No video

Igarre iyo C/shugri Riwaayad qosol leh,Qiso dhacday

  Рет қаралды 37,914

LAAC TV

LAAC TV

4 жыл бұрын

Пікірлер: 64
@dekahodan5509
@dekahodan5509 4 жыл бұрын
Hhhhh riwaayadan waa mid xiisaheeda wadata reer mudug baa soogalay meeshii
@mounaabdi3262
@mounaabdi3262 4 жыл бұрын
Waa riwayad fican ma sha allah hore u socoda
@salmaancabdi642
@salmaancabdi642 4 жыл бұрын
Waawareey reer mudug baa yimi caadi maaha horay usocda walaalayaal
@Dagan9322
@Dagan9322 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk qaarka sare uweyn kulahaaa Mamadu Cadi mhn
@saciidogumbe8068
@saciidogumbe8068 4 жыл бұрын
Masha allah halkaa kasiiwada
@cakulemedia330
@cakulemedia330 4 жыл бұрын
Mnshallah waa ruwaayad waayaha dhalinyarada had jooga qaarkood u dhaqmaan
@mankaboy3955
@mankaboy3955 4 жыл бұрын
Masha,alah guys thnks bro &sister
@Dagan9322
@Dagan9322 4 жыл бұрын
Riwayadaan qayb labaad ku soo dara plz Igare
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 4 жыл бұрын
Fowsiyo Qaran Haa ka helney nin inu lagodo sugi la ahay
@abdullahherow7173
@abdullahherow7173 4 жыл бұрын
Maash Allah horay u socda
@nuzaymadeeqsan6846
@nuzaymadeeqsan6846 3 жыл бұрын
Saxib
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Maahmah xumaa islaanta qofta matalaysah
@balicadbaliga9818
@balicadbaliga9818 4 жыл бұрын
curadkii laxda wasay kulahaaa hhhhhhh
@abdinurhassan3729
@abdinurhassan3729 4 жыл бұрын
Reer mudug caadi mahan HhhhIn.
@adamahmed973
@adamahmed973 3 жыл бұрын
Ina cabdiqase hooyadiis waa jilaa aan caadi ahayn. Lkn riwaayadda inta kale waa ii sheekee.
@hassanbarre246
@hassanbarre246 4 жыл бұрын
Reer marrey (naag) katalisay iyo mow (alaab) dameera lasaaraba murug maarug baa udanbayso ay Somali horay ugu mahmaahday
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 3 жыл бұрын
Hassan Barre sxb meesha aad mow tiri waa mood oo loola jeedo manoole
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 жыл бұрын
kkkkkkk reer mudug waa dad shidan
@xuseenabanuurxasan8440
@xuseenabanuurxasan8440 3 жыл бұрын
Zoom
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 4 жыл бұрын
Wan xanaqsanahay walhi nin islan u talineyso hadi injil iyo furqan la aqriyo oo la yirahdo adunka dhinaca kale lo rog aya taso kale ma furen quruxda dabecada bari nimada nin nasibleh aya hela waxas ayey ku xunyahin marki qof wax ku sinayo wa waxa America haysta madame islantu bilasha guriga baxiso amarka iyada iska leh inkasto hooyo waxyabo badan laga yelo waxan laga yelin bey ka mid tahay walidka
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 4 жыл бұрын
Wana qisoyin adunka ka dhaca walidku hadya jeer waxey ubadka Ku qasban labo an weligod jaceyl so dhexmarin iyo isfahan oo walalahod dhaley ama qarabada ayey kula imanayan markasey oranayan gur sokeyo weyan waxi laga tagey 1940-80 qarnigodi bey modan iney weli Ku dhex jiran inu nabsigu helo jeclan laha oo ay islantu u kento mid sanka ka duleysa elen dadku nimcada ma xejiyan ee. Wale ma furen maxan wax u bartey hadanan xogeyga Ku shaqeysaneyn iyo waxi leyso barey anigona mamada xumeyneyn ayan si wacan uga dhadhicin laha ana labadodaba gacanta Ku qaban laha hooyana xajkaban u diri laha marki ay so noqoto odey u dhisi laha ay igaga mashqulsho oo ay weysada usku dhawrtan oo cagaha u rixrixa hh
@samanmamaliherath4789
@samanmamaliherath4789 4 жыл бұрын
Pornhub
@caazhahazzan8889
@caazhahazzan8889 4 жыл бұрын
kkkkk astaqfirulaah
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Reer mudug baa is helay .
@abdallejama7086
@abdallejama7086 4 жыл бұрын
Yaa reer mudug Ku jira wiilkan iyo
@mohammedrafikingsahaablove9882
@mohammedrafikingsahaablove9882 4 жыл бұрын
Saxbky gacal ahaaaa ninkas maxan waqti isla qadanay kakuma refugee camp sxb wakusalmya
@johnlamartile2658
@johnlamartile2658 4 жыл бұрын
Mamada caadi ma ahan
@brothercaapi8677
@brothercaapi8677 4 жыл бұрын
Gacal ahaa madax sare kakuma legend
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Qoftaan waa kusoo baxday metelaada waa islaan reer mudug ah Caduunka iyo jariiman katimi
@abdihussein1297
@abdihussein1297 4 жыл бұрын
Islaantu waaba dab kulahaa naag laba afleh hooyana mahan tani kud haku dilo dheh
@saida.rahman1727
@saida.rahman1727 4 жыл бұрын
horta xabiibi ayaa kasofakatay hahahagili maarshadii galeyso sxb
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 3 жыл бұрын
Kkkkkk igarre waa imtixaan walaahi kulahaa ninkii reer ka lahaa sowmahi maxaad qabata mexey tahay
@yazincavani5357
@yazincavani5357 4 жыл бұрын
Mashallah dad jilaanimada Ku fiicn
@saidoabdiabdulle3605
@saidoabdiabdulle3605 4 жыл бұрын
Noocaan naagasugaya
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 3 жыл бұрын
Awalba reermudugu waajoogeen ooabdishikri baa reer mudug ahaa hadana waasiibateen maamadan iyo wiilka caadi maha
@qodobstudio
@qodobstudio 4 жыл бұрын
maamadu talanti weyleedahy soo badsha
@shukricali4325
@shukricali4325 4 жыл бұрын
kkkkkkk
@johnlamartile2658
@johnlamartile2658 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 жыл бұрын
reer mudug waa qub iyo qac kkkkkk dhib badanaaa
@zakariyeonline5407
@zakariyeonline5407 4 жыл бұрын
balaayo taladada raacday dheh wlh alla dumara qalooc badna oo xumaa feer qalocan ayaa laga abuuray
@cashamuxumed659
@cashamuxumed659 3 жыл бұрын
Hhhh
@zakariyeonline5407
@zakariyeonline5407 4 жыл бұрын
sodoh xun lagama wayo wlh somali allow alle
@hanic4217
@hanic4217 4 жыл бұрын
amran sidey inoga tagty manureyno
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 жыл бұрын
Waxa ay Amaanayso daawo shaqayso la leeyahay xoolo
@zakariyeonline5407
@zakariyeonline5407 4 жыл бұрын
allahu akbar naagaha la yiri wa ahlu naar waa nagtano kale wlh
@dhadomedia1484
@dhadomedia1484 4 жыл бұрын
Alla maxa hooyo geesiyad aha oo intay wiilkeda kuso dadashay sidan ka noqday waa riwayad wacyii galin oogu filan hhhhhhh mamadu inaba caadi ma aha kkkkkkkk
@zakariyeonline5407
@zakariyeonline5407 4 жыл бұрын
sxb maamada reer dhisan bee burburinesa miye kula saxan tahay adigu shekadan
@osman12
@osman12 4 жыл бұрын
Ninkii gacal ahaa ma riwaayaha ayuu Ku biiray?
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 3 жыл бұрын
reer mudug diintey heestaan ???
@mankaboy3955
@mankaboy3955 4 жыл бұрын
Codka kor uqada txns
@sumayasiman315
@sumayasiman315 4 жыл бұрын
Hbnka aroska yaaa xey uxasusee xanunkisaaaaa kkkkkkkk
@cabdimalikhasen343
@cabdimalikhasen343 4 жыл бұрын
sumaya siman wa hbenka ux io axda io jiqiiqda👷👷
@sayidomer7043
@sayidomer7043 4 жыл бұрын
Gabadh gabadh qabta weeye hadii ay furayso
@sharafahmedchannel7557
@sharafahmedchannel7557 4 жыл бұрын
Markii luguu taliyo dhibkaas bay léedahay
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 4 жыл бұрын
Sharaf ahmed channel ad iyo ad maskaxda miyu wax ka qaba marki ay laheyd waxad baratey Ku shaqeyso an dhidid kaga cune waxas ayey garaneysey Iney so socdan gabartu aqli iyo Qurux aya Alle iskugu darey ha leyradsho anan furen ee hhh
@adansantur4677
@adansantur4677 4 жыл бұрын
Xoola naageed waa xaaraan.
@zakariyeonline5407
@zakariyeonline5407 4 жыл бұрын
naag xoolaheda waraaba ka qeeliyey an maqli jiray ileen wa run
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 4 жыл бұрын
Zakariye Online 🤣🤣🤣🤣🤣
@zakariyeonline5407
@zakariyeonline5407 4 жыл бұрын
sodohda xun ma ogola reer dhisan oo is jecel
@zakariyeonline5407
@zakariyeonline5407 4 жыл бұрын
meel walba daba iga dhajisay wate tiri alla dab kugu dhaji dheh reer dhisan ayee burburinesa markase ledahay hadalkas
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 22 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН
Muuqaal kooban oo Cajiib ah
16:50
LAAC TV
Рет қаралды 39 М.
Waakan Waraysigii  Xiisa Lahaa ee aad Sugayseen
21:53
LAAC TV
Рет қаралды 4,1 М.
Grandma's Unique Tandoor Bread Recipe! Baking Bread in an Azerbaijan Village!
42:31
KKKKKKK Hor-dhac aad u Qosol    badan, waraysi Cajiib ah
6:11
Reer waqooyi iyo reer koonfur Muuqaal Qosol badan
9:12
LAAC TV
Рет қаралды 15 М.
Kalidaydaan iibinayaa Waa Muuqaal Murugo Badan
14:35
LAAC TV
Рет қаралды 8 М.
Xaaskaga Kalyahaa fadhiistay Fadlan ii gurmada Saxiibayaal
14:28
BAY BAY REER  NAIROBI
17:34
LAAC TV
Рет қаралды 5 М.
Igarre  yaasiin iyo  Dar-daaran
9:01
LAAC TV
Рет қаралды 6 М.
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 22 МЛН