Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad ❤(صلى الله عليه وسلم)❤
@Deeeqa-x7iАй бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@AyaanahmedXukiАй бұрын
Scw scw scw scw
@FatxicabdiFatxi1234Ай бұрын
Scw
@LiamsiNeissuh-s1jАй бұрын
Scw
@nasiixamacalim1473Ай бұрын
Hambalyo wllshy Marish iyo seyigeda sido kale Hambalyoo Idiris Iyo Marwadisa labada familyba Allaha barakeeyo 🤲🤲🤲
@Maxamed-HagioАй бұрын
Ku sali Nabigeena mohamed scw ❤❤
@Deeeqa-x7iАй бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤️ ❤️
@FardowsaFardowsa-c4hАй бұрын
Asc asxabey cawa jimcihi oogudanbeye 2024 Hal aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wiАй бұрын
Anigu waa soodhoweyneynaa khaasatandaraawishta Wiilkey keentaba waa wiil soomali geyanku maha qabiil ee wiilka allaah hu barakeeyo gabadhada soo dhowoow dumaashi idiris
@SICIIDHassan-hl9hpАй бұрын
Will Ka Dhashay Beelweynta Digil Oolaandheere Ah & Gabar Darwiish Ah Maasha Allaah Mabruuk Alif Mabtuuk
@quuenahmedofecial4935Ай бұрын
Wallhi idris naaktii heshay nin ma dhaafin halmblyo dhamantooda guurka allha ubarakeyo
@abumaxamed1925Ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@DeeqaFarah-vr1kgАй бұрын
Marisha iyo jack waanu ila jeclayn lkn waxa waalba waa qorlaa iyo calaf mnshalh hambly quen marshi iyo sayegeda ❤
@Ciiltiremedia-c4fАй бұрын
Wasiir waa askari furinta Hore jiida fadhiya ee wasiir ping 📌 igu qabo hadaan mudanahay
@FalisAli-yh8jnАй бұрын
Furintaaba joogtaaye maxaa KZbin ka heysaa wllo
@Cristiano-i1bАй бұрын
Furintas haku dhimane iskaga so bax wall😂
@iiilllttАй бұрын
Xaashaa anagu hadaanu nahay reerka gabadhu kasoo jeedo waxaanu leenahay wiilka iyo gabadhaba hambalyo hambalyo soo dhawaada wiilkana waa soo dhaweeynaynaa waa labo is calmaday waxa wiilka af lagaa daynayana anaga maahee waa sheegato yaan nalooqaban
@MahadmaxamedMaxamuud-v5jАй бұрын
Gabadha marka guursato wiil somaliyd waa laceyna marka nin ajanabi ah oo hadana gaal ah wa laso sacabatuman taas wa qalad waye
@NAJAXAhmed-n6oАй бұрын
The best youtuber Wasiirkeena❤
@MaryamoAxmed-e6rАй бұрын
Wlhi soomalida maka dhex baxdaa aa iqabatay uff dad dhan oo nolosha iska doortay aa qabiil xunoo inaa jirtid iyo inaa joogtid ku kala ogeen loo caynaa qabiil haduu waxtarayo ayadoo 2025 la jooga aa dhiig lagu daadinoya😢 nacalaa qabiilkina ku taal dheh
Reer comment ma sameena dulan qabyalad diid Ma la helaya 10k oo somali ku tageer comment Oo dadka social media inagu kala qaybinay No qabil uun commentskooda ka buuxiya Tageera wada dhalshada yan layna kala fogeene
@NAJAXAhmed-n6oАй бұрын
FIKRAD wanaagsan weeye wllo m.a
@mahdimohamed7056Ай бұрын
Sidaas xta wax maso kordhineeso ficil cad loo baahanyhy
@IfraAhmed-u3mАй бұрын
@@mahdimohamed7056 ficilkii wllo markiiba reer reerba dadka lo kala furfuraya Lkn dadka dawada yasha hadii laga dareemo in waxan ka daleen waxa laga yaba in wax isbadelan kadib ficlo yimadan