Xubnayahoow Guntadee - Cabdi Tahliil Warsame (Hees Wadani Hobolada Waaberi)

  Рет қаралды 66,855

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise Жыл бұрын
Heestaan waxay ka mid tahay heesiiii xisbiga hantiwadaagga Cakaanka Soomaaliyeed Ereydadii AUN Xuseen Aw Faarax Codkii iyo laxankii AUN Cabdi Tahliil Warsame 1973
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Ga'ma xubnaha diido iminka wa macawisley iyo ciidanka xooga wlhi dalka wa xoreeyen al Shabaab wa gamca ku gambad an israacino
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Wa hees aad iyo aad u qiira badan yaa iga caawiya cida curinteeda leh yaase iga caawiya heesta oo qoran
@issaomar3171
@issaomar3171 2 жыл бұрын
Waa erayadii AUN Xusen aw faarax Laxanakana hobolka AUN cabdi tahliil
@ABashir283
@ABashir283 3 жыл бұрын
Xubnayahow nin gacaliyo gayigoo dhan jecelyahow ❤️ Allah ya Raxma Abdi Tahliil Warsame
@mohamedadem8942
@mohamedadem8942 3 жыл бұрын
0
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Xubnayahaw nin gacaliyo Gayigoodhan jecelyahow❤ Ilaahow kuu naxariiso abdiyow ma jiro fannaan aan kaa jeclaa waan ku hanwaynaa illa yaraantaydii inaan ku arko lkin geeri baa nakala waday
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 күн бұрын
Xubnayahoow Guntadee - Cabdi Tahliil Warsame (Hees Wadani Hobolada Waaberi)
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 Жыл бұрын
Hees kamida heesihii xisbiga hantiwadaaga kacaankii barakaysnaa ee danaystuhu galaaftay AHUN JAALLE SIYAAD BARRE
@farahjama3387
@farahjama3387 4 ай бұрын
Aad Ayaaan ayaan u tageeraa❤❤
@sharifoismaan7595
@sharifoismaan7595 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso cabdi tahliil warsame fanaan qaali ah buu ahaa
@nimcosaid3834
@nimcosaid3834 2 жыл бұрын
Alaha u naxariisto fanaan qaali ah bu ahaa
@gorgor855
@gorgor855 2 ай бұрын
Erayada laga jaray yaa dareemi kara?
@amalmahamud4804
@amalmahamud4804 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto hadal waa kii hore
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Anu cabdi tahliil
@yussufbulle493
@yussufbulle493 Жыл бұрын
Allaha u naxaristo
@abdifitaaxyare8569
@abdifitaaxyare8569 4 жыл бұрын
Ilahay haku naxaristo
@mahadcabdirashiid3584
@mahadcabdirashiid3584 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
Heesta wadaniga ah yaa sameeyey?
@garyaqaanqaalib592
@garyaqaanqaalib592 2 жыл бұрын
Hees wadani maaha, ee waa hees kamkda kuwii xisbiga hantiwadaaga kacaanka somaliyed.
@huseinabukar9676
@huseinabukar9676 Жыл бұрын
Waxaa sameeyey AU xuseen awfarah waxaa la xameeyey AU abdi tahliil warsame
@engbudliye6116
@engbudliye6116 10 ай бұрын
2023 📍
@xariirmaxamed6222
@xariirmaxamed6222 2 жыл бұрын
Xubnayahow guntadayoo xilka guudka saarow
@abdirisaqyusufmohamed2522
@abdirisaqyusufmohamed2522 4 жыл бұрын
Hees wadininah
@Somalia5
@Somalia5 7 ай бұрын
🪽🇸🇴🪽🥰
Kani Galbey Ku Kala Mooyee - Hees Wadani Hobolada Waaberi
10:06
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 22 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 33 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 40 МЛН
HEES | Saaqa | Cabdi Tahliil Warsame | Original + lyrics
13:01
Cabdi Tahliil Warsame-Guul Usocod
7:47
Faisal Osman (GALMUDUGTUBE)
Рет қаралды 143 М.
Ugaaso
10:10
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 39 М.
Ishii Buktaay Ku Bikaacso - Hees Wadani Hobolada Waaberi
7:28
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 22 МЛН