IGU SOO DACEEYA ILYAAS SI XUN AYUU IGA DAAWACMAY 🥹

  Рет қаралды 328,203

Adna Channel

Adna Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 1 200
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 9 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵
@Mahadabukar-vr4ii
@Mahadabukar-vr4ii 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 9 ай бұрын
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 9 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@abdiazizabdimashaallah846
@abdiazizabdimashaallah846 9 ай бұрын
scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰
@HaniHerer-hl4co
@HaniHerer-hl4co 9 ай бұрын
Scw❤❤
@kingceyda-nl7kr
@kingceyda-nl7kr 9 ай бұрын
Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed ❤salallahu calayhi wasalam ❤
@IlhanAli-tu9zl
@IlhanAli-tu9zl 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤
@Sacdiyoabdi-v5r
@Sacdiyoabdi-v5r 9 ай бұрын
Scwscw scwscw 💖💝
@leeyloismaan299
@leeyloismaan299 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@shurkimuumin-3519
@shurkimuumin-3519 8 ай бұрын
Scw scw ❤❤
@IsmahaanCeeblaawe
@IsmahaanCeeblaawe 9 ай бұрын
ILAAHOW caafimaad taam Ah hasiiyo Asaga iyo intii UMADA nawi MUXAMED scw Ah oo xanuusan oo dhan Amiin yaarabbiii ❤❤❤❤
@RibalMoaaz
@RibalMoaaz 9 ай бұрын
Amiin ya rabi inshallah Ameen ya rabi inshallah inshallah ❤❤❤❤
@Madridista686
@Madridista686 9 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@SamiiraXasan-x3d
@SamiiraXasan-x3d 8 ай бұрын
😂😂😂
@AhmedAwil-d4h
@AhmedAwil-d4h 9 ай бұрын
Amiin Ilmahaga ilyas an igu jeclahy Alle ha ku xafido😢
@SuheybAbdukadir-h3v
@SuheybAbdukadir-h3v 9 ай бұрын
Masha Allah God bless your children😍😍
@Teamxofan
@Teamxofan 9 ай бұрын
Wa meshan ad ubadka iska so dhigayso maskiin şu u faraxsana habenkii dhawa ed waraysanaysy iyo hada murugta ka muqata 😢❤
@saabiriin342
@saabiriin342 9 ай бұрын
Wax waliba waa qadar marka abayo ha shareysan waxaas camal ❤
@husniaftah2707
@husniaftah2707 9 ай бұрын
Qaar Anan social media so dhigan banu haysana wanu ku Dhaca nabarku ilmo lama ilalin karo waxwalibana wa qadar Alle ha sharaysan mrkas
@ilwaaddegan2449
@ilwaaddegan2449 9 ай бұрын
Cudur cawri la dhaho baa Somali ku dhacay allow naga dawee wax baa la cawryi iyo waa lay cunay maalin kastay dhacaan qadar tiiba mac naa loo samayn salaamaad
@HodanMoallimOmar
@HodanMoallimOmar 9 ай бұрын
Somalidena qadarta maba yelayaan sas hadaa yeeli lahed sas maku dhici laheen lee lagu dhahaa😂​@@husniaftah2707
@Drridwanabdullahi
@Drridwanabdullahi 9 ай бұрын
TOLNIINKA WAJIGA WAXBA HAUCABSANIN MAR ALAALE IYO MARKU WAYNAADO WAY BAABI IN, DAWADIISA UDHAMEE , BIR JUGTIISA MA FUDUDA NASASHO BADAN HAQAATO INSHA ALLAH WUU CAAFIMAADIN ILAAHAY IDANKII 🙏
@Soniyaa1242
@Soniyaa1242 9 ай бұрын
Leysar ayaa lababi ineyso
@Drridwanabdullahi
@Drridwanabdullahi 9 ай бұрын
@@Soniyaa1242 WUU YARYAHAYLAYSAR WAA LAGA MAARMAA
@Nalka-j1z
@Nalka-j1z 9 ай бұрын
Allow cafimaad nosi yariskena iyo inta Muslim nawi maxamed scw
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 9 ай бұрын
اللهم اشفي مرضانا ومرضى المسلمين اللهم آمين يارب العالمين ❤
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw 9 ай бұрын
اللهم امين يارب العالمين🤲
@seynabhassan9729
@seynabhassan9729 9 ай бұрын
اللهم آمين
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 9 ай бұрын
Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤
@umanajmo6684
@umanajmo6684 9 ай бұрын
Masha allah
@fadumaqaayo
@fadumaqaayo 9 ай бұрын
Allahow caafimaad taamah sii isaga io inta xanuusan oo dhamaantood ummada nadi maxamed salla llahu calaysi wasalam😢😢
@RibalMoaaz
@RibalMoaaz 9 ай бұрын
Amiin ya ALLAH ya rabi inshallah Ameen ya rabi inshallah ❤❤❤❤
@ZubeirHaji-h6x
@ZubeirHaji-h6x 9 ай бұрын
Ameen yaa rabi
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 ай бұрын
Ilahay cafimad taama ha siyo amiin 😊
@halimaali4792
@halimaali4792 9 ай бұрын
Subhanallah Ku salin nabi gena the best person ever the most know ledge able and the most shine all created prophet mohamed
@dalmarabdi877
@dalmarabdi877 9 ай бұрын
اللهم انت شافى اشف شفاء لا يغادر سقما
@muudahir7081
@muudahir7081 9 ай бұрын
Cream ayaa jiro oo lamariyo tolinkas wuu ba'aya murug haisku ridin waa ilmo waxkasta wey unugulyihn Allah cfyo ❤
@FaaizoAbdirahman-ol3fq
@FaaizoAbdirahman-ol3fq 9 ай бұрын
Allah noo xifdiyo awlaadda idinka garabkina Allah galo adna iyo Saxaf
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 9 ай бұрын
Ilaahay ha cafiyo ilyas Alle SWT ha inoo xifdiyo caruurteena, wax dhiba Alle ma tuso, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb😢
@Sonishaqurux
@Sonishaqurux 9 ай бұрын
Allah asxaabey ani xita walashei ayaa hadda baarka albaabka geedkiis ku dhufsaday igu so duceya ilyaas vml wayy😢❤😮😊
@amiiramaxamedaadan1355
@amiiramaxamedaadan1355 8 ай бұрын
Ilaahy cavio wll😢😢
@Sonishaqurux
@Sonishaqurux 8 ай бұрын
@@amiiramaxamedaadan1355 ammiin abyoh hadda wee u reesaday
@sousnaahmed7570
@sousnaahmed7570 9 ай бұрын
Incha allah bon rétablissement ❤️‍🩹 ❤❤❤❤🎉🎉
@ahmedisse566
@ahmedisse566 9 ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo ilyaas yare aamiin yaa Rabi
@JackCaddnan
@JackCaddnan 9 ай бұрын
Allaha caafıyo 😢🤲
@nimcohassan9417
@nimcohassan9417 9 ай бұрын
Masha allah wlshey 8o3ijwnwnbw12345yy99etykkgv 😢😢😢😢😢😢😢
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 9 ай бұрын
Allaha caafiyo walaasheey ilmaha camerada kadaaya dadka qaar cadow waayey mashaa allah mayaqaaniin allaha kuu caafiyo aamiin aamiin yarabi ❤
@FaizaAcademy-k1r
@FaizaAcademy-k1r 9 ай бұрын
😂😂😂😂
@amrygirlsabrina
@amrygirlsabrina 9 ай бұрын
Quick shifaa inshalllah ❤❤❤ Allah hanocafiyo Ilyaas yare🤲🤲❤
@user-sk2tu2yd1v
@user-sk2tu2yd1v 9 ай бұрын
Ilaahay hakuu cafiyo❤❤
@husniaftah2707
@husniaftah2707 9 ай бұрын
Alle ha cafiyo ilyas hooyo ayunba daremi karta xanunka ay daremayso hoyo marka ilmaheda wax so gadhaan Alle ha u yasiro
@monaahmed5700
@monaahmed5700 9 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@ardoinaCismaan
@ardoinaCismaan 9 ай бұрын
Alle ha caafiyo ilyaas yare habo alle haku caafiyo caafimaad taama alle hakaaga dhigo nabar xaqdaro ah🤲🤲🤲
@saabiriin342
@saabiriin342 9 ай бұрын
Amiin yarabe ilahay caafimaad taama ha seeyo❤ hada ka hor ani xetaa Albaab àa saan camal igu dhacay😢 Alx
@AbdirahmanNuuriye-g6k
@AbdirahmanNuuriye-g6k 9 ай бұрын
Inankeedii wa dhawac lacag ka sameynayso vuiskasii sow xaran mha😢😢
@deegoali1432
@deegoali1432 9 ай бұрын
Allaha kayasiro boogta boog madow Allaha ogadhigo insha Allh🤲
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 9 ай бұрын
In aad tosho may ahayn way iska fiicnaan lahayd waad kula dagdagtay xbti almuhim alle ha caafiyi
@DeeqoMacow-o5r
@DeeqoMacow-o5r 9 ай бұрын
Sorry hooyncm 😭😭😭
@SuhaylaOmar-kl1re
@SuhaylaOmar-kl1re 9 ай бұрын
I hope he feels better soon
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 9 ай бұрын
Alxamdulillah hadu illah intas kugu ekeeye ilyas illah ha caafiyo adna wlshy ilmaha ka da youtube ilyas masha allah wa cunug firfircoon dadka qarkoodna wa xasid il bina aadane buur ay dhambasha marka ka jooji ilmaha dhamant ood video ka duubeysid
@ADNOOCADEY
@ADNOOCADEY 9 ай бұрын
Ayy😢ilyaas yare alle hanoo caafiyo ax xanun waye walhi😮😢😢
@SmilingLemonade-qf8nc
@SmilingLemonade-qf8nc 9 ай бұрын
haaah wilkeyga aya sanokale noqdee albabka aya cunug kale xoog ogu dufte ilaa wajiga aya dilace 😢😢😢😢 sorry momyy adnoy ilmaha qurami i.a
@ZeienabZeienab
@ZeienabZeienab 9 ай бұрын
Ilmahaga ilyas an igu jeclahy Alle ha ku xafaIdo 😢
@UBAXCabdiraxmaan-ew2td
@UBAXCabdiraxmaan-ew2td 9 ай бұрын
alle haku caafiyo abaayo aniga bishaan laso dhaafay ayaa wiilkey oo afar jir eh iga daqramay foolka hore laba qodob laso tolay labada suniyo dhaxdod ilmo wey dhib badayihiin alle hano daayo 🤲🤲🤲
@damacibrahimducali2942
@damacibrahimducali2942 9 ай бұрын
bisinka allaha cafiyo Ilyas yare dhamaantodana ilmaha allaha idiin xafido aamiin ❤❤❤❤❤❤
@unknownyt8123
@unknownyt8123 8 ай бұрын
Alle ha ku caaadiyo habo caafimaad aale Haku siiyo❤😢😢😢😢😢
@shadiyaali-tf3ok
@shadiyaali-tf3ok 9 ай бұрын
Asc amiin ilahy ha cafiyo dawashaada badan ma ficna marka aay waliba hurdada kakacan hurdada ka ilaali insha allah
@RahimaOS
@RahimaOS 9 ай бұрын
Inchll kheire badan inchll ilyaas Allah caliyo amiin ya arabi
@raageomar6000
@raageomar6000 9 ай бұрын
Walashay adna waa qalad in waxkasta aad lawadagto dadka wax aan munaasab ahayn ayaa jira waxba kuma qabankaraan insha alah caafimaad
@DrabdirhmnMohmed
@DrabdirhmnMohmed 9 ай бұрын
Adna alle hakuu cafiyo marka hore marka labaad abaayo koley waad arki donta comentigan ee nimcada alle kusiiyay qarso malin hore ayaa ilbini aadam gashay sidan fila wayo comentga asiga lahdal hay😢
@falismaxamed8619
@falismaxamed8619 9 ай бұрын
Ay waan ka xumahy wllhi lkn waa qadar alle ilaahay ha caafiyo ilyaas yare😢😢
@cabdirizaakkeeyow323
@cabdirizaakkeeyow323 9 ай бұрын
Adnoy walashey alle hakuu cafiyo insha allah barmadow alle ha.aaga dhigo insha allah
@KhadraCali-w3g
@KhadraCali-w3g 9 ай бұрын
Ax waa kanaxy ilyaaz wanqirody wllhi Ale haku cafiyo zorry ilyaaz yre 😭😭😭🤲
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 9 ай бұрын
Xabiibi allha ku caafiyo xabbti adno toliinka markuu reesto wxaa jiro kareem baa binaayo toliinka ani wiilkeyga aa saas loo tolay hada ka hor kareemkaas aan umariyay wuu ka ba ay ❤
@zamzamabdulahi8423
@zamzamabdulahi8423 9 ай бұрын
Magaciis creamka abyo
@HiboSalaad-cy7po
@HiboSalaad-cy7po 9 ай бұрын
Illahay cafimaad taama hasiiyo ilyaas yare
@aaminarooble6909
@aaminarooble6909 9 ай бұрын
Abayo alaah hakuca fiyo cfmd tam ah wlh waxanun dhawac weyn ayagarey alaah ha uyasiro🤲🤲🤲
@MakoAhmed-b9x
@MakoAhmed-b9x 9 ай бұрын
Habaryar adna Allaha ha kuu caafiyo anigu maantaan arkay caafimaad dagdag ah Allaha siiyo اللهم يشفيه بسم الله اسال الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيه اللهم آمين اللهم آمين 🤲🤲🤲
@HarveyDiego-c7g
@HarveyDiego-c7g 9 ай бұрын
Wiil ki saxaaf u eekaa seey wax ku gareen adeer allah weene haku caafiyo
@Akram-cg9uq
@Akram-cg9uq 9 ай бұрын
Saxaaf aaba dhalay kan kle ka wayn kan uu yar yhy 😊
@HarveyDiego-c7g
@HarveyDiego-c7g 9 ай бұрын
@@Akram-cg9uq Mohamad sicid saxaf inuu dhalay waa kasaa ridwan ilyas ba
@fanaxlayissack4630
@fanaxlayissack4630 9 ай бұрын
Wlhi waan naxay wax kalan mlynayey allah kuu caafiyo apayo mcn
@laylacabdulahixassan9949
@laylacabdulahixassan9949 9 ай бұрын
Ilaahey hano caafiyo wiilkeena wan kaxumahay wlhi wajiga waa meesha ugu qaalisan insaanka 😢
@fatmina.qalbiisaafi7003
@fatmina.qalbiisaafi7003 9 ай бұрын
Really 😢sorry sorry my sister adna and with you son may Allah give shifah may Allah project ur son take care for him yaaa Allah yaa Raman 😢😢😢😢😢to so sad 😭 Insha Allah Allah caafimaat hasiyo
@Nobody1579
@Nobody1579 9 ай бұрын
Inshallah kheyr raca melkasto u adayin abyo plz ilmaha kale wedilayen ok ✅
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 8 ай бұрын
Ya ALLAH 🥺🥺🥺ilhey ha kuxifdiyo Ameen yarabi 🤲🏼 🤲🏼
@munamohammed579
@munamohammed579 9 ай бұрын
‏سلامته يا رب إن شاء الله ما يشوف شر الله يعافي يا رب
@HamdiAhmed-d5l
@HamdiAhmed-d5l 9 ай бұрын
ilahey cafimad haku Siiyo wilka😢
@amaalsiciid403
@amaalsiciid403 9 ай бұрын
Ilahay swc ha ku caafiyo Aamin
@halimoiman4890
@halimoiman4890 9 ай бұрын
Allah ha kuu cawfiyo Toliinka Dhib ma leh cunug yar waaye waa ka dhumaa lee toliinka Insha Allah
@maaryanmaryan172
@maaryanmaryan172 9 ай бұрын
Alle hakuu caafiyo abyo
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 9 ай бұрын
ilheey haa cafiiyo elias wiilkeyga yeey iskuu magac yihin allaahuma ameen ameen amee yaa RaBbi
@SulekhoMuxumad
@SulekhoMuxumad 9 ай бұрын
Ilahay cafimad team ah ha siyo
@iqlas8093
@iqlas8093 9 ай бұрын
MashaAllah geesi his not even crying
@YUUNEY2
@YUUNEY2 9 ай бұрын
Rabi ha idin caafiyo ilyaas yare Amiin
@filsan_abdiqaadir143
@filsan_abdiqaadir143 9 ай бұрын
Allaha siyo caafimad taam ah ilyaas yare
@queenquruxwanag1241
@queenquruxwanag1241 9 ай бұрын
Ax alle haa Cafiyo maskinka yaar yaa allah Cafimaad si
@cabdirizaakkeeyow323
@cabdirizaakkeeyow323 9 ай бұрын
Hooyo wx dha shay waala dareemikaraa marka walwalka iska dhaaf uu cafimadi doonaa niyadaada qeyr usheg amiin amiin😂😂
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 9 ай бұрын
Bisinka Wajiga. Buu. Nabar. Ka yaalo. Albaabka Baa laigu. Dhuftey. Illaahayow. Caafiyo. Aamiin.
@IsraJama-jl5sf
@IsraJama-jl5sf 9 ай бұрын
Alle ha ino caafiyo wa caruur wax kasta way kudhacayaan abayo kaliya alle ayaa ilaaliya awlada
@abdijama1984
@abdijama1984 9 ай бұрын
Adan ilama ha kadhaaf caamirada yuutuubka pls dadka waa ilku Leeble iyo af kuleeble allaah ha kuu caafiyo ilamaha kajooji caamirada❤❤❤❤❤❤❤
@Drs-saamiyachannel5lt58
@Drs-saamiyachannel5lt58 9 ай бұрын
Alle ha caafiyo ilmaha kaamirada kadaa abayo ilcayn baa jirta 😢😢 sorry ilyaas yare maamo alle haku caafiyo 😢
@FadumoYusufcabdule
@FadumoYusufcabdule 9 ай бұрын
Ilahay cafimad hasiiyo ilyas wiil quran saar isha bibiadanka waa xuntahay m.a wiilkaga aftahan waye dad m.a dhaheyni blz kaqa qadka
@ZamzamAdanMohamed-yg5io
@ZamzamAdanMohamed-yg5io 9 ай бұрын
ilahy cafimad taam ah ha siiyo😭🤲🤲
@Drridwanabdullahi
@Drridwanabdullahi 9 ай бұрын
ADNO ABYO ANAA DOCTORNIIMO BARTA MARKA HADAY MEESHU AHAY MEEL HORAY UDHAAWACNAY WAY FUDUDAHAY INAY MARKALE DHAWACANTO , SIDOO KALE WAJIGA DHAWAC YAR AYAA WAX WAYN DILAACMAYA MARKA WIILKA MAR HADAY KUDHACDAY ALBAB BIR AH QASAB WAYE IN ILAA LAFTA GAARTO.
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 9 ай бұрын
Salaamad adnah ilayas rabigey ha cafiyo amiin alaxadulilah haduh kasobaxay dhigih oo matah waxa udarnahed dhigoh gudah galah Markah haday dilacday waa latolayah waa nah rasaneysah oo walih waa ilmah oo wajigah isgah iskuh suh arurin wanah jexdin yar Markah saxah bih salaamah Ilahaay ha cafiyo amiin
@ummusafa8394
@ummusafa8394 9 ай бұрын
Allaha caafiyo canuga allaha noo xafido ubatka baar allaha nooga dhigo intii aan heysan allaha siiyo aamiin
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 9 ай бұрын
Alle tik tok ka so arkay wa so cararay KZbin ka so radiya Allah ku cafiyo ilyaas mamii ilmaha Adna ilyaas iyo nadia u jeclahay
@kayftahlil4461
@kayftahlil4461 9 ай бұрын
I m Sorry habo macaan ilayaas cadeey Allah ku xifityo inshallah xabibiti adna
@maxamedamiin-rv9hr
@maxamedamiin-rv9hr 9 ай бұрын
allah caaflyo wiilka yar maxa utosheen abaayo aniga saas iga noqday wiil iga noqday in latolo waa diiday quuna caafimaaday masha allah
@ruqiyomohamed9954
@ruqiyomohamed9954 9 ай бұрын
Allaha caafiyo wiilka yar ilaaha wax ilaalinkare allaha xafido tolinka wax dhib ma keenayo abyo haga wel walin anaga isha korgeda suniyaha inta u dhaxeysa daqar ka kaaray leyga tolay inkasto ciyaal dugsi ley iska ahaa xiligas hadase wax dhib ah kuma qabo caafimadka ka muhimsan
@AmiiraQurux-jd4wk
@AmiiraQurux-jd4wk 9 ай бұрын
Ilahay cafimaad taam ah ha siiyo miskiinka
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 9 ай бұрын
Alle cafiimad kuu rajeynaa yaa habo macan
@SiradHussein-x7q
@SiradHussein-x7q 5 ай бұрын
School of work and the rest are going through to see you at home this week as it has to 😂😂😂😂❤
@NaaNa356
@NaaNa356 9 ай бұрын
Ducadeena taada ugu fican adnooy walibo adiga hooyo sii ah❤
@ayankuryachannel8220
@ayankuryachannel8220 9 ай бұрын
Ilma yar waaye abayo marku weynado wee durqe mesha ama khafif ka noqone insha Allah cafimad deg deg Allah siyo
@AsmaAhmed-l3b
@AsmaAhmed-l3b 9 ай бұрын
Plz caruurta kadaa camerada Allah ha ku caafiyo wll
@zeynamohamed4899
@zeynamohamed4899 9 ай бұрын
Ilaahey ha kuu caafiyo caafimaad deg deg allaha siiyo
@umalkhayrsheikh3937
@umalkhayrsheikh3937 9 ай бұрын
Alle ha cafiyo cafimad tama wll adna 😢😢😢
@Hamkiz
@Hamkiz 9 ай бұрын
Ilyas hooyo Ilahay hakucaafiyo in shaa Allah.
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g 9 ай бұрын
Illahay ha caafiyo ilyaas yare habo alaah yaa caafi
@warda_54
@warda_54 9 ай бұрын
Abaayo ilaahay Haa ku cafiyo ilaahayow cafimaad dag dag ah sii inshaa Allah uu cafimaad ilaahay haku yasiro amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@fartuunwarsame9085
@fartuunwarsame9085 9 ай бұрын
Ax wiilkeyga ayaa galab sidaas cml iiga daqramey lkn lama tolin sharooto lagu dhajiyey qalajin na waa lasiiyey wllhi meesha ilyaas ka dilaacday cml asagana ka dilaacday Allah hakuu caafiyo abaayo awlaada Allah haynoo xafido
@ayanibrahim9539
@ayanibrahim9539 9 ай бұрын
Allah ha cafiyo ilyas waxba noqon mayo Isha allah❤❤❤❤❤
@yasminmohamed2336
@yasminmohamed2336 9 ай бұрын
Ilahey caafimad taam ah ha siiyo ilyaas yare
@Jamaalcadde-k4n
@Jamaalcadde-k4n 9 ай бұрын
Allah kuu caafiyo ilyaas
@adontiallah6637
@adontiallah6637 9 ай бұрын
illahay haku caafiyo insha allah ilmaha Dobwalls ma haysto iska ilaaliya isha uma rona
@fahimafahima9268
@fahimafahima9268 9 ай бұрын
Wax weyn ma aha dadka haka nxinin dhawac weyn umaleeyey subxanallah allah intas ugu simay mahada leh allah caruurta hano xafido ceeyn geri walaga ilbaxay hada waxa lasaara sharooto cad oo dhuuban aa lagu taxaa iyda isku dhageyso.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 12 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 28 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 27 МЛН
SURPRISE AYAAN UGU DHIGAY AAD AYUU UGU FARXAY MARKAAN USHEEGAY 🥰
12:38
DILAAGA QARSOON
31:23
King Ceyda
Рет қаралды 1,3 МЛН
WIILASHA KU HORMAR LACAGTA COME BACK AYUU SAMEEYAY
12:49
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 260 М.
KOKO NINKAAN XAASKIISA GUBAY NAMBARKEE AYAA GELIN LAHAYD
20:21
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 411 М.
PRANKI UGU XUMAA ADNA OO BAROORATAY SORRY AFAR DHAAN
29:11
Adna Channel
Рет қаралды 667 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН