IIDAADI OO KARBAASHAY DAD BADAN OO CAAN AH 2018 ILA QOSOL

  Рет қаралды 159,656

Cigale Show

Cigale Show

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@osmanfaraxsane9718
@osmanfaraxsane9718 5 жыл бұрын
maqaayadaan baasto macaan waan uxiisay xabada gaaban masha allah
@mohamedmohamudgele5671
@mohamedmohamudgele5671 6 жыл бұрын
Wlhi he's one of the best Somali comedians waa iga qosliya idadi
@Waayeelka899
@Waayeelka899 6 жыл бұрын
Qoftaas sii jeedo dhabar weynaa masha allah cadi maha wlhi 😍😘🖐
@bisikowshow7901
@bisikowshow7901 6 жыл бұрын
Xamr sxb hada leen usocdaa maxaa waaye kulelka laga sheegoohaayo
@nasrohussein3476
@nasrohussein3476 6 жыл бұрын
My tolkeyga xawaadle❤ muxu karaba idaadi 😀 inshallh ma qaxeeyno dowlad alaha nasiyo wabiga xagiisa naga hagaajiso 🤔🤔
@AA-tp8rd
@AA-tp8rd 6 жыл бұрын
nasro hussein waa saas inbaayaa nimca laga qaxo ee waa loo banaan baxaa dabcan .
@jerrybakar4114
@jerrybakar4114 6 жыл бұрын
nasro hussein xawadle cade miyaadtahay 😂😂😀😀
@nasrohussein3476
@nasrohussein3476 6 жыл бұрын
@@jerrybakar4114 Walibo iska dhal xawaadle ayaan ahay❤❤❤❤ Alhamdulilah
@jerrybakar4114
@jerrybakar4114 6 жыл бұрын
nasro hussein masha allaah ilove xawadle walahi waa dad Nasaba qur qurxoon dumar fiican Nasro plz gabar xawadle cade ah isoo raadi 😀😀
@ikonini2566
@ikonini2566 6 жыл бұрын
Lama galaay maka imade
@dhoowrsansidahooyadeed289
@dhoowrsansidahooyadeed289 6 жыл бұрын
war illeen ii daadii waanba necbaan jiray warkiise waaba nin aan isku magaalo aan nahay mansha allah baardheeran kudhashay aaa waliba sarinleey salaan iga gaarsiiya ana baardheera kudhashay kuna barbaaray 👌🖐👏👏👀👂👂
@abdullahimacalinxasan6558
@abdullahimacalinxasan6558 5 жыл бұрын
masha allah
@cumarcabdi8114
@cumarcabdi8114 6 жыл бұрын
Xabadaas sii jiido dhabarkeeda ila fiiriya
@wadanichannel8854
@wadanichannel8854 6 жыл бұрын
Cumar Cabdi sxbo meel xun eeg maxaa kutusay
@traphead5149
@traphead5149 6 жыл бұрын
Xaa kutusay sxbow
@ahmedguled9567
@ahmedguled9567 4 жыл бұрын
gabarta ka daya hadal nacaseed ka iyo doqonimada reer badiya yaaloow
@officialsimancadeychanel8288
@officialsimancadeychanel8288 6 жыл бұрын
Xawadle cade my tolkeyga
@abdirahmanmohamud1992
@abdirahmanmohamud1992 6 жыл бұрын
tol la'aan ku heyso hadii aad xwadle thy lol
@maxamedqorane8140
@maxamedqorane8140 5 жыл бұрын
Xabadaas qaawam xawaaadle miyaa
@craxmaanhalooyeelo2103
@craxmaanhalooyeelo2103 6 жыл бұрын
kkkkk happy raaxo wany waa kula haa ar iidaadii diyaa
@zakigacal
@zakigacal 6 жыл бұрын
Iidaadi 100$ aan ku sinaa hadii ladhaho ee qabiil ha galin qofne wax haka sheegin sualaha bes ka jawaab hadii la dhaho ma laga yabaa inuu disho 100 kaas ???
@dayibmaalimdahirkeinan5212
@dayibmaalimdahirkeinan5212 6 жыл бұрын
Kkkkkk
@biggstone3573
@biggstone3573 6 жыл бұрын
Naagta sii jeedo Nasteexo indho Miyaa jirkeeda cml.ay leedahay
@Worldwide-d8d
@Worldwide-d8d 6 жыл бұрын
qabiil kuma weey dinaayo iyo habi qalif isku qabiil MA tihiin hahahahah yaabka yaabkiisa
@wadanichannel8854
@wadanichannel8854 6 жыл бұрын
ismail sheikh muse hhhhhh waa ila aragtay walahi qabiilka managa dhamanayo
@mohvolgs2808
@mohvolgs2808 6 жыл бұрын
ismail sheikh muse hhhhhhhhhhhhhh. wan la yaabay
@Worldwide-d8d
@Worldwide-d8d 6 жыл бұрын
kulahaa dadna ha galin qabiilna ha sheegin ahahahahhha allow quulbteena qabiilka ka sifeey aamin
@Worldwide-d8d
@Worldwide-d8d 6 жыл бұрын
wlh qabyaalada waa cudur xun oo aan daawo leheen allaha nagu shar tiro
@libaanofficiall7027
@libaanofficiall7027 6 жыл бұрын
ismail sheikh muse hhhh funny
@youngnuurkeey5229
@youngnuurkeey5229 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh kkan difac ayuu ku jira kan marixaan ayuu ku dhashy lkn waa maeexaan
@khadiirofficials2373
@khadiirofficials2373 6 жыл бұрын
Xabadas waa shidan Thye wllhi
@luqmaansmh8612
@luqmaansmh8612 6 жыл бұрын
hhhh idaadi
@farhaanahmed6577
@farhaanahmed6577 6 жыл бұрын
Sxb dhabar sii jeedo maxey rag jeebkisa baratay xarifka okiyalaha ayeey baraneysa wlhi sxbka okiyalaha waa kanaxay jeebka ayeey kabagadeysay ayaa umaleynaya
@cumarbashir4344
@cumarbashir4344 6 жыл бұрын
Qofki rer bardheere ah oo rer sarinley ka ah like ha la igu qabto
@khalidmaged1
@khalidmaged1 6 жыл бұрын
vivaaaaaaaaaaaaa sarileey
@ismailsanyare4354
@ismailsanyare4354 6 жыл бұрын
Barakacayaasha roobka k.k.k.k.k.k
@mohammedsaadaq6629
@mohammedsaadaq6629 6 жыл бұрын
Hhhh jejeele kulhaaa
@capitalvoicechannel9161
@capitalvoicechannel9161 6 жыл бұрын
Waxaan duud miyaa mise darbigii Berlin 😆😆
@tr50
@tr50 6 жыл бұрын
Kkkkkkk
@mustafkey-official5057
@mustafkey-official5057 6 жыл бұрын
Moha Ahmed kkkkk fiiro dheerida
@obka1164
@obka1164 6 жыл бұрын
Waa darbigii barlin oo boronafad marsaday 😂😂
@abdirize6080
@abdirize6080 6 жыл бұрын
duud weynaa mamo malyun miya
@mohamedkhadarahmed2054
@mohamedkhadarahmed2054 6 жыл бұрын
Ar duudaaan Arkooyaaa 😃😃
@cabdikariimcabduqaadir8363
@cabdikariimcabduqaadir8363 6 жыл бұрын
Khadariinho 14 wx waalan
@mohamedkhadarahmed2054
@mohamedkhadarahmed2054 6 жыл бұрын
😂😂😂😂
@dradnan1593
@dradnan1593 6 жыл бұрын
Wax cad aan ujeda xey yhiin😂😂
@mahamodabullekoofi1746
@mahamodabullekoofi1746 6 жыл бұрын
Ninka asiga ahaa kowda waxa uu yiri qabiil wax haka shegin Aakhirka waxuu yiri iidaadi gaaljecel miyaa alle baarka 😂😂😂👌
@Hinraaz777
@Hinraaz777 5 жыл бұрын
kkkk
@sheruboy9547
@sheruboy9547 6 жыл бұрын
Camira man ka ma is dhahday in uu iidaneeynayo iigu dhawee
@iidaadichannel1135
@iidaadichannel1135 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@maxamud469
@maxamud469 6 жыл бұрын
Ninkaan sidiisa saan lee waaye waxaa weydiinee meelkale uu iska galaa
@momomohaa1980
@momomohaa1980 6 жыл бұрын
Qabiiiil ma ficnooo yaa la sheganin somaaali waa 1
@raamuraam9050
@raamuraam9050 6 жыл бұрын
wlh anaa ugu horeeyo shaafto waaku xiisay waa furay wlh
@hodo624
@hodo624 6 жыл бұрын
Raamu Raam kkkkk ala idha dheera walhiy hada u firsaday kk
@sandheere2243
@sandheere2243 6 жыл бұрын
war happy khaliif waa nin Gaadsan ah nacasyahow
@adenmohamed3492
@adenmohamed3492 6 жыл бұрын
gaadsan yaa la dhahaa
@sandheere2243
@sandheere2243 6 жыл бұрын
waa qabiil somaliyeed. ee adigu MA oramaad tahay seed gaadsan u garan wayday
@adenmohamed3492
@adenmohamed3492 6 жыл бұрын
Sandheere dee yey galaan ma daroodbaa mise waa dir yey galaan fadlan inoo sheeg mise waa jareer
@muruqliqehawd1089
@muruqliqehawd1089 6 жыл бұрын
Gaadsan waa Dir
@muhidiinaxmed9483
@muhidiinaxmed9483 6 жыл бұрын
Ar meyshaan atariisho ayaan uga jeedaa
@mohamedabdi498
@mohamedabdi498 6 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@fatimaabdi3791
@fatimaabdi3791 6 жыл бұрын
Idadi somali wenaay maa lacaag uu arurisaan ilkaha lagu samayo. Waa ka callol xumada marki afkisa wax ka sheegaan. Hadu sameesan karo wuu samesan laha 😳ani xitta waax uga diri laha
@abdallaomar1434
@abdallaomar1434 6 жыл бұрын
Fatima Abdi qof fican oo qalbi nadif ah
@Shiine-daacad
@Shiine-daacad 6 жыл бұрын
Naagta dusha qaawan ma leeska gedooya idaadi maahan sheekada
@jfggf2997
@jfggf2997 6 жыл бұрын
Asc
@abdikadirmohamed4053
@abdikadirmohamed4053 6 жыл бұрын
war ilahay kabaq gabadhan jirkaga dado dheh
@AbdikhadarN
@AbdikhadarN 6 жыл бұрын
Naagta rajameetadeyda ya argay
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 жыл бұрын
Shakra afaaro jaanis gaad hh
@shaafismangorge9175
@shaafismangorge9175 6 жыл бұрын
Igu salaan qadro cadey Golden fork sodohda mustaqbalka
@abaadiahmed968
@abaadiahmed968 6 жыл бұрын
War iidaadi ben badanaa bardheraa kudhashay kulaha
@ayuubkamataanka1062
@ayuubkamataanka1062 6 жыл бұрын
meel timo jaaro Aaa joogan
@sakariyemaxamadcabdullesak6893
@sakariyemaxamadcabdullesak6893 4 жыл бұрын
Maskaxiisa idaadi mafadhiso wlh
@horyaalshariif2951
@horyaalshariif2951 6 жыл бұрын
Nimankaas iska qeylinaya maba fiirsane gadaashoodaa wax duxaya kamuuqdaan
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 жыл бұрын
horyaal Sharif feere weynaa la fadhiya Yaa fiirin karana
@mohammedsaadaq6629
@mohammedsaadaq6629 6 жыл бұрын
Like izra wixui jj ah
@khadarkeyoow2189
@khadarkeyoow2189 6 жыл бұрын
Hhh
@abdihakinnuur8988
@abdihakinnuur8988 6 жыл бұрын
Dhabat weyn naagta muuse biixi miyaa rajastiin ku weyni badanaa
@sandheere2243
@sandheere2243 6 жыл бұрын
xawaadle waa dad gob ah runtiii
@abdullahiayoub5631
@abdullahiayoub5631 6 жыл бұрын
Sandheere waxay gobyihiin ma jirto waa qumayooyinka Konfurta Somalia
@nasrohussein3476
@nasrohussein3476 6 жыл бұрын
michael stupid afkag xawaadle kadhig😡😡
@kooshinyuusufthanks5291
@kooshinyuusufthanks5291 6 жыл бұрын
nin lo xisay shafto
@cumarahmed6267
@cumarahmed6267 5 жыл бұрын
Subac
@bakushop2749
@bakushop2749 6 жыл бұрын
Midaa wan aqana
@sirmedi9378
@sirmedi9378 6 жыл бұрын
Tan dhabarka qaaban maxa waaye
@qalbiofficial9261
@qalbiofficial9261 6 жыл бұрын
c/laahi tube channal subscribe isaara asxbaay dhamman
@liibaanciise3455
@liibaanciise3455 6 жыл бұрын
Qabil iska daa aba lagu dhahee mawalata
@mahathashi6120
@mahathashi6120 6 жыл бұрын
Dabarka isii
@ugaaska1436
@ugaaska1436 6 жыл бұрын
Setahay
@mohance7635
@mohance7635 6 жыл бұрын
I saw hot bara damn😎😎😎
@craxmaanhalooyeelo2103
@craxmaanhalooyeelo2103 6 жыл бұрын
kkkkk happy raaxo wany waa kula haa ar iidaadii diyaa
@hassanlampard3755
@hassanlampard3755 6 жыл бұрын
Kkkkkk
Eglan Show iyo Idaadi Barnammijka Qosol badan 2020
10:01
Eglan Show
Рет қаралды 34 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 9 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 34 МЛН
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 99 МЛН
Nimco Happy Oo Soo Bandhigtay Sixirka Oomar Barbar DAAWO
11:06
Fahiimo quuje iyo Rayaan bajaaj oo lagu xakumay......
4:39
Mustaf Faransa
Рет қаралды 1,9 М.
Celebrities Shutting Down Disrespectful Interviewers
17:44
Heavi
Рет қаралды 18 МЛН
Maxaa Kala Qabsaday IIdaadi & Eglan Show ILA QOSOL 2018
3:52
Cigale Show
Рет қаралды 59 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 9 МЛН