IFTIN BAND YARTA WAXAY LA,SOCOTAA KILLER

  Рет қаралды 64,240

Abdirashiid Qaraare

Abdirashiid Qaraare

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@midnimomedia8056
@midnimomedia8056 3 жыл бұрын
Thanks 🙏 qaraare waa tan tii saxda ahed waa albumkii killer 1990 thanks brother noo soo gali hadad haysid all albumka killer 90
@abdirahmaanabdullahiosmaan6242
@abdirahmaanabdullahiosmaan6242 3 жыл бұрын
Waaaaw qaraare thanks old is gold waa tii iftin kibireey oo iftiin noogu soo xeji waa isla albunkaan EID MUBAARAK
@QaraareMusic
@QaraareMusic 3 жыл бұрын
EID MUBAARAK
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 жыл бұрын
Heestan waxaan ku aqaanney Muxiyadiin Amiin Mungaani.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Haa Mungaani baa u hor qaaday.
@Raiizch
@Raiizch 3 жыл бұрын
tan tii hore waayi iftin 90kii soco sxb hor usocod wanaagsan
@ahmedhusni919
@ahmedhusni919 3 жыл бұрын
waaaaw thanks qaraare tii horay waayi tan
@adinilove
@adinilove 3 жыл бұрын
Classic wallahi. Mahadsanid yaakhay
@hamidabdi2669
@hamidabdi2669 3 жыл бұрын
Axsanta qaraare ciid wanaagsan
@zamzamabdullahi2051
@zamzamabdullahi2051 2 жыл бұрын
Waa hees aad umacaan si gaar ahaan ayaan u 💖 jecelahay thnkis qaraaare nin culus ayaa tahay
@QaraareMusic
@QaraareMusic 2 жыл бұрын
wecome wall
@zamzamabdullahi2051
@zamzamabdullahi2051 2 жыл бұрын
Waan dhowahay wllky Waxaan kaarabaa heesta canabeey dartaa ceesh waan ka go ay by kiler
@sharmakitaani2439
@sharmakitaani2439 2 жыл бұрын
Yaslaam axmadey shariif kiler
@mahdinuur81
@mahdinuur81 3 жыл бұрын
Ciid Wangasan Eng Qarare Mahdsanid sxb
@QaraareMusic
@QaraareMusic 3 жыл бұрын
Wangasan sxb
@axmedwaaberi1193
@axmedwaaberi1193 3 жыл бұрын
Bro cajaladaan xagee ka heshaa🤔🤔🤔👍👍👍👍 waxaan xasuustaa radiyaha ii yaalay alwax aan geesaha musmaar oogu dhejiyay barayiada lagu taxaaaa😂😂😂
@warfaadiirane7744
@warfaadiirane7744 3 жыл бұрын
Waaaaw mcn badanaaaaa
@Glock-Guy
@Glock-Guy 3 жыл бұрын
Mucjiso 🎹🎸🥁🐐✊🏿🙌
@xasansiidii6656
@xasansiidii6656 Жыл бұрын
Qaraare thanks Sxb ❣️
@fahamshorts6548
@fahamshorts6548 3 жыл бұрын
Saanaa kaa rabaa libaax Ciid wanaagsan bro
@143-k1d
@143-k1d 2 жыл бұрын
Qaraare Heestaan Waxaa Leh Oreginalka Muxudiin Muxudiin Amiin. Killer Gadaal Ooka Qaaday Aun Aamiin Yaarabi
@daauudsheikhali8833
@daauudsheikhali8833 3 жыл бұрын
Allaha.u naxristo baba killee siden wax yelaa marku dhahayo aax xanunku.ku darensinaa.axsan fanan
@baladomar7798
@baladomar7798 9 ай бұрын
❤❤❤
@zakajama8403
@zakajama8403 9 ай бұрын
Iftinband and killer
WAA INKAAR AXDI LAGA BAXEE AXMED SHARIIF KILLER
6:04
Abdirashiid Qaraare
Рет қаралды 87 М.
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Salah Bonge / Shimali Ahmed Shimali (  LIVE  WITH  IFTIN  BAND  )
8:13
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 122 М.
Mohamed mao songs
17:37
Hassan Kamal
Рет қаралды 55 М.
Ruwaayadii Mishaakilkii Jaceyla Banaadiri
1:11:58
Umada News
Рет қаралды 48 М.
HEESAHI XULKA EE AXMED SH. KILLER AUN QEEBTA (4) HQ
1:03:00
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 66 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,2 МЛН
MAANAAY MAANAAY BEST SOMALI MAAY MAAY SONG WITH LYRICS
10:51
GALEYR MEDIA
Рет қаралды 837 М.
Killer - Ilaahaa amar wayn
7:51
BANADIR CAFE
Рет қаралды 108 М.