II WAD SHEEKADA -"Ganacsiga iyo caanimada waxaan ka soo bilaabay....S1-E6 Natasha Gwal

  Рет қаралды 244,983

Ardaa Media

Ardaa Media

6 ай бұрын

II WAD SHEEKADA -"Ganacsiga iyo caanimada waxaan ka soo bilaabay....S1-E6

Пікірлер: 368
@samihasaid4271
@samihasaid4271 6 ай бұрын
Curad nimada waa culeys gooni ah waliba agoonimo ku dheertahay ilaahoow ila garab gal Inaa ilmahaas ila dhashay koriyo🥺
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc wll isoo booqo sabiskaraayb igu sharaf thanks
@FardawsaAli-qi3cl
@FardawsaAli-qi3cl 6 ай бұрын
Ilahi dhamanten hana garabgalo❤ curadnimo wa masuliyad aad uwayn
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 6 ай бұрын
Amiin waa runtaa culays ayey ledahy​@@FardawsaAli-qi3cl
@bosteyoabdi2618
@bosteyoabdi2618 6 ай бұрын
Aamiin yaa rabi 🤲 😢
@EBYAN267
@EBYAN267 6 ай бұрын
Wlhi Kula qabaa lkn waxaa farxaa markaan waxaan hello intaan hooyaday Waco dhaho hooyo wankusoo diray wlhi duco mida Ugu qiimaha badane bay iiducaysaa hooyaday waliba waxay idhahdaa hooyo qli ilmahaaga Alle wax hakaa dheefsiiyo ❤
@user-yr4be7kh1s
@user-yr4be7kh1s 6 ай бұрын
Team curad nataasha wey na dhiirigelisay anoo weliba wadada ku jira ❤😊thanks natasha ❤
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc iso booqo walal sabiskaraayb igu sharaf thanks
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
@@user-ll6rp9sb8s asc isoo booqo igu sharaf walal thanks
@user-gg8qb6dj4v
@user-gg8qb6dj4v 6 ай бұрын
Masuuliyada curadnimo ay dareemayso waa xaqiiq curad reerkay gabadh utahay waa reer mustaqbal leh alle caqliga iyo cimrigaba haku barakeeyo wllshy ayaaaney ❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
@user-lx7zn3vh5l
@user-lx7zn3vh5l 6 ай бұрын
SCw scw SCw scw SCw scw SCw scw SCw
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 6 ай бұрын
scw scw scw ❤❤❤
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 6 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 6 ай бұрын
scw scw scw ❤❤❤❤
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 6 ай бұрын
Plz hibo maxamed dirir gabadha hooyooyinka suuqa hargeysa qoraalka barta soo qabo taliye i.a😊🎉❤
@katimeymohamed9625
@katimeymohamed9625 6 ай бұрын
Best laday ever
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 6 ай бұрын
Walal gabadhas social media haday leedahay isheeg
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 6 ай бұрын
inta Daawaneyso Muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 free sudan 😢 aan u duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna ❤️❤️ Jumca Mubarak❤️❤
@hamdahassan974
@hamdahassan974 6 ай бұрын
Wlhi Aniga iyo iyadu isku fikrad baan nhy lacagta ganacsiga ku bilow mid leek baan ku bilaabay waliba wlshy I amaahi alxamdulah hada masha allah a ayn ahy
@sudialibarre5680
@sudialibarre5680 6 ай бұрын
Mnsha Allah wlashay ilaahy haku barakeyo ganacsigaaga ❤ Isku fikrad nahy wan jeclahy inaa wax qabsado oonan uga bahan qofna waxba insha Allah
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 6 ай бұрын
​@@sudialibarre5680aniga riyadeyda waaye ganacsiga alle hanoo rumeeyo aamiin 😢😢❤
@yasirmungani6778
@yasirmungani6778 6 ай бұрын
I’m very proud of this young woman, she carries herself with dignity and respect. A quality that is lacking in this generation, Eebe ha kuu saaidiyo huuno.
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharf walal thanks
@sadiqf7683
@sadiqf7683 2 ай бұрын
I agree with you waaw honestly I have never seen well-balanced, very articulate, soft-spoken, very confident, very disciplined young girl like her Maashaallah ❤❤
@hamdacabdalla8626
@hamdacabdalla8626 6 ай бұрын
Ayy caawo role modelkegyii kentay guulo badan gaar qoftan silent killer waye ayado aamusan aye wax qabsataaa
@amiindeeq7263
@amiindeeq7263 6 ай бұрын
Nataasha waa Gabdh karti leh, caqli badan. Qoftayda mustaqbalka inay sidaa nasteexo oo kale tahay jeclaan lahaaa❤
@sudialibarre5680
@sudialibarre5680 6 ай бұрын
Fikradeda waydii markaa kdibna hddii aysan sidaa ku fikirin 😂 ku waani iney wax qabsado mrka danbe iyadaa yelesee 😂😂
@riyaqinaa172
@riyaqinaa172 6 ай бұрын
Ameen
@ridwaanibramoallim5395
@ridwaanibramoallim5395 6 ай бұрын
Waad heleysaa❤
@sagaldarajo6159
@sagaldarajo6159 6 ай бұрын
Aniguna waxan raba inu ii ogolado in an shaqaysto oo igu tageera 😊
@amiindeeq7263
@amiindeeq7263 6 ай бұрын
@@sagaldarajo6159 Wan ku taageeri lahaa xaaskayga mustaqbalka inay independent woman noqoto, wax soo saar leh🥰
@mukhtarzhaafi3952
@mukhtarzhaafi3952 6 ай бұрын
Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤
@SahroMOHAMEDABDULLAHI
@SahroMOHAMEDABDULLAHI 6 ай бұрын
SALALAAHU caleyhi wasalaam
@abdiqanihassan739
@abdiqanihassan739 6 ай бұрын
Scd saw scw scw
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 6 ай бұрын
scw scw scw ❤❤❤❤
@najmomahamed4035
@najmomahamed4035 6 ай бұрын
Wlhi waa jeclahy in aan ganacsi xalal ah sameysto ilahay ha irumeeyo🤲
@iqradahir6119
@iqradahir6119 6 ай бұрын
Sido kle wlh alle ha ino Rumeyo
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc isoo booqo wll sabiskaraayb igu sharaf thanks
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
​@@iqradahir6119Asc iso booqo walal sabiskaraayb igu sharaf thanks
@Dheelitira
@Dheelitira 6 ай бұрын
Dhamntenba wan jecelnhy allh ino rumeyo😢❤
@user-xj6wf7mb4m
@user-xj6wf7mb4m 6 ай бұрын
Sidoo kale walahay ilaahay ha ii rimeeyo
@cabdullahihassancabdullahi4167
@cabdullahihassancabdullahi4167 6 ай бұрын
Nataasha wareysi qurux badan dhinac walba taabanaaya ayaa la yeelatay kaftan iyo howlaha nolosha wax badan wuu iga kordhay hami sare iyo iney meel fiican gaarto ayey rajeyneysaa allaah u rumeeyo , Gabdhaha soomaaliyed haku daydaan waxna ha qabsadaan curad hadey tahay masuuliyad qaas ah baa saaran sida nataasha ha u faaideeyan qoyskooda waxaan isku fikir kanahay in ay gabdhaha markey marwo noqdaan iney wax qabsadaan oo shaqeesten lana canaadin caruurteeda iyo xaajigaba wey anfaceysa mustaqbalka .
@rodaismail8151
@rodaismail8151 6 ай бұрын
Yes, we all know it was Haykal. And he needs to listen to this young smart lady. Two hands are better than one period.
@nimcosharaf5745
@nimcosharaf5745 6 ай бұрын
Yea exactly 😢
@user-ez7hb2qd5w
@user-ez7hb2qd5w 6 ай бұрын
Ka wrn comment kuwa ka tageeray dumar bay ahayeeen
@rodaismail8151
@rodaismail8151 6 ай бұрын
My thing is what is wrong of me having a job and contributing to my home. Let's say that my husband deaded , and I was a stay-at-home mom, then what? go back to my parents' house and become a burden on them. To me, it is all about controlling the woman. Haykal knew that girl was an educated and a business woman, so the question is why marry her? That was a jock when he came out and said he wanted a stay-at-home mom.
@user-ez7hb2qd5w
@user-ez7hb2qd5w 6 ай бұрын
@@rodaismail8151 waaaa dulii maarmarsiyu raadinayaaaa
@dcfootball1
@dcfootball1 6 ай бұрын
​@@rodaismail8151Mate, it's not about "controlling women", it's about both the Man and the Woman having different roles in the family this thing has been going on since the start of humanity and let me guess probably your mom is/was a stay-at-home wife, so nothing wrong with that. And for this lady she chose not to be a stay-at-home wife and that's fine also.
@drbuux4429
@drbuux4429 6 ай бұрын
Ilaahay ha u barakeeyo ganacsigeeda iyo hammigeedaba walaasheen.
@user-rt1wq3ju9c
@user-rt1wq3ju9c 6 ай бұрын
As a first born daughter,Natasha is now my official role model
@Cadami1
@Cadami1 6 ай бұрын
Mashaa allah waa gabadh illahay caqli u dhamays tiray waxan rajaynaya inuu illahay hamigeeda u rumeeyo❤
@user-uw2ui5ts7l
@user-uw2ui5ts7l 6 ай бұрын
Inan kastoo curada sidayda Alle hcaawiyo 🤲
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc wll isoo booqo sabiskaraayb igu sharaf thanks ❤
@BilanQaldane
@BilanQaldane 6 ай бұрын
Curadnimada wa masuliyad Allow nolosha igu gule plz iso ducey hadad aragto farintan❤
@Farxiyadegan
@Farxiyadegan 6 ай бұрын
AllH hkgu guuleeyO sis❤
@jamiilamohamed2374
@jamiilamohamed2374 6 ай бұрын
Walal masuliyada ku saran allaha ku fududeyo ilaahay na hakugu guuleyo insha allah
@Aamino-ou2od
@Aamino-ou2od 6 ай бұрын
l,a abyo sem nhy allaha nagu guleyo😢❤
@sahruj2haji239
@sahruj2haji239 6 ай бұрын
Aamiin yarabbi curad ban ahay sidada oo kale
@FarahAbdimuhamud
@FarahAbdimuhamud 6 ай бұрын
Aamiin dhamaanteenba wlo
@fatmaibrahimy7068
@fatmaibrahimy7068 6 ай бұрын
My role model masuuliyada ay dareemaysa qof curad ah uun ba dareemikara walhi rabbi aqliga ha Ku barakeeyo gaar ahaan waxaad iithy role model❤️‍🔥
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharf wll thanks
@user-vs6fg9nz2s
@user-vs6fg9nz2s 6 ай бұрын
Waxn ka helay run ahaanti wareysigan dhiiri galin aad u badn wad mahdsantihiin wllyl❤
@aziasaleban1078
@aziasaleban1078 6 ай бұрын
Dadkaaso kle noo keen dhiirigelin bay nothy wlhi nataasha alle ha ubarakeyo maalka❤
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 6 ай бұрын
She’s so smart masha Allah ❤️👸🏻
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharf wll thanks
@aziasaleban1078
@aziasaleban1078 6 ай бұрын
Ani nataasha isku hami ban nhy wlhi xgee kala xidhidha gabdhan😢❤
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed 6 ай бұрын
Meheradeeda ugu tag way joogta hrgyse ❤
@anfalyasin791
@anfalyasin791 6 ай бұрын
Natashaa waxaan uarkaa sida walshay iga weyno kle wlhi dhibta waan lanaca dheeftana wan la jeclahay Ilahay wax walboy doneso hausahlo ❤
@caaishocumar4829
@caaishocumar4829 6 ай бұрын
Waxa idinka codsanaya online business yar ii furan plz igu duceyaa in alle ii barakeyo qof wlbo woo inayad jabiyaa😢😢 plz duca idin kaga bahahay in uu alle ii barakeyo
@mamahooyo9379
@mamahooyo9379 6 ай бұрын
Ilaahay hakuu fududeyo xalaasha ku dadaal in shaa Allah🥰 dadka marwalba way niyad jab badan yihiin ka ducayso guulayso
@Sofiyadiriye
@Sofiyadiriye 6 ай бұрын
Ilaahay hakuu fududeyo abayo mcn haka niyad jabin waliga goalkaga burso dadkana Ha dhageysan 😊🥹🤎
@HooyoDhalaan
@HooyoDhalaan 6 ай бұрын
Ilahay haku barakakeeyo wll 😊
@SaabirinCabdi-wg7vr
@SaabirinCabdi-wg7vr 6 ай бұрын
Allaha kuu barakeeyo guulo badana kagaar I.a❤
@FARMADHIGE
@FARMADHIGE 6 ай бұрын
Rabi haku fududeeyo❤❤
@bishaarocrixmaanbishaaro-md7nl
@bishaarocrixmaanbishaaro-md7nl 6 ай бұрын
Wareyziga in badann ban sugayE.❤️thank u wll
@xamdacarab3352
@xamdacarab3352 6 ай бұрын
Natasha waa gabadh kartibadan oo role model ii ah allaah barakeeyo gabadha
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharf wll thanks
@hoodo9260
@hoodo9260 6 ай бұрын
My role model ❤
@barbatov288
@barbatov288 6 ай бұрын
Waa gaabr aftahanad ah smart 🤓 Masha Allah
@mariamanka7151
@mariamanka7151 6 ай бұрын
Aniga waxan ahay curad hooyo aya u ahy gawr io wiil side ay thy neh murad aya le yhy somaliye iso duceye plz khery allah ha idn siyo plz waxn raba ina hore mar garo😊❤❤❤❤❤❤❤😊
@ZimanAbdirisaq-ug3xt
@ZimanAbdirisaq-ug3xt 6 ай бұрын
Ani xitaa sanad kaste Riyo cusub baan abuuraan hadan ilaahay baa waqtiga uu ii qoray Riyadayda ii rumayn doona sidaad oo kale baan curad ahay allaha kuu Rumayn doon qaali adigan inzha allh ❤guulayso wallo
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 6 ай бұрын
Yaa gabadhan yari codkeeda ila jecel 😢❤
@NasraMuktar-qb2zf
@NasraMuktar-qb2zf 4 ай бұрын
Her life story hurts me most as a first born lady😢😢 May i become like her Inshallah am on her footsteps
@fardosojimcale7345
@fardosojimcale7345 6 ай бұрын
My role model Natasha abdi Rabi hakula garab galo guulaha Ila herka ad kuhamineyso❤️🧕🏻
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 6 ай бұрын
Masha allah ntasha wa role modelka qof wlpo hormar jecl waa qof smart ah oo holkar ah illhy gnacsigeda ha ubrakeyo wlashy nastexo ♥️
@hamdabilan838
@hamdabilan838 6 ай бұрын
Fartun iyo Ayan Kuwi Nasteha Abdi ladhashy wa idin salameya
@asmafaysal6199
@asmafaysal6199 6 ай бұрын
manshallah si mug iyo miisanleh bay u hadashay , hore u soco marwalba wll
@SamsamSheikhahmed-mt6px
@SamsamSheikhahmed-mt6px 6 ай бұрын
Masha allah walal qali
@raxmaadan440
@raxmaadan440 6 ай бұрын
Salalahu calehi wasalim salalahu caleehi wasalim salalahu caleehi wasalim salalahu caleehi wasalim salalahu caleehi wasalim salalahu caleehi wasalim ❤
@miskimohamed-sz9vi
@miskimohamed-sz9vi 6 ай бұрын
hamigyga waa in aan shaqesto meshan wax ka bilabana ma aqano😭40 qof ducadoda waa aqbal plz ii duceya in uu allah ii fududeyo riyaydyda😢
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc wll isoo booqo igu sharaf thanks
@samiiramaxamed511
@samiiramaxamed511 6 ай бұрын
Sidaas oo kale ayaan ahay waan Ka fakaraah mar walba ilaahay hanoo aqbalo😢
@miskimohamed-sz9vi
@miskimohamed-sz9vi 6 ай бұрын
@@samiiramaxamed511 aamin sis 😭sidee iskula xariri karnaa toloow gbr isku hami nahy wan radinayeye intaso is cawina🥺
@zamalmehrain6264
@zamalmehrain6264 6 ай бұрын
Because rer hagargeysa wa dad labis jecel wlhi
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah Nataashaa qurux xishood caqli badan alla haku xafido
@ZamzamCumar-yv1mt
@ZamzamCumar-yv1mt 6 ай бұрын
Nataasha gabadh adag ❤
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
ور Asc isoo booqo wll sabiskaraayb igu sharaf thanks
@shukriaabdirahman2554
@shukriaabdirahman2554 6 ай бұрын
My role model nasteexo qurux❤
@ogaaldheehid40
@ogaaldheehid40 6 ай бұрын
Aad Ayan idin salamey nasteeexa wa qof dhabti aaad u akhlaaq wanagsan una fcn aad Ayan halkan ugasalamaya walasheyda
@hodoali5714
@hodoali5714 6 ай бұрын
Mansh alah tabarka raxman hanbalyo qali ❤❤❤🎉🎉🎉
@hamdanuura7954
@hamdanuura7954 6 ай бұрын
Masha allah❤
@kowsarsiciid7158
@kowsarsiciid7158 6 ай бұрын
Gabadha kaliya jeclahay love you ❤❤
@user-fl8wv6cl2p
@user-fl8wv6cl2p 6 ай бұрын
Wllo noo so badi dadka hormarka gaadhayy warasigooda waxbadan ayaan ka faideynaaa😢🎉
@idirisomar6172
@idirisomar6172 6 ай бұрын
masha alh. natasha wlhi waaa. gabdha aduunka kugu. jeclhy 😢😢 ❤❤❤❤. faraxd ku waaar
@alikhadra258
@alikhadra258 6 ай бұрын
Masha Allah isku fikir ayaynu nhy hore u soco wll❤
@aziasaleban1078
@aziasaleban1078 6 ай бұрын
Mnsha allah ilohow na gacan qabo wn jeclhy inaa lahaado ganac aan leeyhy anuu❤
@user-mc6ot6vy6k
@user-mc6ot6vy6k 6 ай бұрын
Caqawad illhey Kuma tuso horey usoco wllzhei❤😊
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 6 ай бұрын
NaTasha darr alle u jecLahayy wllhie ❤🎉
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 Ай бұрын
Mansha allh boqorada karti iyo caqli iyo qurux iyo wanaag alle udhameyay alle haku siyaadiyo caqliga natasha wllo ❤❤❤❤
@Zaapiriin20
@Zaapiriin20 6 ай бұрын
Masha Allah ❤
@NezmaUpdi808
@NezmaUpdi808 6 ай бұрын
Wxn aad u rajeynaya inaaan malin uun shaqsi jira magac & muuq ahaan bah noqdo dadkuna jecelhyihin noqdo i.a❤
@zuhuurabdirisak3479
@zuhuurabdirisak3479 6 ай бұрын
Curad baan ahay hami badana wan leeyahay iso duceya inu ilahey irumeyo rajjo wlbo nolosha ka leyahy 🥺❤️
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc walal isoo booqo sabiskaraayb igu sharaf thanks
@osman__bakar
@osman__bakar 6 ай бұрын
Ilhy kuu rumeeyo inader dhamaanten ba
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 6 ай бұрын
Msha allah waa gabar karti leh
@user-ms1wz3sl1j
@user-ms1wz3sl1j 6 ай бұрын
Mansha allah❤❤
@user-rn2ut8sp6g
@user-rn2ut8sp6g 6 ай бұрын
Boqorad batahy abyo wadna ku mahdsantahy dhiirigelintada Allah ku sharfo wlashey ❤
@Muslimah536
@Muslimah536 6 ай бұрын
MashaAllah Wareysi iyo sheeko wadaag qurux badan oo wax tar leh Aad ban uga helay ❤
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc wll isoo booqo sabiskaraayb igu sharaf thanks
@abdullahiawil1689
@abdullahiawil1689 6 ай бұрын
she is smart and hardworking women, mash allah.
@MaryamaKiin-to5mc
@MaryamaKiin-to5mc 6 ай бұрын
My best role model
@iqlimoiqlimoadan4736
@iqlimoiqlimoadan4736 6 ай бұрын
Very smart lady m.a may Almighty bless you and your family dear siz
@hodanmahamoud7206
@hodanmahamoud7206 6 ай бұрын
Natasha cabdi role modelkayga thay wllzhy❤
@user-naadia777
@user-naadia777 6 ай бұрын
M.a waa anigoo kle runtii qofka curadka ah xilweyn baa saaran❤❤
@cbaasidahmed6134
@cbaasidahmed6134 6 ай бұрын
Walshy natasha wlo mcn waxwalpa aad jeshay oo niyadad ku jira ale haku hor dhigo❤❤❤
@il7076
@il7076 6 ай бұрын
Mnzha alllaH wllll nataazha keep going
@sudialibarre5680
@sudialibarre5680 6 ай бұрын
Mansha Allah Ilaahy haku barakeyo ❤
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc iso booqo walal sabiskaraayb igu sharaf thanks
@FuAad1
@FuAad1 6 ай бұрын
Mancha alla natashi waa inan aad u aad u caqli badan ❤
@user-de7lm2lg4c
@user-de7lm2lg4c 6 ай бұрын
Wn ku salmay Abdikariim keep going
@habibagedi2689
@habibagedi2689 6 ай бұрын
very elequent, i like the way she talk. mashallah , rare gem
@Ahmettttt2
@Ahmettttt2 6 ай бұрын
Nasteexo Abdi ❤.
@sahromaxamuud-qb4ow
@sahromaxamuud-qb4ow 6 ай бұрын
M.a gabar geesiyad ah oo karti badan maskadada allaha kuu barakeyo wax badan baan ka fa,iidey
@queen.ayeeyo
@queen.ayeeyo 6 ай бұрын
Natasha gawal wa qof daayar oo Alhamdulilah Ilahey wadada u sahlay Social Media
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 6 ай бұрын
20:14 aniga qudheyda faarax baan saan kukala tagney anagoo xiriirleh hashaqeesan anigaa kuu shaqeeyni iyo ganacsi baan bilaabi 😂😂iyo naag shaqeeneeso marabi aniga waxaan ku dhahay saaxiib nagu kalawad aniga faarax iskuma haleen karo baribaa anoo caruur sito isoofuri markaa xagee geeyaa 😂😂
@Mahomed--
@Mahomed-- 6 ай бұрын
Wad saxan tahay ana kugu raba macal shaqadada
@xafsocabdi7902
@xafsocabdi7902 6 ай бұрын
Kaas waa bastar 😅
@aziasaleban1078
@aziasaleban1078 6 ай бұрын
Sax abaayo ku taagnow hamigaga waad gaadhaysa qof kugu raba horumarkaga jecel baa helaysa keep going is dhis samee waxksta happy ku thy❤😊
@shuubilan9781
@shuubilan9781 6 ай бұрын
Waa saxan tahay bayo ani inti laidhahay shaqa wanku ogalahay sanad markey kaso waregate ban dhahay away waxad iga balan qaday dhowr bilood isug haye ugu danbeyn 2sano I dhamatay marki danbe waxa Laidhahay naag an qabo ma rabo iney shaqeyso did ama yeel banankana uma bixi kartit kashekey Ana qof hami leh ban ahay shaqadana yaranteydii bilawe inan ganacsado 13sano jiray hooyadey I garab tagned aabe ano yar dhintay kadib 19sano ku gursade wali hadad wan leyahay malin un wan rajeyna inan nolasha ku jira ka baxa oo hori u socda
@aliyafarah987
@aliyafarah987 6 ай бұрын
@@shuubilan9781hdaa shaqeysato miyu kufuraya 😢ilhey talo saaro baayo qofkas haduu shar kuuyahy ilhey hakaakaxeeyo
@user-jo2qu7zi7h
@user-jo2qu7zi7h 6 ай бұрын
M.a nasteexo baayo hooray usoco halkaad hadda tagantahy melkasaraysa tag intaa noshahayna kunolaw nololquruxbadan baayo ❤❤❤❤
@mukhtaaryuusuf8304
@mukhtaaryuusuf8304 6 ай бұрын
masha allaah natasha waa gabadh dadaashay ilaahy ha guuleeyo
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc isoo booqo wll sabiskaraayb igu sharaf thanks
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 6 ай бұрын
Masha Allah Natasha gabar qiimo badan keep going guuleso 🎉🎉🎉🎉
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc wll isoo booqo igu sharaf thanks
@NastehoIsmail-co8gx
@NastehoIsmail-co8gx 4 ай бұрын
Nasteexo wlhi wax tahy inta soshiyal meda ugu wangsan wan ku wataa wllo ilhay haku dayo
@hamdaxaajiladhan114
@hamdaxaajiladhan114 6 ай бұрын
My role model Natasha
@ikram.muhamet
@ikram.muhamet 5 ай бұрын
Podcast qurux badan masha allah apaayo allaha ku barakeyo ❤
@ifraaxindhooy9177
@ifraaxindhooy9177 6 ай бұрын
You are my favorite person Nasteha.
@KhadarAxmed-fq6wv
@KhadarAxmed-fq6wv 6 ай бұрын
Aad baan ugu faraxsanay Dhalinyarada Hal abuurka sameeyay wiilal iyo gabdhaba waraysogooda waayo waxbadan ayaad ka faidaysaa
@user-zb1iy3qg7b
@user-zb1iy3qg7b 6 ай бұрын
Hibaaq Gobaad soo qabo❤
@mariamanka7151
@mariamanka7151 6 ай бұрын
My royal model natasha abdi walshe allah ha ku xafido qali i.a waxn rajeyne ina sideda caml mel iska so saro❤❤❤😮
@fadxiyaibraahim5486
@fadxiyaibraahim5486 6 ай бұрын
My best woman ❤
@ziyakamilavlog9388
@ziyakamilavlog9388 6 ай бұрын
Masha allah gabdhan wa dadashey allaha guleyo isku hami lenahay magaceyga mel walba ina tukan k fura jaceylhy riyada allah no wada rumeyo
@abdifatahahmed8458
@abdifatahahmed8458 6 ай бұрын
Masha Allah inan sharafteeda iyo mansabkeedaba ka ilaashatay fitnada social media
@user-mj1uw1tj9l
@user-mj1uw1tj9l 6 ай бұрын
Msha allla
@gabarsomaaliyed33
@gabarsomaaliyed33 6 ай бұрын
nin aan hadaaf kaaga kaso horjeeda nin kuuma nooqda
@ShamsaCabdil
@ShamsaCabdil 6 ай бұрын
masha Allah
@ciraaqrvp8364
@ciraaqrvp8364 6 ай бұрын
Gabdhuhu Waa Shaqayn karaan lkn Xafada Iyo Ciyaalkeda Inay Dayacdo mahan Waxaa Ladhahaa Dumarka Waxay isku qabankara laabashaqo iyo Kabadan Waayo Hooyada Ayadoo Canjeelo Dubaysa misana Idaacad dhagaysanaysa ama Talephon ku hadlaysa Hada mid nuujinaysa Kuwa kalana Cuntada Afka ugu Guraysa Wllhi Dumarka waa Cajiip 😊
@cabdixafiidelmi4329
@cabdixafiidelmi4329 6 ай бұрын
Masha allah gawar fiican oo dheeere galinta ku fiican ayaa tahay Allahs ha ku xafido abaayo❤
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharf wll thanks
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 6 ай бұрын
Waa gabar yar oo fariid ah ❤🎉🎉🎉
@enggeenyo7009
@enggeenyo7009 6 ай бұрын
Mnshllh Illhow I fududee ana hamigygi🥰
@marwogeele1254
@marwogeele1254 6 ай бұрын
❤❤❤ Masha Allah
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
@khaalittofficial1916
@khaalittofficial1916 6 ай бұрын
Manaha Allah
YAA DILAY XAASKIISA
31:46
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 126 М.
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 54 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 97 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 143 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,5 МЛН
II WAD SHEEKADA “ Ganacsiga iyo dhalinyarada “ Awo Cukuse
55:53
Somali forex podcast with med Ibrahim abdi
42:50
Med Ibrahim fx
Рет қаралды 8 М.
Farax iyo Filsan "Barnaamij xiiso leh iyo la yaabka Maraykanka"
32:04
NATASHA EX KAGA AROSKISA MA TAGI LAHEED XANAAQ
16:18
Loosey8
Рет қаралды 172 М.
IIWAD SHEEKADA, HADANE IIWAD
51:09
awaalehanuuniye
Рет қаралды 263 М.
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 54 МЛН