Faaduma Duur iyo Ibraahin Baadil - Caashaqaagu Fuduudaa (Hees Kaban)

  Рет қаралды 1,024,881

Ik Hajji

Ik Hajji

3 жыл бұрын

Faaduma Duur iyo Ibraahin Baadil - Caashaqaagu Fuduudaa (Hees Kaban)

Пікірлер: 136
@habiboibrahim2540
@habiboibrahim2540 3 жыл бұрын
Please delete this. He is my father and he passed away. May Allah have mercy on him. Please delete this.
@Casa43635
@Casa43635 3 жыл бұрын
I really wanted to find out more about him. I have been trying to search his biography. Would you kindly tell me about him?How he was like, when he passed on and his legacy
@kingjeylani4936
@kingjeylani4936 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Wan kaxumahay walashey, Allow U Naxariiso Marxuumka. Wa Nin Tarikda somaliyed mel kaga yalo, o rad caan ah dhaafay. Actually he is an exemplary legend. If I delete this, then this very song, plus many more other files of him will be still appearing elsewhere either on Google or KZbin platform.
@Casa43635
@Casa43635 3 жыл бұрын
@@ikhajji When did he die? And is a brother to Abdi Badil. When did he joined fanka?
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Walalo, bal gabadhisa, Habiba Ibrahim la xiriir.
@abdiboodhari9944
@abdiboodhari9944 3 жыл бұрын
waah waah heestaan waxaa garanaaya waaya arag aad ayey ii cajabisay heestaan lakiin dhageysigeedo waxuu ku macaaa adigoo meel miiya jooga inaad dhageysato
@abdiboodhari9944
@abdiboodhari9944 3 жыл бұрын
cajiib waah waah waxaasaa dad kaa ah yasalaam aad ayan kuu salamay Ik Hajji
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Salamullahi Aleyka, wankaa qaaday walalo
@mohamedaminali6594
@mohamedaminali6594 3 ай бұрын
IBRAAHIM BAADIL الله يرحمه OGAADEEN re baladweyn ah . Walaal kis CABDI BAADIL wuxu joogaa GERMANY
@hasankaafiabdirahmaan6648
@hasankaafiabdirahmaan6648 Жыл бұрын
Fanaankan waxay walaalo yihiin fanaanka wayn ee cabdi baadil
@LaliSabar1
@LaliSabar1 2 жыл бұрын
Hestaan waxaa qadayo Sacdiyo ahmed Dhiblawe oo loo yaqano sacdiyo if Iftin iyo Ibrahim baadil walashey ila dhalatey
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Mahadsanid walashey.
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
Heesaha kale ay qaado wax nooga sheeg wll.
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Haye leeylo duimadass miyaad kentey yasb iiwad koow koow alla maxeey dililiqo dhex dabaslaneeysas ibraahin ayasd inkireeysas joog
@Waaqle
@Waaqle 8 ай бұрын
Hees iyo Badh iyo weeye 😢 Labadadan Hobal ee heesta qaaday midna Caan ma aha maxa dhacay
@user-zp1bo8yw2u
@user-zp1bo8yw2u 6 ай бұрын
AbdiElmi
@ayoubgelgaxshe4866
@ayoubgelgaxshe4866 2 жыл бұрын
Thnks wlhi in badan baan raadinayey heeskan🥺🥺
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Tala igu cadate😌
@omarhussein1518
@omarhussein1518 3 жыл бұрын
ASXAABTA HEESTANI IBRAAHIM BAADIL IYO GABARKALE WEYE sifiican haloo hubsado FADUMO DUURMAHA
@farhannuur1185
@farhannuur1185 2 жыл бұрын
Codka faadumo iska qariyo mandhow
@hiisgutale2587
@hiisgutale2587 4 ай бұрын
Sacdiya axmed dhiblaawe ladhaa gabadhan
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 6 ай бұрын
Still2024/01/09 time 07:25 supxnimo talaado ah Hddi ad iga dmbyso ismuji awowe ✨️💫🙏🙏
@hasanmohamed2701
@hasanmohamed2701 3 жыл бұрын
Anigu waxaan dhagaysanayaa 2021 hada ayuu jacayl igu dhacay marka habeen iyo maalin heeskan ayaan.dhagaystaa
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 3 жыл бұрын
hasan mohamed saaxiib badwaynta caashaqa, inaad dhex maquurataa wax sahlan maaha ee eebbe hakuugu garab galo. Laabtuna tay doontay, hanoo dadab gala.❤❤❤❤
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 3 жыл бұрын
Hahahahah jacayl ka xanuun waaye
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 3 жыл бұрын
Aniga cashaqa ayaa aad igu badan iyo xiisaha jaceyl ka dhabta ah wali waa idhiman yahay xanuun waaye
@abdirahmanabshir1748
@abdirahmanabshir1748 2 жыл бұрын
Maad ka bogsaty zzp
@user-uk4ul2vz4h
@user-uk4ul2vz4h 9 ай бұрын
AHU N Ibrahim baadil fanaan qaran buu ahaa
@najiibayaanle
@najiibayaanle 3 жыл бұрын
Axyaa heeees aaaaan lakoobiyeen karin hadeey noolyihn iyo hadeey dhinteenba rabi ha unaxariisto waa fanaaniin fanaaniin dhaaafay
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 жыл бұрын
Faaduma Duur waa Fanaanad qaali ah 🎵🎵🎵🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴✅✅✅ 03/06/2022 Waa Maalin Jimco ah. 15:34 Pm
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 2 жыл бұрын
Hadba geed cuksanayaayeey Cajabey cajiib codku halaasisanaa🥰
@mohamedabdirahman5468
@mohamedabdirahman5468 Жыл бұрын
Subxaanaka yaa cadiim! cajiib waxaa ah sida jaanta iyo jiibta ay isula heleen boongaha iyo cuudkii ustad jiim sh muumin, AUN dhamaantood.
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 11 ай бұрын
Axaas baanu heeso uniqiinay haddana caruur cataabtay iyo qaylaan uhaysanaa waan ka xumahay wllhay jaanta iyo jabaqda kabanka sidaa ay isula saaranyahiin baaba ah cilmi
@mohamedholland7768
@mohamedholland7768 2 жыл бұрын
Tiktok ban ka soo raacay heestaan cirkoo igu onkodayoo talaa igu cadaatee cowshiyo ugaadhan cidlo la harsadaaye❤🎻
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Ooh, Masha'Allah BILBARAKAH
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 2 жыл бұрын
Calooshadu nugulaa caashaqa ufu dudaaa🎻🎺🙏
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Caadi maaha best kaban Duet
@daahiraxmed6923
@daahiraxmed6923 2 жыл бұрын
Inta tik tok kasoo raadisay farta taag
@mrqunful2228
@mrqunful2228 2 жыл бұрын
Heestan soo dhamaystir pls
@asadabdilaahi8348
@asadabdilaahi8348 3 жыл бұрын
Waa Ibraahim baadil ciidankii xooga somaliya
@maryamoxasan2289
@maryamoxasan2289 Жыл бұрын
The last nigth 2022 dhgysanayaa🥰🙏
@cabdiwali4595
@cabdiwali4595 3 жыл бұрын
Woof caashaqaagu fududaa
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
Mobeelada aadan laheeyn hafaro gashan oo haka hadlin waad qaldantaheye
@user-lu3xv6fu5z
@user-lu3xv6fu5z 10 ай бұрын
Ninkani wuu saxsan yahay labada fanaan waa sida uu sheegay un
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
Tuug waxaa tahey arimaha shaqsiyada fara lasoo galey ee isdabo qabo nafyahey .
@bushaarmaxamuud5772
@bushaarmaxamuud5772 9 ай бұрын
15 Oct 2023 Muqdisho, 4:28 habeennimo. What a song!
@maxammedganey87
@maxammedganey87 8 ай бұрын
Daqiiqadu markay tahay 3:19 Ninka dhahaya " alla " Yaa ila gartay in uu dacar yahay
@abdiibrahim9705
@abdiibrahim9705 Жыл бұрын
Saxiib heesta iska sax fasumo duur ma aha
@mohamedaskar9443
@mohamedaskar9443 3 жыл бұрын
Fadumo duur mahaa gabadhani haa laso saxo
@omarosman619
@omarosman619 3 жыл бұрын
Haddaan Faduma Duur aqaan codkeeda iyo degaankeeda ilaa maalintii ay hees bilowdey,codKan ma aha Faduma Duur.
@mohamudmohamed1211
@mohamudmohamed1211 3 жыл бұрын
Doifaar osman dool
@amaadin12
@amaadin12 2 жыл бұрын
waa runtaa maaha faduma duur, waa sacdiyo dhiblawe,
@abdiibrahim9705
@abdiibrahim9705 Жыл бұрын
Aad ayaad isaxatahay fadumo duur maha iska sax
@abdiibrahim9705
@abdiibrahim9705 Жыл бұрын
Sugaal cabdulle xamar ayuu joogaa halaweydiiyo
@hiisgutale2587
@hiisgutale2587 4 ай бұрын
Sacdiya axmed dhiblaawe ladhahaa gabadhan fankana marhore katagtay xaafada wabari deganeyd
@CabdiraxamaanCaliBiixi
@CabdiraxamaanCaliBiixi 2 жыл бұрын
Fananiin qaliya
@ahmedmohammed2050
@ahmedmohammed2050 2 жыл бұрын
Ilove faaduma duur ft Ibrahim baadil song
@aliabshirjama4177
@aliabshirjama4177 3 жыл бұрын
Hees tii illaahay tiisan lagatay nee naf yahay hadiicine tabaro yeelo tabaca iyo aduun baa talaa rag is kudhaafee in taa gagida taag naa maxaa talo iseeg tay
@abwaanomarmohamed8569
@abwaanomarmohamed8569 10 ай бұрын
Yaa qaada wll
@user-zp1bo8yw2u
@user-zp1bo8yw2u 6 ай бұрын
AbdiElmi
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 2 жыл бұрын
Calooshadu lugaulaa cashaqa ufududaa waqtiyada colaade ninka wax jeclayad uunba garanaya hadal goruu udhamaday intii dhimatayilahay ha unaxariisto inta noola caafimad taama aamii dhaha waa markii ay soomlili soo.li ahaYd
@abniali9594
@abniali9594 3 жыл бұрын
😢💕💕 hees wa heesi hore
@OLDLEGEND-uy7jw
@OLDLEGEND-uy7jw 4 ай бұрын
Its good to accept the request from the girl.
@abdiahmed7448
@abdiahmed7448 3 жыл бұрын
Sxb salan sare nin jira
@abdiraxmantimo5025
@abdiraxmantimo5025 3 жыл бұрын
Ffd
@Shaafici-pt6ds
@Shaafici-pt6ds Ай бұрын
Waaa💔💔🔥🔥🔥🔥
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 3 ай бұрын
Ibraahin baadil legend
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Qrmi is my fv🖤🤴
@LaliSabar1
@LaliSabar1 2 жыл бұрын
Alaha u dhaxriisto iska daaya heestiisa
@cabdicumar8333
@cabdicumar8333 3 жыл бұрын
Ciid mubbaarak
@welimohamudhussein2926
@welimohamudhussein2926 Жыл бұрын
Haye wll Alle haunaxariisto
@Shaafici-pt6ds
@Shaafici-pt6ds Ай бұрын
Waaa 🫶🫶🫶🫶🫶
@yuusufcabdi3702
@yuusufcabdi3702 2 жыл бұрын
Kaska iyo maanka
@user-kf5xh8mo5d
@user-kf5xh8mo5d 8 ай бұрын
Have you been in the office all ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedcumar3982
@mohamedcumar3982 11 ай бұрын
Heesta ma dhamaystirno miyaa
@mohaqays2146
@mohaqays2146 Жыл бұрын
22 April 2023 1dii Habeenimo Iyo Murqaan Qardho
@hiisgutale2587
@hiisgutale2587 4 ай бұрын
Heeskan sacdiya axmed dhiblawe iyo inrahin baadil waaye mahan faadumo duur ee sxb iska sax
@XasanaxmedCabdi
@XasanaxmedCabdi 3 ай бұрын
Has
@XasanaxmedCabdi
@XasanaxmedCabdi 3 ай бұрын
Add ❤
@MohamedAli-cq5wh
@MohamedAli-cq5wh 3 жыл бұрын
Faadumo duur.maaha gabadhu
@abdiwalimohamed7651
@abdiwalimohamed7651 2 жыл бұрын
Waw
@houseinhassan8427
@houseinhassan8427 3 жыл бұрын
hkadija foody iyocabdi badil
@XasanaxmedCabdi
@XasanaxmedCabdi 3 ай бұрын
A
@user-bt7nh6fu6h
@user-bt7nh6fu6h 6 ай бұрын
❤ 5:30 5:31 5:32
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 Жыл бұрын
horseed ❤️😥
@user-gy7gi7zm4b
@user-gy7gi7zm4b 8 ай бұрын
2:36
@FeisalAbdi14
@FeisalAbdi14 2 жыл бұрын
Lyrics usoo sameeyay sxb
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Yaakale
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 3 жыл бұрын
Erada.waxa.lahaa.m.m.a.wana.abwaan Janaral.daud.ahaaa. Cidankii.xoga.dalka.smy Laxankaa Waa Jimi.sheekh
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 3 жыл бұрын
Ma Hubtaa waayo 2daan Fanaan Waxay ka Tirsanaayeen Heegan Ciidanka Boliiska?
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 2 жыл бұрын
Heestaan maanta ayaa iigu horeeso waxaana rajaynaa in laxanka iyo garaacista labada hanuuniye yeesho waayo laxameenta heesaha waaa kala ceen
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
@@axmedcsalaan6005 kabanka hanuuniye u eg yhy sxb
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 Жыл бұрын
Yabah Yabah Waar mxd itidhi Ollax 🤦
@dawand6946
@dawand6946 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-yq9lj6ei5e
@user-yq9lj6ei5e 8 ай бұрын
1
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 11 ай бұрын
❤❤🎉🎉🎉🎉
@XasanaxmedCabdi
@XasanaxmedCabdi 3 ай бұрын
Daaadddnbn
@user-kr6hw5jo9y
@user-kr6hw5jo9y 9 ай бұрын
😂
@abdiahmed7448
@abdiahmed7448 3 жыл бұрын
Sxb salan sare nin jira
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Mahadsanid walalo
@user-zp1bo8yw2u
@user-zp1bo8yw2u 6 ай бұрын
AbdiElmi
Dhunkashaduba Sadweeye | Ibraahim Baadil Iyo Faaduma Duur | Best Lyrics|
13:12
Axmad cali
11:35
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 7 М.
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 28 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 25 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 40 МЛН
Abeesadii Lix Jir
9:08
Maxamed Dhuule - Topic
Рет қаралды 1,2 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 86 М.
Faadumo Duur & Ibrahim Baadil Ahun | Dhunkashaduba Waa Sad l Kaban
13:12
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 262 М.
cabdibaadil Heeso qaraami macaan cidi may dhageysan original
30:01
Gorayga cad
Рет қаралды 592 М.
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Qamar C/llahi Harawo 🔥Iyo Heesta "HADHUUB CAASHAQ"
11:59
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,8 МЛН
Sureer Axmed & Bashiir Ibrahim Ahun | Heestii Dhimbilo Qudhac
10:05
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 102 М.
Бушмен и бабуин. В поисках воды.
0:42
Три с половиной в дюймах, ууу..😂
0:56
Ты же девочка 2 👧🏻🤣😋 #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,1 МЛН
Кот Оказался В ЗАПАДНЕ🙀☠️
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 10 МЛН