Dadihiye koranto mahadsanid Iidle ilahay ha ku xafido adiga iyo carurtadaba Waxad tahay qof qalbi wacan Fanan cod wanagsan Majajillo wanagsan Aabe somaliyed oo ku dayasho mudan Sama fale masha Allah hore u soco wl
@wiiloahmed25974 жыл бұрын
Idile yare ilaahey ha ku cafiyo walalo qali 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Iskoris cay Ma ahan Sida aa ani u arko wa Nin rag ah oo meeel iskaso saaari karo Idle yare one love sxp Adi Koronta🙏🏿🙏🏿❤️👍🏿
@dekaabdinoor46494 жыл бұрын
Masha Allah iidle waa aabo naxariis badan ogna qiimaha ay hooyo leedahay alow hooyooyinkeena janatul firdowsa ka waraabi
@Ahmedgmer1244 жыл бұрын
Wa idin salamay wilshena koranto iyo iidle yare bacdi salan iidle ha dhihin wa qasare alle kuma qasariyo wlalkey koley ani waku tagera kuwa badano heeso ay leyihin qada bn heysan qalbigaga o kale xiisaha wararkana wa my only Chanell allaha idin barakeyo kuligin
@ahmettqarazttaofficial49384 жыл бұрын
Alfanaan iidle yare fanaan aan jecelnahay weeye❤💯
@nastehoabdi5554 жыл бұрын
We love Idle ilahay haku xafido owladada dhan kuwo wado toosan ku kora baarina ku noqdo allaha kaga dhigo
@wiiloahmed25974 жыл бұрын
Labo qof oo qalbi wangsan mashaa Allah noloshu in ma xumeyso my brothers one Love
@amaddeyowsports86654 жыл бұрын
Idle aragtaa wlhi happy is ka noqo neysaa inta ila aragtaylike ii saara
@ubahsiad81884 жыл бұрын
Khader yare inan yare masha allah wax soo sari kare uk maala keenaye hadyaden dirilahe anita sidu Haden ku qosli jirey masha allah
Iidle waa nin qalbi wangsan runtii waa fanaan kudaysho mudan lkn karontow sxb su'aalahy midbaad ka tagtye
@anwaryare36064 жыл бұрын
Idlo walalo hasameynin Mar kle runtiii😭😭😭
@qaalingobe79534 жыл бұрын
adaabeey anaga hadaanahay reer waqooyi iskoris waxaan unaqaanaa nin rageed aan helin caawimo cidkale ah oo hadan isagu kaligii iskeenay ama heer isgadhsiiyay markaa siqaldan ma aha wan idinsalamay
@Hashimyoga1434 жыл бұрын
Iidle Allah noo dhoowrO sxb wll fanaaan nagu qalia koronto Anigana goormaad iwareesan doontaa inaan teme kula qaato rawaY 😪
@keynaancabdullaahi60544 жыл бұрын
Fanan keyga cfmd wara allaha ku siyo
@ismahanaxmed78304 жыл бұрын
maasha Allaah
@saciidcilmi94064 жыл бұрын
28 diiqo marke mareyso idle inu oyay inta ila aragtay like dhc iska si hee😂😂🤣❤😍💋👏
Cremka guruxda sonna creme marso wajiga qof cad baa tahay iidle careemka ayaannbilan meesha madow marso cadi weeye mesha madow mshlh iidle I love you from germny
@momalikchanel29334 жыл бұрын
IDLe wliGaY ma arkin qoF nacep wllH apti qoF muDan in latagero waaa aDi ee ciYaLka social media izka so farisanaYa hDana siDa dumarka is qab qabsanaya rer badiyahasha wx ushg dirisle haba ugu darnada xaywankaz
@weedhsanbeautyladies82264 жыл бұрын
Iidle yare the best Actor somali
@عمرمحمد-ث4ي4 жыл бұрын
Iidle wlo waxaatahay will dhalinyaro ah ha Oran waan khasaaray waxkasta waadbarankartaa noockastoo aytahay hada waxbarashada qofku markuu waynaado ayuuba dadaal badan yahay
@Rays707134 жыл бұрын
Jacel waxaan u nacay niyaad jaab 😭😭😭😭
@abdirisaqmohamed4404 жыл бұрын
Legend idle❤💯........Team xiisaha wararka🙏❤
@mrsomar5434 жыл бұрын
Inta turkiga ka fiirsane like ii saara
@fardowsadhagfar37064 жыл бұрын
wllky ninkaas qisada laga sameyey daryal u fidiya hdiii aad aaad awoodaan hdii aad aragtaan cmitigayga
@amranjamac784 жыл бұрын
Masha Allaah 👍
@haashimhassan35414 жыл бұрын
Wll koronto Nairobi usoo socdaa wlh mxaa idin soo qadaa❤
@TayoVideoProduction4 жыл бұрын
Haashim diyaarad ma la fasaxay whatsapka nagasoo qabo
@yahyekenyaawi24074 жыл бұрын
Idle yara legend. 😍
@zamzammaxamud44184 жыл бұрын
iidle xirfad ma lihi ha odhanin waan qasaaray na ha odhan wiil dhaliyaro ah baad tahay waxaad samayn kartaa ganacsi noloshu maaha kaliya inaad noqoto diktoor ama macalin ama Askari hadii aad ganacsade noqoto waxaad noqon kartaa ganacsade caan ah waayo waxaad tahay qof caan ah already waad haysataa good will ama magac.
@abdikafibashor43324 жыл бұрын
Koronto Ad io ad uma had zanthy mdama ad noo keynty idle yare🙏 Rezpact idle
@abdikafibashor43324 жыл бұрын
Inta muqdiHo ka dawaneyzo liketa hala igu cananto✌