IFRAAX TOLMOON | LADH CAASHAQ | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019

  Рет қаралды 160,326

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Пікірлер: 151
@Warsanhupo
@Warsanhupo 5 жыл бұрын
Ax intaa ila argtye in ay qof dacada tahy ifrax tolmon like i Saar zxb
@lindohussein3118
@lindohussein3118 4 ай бұрын
Ina ader afar sano kahor ban arkay 😭😭😭😭😭
@abdirahmanhassan-h5r
@abdirahmanhassan-h5r 4 ай бұрын
Ugbaad aragsan iyo yurub geenyo wayku qoslayn sbb😢
@mubaarak66
@mubaarak66 3 ай бұрын
Nacab weeye wall u diidan codkeeda mansha allaH
@Adna-m3l
@Adna-m3l 3 ай бұрын
Waxy aaminsanyihin inay yaga bes cod leeyihin oo heesi karaan waa xasidka la sheego wlhy
@bareabdi6448
@bareabdi6448 2 ай бұрын
Waa dadxun weye 😢
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 2 ай бұрын
Wllhi waxaan kasoo raadiyey heestan showgii maame iyo marwaan yare iyo cali saki iyo xilwa ee aadka qalbiga loogu dajinaayey misna la dareensiinaayey iney qalbiyada umada ku weyn tahay alle inantan ha siiyo mustaqbal kan fanka dhaama oo ay ku badhaadho wixii kaleba alle wuu u dhameystireye waa qof daacada oo duruufi inaga kaxaysey balse hada alle ayaa fresh kale u furey mnsha Allah waa ku faraxsanahay iney markale noosoo noqotey balse fanka kulama taliyeen anigu 😢😢😢😢
@fatoomggg9541
@fatoomggg9541 2 ай бұрын
Anni xataa lkn wlhi waa hees xigmad wadato😊
@Riyaaqxasan-rd8pg
@Riyaaqxasan-rd8pg 2 ай бұрын
Sido kle showgii marwan yar kaso racey😢😊
@hodanqueen4202
@hodanqueen4202 5 жыл бұрын
Ugbaadey maxad la foroorta ma qosol inta ila aragtay like dhac ku siyaa
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 4 ай бұрын
Waa reer miyad Ugbaad qofbay yasaysaa iyadoo fanaanada
@Little_D815
@Little_D815 5 жыл бұрын
waaxay waxaasoo qosol ahi hhhhh😂😂 ifraax tolmoon wllhi qof dagan cod macaana leh
@shadiasharaf2065
@shadiasharaf2065 5 жыл бұрын
Hhh labada nagood ku xiga wya ku qoslayaan hhh miskiinta daacad wlhi
@Little_D815
@Little_D815 5 жыл бұрын
@@shadiasharaf2065 hhhhhhhhh haa wlhi
@sarahussein5872
@sarahussein5872 5 жыл бұрын
Siday gacanta ledhay bay ku qoslyaan kkkk anba wan ku qoslay iydon xuman iga ahayn.
@mehmednazri8607
@mehmednazri8607 5 жыл бұрын
Wlhy qof ka daacad san marag noloshu kuma xumayso sister ifraah tolomoon 😍😘😘❤🙏
@HudaAbdirahmanMuse
@HudaAbdirahmanMuse 4 ай бұрын
Imika wey xumaysey noloshi ilahay hawsahlee
@RadioQaraami
@RadioQaraami 4 ай бұрын
BK oo legend weyn ah baa xusay In xidigaha geeska qaybta dumarka ifraax ugu cod mcnayd Ragana nimcaan hilaac buu xusay. Waana dhab oo way muuqataa.
@sanaaggamer6534
@sanaaggamer6534 4 ай бұрын
Say ugu qoslayaaan Iyo say uga cod macaantahay isma lahaa viiva tolmoon 🎉🎉🎉❤
@maxamedcabdilaahi6061
@maxamedcabdilaahi6061 4 ай бұрын
Walaasheen asma Saban oo maanta inaga hoosaysay aynu u wada ducayno in alle hoygeeda janatul fardawsa ka yeelo
@Xamuuda
@Xamuuda 4 ай бұрын
2024 maskinta wakanxay marka arky before kedi iyo after kedi say nooqtay mida kle nagahni maxy ugu qoslayan
@HSNADNThMN
@HSNADNThMN 4 ай бұрын
Way yasayaan soo uma jeedid waana xiligi ugu horaysay ee ay ku cusboonayd😢
@mubaarak66
@mubaarak66 3 ай бұрын
Manzh allah cadceed sacab ma qariyo.❤
@nimcodheman3639
@nimcodheman3639 5 жыл бұрын
cabdiHni xazhi iyo axmed arshe walhi waa rg Qimo pdn oo wngzn wy ka mcneyen inanta pga 😙😍
@hassankayd1maxamed809
@hassankayd1maxamed809 8 ай бұрын
I swear agood abdi hani is a legend look how is lessening the song he's coolest one big respect bro 🙌 👏
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 5 жыл бұрын
Wax yar ka hor waxaan dawanayey fansan band waxaan islahaa xidigaha iyagaa kusoo xigo Hadana waxaa isleeyahy xidigaha cid usoo dhawaan kartaa majirto🤣😍😍kooxda aduunka ifraaxey inabti codkaaga waala yaabey m.a
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha alllah ifraaax toolmoon nolow❤ fanaanad qaaliya❤
@salamkala14
@salamkala14 4 ай бұрын
Ifraax Tolmoon walaleheed somalida u nool kuwan xun xune ku qosolaya ee wayaha ku xumeyey 😢
@adenabdikarin4131
@adenabdikarin4131 5 жыл бұрын
Ifraax waa fanaanad cod macan, Waa marag ma doon. Qosolka yurub iyo xidigahana iyadaa kaftan ku bilowday ee xumaan kama aha waaa kalgacal qosol. Ee fanaan kasta comentiga wuu akhriyaaye haysku dirina Hablaha
@imanabdirahman4306
@imanabdirahman4306 5 жыл бұрын
Xataa waxa laga yaaba inag ku qoslaayan markay dhehyso heesta sida tan Sida laan geed
@NadiaKayzar
@NadiaKayzar 2 ай бұрын
Ifraaax tolmooneyyyyy😢❤
@Asmacabdicilmi2233
@Asmacabdicilmi2233 2 ай бұрын
Xasuus 😢c❤c❤f❤ adiga baraya edo 😂27/10/2024❤axad❤🎉
@Abshir252
@Abshir252 5 жыл бұрын
Wow mashallah she has beautiful voice. Horay usoco walal.
@fahimohariir5470
@fahimohariir5470 5 жыл бұрын
Alla beerka ugbaad habar kugu dhac maku dhahaa 😂😂😂mxd gabadha ugu qosli waa dacade qalbiga ayey ka hadashay miskinta 😰😰🙏😍
@mustafaaden736
@mustafaaden736 4 жыл бұрын
Inanta ugu codka wanaagsan hablaha danbe, gaar ahaan Xiddigaha Geeska. They are scolding and mocking but SHE IS THE BEST. I would rather listen her voice 24Hr then other girls in this band.
@booshgaaxnuug5554
@booshgaaxnuug5554 5 жыл бұрын
Man sha allah xidigaha geesku way ka shidantay 2019 man sha allah
@anisosuleiman3082
@anisosuleiman3082 4 ай бұрын
Ugbad nayaa in lagaa cod qurxan yahy ogow😅😅😅
@farxiyocali203
@farxiyocali203 5 жыл бұрын
Masha allah ilaah baa cod siiye wlh inta mesha jogta qof gareysa malahan nin iyo naagba
@shadiasharaf2065
@shadiasharaf2065 5 жыл бұрын
Haa wlhi waliba labadanaagood e kuxiga way kuqoslayaan
@farxiyocali203
@farxiyocali203 5 жыл бұрын
@@shadiasharaf2065 qof bini adamka ah. Saas loguma qosla waa gabar dacad ah
@farxiyocali203
@farxiyocali203 5 жыл бұрын
@@shadiasharaf2065 waa ka cod wanaagsan tahay marka qofka wax ku dheer waa aragtay somalidena wax uma quran
@ayaanbashiir2664
@ayaanbashiir2664 5 жыл бұрын
wlhi waa dacad naaga xunkaana wey kuqoslaayaan ifrax adaa oga hesta codka horay usoco
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 4 ай бұрын
Waaa dad xun bal waxay samaynayaan eeeg
@mubaarikahmed6888
@mubaarikahmed6888 4 ай бұрын
Wayba ku qoslayan xidigaha geska wa dad ad uxun wa gabadh dacada ayay ku qoslayan 😢😢2024
@XuseenNuuradiin66
@XuseenNuuradiin66 2 ай бұрын
❤😢ifraaax cod dahab mom nolosha kumaxumayso
@cishqilyrics
@cishqilyrics 5 жыл бұрын
1:27 mxy tiri naxdin tii ba iga baxday ax miskiinta ilaa dadkii heesta uso dhiibay ilowsiiye labadan qarace ag fadhiyaa war gabdhu samir badana wllhi wxni koox maha nio codkaagad meel ku maraysaaye orod sida khadra silimo koox samayso ama maftuux cadceed utag haku kala kiciye la isma casiye cod aan cadi ahyn ba kaso baxaye wa iga talo #ifraax tolmoon nagahan iskaga tag🙏
@anr4578
@anr4578 5 жыл бұрын
Miskiin alla qalbi adakaaa midka ay jeceshay ish
@gureymohamed679
@gureymohamed679 10 күн бұрын
Runtii way dareen heestay, kuwii garabsiin lahaana way ku maadsanayaan, Alle Nolosha ha u fududeeyo Hoobalad ifraax Tolmoon.
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 4 күн бұрын
Samiirana wan salaamayaa gobanimo wlshay samiira alla ha kuxafido
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 5 жыл бұрын
Cidi Ila Aragtay Intay Ifraax Jacayl Hayo😍😍😍
@RayanRayanabdirahimmahamoud
@RayanRayanabdirahimmahamoud 2 ай бұрын
Viva.tolmoon.xidigta.hargaysa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@inagoole3499
@inagoole3499 5 жыл бұрын
Ifraax Cod Ilhy Wuu Ku Siyay 👈
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 5 жыл бұрын
Yurub geenyo iyo ugbaad aragsan qosolkii ka dhamaday kkkk
@farxiyaabdillahi9267
@farxiyaabdillahi9267 5 жыл бұрын
Ahmed arsha wlhi wa fariid sidu uso booday eeg
@sadaamilkacase7244
@sadaamilkacase7244 5 жыл бұрын
*Sagal mustafe odaygeeda ku leh xage joogta Oo network kala soo hadlaya waay mashquushee yaa ila arka* 😂😂🤪
@CabaasHolciye
@CabaasHolciye 4 ай бұрын
Ifraax Toolmoon codkeedu waa dahab! May! Ee waa dheyman ama Luul! Ka macaan malabka iyo waxkastoo dhuunta la mariyo.❤
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 4 ай бұрын
💯😊
@hananphase8062
@hananphase8062 5 жыл бұрын
Masha allaah ifraax walal horay u soco cod macan rabi baa kugu deeqay Noloshu kuma xumayso
@RayanRayanabdirahimmahamoud
@RayanRayanabdirahimmahamoud 2 ай бұрын
Xidiguhuba Bahalo.ayay.ueekayen👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹 Markii.uguhuraysay
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
ifraax Tolmoon miskiin ilahay Cod MCN iyo edaab fcn leh 🙄
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 5 жыл бұрын
wa qof dacad edab miskiinimo isku darsatay oo wxnba ka cod mcn mxy ugu qoslyan aydan koorinysa
@AishaAbdillahi-rx2kf
@AishaAbdillahi-rx2kf 4 ай бұрын
Hadaa soo aaday ticcktok ku arkay iayadoo lagu soo qoray way bahdilene 20204
@ZahraGooley-fw1ne
@ZahraGooley-fw1ne 2 ай бұрын
Five years ago comment aa qorty baan xaqiiqadiisa manta aragnay 2024
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Жыл бұрын
Gabdhu anba walahi way iga qoslisay sida ay gacanta tiri yurub geenyo na inta unbay ayaduna ku qososhey wax ceeba messha mayalo kalexda dadka 😂
@Asusi809
@Asusi809 2 ай бұрын
2024 inta brty hestan❤
@mubarikosman1807
@mubarikosman1807 4 жыл бұрын
Ax xidgaha dad ayan Moday lakiin waa dugaga walhi siiba ugbaad af wayn iyo yurbo dameer Gabdha ka cod macan ayay yasyan omg ifarax naag ka cod macan majirto inta mesha fadhida waa dhab tasi
@fatima_qurux27
@fatima_qurux27 5 жыл бұрын
xidigaha geeska faninta kaliya somali kufaanto😍😍😍x
@prettyhoodo577
@prettyhoodo577 5 жыл бұрын
ifraax gabdh cod haysa wallhi
@yaasmiincqaadir728
@yaasmiincqaadir728 5 жыл бұрын
Ifrah tolmoon the best one I support huuno❤❤
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 Жыл бұрын
Inay Gabadha yasaayan Markey hadleyso Kudigood hoosta kwada qoslaayan
@nadahandulla
@nadahandulla 4 ай бұрын
Wlhi waad il dheerthy Mnsha allh 😁❤️ wayku qoslayaan kwrn xaasidnimo
@spectrumsounds_1712
@spectrumsounds_1712 5 жыл бұрын
Yurub geenyo waa xolo naa wayo ugu qoslesa gabadha waxaad tahay jalusad codkeda ayaad ka naxdaa yur ugbaad walaal waa ced dadka lama buli gareyo adugu waxaadba sku wayday inad moral shiso lakin yurub af qashuush ha xishoto tolmon ayaa ugu cadwacan ifrah tolmon walaal hees burco usoo qad plz
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Жыл бұрын
Yurub geenyo ader waxanba ayada kacod macan runta hadi la isku shego qofka waxyar bu ku qosli kara wa bini adan takale ayadu qosolka wayba qarisay o afka ayay gacanta sartay si an loga daremin lakin ugbad aya cadi ugu qososhey ayada wax ka sheg😂😂😂
@amanshaallahrabihaiskukiin6709
@amanshaallahrabihaiskukiin6709 5 жыл бұрын
Miskinta jacayl baa balaha ka rifay hhhhh nolashu ha ku wacnato inadeer
@Ayaansaan
@Ayaansaan 5 жыл бұрын
Macha allah ifrax tolmon ruunti waay cod macan tahay
@souleimanhassan4318
@souleimanhassan4318 5 жыл бұрын
Mashaallah c'est belle de chanson, chanteuses de ifrah tolmon from somaliland #soulei
@LoukmanYacin
@LoukmanYacin 2 ай бұрын
Asma saban illahay haku naxaristo 😢
@shadiasharaf2065
@shadiasharaf2065 5 жыл бұрын
Hhhhhhh ugbaad iyo yurub inanta haku qoslina waxuush batihiine
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 5 жыл бұрын
Kkkk qosolkii ka dhamaday
@realstars9190
@realstars9190 5 жыл бұрын
Ugbad aragzan maziipo balee madax gacanta uu zartaYi miza kun qozlaYiza 😂😂😂
@yaxyemohamed886
@yaxyemohamed886 5 жыл бұрын
Iyadaaba mas oEg
@shadiasharaf2065
@shadiasharaf2065 5 жыл бұрын
Wlhi wa maskiin yar o daacada wn taagera
@Gudcuro
@Gudcuro 5 жыл бұрын
Wlhi way kuwada qosleen 😂😂
@carboosheyare5301
@carboosheyare5301 5 жыл бұрын
Waa music axmed wali
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 5 ай бұрын
Ifraax toolmoon waxay la level tahay dadkii hore.
@AlvinDichard
@AlvinDichard 4 ай бұрын
Cod daren leh oo macan 😢
@SafaMohamed-u8b
@SafaMohamed-u8b 4 ай бұрын
Xanban soo dontay Ala anaaa😂😂
@bishaarismaciil2460
@bishaarismaciil2460 4 ай бұрын
Kaligay baan ismoodaayay😂
@nimcogulleid92
@nimcogulleid92 4 ай бұрын
Waalayga soo horeyey xanta😂
@asadshira-du3sl
@asadshira-du3sl 4 ай бұрын
2024 iyo asma saban😢
@TimmiSG256
@TimmiSG256 3 ай бұрын
😢
@maxamedAdan1111
@maxamedAdan1111 5 жыл бұрын
FananaD an Tagero🙏🏼
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 5 жыл бұрын
Ugaabd habaar Qabtooy Maxad miskiinta Ugaxarabaysan😂😂
@natashaanatashaa4422
@natashaanatashaa4422 5 жыл бұрын
Ifraax Tolomoon jir oo joog
@mustafkaraama8924
@mustafkaraama8924 6 ай бұрын
Fanaaanad Buuxda Ifrah Mohamed Osman Tolmoon Alle Ha Ku dhawro
@UpdirahmaanUpdisalam
@UpdirahmaanUpdisalam 2 ай бұрын
goLd❤🎉
@ifrahomar7854
@ifrahomar7854 5 жыл бұрын
Gabadhan jacayal dhaba heelay naghan meesha fadhiyana waay kuwirsanyan
@makoosmanfatouma6932
@makoosmanfatouma6932 10 ай бұрын
Très très belle voix ❤❤❤
@keyfqali4448
@keyfqali4448 5 жыл бұрын
ifrah tolmon ifrax qali
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 5 жыл бұрын
Miskinta hakuqoslina wa laba ey yurub geenyo iyo ugbaad aragsan hhhhhhhh
@khaalidmuhiiyadiin8143
@khaalidmuhiiyadiin8143 5 жыл бұрын
naa ha af lgaadayn
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 5 жыл бұрын
Anigaa Uugu Horeeya Maanta
@sharuzadamoud7890
@sharuzadamoud7890 5 жыл бұрын
Marbad iska ilbixi ifraxey Lkn heesahaga wan dhagysta
@RayanRayanabdirahimmahamoud
@RayanRayanabdirahimmahamoud 2 ай бұрын
Waxaynojoogna.hada.219😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedzancaani2412
@ahmedzancaani2412 Ай бұрын
Inta maqashay "Naxdin ba Iga Ba'day"😂😂
@DaherAhmedMahado
@DaherAhmedMahado 2 ай бұрын
Ax mom 😢😢
@nasriinabdiaziiz6742
@nasriinabdiaziiz6742 5 жыл бұрын
Music gii heesti bk nolosha cusub so dhawee maxad ka doontay Ismacil dananow
@deeqkayse5570
@deeqkayse5570 5 жыл бұрын
Ifraax cod ku dhan
@aminaqadroali5830
@aminaqadroali5830 5 жыл бұрын
Walahay gabadhan waa lagu ciyaraya iyadu maba dareemeyso miskin aadba lo khashin sanaya waa maxay
@ruun45456
@ruun45456 5 жыл бұрын
Ugbaad maxey ku qosli dulida qofka sida moraalka logu dhiso maba taqaano Ninkeeda qamar sugaaani markey gursneyse suu u yaale wey ogtehee cayil unbaa dadka qurxiyaa wlh Hdey cayisho gabdhaa kuligoodba wey ka qurxanaani wlh
@nimcoahmed5050
@nimcoahmed5050 5 жыл бұрын
Maxay ugu qoslayaan miskiinta daacadaa
@farhahassa5978
@farhahassa5978 5 жыл бұрын
Bilow issaaq maaha ifraax?
@4eye807
@4eye807 5 жыл бұрын
Maasha allah alle ha u naxariisto abwaan qiiq
@ceebladirie6661
@ceebladirie6661 5 жыл бұрын
Yurub yo ugbaad waa laba xuno cunsuriyiin ah gabadha miskiinta daacada ah babay ka ruwayadsanayaan oo lagu qoslayaa maansukhinta xun ee bila akhlaaqda ah yago video laga duubayo waxaso dadii daawan doonan bay waxa samaynayaan 🖕🏾
@FarduusdaahirMaxamed
@FarduusdaahirMaxamed 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤masha.allh
@faizosummer667
@faizosummer667 5 жыл бұрын
kuwan baga ayay khadra silimo ka baxday hadii ay imika soo ag fadhiisan lahyd yadoo jacylka anaa u heesa qaadaysa way ku qosli lahaayeen 😂😂😂😂
@bashirmohamed383
@bashirmohamed383 2 ай бұрын
Heestan showgi marwaan baan arkay 😂 waqal baan kuwaashay xilima lasogalinaya saan ulaha imnkuunbay igaso horbaxday 5year kahor 😂kulaha
@aarkatogdheer9436
@aarkatogdheer9436 5 жыл бұрын
Like hadaad saarto maxa ku helaya 🤷🏼‍♂️
@ilhaanmohamed-bf5qq
@ilhaanmohamed-bf5qq 4 ай бұрын
maxay ugu wada qoslayaan
@ZaynabAdan-v2c
@ZaynabAdan-v2c 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kiirunta1271
@kiirunta1271 5 жыл бұрын
Tan ilow shiiyahaa ku badanoo cida usameysay ilowdee say heesta ku xiftiday😂🤣 Qalbigaa en gagay😂
@Nuuradeen
@Nuuradeen 27 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍👏
@anr4578
@anr4578 5 жыл бұрын
Way sii caatowda hbo Allh unoqo oo karti yeelo kaasna ilow naagtan numberkada yaa isiiya
@kiirunta1271
@kiirunta1271 5 жыл бұрын
Seed odhan aduu maad meherin😂
@anr4578
@anr4578 5 жыл бұрын
nimcaan feedhayare quraan lee saari lahaakkkk
@HamdaFahiye
@HamdaFahiye 4 ай бұрын
Shubo maxa kuqosli gabdha codkeedada magadhide
@zamiiramaxamed9692
@zamiiramaxamed9692 5 жыл бұрын
Ugbaad garczanaaa
@RaxmaCabaas-y2u
@RaxmaCabaas-y2u 2 ай бұрын
😢😢
@hodanqueen4202
@hodanqueen4202 5 жыл бұрын
Hhhhhh intan qosley marka la weydinayao magaceega
@nastehajama9605
@nastehajama9605 Жыл бұрын
25/9/23 03:14 a.m 😢💔
@hage1831
@hage1831 5 жыл бұрын
zaki kobciye
IFRAAX TOLMOON HEESTA JID ADAG SHOWGA SANADKA CUSUB EE XIDIGAHA GEESKA 2019
6:29
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
IFRAAX TOLMOON ANOO JID ADAG MARAY HAPPY NEW YEAR 2019
6:29
Waqal WStudío
Рет қаралды 824 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
MURSAL MUUSE | HOOYO | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019
9:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 855 М.
IFRAAX TOLMOON HEES CUSUB SHAWGII MARWAAN YARE||ADAA KU LIFAAQAN MAANKA||
3:52
UGBAAD ARAGSAN | DABCA RAGOOW | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019
8:02
Waqal WStudío
Рет қаралды 1 МЛН
Fanaanada ifraax Toolmoon oo sida wax u jiraan ka warantay iyo halkay ku danbaysay
10:45
FARTUUN BIRIMO | WACDARO CUSUB KADHIGTAY | SHOWGII SANADKA CUSUN MUQDISHO 2024
5:09
YURUB GEENYO | QOL MADOOW | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019
9:00
Waqal WStudío
Рет қаралды 246 М.
IFRAAX TOLMOON ABAAL FIRST OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:07
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН