Saan uqoslay sariirtaan kasoo dhacay iidaadi iidaadi madaxaad iisaaran tahay shactiradada waxay igaadhsisay heer marka aan keli noqdo xasuusto hadaladisa fasalkaan ku dhex qoslaa layga yaabaa respect from hargeisa
@Unknown-km2iv6 жыл бұрын
Cabdi good ii khaakhan cabitanka ee badsaden kuyi wawashen wlhi kan wx kale waye somlia maxamade likta isiiya hadaa iidadi tagerto
Dee waa runtii hablaha qaarkood lacag bay fiiriyaan
@Brizzarelyyy6 жыл бұрын
I wanna love u love i wanna hit hit kulahaa ganadha muu garacaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@ducaalexajicali94686 жыл бұрын
IDAADI QOFTAAS KUQABO WAX BADAN BAA JACAYL NAGU WARERISAY
@hopelyrics13196 жыл бұрын
Hahahahah😂😂😂😂
@uvfh70316 жыл бұрын
@@hopelyrics1319 uhhbnnn
@uvfh70316 жыл бұрын
maxaa waaye
@isaacali376 жыл бұрын
Idaadi has to be the funniest Somali person in history
@saliimopbe10275 жыл бұрын
Inta idadi tagerto plz like😭
@CilmiFaafiye6 жыл бұрын
I wanna love u love u i wanna love u love u I wanna leave u leave u kulahaaa hhhhhhhhhhhhhhhh Ar iiidaadi shactarada ama riwaayada hibuu u leeyahy iska keen keen ma aha cidii igu raacsan like ha iiisaarto asxaabta
@cabdullahicabdullaahikalaa8036 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeya ayaa ahee like ha ila dhaafina
@MudaneChango6 жыл бұрын
Like waku saarat Subscribe iisaar ugaas CK
@ayuubcumar14886 жыл бұрын
Cabdullahi Cabdullaahi kalaay CK Hhhhh sxb
@muniirxhaka85186 жыл бұрын
Idaadi jilaa caan ah qosliya alaha ku shrfo😂😂
@mahamedwardi29966 жыл бұрын
Iidaadi waa ninka kaliya ee qadaad weyn ta ah ee iga qosliya iidaadi From capital city of Republic of somaliland
@daadirdk5426 жыл бұрын
Citiraaf madradin waddalantahy naso fakar germee heli citiraaf hhh
@MurtiMaaweelo6 жыл бұрын
ii daadi weydiiso ictiraafka somali land asaa caan ahee
@draliabdihassan80236 жыл бұрын
ninkaan wey ku soo caan baxeen waxna masiiyaaan
@hamiiyoqami87115 жыл бұрын
Gabadhan way cod macaantahay
@cumaraxmed75766 жыл бұрын
Reer muqdisho ayaan taan Iidaadi ayey lacag ka sameeyeen
Quuen Ali thanks hee walshiis malinta hakuu wacnaato
@somaliaandjiboutionelove99586 жыл бұрын
Adoo somaliland ah oo guda biirsi ah maxaa iga soo doontay kulahaa somali inan ahay se lagu oganayaa ar anigaa qabiil dhegteyda waa u dawo hadad ila qabto like isii hadan dood ka qabtana ha isoo raadsan
@jamalmxasan66906 жыл бұрын
Shafto ween makac did kunshilin aa keceee kulahaaaa 😂😂😂😂
Dadkan Like ta ku tuugsanayo waa wada dhaawac 🤣🤣 LIKE cfmd lagu helayo cml ilasi mar taaganyhn. Crazy peeps iga dheh lol
@farhanabdi31776 жыл бұрын
gabar wey ila dhalaty wana i dhashay wana dhalay ee gabadha mesha fadhisa se wax ka yihin micna fadhiga ka qaldan waa sidey ila tahay Rayi ahan wana qaldami kara oo biniadam ayaa ahay
@Qisasudiin6 жыл бұрын
Kula fikir baan ahay waayo qaabkey ufadhido dhaqan ahaaa ma wanaagsana
@farhanabdi31776 жыл бұрын
@@Qisasudiin Aad $ Aad walal
@wardhiigleeyhowlwadaag29766 жыл бұрын
.
@idirisali56576 жыл бұрын
@@wardhiigleeyhowlwadaag2976 ina ader likta
@abdinajibmahat66256 жыл бұрын
Aqlaqda aya kuyar waxa ufican iney guriga kulabato sharafta rerkedha wa iney dhowrta
Yaaa Rabi Wargabadhan Ma Gudorbirsaa Wan gartay Inay Xaga tahay Lakiiin Hana Cabaynin Gabadh Dir Ahh oo Xun Lama Arag Wali Ee kabax Ciyal Soqdan Mesha fadhida Boqorad Aya tahay Ina Adeer dadka Lama Sinid ilen Gabadh Godorbirse Aya Tahayy
@yaxyemaxamed94276 жыл бұрын
Xasan top inaa waxa ushego ayaa rabaa
@ahmedtiger38096 жыл бұрын
Waryaa gabadha cod ayiiba lee dahay😁
@muuminfara93796 жыл бұрын
Dalmar baa gacan galay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@duceysanemohamed75596 жыл бұрын
Hahahaha iidaadi af Somali ayu ku joga magalada inta igu raacsan like iisaar