Salah Bonge / Shimali Ahmed Shimali ( LIVE WITH IFTIN BAND )

  Рет қаралды 65,430

Iftin Band - Salah Bonge

Iftin Band - Salah Bonge

9 ай бұрын

Keyboard - Ahmed Ade Ikar
Saxophone Alto-Muse Mohamed Osman
Lead Guitar - Sheikh Abdi
Drums - Mohamed Biteye
Percussion - Abukar Shole ( Iftin )
Bass Guitar - Hasan Shariif
Video Editor - Osman Lugayare
Sound Engineer - Abukar Shole ( iftin )
Recorded - Salah Bonge Studio

Пікірлер: 94
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Ай бұрын
Dadka Qaar waa iska Hadlaan lee.... Meeshaan wax Dur-Dur ah Ma Joogaan waa IFTIN BAND... Kaliya Shimaali ayaa ahaan Jiray Dur-Dur oo Kasoo Wareegay . Hadana waxuu kamid ahaa IFTIN...Meeshu Waa Hotel Al-Curuba Sukunto Liido...
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Abdi soo Dhawoow waa runtaa af soomaaliga waxaa la yirahdaa Dameeri Dhaan Raac micnhu waa qof ba dhahaayo waa saas qof kale asaga oo aan baarin buu leeyahay waa saas Abdi Mahadsanid
@warsamesheikh8246
@warsamesheikh8246 8 күн бұрын
hees abwaankii fanaankii mulaxankii reer gabiley craxmaan aw cumar faroole CABDIMATAAN
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 күн бұрын
Soo dhawoow warsame mahadsanid
@warsamesheikh8246
@warsamesheikh8246 8 күн бұрын
erayadii laxankii iyo xasuustii AHN Craxmaan aw cumar faroole
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 күн бұрын
Warsame soo Dhawoow mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 ай бұрын
IFTIN was our BEST BAND at that time, Thanks for posting such a memorial song, Mr. SALAH BONGE was the member of this wonderful Band iftin Band 🎉🎉🎉 Congratulations Mr. Salah
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
Jikaloobe thank you for your support and kindness please keep listening
@mohamedmuridi3848
@mohamedmuridi3848 8 ай бұрын
salah bonge lakiin music ga ma ahan Iftin Band ee waa durdur band saas u ogoow... waa naqaana sxb.
@yusuffarah5150
@yusuffarah5150 Ай бұрын
salah bonge your legand your best bonge and all iftiin band waayo waayo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Yusuf soo dhawoow aad baad u mahadsan tahay you're welcome
@abdiwalimohadin7217
@abdiwalimohadin7217 Ай бұрын
form ismail wan kugu xeranhy insh allah
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Soo dhawoow from ismail mahadsanid
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 21 күн бұрын
Shimaali iyo Iftin. Cajaaib.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 20 күн бұрын
Morgan soo dhawoow mahadsanid
@mohamedmuridi3848
@mohamedmuridi3848 8 ай бұрын
Thanks IFTIN, our BEST BAND Salah Bonge This is Legends. Shamali Ahmed Shamali
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 ай бұрын
Mohamed you're welcome
@maxamedibraahimmurbay2153
@maxamedibraahimmurbay2153 5 ай бұрын
Waa isa saar laakiin heestu waa shimaali kooxdu waa dur dur laakiin tan hada muuqata waa iftin band iyo hees kale
@ZuzanAdamz
@ZuzanAdamz Ай бұрын
Haaaa waa runtaaa iftin band shimalina wu ku salamooyaaa FROM MUQDISHO CITY ●●●● WARDHIIGLEEY
@AbdullOdasuge-fo6fu
@AbdullOdasuge-fo6fu 7 ай бұрын
Legend soodegeey shimaali curubo show with kiler base xasan shariif
@Pea857
@Pea857 3 ай бұрын
1982 wa xasuus taa ,I was 43 years old
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 19 күн бұрын
Peas soo dhawoow 1982 waa markii ay Somalia aheeyd horseedka Africa dhinac kasto jaamacadaha Ciidamada Cir iyo Dhul iyo Badba wax na gaaro jirin Somalia ha Noolaato 43vsano nin yar baad tahay mahadsanid
@dromarmohamedhaaji2717
@dromarmohamedhaaji2717 6 ай бұрын
So badi iftin wa hoyga musikada casriga somaliya plz so badi iftin band legenders🎉😊
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 ай бұрын
Soo dhawoow balan waaye keedka studioga wuu buuxaa mahadsanid
@fanole55
@fanole55 3 ай бұрын
Iftiin tumista qalabka musika heer sare gaarsiisay. Waa markii ugu horaysay oo muusiga Somalia la qoro Iftiin aa bilawday.
@ZuzanAdamz
@ZuzanAdamz Ай бұрын
From Muqdisho city WARDHIIGLEEY
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Suzan mahadsanid igu salaan sxbkii walaalkeey mahadsanid
@DaauudMaxamuudCANDAREELE-lm2dh
@DaauudMaxamuudCANDAREELE-lm2dh 5 ай бұрын
IFTIN BAND FUNAANADEY KU TAALAA KABACDIYUU DURDUR AADEY
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 ай бұрын
Aduun howli kama dhamaatee
@nuunkaaar1290
@nuunkaaar1290 9 ай бұрын
Music kooxda leh waa dur dur ok❤durdur
@alimahamed8166
@alimahamed8166 9 ай бұрын
Koleyba Ustaad salax boonge ayaa inoo sheegay iney Kooxda Iftiin band tahay.
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 ай бұрын
Aduun waa hoos wareegee WooooW🎉🎉🎉🎉🎉
@ZuzanAdamz
@ZuzanAdamz Ай бұрын
FROM MUQDISHO WARDHIIGLEEY ANI IYO SHIMALI KU SLAMAYNAAA SXB ❤❤❤❤
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
@@ZuzanAdamz salaamulaahi Waa idinka qaaday 👍👋👋
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 ай бұрын
Calaacal wax kuuma keenee Aduun howli kama dhamaatee 🎹🎤🥁🔊🎩
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
Jikaloobe soo dhawoow calaacal wax kuuma keener waa sax you're welcome
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 7 ай бұрын
Live Baa Loo Tumayaaa Music Iftin Band
@bilanali3925
@bilanali3925 9 ай бұрын
aduun hawli kama dhamaato ♥️
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
Bilan waa run aduun howli kama dhamaato soo dhawoow you're welcome
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 ай бұрын
Barxadda Al Curuba waa xasuus qiimo weeyn, leeyrtii macaaneeyd ❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
Yaa helikaro hawadii macaaneed ee MUQDISHO iyo Barbadian AL URUBA jikaloobe you're welcome
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 ай бұрын
Aad & aad
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 ай бұрын
Dhextaal kaa i dilay muusikada caadi ma aha IIKAR
@abdibelel6970
@abdibelel6970 2 ай бұрын
barxadda gadaale ee Curuba hoos u dag Jaranjarada Xusuus time never come back
@yusufyusuf8904
@yusufyusuf8904 6 ай бұрын
Markan kooxdii dur dur buu ku jiray shimaali.
@afandiimuttaqii2894
@afandiimuttaqii2894 2 ай бұрын
I think this is "Dur-Dur" band not "Iftin Band". We used to had in our family an audio cassete on which this song and "Keene Gardaran" were recorded including a song "Jubaa aakka" by Zahra Dowo.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 19 күн бұрын
Afandi soo dhawoow are you shur or you think , are you a musicians ??? You're welcome
@GlockG7
@GlockG7 7 ай бұрын
Tune🙌
@WaayoArag.
@WaayoArag. 9 ай бұрын
Waaah waaah, Shimaali Yaa Shimaali❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
Caynaan Shimaali Ahmed Shimaali waa fanaan Qiimo Badan Caynaan mahadsanid you're Welcome
@WaayoArag.
@WaayoArag. 9 ай бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 Thank You Salah, waxan kugu boorrin lahaa, in aadan kaydkan inaga masixin si kasta oo ay wax u dhacaan. Sababta oo ah dhawr kayd oo Yuutuub oo Fankeennii qiimaha lahaa lagaga hadlayay, ayaa mar qudha la masaxay!! Mudug Boy baa u dambeeyay. mahadsanid walaal.
@siyaadahmed8615
@siyaadahmed8615 8 ай бұрын
SHIMAALI GOOD SONG
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 ай бұрын
Siyaad walaal soo dhawoow waa runtaa Shimaali Always heesaha uu qaaday way kale daran oo Cod wanaagsan buu leeyahay you're welcome
@siyaadahmed8615
@siyaadahmed8615 8 ай бұрын
aad ayaad u mahad san tihiin runtii aniga waa heeso xusuus badan igaliya ina soo xasuusiso xiligii eey nabada ugu macaanta badneyd ilaahow taas iyo mid lamida noosoo celi
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 ай бұрын
@siyaadahmed8615 Aamiin Aamiin Aamiin mahadsanid thank you
@fuaadmaxamed726
@fuaadmaxamed726 Ай бұрын
Form ismail alfanaan sare
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 25 күн бұрын
Fuad soo dhawoow mahadsanid
@Kiinjeesto
@Kiinjeesto 7 ай бұрын
hestaan waa markuu shimali dur dur ku jiray
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Kiin ma hubtaa ??? Waayo wax aan hubo ayaan channelkeega ku jira mahadsanid
@Kiinjeesto
@Kiinjeesto Ай бұрын
@iftinband-salahbonge2326 of course SB you know it and I know it's DurDur 1987
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
@Kiinjeesto soo dhawoow waxaan ka xumahay in aadan eheen qof graaca music kiin mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Thank you so much our iftin band sweet memories, I was there at that time, with my sweet coffee 🎵💯🇸🇴 Thanks for sharing WONDERFUL TUNEEE
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
@Leone-Di-Guerra soo dhawoow dad aan fan iyo music wax ka fahmeen oo dameer dhaan raacday ah ayaa ka hadlaayo music Leone mahadsanid
@Mahad-xp9wc
@Mahad-xp9wc Ай бұрын
Form ismacil
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Mahad soo dhawoow ismail wiilkeega, sxbkeega qaaliga ah waaye mahadsanid
@GlockG7
@GlockG7 9 ай бұрын
Salah Abti lately I’ve seen you posting some misleading videos and I don’t know if it’s intentionally or unintentionally I hope you do some corrections here, Thanks and keep posting the great Iftin band’s music!
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
G7 please make sure you leave your really name and contact number thanks for your advice
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
Hi Still I am waiting for your information I asked you than you.
@shifasheka9514
@shifasheka9514 28 күн бұрын
1994 KII AYAY BILILIQADA HEESAHA BILAABEEN HEESTAN WAXAA LE FANAAN REE SOMALILAND AH OO REE GABILAY AH 😂😂😂😂😂😂
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 27 күн бұрын
Shifa soo dhawoow marka hore channelkeega waxaa ka mamnuuca ka ah qabileysi iyo gobaleysi fadlan hadii aad comment aad bixineyso waa in aad sharciga channelkeega aad raacdaa mahadsanid
@roblemaer4834
@roblemaer4834 9 ай бұрын
Saxophone yaa garaacayay?
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
Muse Mohamed Osman yaa kale
@roblemaer4834
@roblemaer4834 9 ай бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 Mahadsanid.
@mhaji2safari170
@mhaji2safari170 9 ай бұрын
Asc salah bonge lakiin music ga ma ahan iftiin ee waa durdur band saas u ogoow...
@roblemaer4834
@roblemaer4834 9 ай бұрын
Sow ma ogid in Salah Bonge ka tirsanaa Iftin? Haddaad og tahay kooxdu waa Iftin.
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 ай бұрын
kooxda iftin ayaa ku qaaday Barxadda Al-curuba hotel
@mhaji2safari170
@mhaji2safari170 9 ай бұрын
@@Leone-Di-Guerra sxb musiga ayaan ka hadalnay si fiican u dhegeyso muuqaalka kama hadlin iyo barxada curubo...
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 ай бұрын
@@mhaji2safari170 Sorry saaxib, ii baashaal and enjoy the iftin-band wonderful music
@roblemaer4834
@roblemaer4834 9 ай бұрын
@@Leone-Di-Guerra Sax kama foga saalada gudaha Curuba, jaranjarada dheer.
@solimanyassen1495
@solimanyassen1495 29 күн бұрын
Saf
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 29 күн бұрын
Saf soo dhawoow mahadsanid
@Kiinjeesto
@Kiinjeesto 7 ай бұрын
kooxdaan waa dur dur not iftin
@user-wi4is2ol2k
@user-wi4is2ol2k 9 ай бұрын
Dadka gadaall kagaarkaa mafahmi karaan waa iftin musiga iyo heestaba sh cabdi gacantiisa dad ma eka waa guitarists. Caana
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
Abdinasir soo dhawoow walaal you're welcome
@user-wi4is2ol2k
@user-wi4is2ol2k 9 ай бұрын
Ok boss
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 ай бұрын
@user-wi4is2ol2k you're welcome
@ZuzanAdamz
@ZuzanAdamz Ай бұрын
Sxb Ani iyo shimaali ku salamaynaa From Muqdisho City WARDHIIGLEEY
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
@ZuzanAdamz soo dhawoow sxbkii igu salaan mahadsanid
Salah Bonge / Abdullahi Zulfa  ( MAXAA  KURTA  LOOGU  SHUBAA  )
6:50
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 10 М.
Salah Bonge / Shimaali Ahmed Shimaali (  UURKAA KU   TABAAYE  )
6:21
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 15 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 76 МЛН
Salah Bonge / Habiib Sharaabi (  LIVE  ON  STAGE ) Gacal Beenaa Igu guuriheysee.
6:13
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 21 М.
Dur Dur Band - Is Yeelyel
4:26
PÅL/SECAM
Рет қаралды 718 М.
SHIMAALI AXMED SHIMAALI HEESTI CAATOBAY CEESH WAAKA GO'AY
9:12
SOMALI JAZZ BAND
Рет қаралды 55 М.
Cabdullahi Maxamud Sulfa - Maxa Kurta Loogu Shubaa Koleylka
5:53
Abdullahi Mahamud Sulfa
Рет қаралды 180 М.
Abdullahi Shariif Baastoow, Kooxda Dur Dur Hees "iibishaaree"
7:48
Omar Mohamed
Рет қаралды 325 М.
Salah Bonge / Shimaali Ahmed Shimaali ( HA HAYBIN WAXA AADAN HELEYN )
5:43
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 7 М.
DHIIQA MAA DHEEL GASHAA SHIMAALI & KHADIJA FOODEY IWAYADII SAD MALEH SARIIGLAAY
7:44
The Iftin Band Al uruba night club in mogadishu somalia 80s
6:51
Somali ET Channel
Рет қаралды 154 М.
DUR DUR - RAFAAD IYO RAAXO (FULL ALBUM)
1:17:22
deafcurator
Рет қаралды 136 М.