اللهم انصر الإسلام والمسلمين وادلت شركة والمشركين اعداك أعد الذين اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤
@Fadxi-p5h41 минут бұрын
Scw Scw Scw ❤❤
@husenabdimohamed89439 минут бұрын
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr3 сағат бұрын
Sc max/ed ciise waxa tahay macalin nabaray( falastin ) xafad xafad iyo guri guri marka an ka imado /siizi hadii uu lasafto sucudiga/ way Saxdi /dhaqalana uu siiyo wacnayda reer qaza way ka naaxi lahayen /allahayow islaamka Bogoda & qalbigoda isu sifee/ aamiin
@XasanNuur-m7n4 сағат бұрын
Mahadsanid maracade dhiirigaliyaheena
@Habibasom2 сағат бұрын
Fikirkaaga waa mid aad u wanaagsan. Allaah hanaga dhigo kuwa fahma xaqa. Allaah wuxuu yiri وتعاونواعلا بر و تقوا
Waa Run Taraam yaa udirsaday dhismaha magalada Gaza wallee horaan usheegay odayga wa riyonayaa
@IctiraafFarxan4 сағат бұрын
yaa rabi gar gaar kaaga wayn usoo dadaji oo sii reer falastiin aamiin
@Fouziaabdi-bq1rz4 сағат бұрын
Amiin❤amiin❤amiin
@ZahraYusuf-kk7nj3 сағат бұрын
Mashaallaah igu far worships maandhow
@ZahraYusuf-kk7nj3 сағат бұрын
Mashaa allaah igu dar qorshahaas manhood
@HajiAbdullaahiAli3 сағат бұрын
Alxamdullillaah
@abrisyare81904 сағат бұрын
Maracade guwawinta haka cajisin walal key
@Yamalashraaf3 сағат бұрын
Wll maracade wadmahasanthy Allah dadhalka hakugrab qabtoo mid kulesto nh Allah hakadigoo i,a ❤❤❤
@KulmiyeOhio3 сағат бұрын
Wan kusalamay maracade ad iyo ad Ayan kusodaweynaya warkaga wacan Masha Allah
@daahirkhadar9293 сағат бұрын
Wllo ugu horeen sln sare kadib 'wxd ku fiicneed'adiga iyo ninkaloon garranayo la idinka dhigo madaxweyne' iyo kuxigeenkii'sa
@HajiAbdullaahiAli3 сағат бұрын
Allaahu Akbar
@AmalAbdirahman-cm9yi3 сағат бұрын
Alxamdulillah ❤❤❤
@CabdirisaqShugri4 сағат бұрын
Alla Islamka awodisa ha Is tuso Sisana wan hamblyay Naya go Anka adag e u qatay
@sadaancumar4 сағат бұрын
Adiga maxamad ciisana waad ku mahad santahay
@sahramumine37272 сағат бұрын
Masha’Allaah Tabaarakallaah Haday odayaasha waawayn sidaa u Fikiri lahaayeen waxba Somaalida Kama Xumaateen ee horumar bay gaadhi lahaayeen dawladaha Aan waydiisanayno Sadaqadana waan ka Maarmi lahayn oo waxaan noqon lahayn Dawlad lasoo hirto oo Sharaf iyo magac leh Allaha inoo aqbalo Rayigaa aad soo jeedisay kuwii ku dhaqaaqa ee meel mariya Allaha inaga Dhiko qabiilka iyo xumaanta Allaha inaga Masaxo kuwii Somaalinimo ku walaa-looba Allaha inaga yeelo cadawga Dibada iyo ka gudaha ku noolna Allaha inaga xafido🤲🏽
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar
@SacdiyoAli-w9h3 сағат бұрын
M.a wa fikrad wacan lana sameynkaro wad ku mahadsnthy inad dhiira galisay dadki jecla iney sameyan anigu wxn aminsanhay inan dowlad ka maarano o ay dadku degankoda iyaga dhisan karan wlh ani riyo ayn ku dhisaa haben walba wxyabahan aad ka hadashay
Maansha Allaah, many blessings upon people of Palestine and their of Gaza.
@farahguirrehhassan71053 сағат бұрын
Somalidu haku dayato qabilga somalied (cisse)
@apdirahman414 сағат бұрын
Our ambition is not to build houses in Kenya, our ambition is to build houses in our country.
@soumeya-zb8rp3 сағат бұрын
King mbs guuli
@UmerusmanUmer-n3g23 минут бұрын
Jawaab sax ah ayuu uguu jawaabay haaddi ay galeeyso m/weyn aha markeynka haaddi ay wax galayaan
@muqtaarcabdirisaaq50933 сағат бұрын
Masha allaha ❤❤❤❤
@Abdiladiif-l1r2 сағат бұрын
Allahu akbar muslimiinta allaha tuso awoodooda gaalo uraya umabaahna dhaqaalahooda
@IbrahimAli-m9y4 сағат бұрын
Am the 1st one to view this
@Fouziaabdi-bq1rz3 сағат бұрын
❤viva❤
@mohamederag53193 сағат бұрын
wad mahad san tahay maracade show
@عبدالرحمنعبدالله-ص8ه2 сағат бұрын
جزاك الله الف خير
@allfurqaniyachannel64962 сағат бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين وادلت شركة والمشركين اعداك أعد الذين اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم 😍🤲☝️💪
@khadardeeq93322 сағат бұрын
Allh haku sharfo wll
@SaidmoussaMoussa-l5o3 сағат бұрын
Asc maracade haben wanagsan sxb
@KulmiyeOhio3 сағат бұрын
Wa jawab kuhaboneyt wa runti ninkas wan kutageyraya warkisa
@CabdulQaadir13 сағат бұрын
Wallahi Aad iyo Aad ayan ugu farxay jawabta la siyey wariyada shaydamada Reer Galbedka ay so dirsaden
Maracade Ilahay danbigaga hadhafo iyo ki walidka KZbin an dawado wali ma arag qof kaliya o dalkisa ayahoda ka hadala wll hajojin malinkasta iyo hili kasta wacyi kalinta wad. Ilahay ba ka sindona ajar