IGU DANBEYN WAXAN LA KULMAY DHAQTAREYDA IYO WAXA ISO DHAHDAY SO DUCEYA ASXAABTA..

  Рет қаралды 104,169

Atarisho badiyo official

Atarisho badiyo official

Ай бұрын

Пікірлер: 119
@sugrayyusuf6383
@sugrayyusuf6383 Ай бұрын
Asc halkan waxan kala talinaya atarisho badiyo iyo nuura dinhabo dhamantinba aad ban idin salamaya intas kadib nimcada Allaah idinsiyey qarsada habo wa idin waninaya rali ahada hadad dhibsatan badsada xamdiga Allaah Alloow kheyrka Nawafaji Aamiin
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 Ай бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my family 👪 ❤
@NaaNa356
@NaaNa356 Ай бұрын
Cafimaad ahaan ma ficna in ilmaha laiska daba keeno waayo quraanka xita waxaa lagu sheegay in ilmaha la nuujiyo 2sano si hooyada markii ay dhaleysay dheecanada ka baxay dib ugu so noqdaan illa mudo 2sano eh ma ahan wax uur eh inaad qaato sidaas ay thy adigu qaliin baad kusi dhashay cfmdkaga xita uma fiicna inaad ilmaha iska daba keentid aqwaan ka taxaddar ilmahaaga koriinkooda iyo adiguba cfmdkaga
@Najuuomar418
@Najuuomar418 Ай бұрын
Masha Allah tabarakallah wllshen fadumiina illahay hakuu adkeeyo Hana kuu fududeeyo xbbti
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq Ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@saciidcabdi131
@saciidcabdi131 Ай бұрын
R😢😮😅🎉❤ 2:41
@fatumasugal2065
@fatumasugal2065 4 күн бұрын
Allahuma Ameen
@fadumoayan4947
@fadumoayan4947 Ай бұрын
Masha Allah allha idin barakeeyo
@user-jx1th4ty6o
@user-jx1th4ty6o Ай бұрын
Mash allh my Sister ❤
@Anuush89
@Anuush89 Ай бұрын
Masha Allah❤
@CimowXasan
@CimowXasan Ай бұрын
Masha Allah my sister❤❤
@user-pj8nf5ve4x
@user-pj8nf5ve4x Ай бұрын
Masha allah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Manshaallah ❤❤
@ashasalim4496
@ashasalim4496 Ай бұрын
Ma’sha’Allah ❤❤❤❤
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u Ай бұрын
Allaha ku cafiyo qaali❤❤❤
@orlandonunez3924
@orlandonunez3924 Ай бұрын
mansha allah ilahay ha idin barakeyo
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh walshey atrisho kheer badan ❤❤❤❤❤❤❤❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Ай бұрын
Masha Allah horey usoco ❤❤❤
@shukrani_lady2873
@shukrani_lady2873 Ай бұрын
Manshaallah abyo ❤
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 Ай бұрын
Masha allha
@user-di1ky5dz3j
@user-di1ky5dz3j Ай бұрын
Mashaallah fadhumina lyo Nurdin 🎉
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Ай бұрын
Alle hakunabad yeelo walashay❤❤
@anisa-adanshariif6716
@anisa-adanshariif6716 Ай бұрын
Mashaall🎉❤
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl Ай бұрын
Allah hkufudediyo abyo ❤❤
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Ай бұрын
asc paayo wn kusalamay isha Dadka Quraanka iska sar❤❤❤❤❤ waaa iiga talo
@hafsalula9989
@hafsalula9989 Ай бұрын
Amiiiin amiiiin abayo mcn sax
@xidigmomohamoud3706
@xidigmomohamoud3706 Ай бұрын
Muradkaaga odhamestiran allaha kusiiyo allaha ku caafiyo
@Asli090
@Asli090 Ай бұрын
Plz titleka iyo video ha is lahado away dhkhtrkaad tagty wixiba sheeko iyo malayacni ka dhigty
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 Ай бұрын
Qoraal kaaga markaa akhriyaaba iska damiyay wakhti gaa ii safe garaysay mshadsanid❤❤
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 Ай бұрын
that’s dream life 😂😂😂
@SalmanBoorei
@SalmanBoorei Ай бұрын
Arzaqadodiya been noqotay mar wankala tagnay marna uura leyahay ayado hada umul kaso baxdan illahay arsaqad xalal ah hasiiyo
@wardaubaxa5138
@wardaubaxa5138 Ай бұрын
Amiin yarabi Sidkle Allaha kusahlo
@MushataqMohammad-zr2eu
@MushataqMohammad-zr2eu Ай бұрын
Ale ha kuu sahlo ina adeer. Boqoradayada❤❤❤
@user-hu5sy5kc9j
@user-hu5sy5kc9j Ай бұрын
Sita rabto Allah ku yelo wllshy
@AbdiwaliMohammed-jb3ge
@AbdiwaliMohammed-jb3ge Ай бұрын
My sister atariisho badiyo allah haku caafiyo 😢🥹😰
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
Maasha. Alaah. Abaayo ILAAH. Kuufududeeyo. UURKA. Walaca. Abaayo. Foosha. Atariisha❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
Macha"Allah Atarice 😘🤲 Pas Mal🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Continue 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️✌️✌️🍬🍬🍬
@jamiilaaxmed4509
@jamiilaaxmed4509 Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Xbbt waan ku salaamay alah haku caafiyo caafimaad dagdaga Wllo waxan kugu la talinayaa in aadan nolashaada khaaskaa baraha soo dhigin .waayo wllo waxa ku jira dadka nooc walb kii wax sixtaayay kii ishu ka dhacaysay .wllo waxa Allah ku siiyo dadka qaar ayaan kula jecleen
@user-pq5mb7gt1s
@user-pq5mb7gt1s Ай бұрын
Part 2 pls atreysho 😊
@CaishaMmmm-pq6ks
@CaishaMmmm-pq6ks Ай бұрын
Mashallah❤❤❤
@rabicamm9754
@rabicamm9754 Ай бұрын
Atariisho abayo owlada ilah bixiye maxa sawab u ah ina urka qàado oo isticmashày abàyo muddo aya le qawa ilah wax imasiin waxbdn wa isticmaly
@fooziyaxuseen4497
@fooziyaxuseen4497 Ай бұрын
Atrisho canjeradada seeuqasata wakaheli masha Allah
@maidamoha254
@maidamoha254 Ай бұрын
Mashallah 🥰🥰🥰
@faizaelmi3556
@faizaelmi3556 Ай бұрын
Ilaa Hada waxa aminsahy Ine nagu ciyaroso Atariisha badiyi oo prank nagu samenoso😂😂😂😂😂
@muna-gobaad
@muna-gobaad Ай бұрын
Aniga kula fikrad ah wlhi 😂
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 Ай бұрын
Haa sabbato aha saw u bun buninayan ilmaha miyya nacen
@beelamaxamed4203
@beelamaxamed4203 Ай бұрын
Allaha kucaafiyo atarisho
@user-gv2uf2zz1n
@user-gv2uf2zz1n Ай бұрын
Hino illahay ha idin barakeeyo ee caruurta ku xira kuraasta babuurka lagu saro maankoda ku jiro kaa la,aantii ma fiicno wax yar hadii baburka xoog u istaago war halis anaga Germany waa lagu ganaaxaya dhib ayad la kulmaysa marka inaga waa in aan u dadaalna ❤❤❤❤
@LuulshaMohamed-qm9nv27
@LuulshaMohamed-qm9nv27 Ай бұрын
Abayo ee fonkana hada iska badaleeso aniga isiiya waqatiga aat iskabadaleeso
@ikraanmohamed2136
@ikraanmohamed2136 Ай бұрын
Oo dhaqtarba maan arag Supxanalaah beenta ween waaxay 😳🙌🏿😏
@maryanahmed5127
@maryanahmed5127 Ай бұрын
😂😂😂
@saynabmusse8568
@saynabmusse8568 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@sahroxaashi2688
@sahroxaashi2688 Ай бұрын
Family qurux badan masha allah nuradin cadey somLi yah kkk
@FadumoIdiris-zx1cl
@FadumoIdiris-zx1cl Ай бұрын
Xijabka iyo niqamka wad ku qurxantahay wlh
@user-xh4cu1nv5y
@user-xh4cu1nv5y Ай бұрын
fadumo izka dhaaf wLLO Qor faha Uma vcna Qof ka uur ka Leh waa iga taLo ❤❤❤
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u Ай бұрын
walashey ukunta iyo jikinka ayaa lagayabaa in aykugu kiciyaan xasasiyada
@xawomaxamed3595
@xawomaxamed3595 Ай бұрын
Masha allaah abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@usernimco
@usernimco Ай бұрын
Wiji laf had nooqne walac caato cumusha cayiil 😂
@beelamaxamed4203
@beelamaxamed4203 Ай бұрын
❤❤❤❤
@hodanbazhir5293
@hodanbazhir5293 Ай бұрын
Masha Allah keep going ❤❤
@hanicahoney2890
@hanicahoney2890 Ай бұрын
Macquul maha koly wn sugaya inta prank la odhnyo 😂😂
@AbshiirCabdulaahi-el5sd
@AbshiirCabdulaahi-el5sd Ай бұрын
Waw😊😊😊😊
@axmedibarahim1142
@axmedibarahim1142 Ай бұрын
Abyo mxey kudhahdey dhaqtarada
@user-lh5hf4fq9x
@user-lh5hf4fq9x Ай бұрын
Abaa waa daalantahay naso fiican u baahantahay mar dhaw baad ma taano dhaashay
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 Ай бұрын
🎉
@zuhurabintmusa5133
@zuhurabintmusa5133 Ай бұрын
Atirishoo abyo urka qarsoo.dadka berkis mahaystan nimcadhaan..
@InaAadan-cw1lq
@InaAadan-cw1lq Ай бұрын
M,a❤❤❤
@ubahadan8902
@ubahadan8902 Ай бұрын
👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️
@umsufi9319
@umsufi9319 Ай бұрын
Kareema yaasha oo qasqas ka aat mar saneesin iska daaya
@fadhumomohammeddiire4281
@fadhumomohammeddiire4281 Ай бұрын
🤲🤲🤲🤲
@habibaali2400
@habibaali2400 Ай бұрын
Masha Allah my sister 🤲💯👑🌹🥰🫶♥️🫶
@najmamahmo2113
@najmamahmo2113 Ай бұрын
Mnsha allah aniga uhoreyey 🎉❤
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Ай бұрын
😅
@SowdaElmi
@SowdaElmi Ай бұрын
ISO duceya inu ilahey owlad baria u cafimad qaba isiya walaliyal
@SafiyoAweys-tp4vm
@SafiyoAweys-tp4vm Ай бұрын
Awlaad qurux badan bariyal ah oo ad ku indho khawowsatit allah ku siiyo xppti insha allah
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 Ай бұрын
🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻💕💕
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader Ай бұрын
اللهم صل وسلم عل نبيا محمد ❤
@miimisahal2304
@miimisahal2304 Ай бұрын
Somali xanuunkaas kasocdaa anigaba asbuuc kahor seexday baa lasoo kacay qaamaa qashiir unaqaan diinsi iyo afaarahaasna helimaysaane kaniinka bactrime wuuku anfacayaa lkn uurka lagu qaadankaro ma aqaan dhakhtar latasho
@NadiiroAbdihakim-ez5hs
@NadiiroAbdihakim-ez5hs Ай бұрын
Na wx dhimatay ba thye caruurta kala korso😮
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 Ай бұрын
Wlloyal wxn mad iska daysan dadka uma dhaleysan ilmaha idinka allah idinku arsaqe qasab ma ahan inad mar wlbo shegtan
@GhFg-tn5hd
@GhFg-tn5hd Ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله فيتامين انت حلوه ما شاء الله انت وزوجك الله يحفظه يا رب مع الولد صغير❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋 انا اسمي كيف راح انا صومالي حبيبتي افراح اوكي موجود سعودي جلسه الصومالي❤❤❤❤
@EisuAwad
@EisuAwad Ай бұрын
Wah aaway dhakhtarka la aaday beentu waa maxay
@AsmaaAadan-oh1lo
@AsmaaAadan-oh1lo Ай бұрын
Atriisho hodon gaabo home dhimatay wax maka oktahay
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 Ай бұрын
Mashaa Allah ❤❤❤❤❤
@shamafamily123
@shamafamily123 Ай бұрын
Asc asxabta iso beqda walalyalow waxan ahay yutubar cusub iso ❤❤❤
@muslimo61
@muslimo61 Ай бұрын
yee waku sarey mcnto❤guleyso
@HabonNour-yx6lz
@HabonNour-yx6lz Ай бұрын
Msha allh allh idindayo ❤❤❤
@user-fq5gs3in3d
@user-fq5gs3in3d Ай бұрын
Urba ma lihide mxd naga walayisa qaliyey
@leylamaxamed3015
@leylamaxamed3015 Ай бұрын
Dantina wa UNHCR’s 😂😂😂😂😂 mesha jogtan sakey video u jeeda qofki kl joga lee fahmi karo😂😂
@wafaa9410
@wafaa9410 Ай бұрын
Dhaqtarada adoo 3bil qaliin kaagagu yahay wajigee ugu tagtay war xaywaan nimada iska daa oo cfmdkaga kafakar
@fadhamohamed9141
@fadhamohamed9141 Ай бұрын
Wallay wan yabayba dhagtaradu dignin manny sosin😢
@wafaa9410
@wafaa9410 Ай бұрын
@@fadhamohamed9141 laasim weylasoo talisay lkn urka ay sheegee hadliilarabo waa been views kasoo galaa modaa🤣🤣🤣
@msszooya1919
@msszooya1919 Ай бұрын
benta intan la eg maxa nigu xaqsanayo yahu markadan irsaqad kale hesan dhibkan aye ledahay
@Iqlaaseey
@Iqlaaseey Ай бұрын
Malaycni lee kuwan😂
@hamdimohamed-to5gi
@hamdimohamed-to5gi Ай бұрын
Abyo shaaxa qorfaha leh iska ilaali sbbto ah qorfaha minka ayu furaa dhabar xanunka ayuu kugu saaidina marka cabtid wan arkay aniga xitaa
@hamdiibrahimali7809
@hamdiibrahimali7809 Ай бұрын
Been badnidaa aaway dhaqtaradi oo ciwaanka kusoo qortay bariis raadis lee
@bishaaroali7219
@bishaaroali7219 Ай бұрын
😂😂😂 mayla yaabtay
@FaraxmaxamedCismaan-vn2tc
@FaraxmaxamedCismaan-vn2tc Ай бұрын
Ilahaay hakucafiyo xbbti
@fadhumomohammeddiire4281
@fadhumomohammeddiire4281 Ай бұрын
❤❤❤❤😂😂🫶🫶🫶🫶
@user-dl8he1sn7j
@user-dl8he1sn7j Ай бұрын
Tusbax iyo hees 😂😂
@zamzamhassan1889
@zamzamhassan1889 Ай бұрын
Mashllah lkn abaayo nimcadaa qarso ado dashaay lee ha la arko
@user-lp1kl2gr7m
@user-lp1kl2gr7m Ай бұрын
Imaan gabana waba yabaybee😂
@zouhoursabri5456
@zouhoursabri5456 Ай бұрын
On veut voir te enfants svp forme Djibouti 🇩🇯
@nashaadmohamed2909
@nashaadmohamed2909 Ай бұрын
Xasaiyad waye umaleyna wajiga
@UmuAhmed143
@UmuAhmed143 Ай бұрын
Ascww walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato KZbin kaan please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
Masha"Allah Walasheey ❤🍬🍬🍬🍬🍬🍬🍬🍬🍬🍬( Keep Going 🤲😘)
@SuhurMohamed-ok9kl
@SuhurMohamed-ok9kl Ай бұрын
@ikranomar9106
@ikranomar9106 Ай бұрын
Wankusare keep going mcneyy
@UmuAhmed143
@UmuAhmed143 Ай бұрын
@@lavieestbelle-neutre3431 shukran xbbty
@UmuAhmed143
@UmuAhmed143 Ай бұрын
@@ikranomar9106 shukran xbbty
@Manha234
@Manha234 Ай бұрын
Naa waaxay beentu aaway dhakhtarkii meesha kusoo qortay😂 ani waxay ila tahay prank iyo views raadis
@HiboAbdishakur-bi9rl
@HiboAbdishakur-bi9rl Ай бұрын
Maxa kale sogesay
@FilsanCllaahi-ce5tq
@FilsanCllaahi-ce5tq Ай бұрын
Naa walal rabi ayaa deeqda bixsha lkn adiga hadadan qalnay naa dhal dhal ku oran lahaa lkn adoo calosha kadoxan inad kala korsato ku wacan ilmaha adigibaba dalan oo qalan oo dhawac ah sxpy malaysian ka way kayabin inay ka dhalin wayan ka cabsan somali maryoley wax lee ladhalaa maqlen cml dhadhu yey idinka dhaman war qof walbaa wixii laqoray dhalin ama jumlsyso ama tafariiqso 😂
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Doro miya
@user-io8fz4er9o
@user-io8fz4er9o Ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@QamarXassan-ck1tp
@QamarXassan-ck1tp Ай бұрын
Masha allah
@user-jx1th4ty6o
@user-jx1th4ty6o Ай бұрын
Mash allh my Sister ❤
PRANK UUR AYEEY LEEDAHAY WHY GACAN UGU QAADAY
8:24
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 176 М.
ДЕНЬ РОЖДЕНИЯ БАБУШКИ #shorts
00:19
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Как быстро замутить ЭлектроСамокат
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 13 МЛН
🍟Best French Fries Homemade #cooking #shorts
00:42
BANKII
Рет қаралды 58 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 3,7 МЛН
ISMA LAHAYN DIB AYAD U KULMEYSIIN DAYAX…….!!!!😭
12:28
Nada Dayah Huda
Рет қаралды 33 М.
MANATA IYO  ROUTINEKEYGA RAYAN BAJAJ
6:44
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 237 М.
ANIGOO QALAN NAFTEYDA HALIS GALIYEEN 🥹 MA FIICNO SIDAAN
11:24
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 42 М.
WAXEY IGU XUJEESATY 24 SAC INAAN MATAANAHA IYO MUSCAB HAAYO MAXAA IGA RAACAY
10:20
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 91 М.
NIN MEEL UCAAD BAA MOODAY INUU IJECELYAHAY ALLA WAAY!!!🙄
24:43
Asha&Shay family
Рет қаралды 197 М.
DAILY LIFE ROUTINE BY FARTUN HAPPY
12:34
Fartun Happy
Рет қаралды 28 М.
XAFLAD FARAANTI GALIS HAFSA ZONE AAD UQURUX BADAN😍
14:50
Amira Qurux
Рет қаралды 284 М.
PRANK ADNA KAGA NAXSADAY DHAAR KA BIXI WEYSAY SORRY SIS
9:56
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 48 М.
PRANK || KII UGU XUMAA ATARIISHO YAA SHUMIYEY…!!😱
11:08
Imaan Amiin
Рет қаралды 91 М.
ROUTINEKRYNA IYO SAFARKEYGA DIYAR BUSINESS CLASS
9:31
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 117 М.
ДЕНЬ РОЖДЕНИЯ БАБУШКИ #shorts
00:19
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН