqeen , taariikhda been ma sheegto , daarood nijaas ma xishoodayaal.
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Siduu uga adlaa ragii hadhka cad la laayay ee sarakisha aha ayuuba Ka beensheegayaaye
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Shareecada Islamka Ayaaan Rabnaa Wax Kale Maya Waxba Ma Fahmaysan Dadkii Way Waashay Baan Filayaa Aqligiii Baa Laga Qaaaday
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Ma ninka dadka masaakiinta ah intii Ururiyay toogta yidhi ayaad leedahay Ilaahay ha u naxariisto Siduu u galay soomaalidand na way Qorantahay ciil qabe ayuu ahaa Laakiin ilaahay ayaa kala xisaabtami Inshaalaah. Soomaalidu waa xaasidiin qabiil Isku xasuuqda ha ku kala yaacaan meesha
@adenelime7099
@adenelime7099 2 жыл бұрын
War Idaajaa qabiil kama duqoobo miyaa? Adeer allahaaga kabaq ee iskadaa qabyaaladan
@dr-ayetollahsheikh1065
@dr-ayetollahsheikh1065 2 жыл бұрын
Taariikhda ah ciidamada la laayey c-qadir iyo idaja'ba wey ka beensheegeen, saraakiil 4 ah o dagaalka ku jirtay o u Haaruun macruf ka wareystay arrinka raggaas 3 kamid ah waxey isku raaceen in saraakiishaas eysan wax dambi ah lahayne e eyba ahaayeen raggii wacaadaraha ka dhigay dagaalka, ninka kalana wxu sheegay in cidamada inta saf la geliyey ninka tirada 30 kuso aado la bixinayey.
@qadijomaxamed6076
@qadijomaxamed6076 2 жыл бұрын
Sxb sare waa runtaa
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Waxay rabasn in ay tirtiraan taariikh xumadii afwayne wayse ku dadli
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Siduu rabo ayuu wax inoogu qoray lkn warka raga la laayay horaan u haynay wale kuma rumaysto
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 2 жыл бұрын
Ragaas ahaa ciidamadii hore oo ahaa geesiyaashii meel saaray cadoowga soomaaliyeed wax dambi ah macalin Bilaash ayaa lagu laayey
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@marianosman2515
@marianosman2515 2 жыл бұрын
Nacaybka odaygaan ku fogaaday, Alaah baan ka hoosgalay inkiray sarakishi lalaayey siduu uga hadlay akhira lagaa waraysan balo afyaxaasa leh
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Ragii joogay ayaa nool oo waliba ISU Cid ay yihiin wuu Ka been sheegay
@aishafarah5500
@aishafarah5500 2 жыл бұрын
Abdihafid Mahamud Jamc Waxaa nool maanta nin sarkaal ahaa oo arinkaa iiga sheekeeyey wuxuuna kamid ahaa ragii dilk lagu xukumay wuxuuna uga baaqday siduu iishegay sababtii uu isagu dilka kaga baaqday oo ahayd inuu dhaawac may kahor intaan lalayn ragii 82 ahaa Wuxuu lahaa labo magac wuxuuna ahaa askartii ingiriisku qoray dhewe iyo kontankii tababare qaybaha waqooyi jooga ayuuna ahaa waxaa looyaqaanay oo loogu yeedhi jiray Naanaystiisa iyo tii aabahii markii ladiiwan gelinayeyna Magacii askarta ugu diiwaan gashanaa sidaa daraadeed waxaa lagaran waayey magacaa uu kudiiwaan gashanaa Markii uu dhaawaca kabugsaday 7 bilood kadib buu aaday xafiiskii maaliyada oo hargaysa kuyaalay ninkii joogay oo ay aad isku garanayeen isbariidin iyo iswaraysi dheer kadib lacagtii isii iyo mahayo magacaagiiba . Msgacaygu Maxamed Cismaan Cigaal Ninkii aad buu unaxay wayo ninkaa waxaa larabay in lala dilo ragii dhintay ee ladilay Lkn wuxuu ku qnciyey inuu isagu diyaarad saaro oo udiro muqdisho isaga oo aan lacagta saxeexin si aan loo ogaan isbitaalka xooga buuna u diray si xabad lug kaga jirtay looga saaro Isoo qabo anaa uugu dhiibi doonee Sheekada ragii lalaayey dagaalkii kadib
@mohamedbarrow4940
@mohamedbarrow4940 2 жыл бұрын
Dadka xamar deggani waa dad and & aad u fiican, waayo waxaad arkeysaa qof hantidiisii la boobay kuwa boobayana ay yihiin kuwii ciidanka qaranka ahaa, kuwaa oo horey u soo biliqeystay Soomaliland xataa dacas aan kaga imaanin & arday kooxdaasi aheyd oo dilka dadka baneystay, ayey haddana la nool yihiin oo ay ilowbeen wixii ku dhacay, sidaa darteed, hana damqininna Xamar & Hargeisaba wey idiin dhiban yihiin.
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Hargaysi way guulaysatay ka maydhatay wixii soo Maray in ay xusto oovafka kuhayso wixii loo gaysatay qarankeeda ayay ku adkaysaa
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 2 жыл бұрын
Been ha isu sheegin dadkana ha u sheegin. Xamar & Hargeisa inta dabka kuleelkiisa soo gaarin gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa la burburiyey oo kaga horeeyey, baraago & ceelal biyood baa la sumeeyey ama la aasay, kufsi, dhac & takoor beeleed ama degaan baa lagula dhaqmey. Waxa sidaa sameeyeyna waa loo wada dhamaa... haba ugu badnaadaan dadka aad Muqdisho & Hargeisa ku aftirsada ee aad soo hadal qaadey in ay dulman yihiin. Ka soo tag tii shalay maanta cid waliba dadkiisa & degaankiisa ayuu u tashadey ee kaaga u tasho. Dhulalka Xamar aad tiro horaa loo dhacay ma filayo in ay dhab tahay balse waxaa xaqiiqo ah in maanta muwadiniin Soomaaliyeed maanta guryahoodii & dhululkoodii sifo sharci daro ah looga dhacay.
@mohamedbarrow4940
@mohamedbarrow4940 2 жыл бұрын
Waa la xisaabtami doonaa, markaa yaad arki doontaa, wixii dhacay & sidey u dhaceen markaa soo diyaar garow. Yaa ka mas'uul ah in dalka uu sidaan u burburo rajiimkii Siyaad oo aad ku dul nooleyd ayaa ka mas'uul ahaa.
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 2 жыл бұрын
@@mohamedbarrow4940 Rajiimkii Siyaad Barre waxaa cudud & ciidan u ahaa dadka reer Muqdisho sida ay maantana cudud ugu yihiin Ina Farmaajo. Nin la yiraahdo Faarax Gololey oo ahaa caaqil waayo Arag ah baa laga hayaa maahmaah dhaheysey : Waayeel Abgaal & Weyl Lo'aad Ninkii Waraabsadaa Iska leh ". Abgaal qabiil Soomaaliyeed oo sharaf & ixtiraam weyn naga mudan waaye, wuxuuse Faarax ka wadey dhaqan dadka Muqdisho joogey oo sidaas wagaas ahaa oo qabiil walba leh in ay u Durbaan tumaan Kali Talis walba si ay dhaqaale ooga helaan hadhowna reer gooni ah bey ku riixaan. For your info : Rajiimkii Siyaad Barre kali kuma aheyn : Ali Samatar, Xuseen Kulmiye, Maxamed Sh Osman, A qasim Salaad Xassan, Ina Dafle, Ina Lax Wase & Gen Morgan iwm oo tirro badan oo qabiil walba leh ayaa ku jirey wixii dhintey AUN waxa noolna ummada Soomaaliyeed dambi dhaaf ha weydiistaan.
@umukhalid4056
@umukhalid4056 2 жыл бұрын
Xamar waa la cayaa waana loo shaqotakaa dadka xamardakan difaacda
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 жыл бұрын
Xamar cay malehe mooryaantii uraayey injirta lahaa ee iyagoon weligood nolol arage oo yaacaya magaalada soo galeen dadkii cunay cay iyo in taariikhdooda madow in la qoro waa wax fican
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 2 жыл бұрын
@@mamaaasiyo7315 sax
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 2 жыл бұрын
Wallahi xxbti xamar waa xamar lkn tuuga isagu timid iyo alshabab
@Hassan-ed1mr
@Hassan-ed1mr 2 жыл бұрын
Buuga laga sheekeenayo masoo baxay Halkeese laga heli karaa Magaca cinwaankiisa maxuu yahay?
@mrbulshawibutaale6066
@mrbulshawibutaale6066 2 жыл бұрын
Asc waar Qadaadweyn xigmad yaraa waa Dad dulaysan oo aan lahayn Garasho somaliya iyo Mid Somaliland toona waa Adoon layidhi somalaad tihiin !
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 2 жыл бұрын
xishoo
@geellaqchannel8252
@geellaqchannel8252 2 жыл бұрын
Maxa keenay mogadishu in eey noqoy Magalie sineeysto.
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh 2 жыл бұрын
Idaajaa farbaa kuugu godan
@khaliifhusseinmohamud9776
@khaliifhusseinmohamud9776 2 жыл бұрын
we lost many things but we had many other things still it will be paradise of the world and moga owners will controll it in shaa allah
@biggstone3573
@biggstone3573 2 жыл бұрын
Garab case in rag badan lagu laayay cabdulaahi yuusuf baa sheegay oo isagoo qaybta koonfureed lagu yiri keen askar la xasuuqo wuuna diiday askar la xasuuqo mahayo yuu yiri ka dibna wuu baxsaday
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Fanaan soomaaliyeed ayaa yiri xamarey waa lagu xumeeyee yaa ku xaalmarindoona
@abdinur6152
@abdinur6152 2 жыл бұрын
Dhibkii aan adinku masuul ka ahayden ayaa dad kale ku eedaynaysaan 2diinu, dhib kasta oo ka dhacay Xamar waxaa masuul ka ahaay ina Siyad Barre iyo Farmaajo oo ilma adeer ah
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Nacam
@saacidgeelle2510
@saacidgeelle2510 2 жыл бұрын
Buuggagta laqorayo baryahan markad fiiriso waxa kusòo baxaya iney yihin Gabayo iyo shekoyin qoyali ah.Waxa lobahanyahay in wax laga qoro waa SAYNIS ama cilmi nacfi leh.Lama arag qof somali ah oo aragti CILMI ah layimid.Dadka yan waqtiga laga dhumin.
@ahmedismail201
@ahmedismail201 2 жыл бұрын
Idaja ilahba baa kugu dhaarshe, ma cid aan Mareexaan iyo Siyaad Barre ahayn, ayaan dawladi Somaliyeed burburiyey.
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 2 жыл бұрын
Maadoonayno taariikhda siyaad bare
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Dad geeljireyaal ahaa ayaa ayaa layiri calanqaata dawladna noqda markaasay dawlanimadii waxaymoodeen geeloodii aybaadiyaha kuraacanjireen. Qaladkana waxaa lahaa UN, welina sidii hore ayey qalad naguwadaan, cid nagalahadlaysana majirto
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 2 жыл бұрын
Geel jirayaashaad kow ka tahay
@abdisalamabdulahi8837
@abdisalamabdulahi8837 2 жыл бұрын
Siyaad Bare iyo askartii la socotay ee madaxwaynihi la doortay inta dileen xukunka xoog ku qabsaday waxay la wareegen dal nabdoon oo isdoorta waxayna ka tageen dagaal iyo xabad iyo baahi iyo qabiil iyo xasuuq!. Balaayo idin qaaday dheh.
@museadan2109
@museadan2109 2 жыл бұрын
Hadhaagi faqashta ba isasoo urursaday ! Adeeroyaal calacalka naga daaya oohinta!
@doodaay5822
@doodaay5822 2 жыл бұрын
Xagee kahelaa book gaan Abdihafit please 🙏🏾
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 2 жыл бұрын
Idaajaa kornaylka ku jira warsysigii BBC's qarnigii 20 ee tegay cabdirisaq awcaqli was noolyahay refer garee waa beenaale idaajaa aan daacad ahayd
@museosman8857
@museosman8857 2 жыл бұрын
Xamar aderka ayadumiyay markow dhigi iyo dhaqalihi iyo aqligi umada somaliyed mel cidla kubabi iyay adeer sar duntay ayad kahadleysa ilayo mantana dabada ayad kawadan
@safaradacaalamka4218
@safaradacaalamka4218 2 жыл бұрын
Adeerkiis hadii uu kaaga tagay dalkii maxaad adiga wax u hagaajin weeysay ileen wuu kuu cidleeyay meeshiiyee sabab ayaa umulihii loo dooxday guryihiina loo feentay adigiina aad ku kala badbaadin muslimkii dalka kula lahaana uusan badbaadin Markaan oo kale waa marka aad fashilkaaga rabto inaad cid kale dusha u saarto
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 2 жыл бұрын
Ma Idaajaaagibaa?
@baashaal6778
@baashaal6778 2 жыл бұрын
Ka warama hadaa Caasimada dhan qaadataan meesha rabtiin geysataan magaaladana nooga baxdaan. Mid walba hotelada xamaru ku raxeysanaa hadana cuqdad xamar aa ku jirta
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Wa la wada leeyahay Somaliyo dhan ka dhexeysa, adigo Dhusa Mareeb, Beleed weyne, Cadaado iyo Galkacyo ka yimi, Somalida kale Hawiye ahaan Xamar kama xigto
@baashaal6778
@baashaal6778 2 жыл бұрын
@@mrali3601 waa sax waa caasimadii dadka ka dhaxeysa. Marti edeb leh noqda. Caasimada hadaa cuqdo iyo dagaal gelisaan beri adinka lee qaxeysiin. Hawiye meel uga qaxi maayo waa degaankood. Warkeyga ma ku galay oday
@sahrafiidow8229
@sahrafiidow8229 2 жыл бұрын
Cabdi shiri waxaa waaye Qabyaaliiste dadka meeshaan ugu soo yimid waa been ayeey sheegeen qof walba qabri yar iyo karfan cad ayaa ka qaadanee bènta ha sheegin
@biggstone3573
@biggstone3573 2 жыл бұрын
Cidiina wajiyadooda maa ka weysay waa cudur anakoo dhan aan wada qabno adeerkaa hadaan inta ku arki lahaa anigaba waa xanaaqi lahaa
@athmadeyshegow729
@athmadeyshegow729 2 жыл бұрын
Idaajaa waa qabiili dowladii siyaad barre ay u ogoleed in uu idaacada qabiil uga sheekeeyo
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 2 жыл бұрын
faqsh isfaanineysa hanoosheegin
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Masha alaaaah alaaah haku dhoore
@mohamedbarrow4940
@mohamedbarrow4940 2 жыл бұрын
Federalka na anficimaayo, dalkaan & dadkaan yaan la kala qaaadin, waa fikradda aan aaminsanahay, ninkii sheegaya federal waa Gabre tolkii.
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 2 жыл бұрын
MACANAHA FEDERALKA MAAHA GABRE WAA MAAMUL DAADAJIN WAXSOO AKHRI WALAAL
@mohamedbarrow4940
@mohamedbarrow4940 2 жыл бұрын
Macnaha dalkii sidaan wuu sii kala burburayaa, dadkuna waa dalkeygii dadkuna waa dadkeygii. Taasi aniga maaha ee adiga inyar buugagta caalamka oo dhan soo akhri, Somalia uma baahnaa feferalismo.
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Federal adiga iyo aniga oo uu nala xun yhy inuu kheyr inoo yhy dhici karto,
@mohamedbarrow4940
@mohamedbarrow4940 2 жыл бұрын
Kheyr ma jiree,Allaha innaga soo gaarto weliba degdeg ah. Idimka Ilaah.
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 2 жыл бұрын
Waxaan qaran soomaaliyeed hadii la rabo ha la sameeyo magaalo madax cusub ha laga guuro xamar, xalkeeda waa hal xaafad oo ismoodey somaali iney kaligood leeyihin, markey kali isku noqdaana ayaga isku jeesta, soomali haka tashato xamar xalka soomaali maaha.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Intay muqdisho caasimado tahay lagama yaabana in dalku dego oo dawladnimadii somalia soo noqoto
@boswellianboy4242
@boswellianboy4242 2 жыл бұрын
Bal xaged is dhihi laheyd way noqon kartaa caasimad haddii xamar laga tago ??? adan ku dhiibaye meel ku haboon bal na tilmaam.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
@@boswellianboy4242 kismaanyo waa maagaalo ku haboon boqolkiiba boqol
@boswellianboy4242
@boswellianboy4242 2 жыл бұрын
@@abdirahmanfaarah3912 hargaysa ka waran ama baydhabo ? Kismaayo iyadoon caasimad aheyn baa kala sheegashadeda iyo dagaaladeda aan aragnaye, waana magaalada ugu xasaradaha badan koonfurta somaliya marka laga eego dhinaca isku dhacyada qabiilada iyo jabhadaha sxp,
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
@@boswellianboy4242 hargaysa iyo somaliland waa wadan gooniya abidkeedna ma dhacayso inay somalia ay dib ugu noqdaan waxay kaga go aana waa waxa dunida kaga yaaban tahay koonfurta somalia dadkaas waa dad isu soo jeeda mar labaad xero cadaawadeedkaa ku noqon mayso somaliland
@museali8972
@museali8972 2 жыл бұрын
WAAR MUQDISHO WAA IDIINKA DHAMAATEY EE MUQDISHO KALE RAADSADA
@namiin3034
@namiin3034 2 жыл бұрын
Somali Republic a one city country 1960 to 1991 when will these old people tell the reality of that time🤣 Idaa jaa oo tolow yaa TPLF hubayay oo lacag siiyay Meles zenawi xamar ku hayay oo dhisay 🤔 ummmm oooh Siyaad barre 🤫 taa ha sheegiina amus fake Kacaan history 🤫😂🤣🤣
@TechSiyaad
@TechSiyaad 2 жыл бұрын
Idaajaa runbuu ku sheegay in federaalka soomaali Tigraygu u keenay, ayana ku dhegan yihin Raxanweyn iyo Majeerteen.. aynu wax ka bedelo federaalka hada noo jira gaar ahaan waxaan dastuurka lagu sheegayo ee nin la doortay (madaxweyne) iyo nin uu asagu doortay isku awood ka dhigaya sida muuqata (raysalwasaare)..
@issaibrahim3620
@issaibrahim3620 2 жыл бұрын
Cadaabta ilahayba Sameystay iskanale E hdanbabin
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 2 жыл бұрын
Daarood waa aabaha qabyaalada Daarood waa hooyada qabyaalada hadana marka ay arkaan qof hawiye ah ama isaaq ah oo qabiil ka hadlaayo waxay bilaabayaan tabliiq ka soo hor jeeda qabiilka Daarood anigu waxaan ahay isaaq kun sano ayaan kaa horeeyaa qabiilka aniga ku faana Daarood daaco qurunka iyo mantaga hawiye u sheeg cid kaa qaadaneysa ayaa jidha waa hawiye animal kuwaas u sheeg hooyada aniga wasa hawiye u sheeg iyo lo gisida idaa jaa waa khaniis weyn oo mariixaan ah hawiye u sheeg hawiye waa beesaani waa ilbax caadi waaye hawiye caadi waaye mariixaan af qurmuun oo gaajo ah oo uraaya
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 2 жыл бұрын
Waanku dhasjhay xamar waanku koray waxnakubartay hadana waanka qaxay welina xalkedu xamar maficna waayo dadka reer muqdosho dowladnimo diyaar umaha xalka soomaliya waxan uarkaa incaasimad cusub loo sameeyo somalia weliba meelcodla ah opaan reerna laheyn waayo dhulcidla somalia opbanaan waalaga helayaa
@kaalintechnology
@kaalintechnology 2 жыл бұрын
Kkkkkk taas waa waxaan dhici karin.. Never, dhulkasta Reer baa sheegta!
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Geelii ladhacayey janoojoogto
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 2 жыл бұрын
Abdihafid please Doni B noo soo casuum 🙏🏾❤️ wareysigiisa u xiisa qabaaa
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
masha allah thank you
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 жыл бұрын
Khalaad weyn aay sameyeen waa shaan madaxweynayaal aay sameyeen magaca halabetollow Governor haala dahoo
@MrSultaan99
@MrSultaan99 2 жыл бұрын
Idaa Jaa' wuxuu jecel yahay buu rabaa in lala jeclaado, oo uu dadka ku shubo., asagoo Kacaan-diid iska dhigaya.😂😂😂 Federalka-diid waa Kacaan cusub doon, iyo Doorasho diid.😂
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Ali M Runtaad sheegtay gumaysigii Laga nax Alhamdulilah
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 жыл бұрын
Abdixafid Wax Uu Markasta Noosoogudbiyaa Xogo Mihiim Ah
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 2 жыл бұрын
Soomaalida iyo Russia waxba kama dhexaynin laakiin waxaa xiriir lahaa Soviet union iyo soomaaliya
@siaddubow4531
@siaddubow4531 2 жыл бұрын
Buuga Title kiisa ma fiicno lakiin su’asha muhiimka ah waa yaa magalo gurigeed ba’ay oo laga sineystay ka dhigay Dowladi kacaanka, xukun jaceylkeda, mamul xumidedi iyo qabyaladi qof jeclaysigedi mise Jabhadihi cadowga somali u galay ee xukun cadalad daro raadiska u ordayey Not cadalad raadis
HALMAR AYUU JAWIGII IS BADELAY | IRAN | ISRA | US | UK | GAZA
15:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,4 М.
AMB AXMED CIISE | SIDAY SOMALIA, ITOOBIYA OGA GUULAYDAN KARTO?
22:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
WAR KA FARXIYAY SHACABKA REER GAZA | DIGNIIN  KU WAJAHAN ISRA
8:45
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 25 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE +
20:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 56 М.
FULL SPEECH: Barack Obama’s full speech at the DNC
36:08
ABC News
Рет қаралды 3,5 МЛН
The Destruction of Madinah and The Greater Israel | Ustadh Wahaj Tarin
51:59
OnePath Network
Рет қаралды 1,2 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН