JAALLE MAXAMED CALI SAMATAR OO KA HADLAYA QAABKII LOO QABTAY JEN.GABAYRE & JEN.CAYNAANSHE.

  Рет қаралды 45,574

Ahmed Hassan

Ahmed Hassan

Күн бұрын

Пікірлер: 149
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 3 ай бұрын
❤❤❤ janaral caynashe waa libaax laandhere ah oo reer caynashe xirsi cisman xildid maxamed aadan cumar cabdalle ismacil carre sicid ismacil garxajis sh isaxaaq waa ragi tashku saarna cidna uma adeego
@gulioahmed9971
@gulioahmed9971 3 ай бұрын
Aad baan uga xumahay guntaa heshay.
@AbdulqadirLyli-cx5ul
@AbdulqadirLyli-cx5ul 3 ай бұрын
General Caynaanshe abtirsiinyo been ah haku dhejin!!
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
@@farxanmohamed4871 allah yarxam ninkaasi dhimey
@AMA-Online
@AMA-Online 3 ай бұрын
​@@AbdulqadirLyli-cx5uladigu ma noo sheegi kartaa geeljiroow?!
@Yonisadam12
@Yonisadam12 2 ай бұрын
Miyaad igu ciyaraysaa isaaqba maan moodahayneee.
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 3 ай бұрын
Gen.ceydiid Allaha unaxariisto wuxuu u aaray Gen.salaad gabeyre , Gen Ceynaanshe iyo Kornle Dheel. Xeryo qaxwooti ayuu kushubay afweyne iyo cali samatar iyo wasaqdii kle. 😂😂😂
@drlegendpaddington48
@drlegendpaddington48 3 ай бұрын
maxaa dhaxashay mase ku yaqaanaan kuwa aad la dhacsantahay
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 2 ай бұрын
ASAGANE INTUU KU DANBEEYAY HEE CAYDIID. XABAD IN MADAX LOOGA DHUGTAY. MA U DANBEEYSAY
@AMA-Online
@AMA-Online 3 ай бұрын
Gob guni riftay ayey ahaayeen raggaasi. Ilaahay Caynaashe iyo Gabayreba ha u naxariisto. Inkasta oo Gen. Caynaashe uu ahaa ninkii naga fashiliyey inqilaabkii aanu 1961 dalkayagii dib ugu soo ceshan lahayd haddana wuxu ahaa ninkaa doonayey in uu dimuqraadiyaddii dalka badbaadiyo yeydaa dumisay dalkii aanu markaa ka midka ahayn inqilaabtay.
@Aziizmohamed
@Aziizmohamed 3 ай бұрын
Aad iyi aad aya ugu Mahadsanthy Sxb Ahmed soo gudbinta taariikhooiyn Ummada Soonaliyeed so maray, ha Xumadan ha fiicnadan wa Tariikh na so martay, qof kastana wa ino ogaada, Allaha u naxariisto dhamaantod, Mahadsanid Wararkaan oo kale no so badi wll
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 3 ай бұрын
Balse waa Hal dhinac sxb sacabka iyo qosolka ayaad Ka GARAN kartaa? In la qabto oo la xitaa waa gar balse in la laayaa raggaas Dow marnaba ma ahayn. Raggii arrinkaas Ku talayey waxay na dhaxal siiyeen in qofka xitaa aragtidiisa siyaasadeed lagu toogto isagoon ficil ba sameyn. Col Xasan kayd wuxuu 1961 ba inqilaabay Waqooyiga balse lama toogan markii la qabtay eebwaa uu la xiray. Ogoow dalka in uu Kala dhantaalo oo Kala GOOYO ayuu doonayey. Dembi kaas Ka weyn oo qof lagu toogan karaa ma jirin. Dhiigga ummadda in raqiis uu noqdo dilka siyaadadeeysan baa kow Ka ahaa..... Waana taas sunnada inoo noqotay oo xitaa Culumo aan hubeysnayn oo xaqa Diinta iyo shareecadu uun Ka hadlay Bulshada hortooda lagu laayey..... Very sad😢 Qaar baa dhihi doona maxaa laga dheefay Jamhadihii Dowladda riday? Waxaa laga dheefay in ay xorriyad u sii helaan, DILKII, cabburintii iyo gabood DALKII SOCDAY oo ay Wiil nooga dhigaan KACAANKII sidaas oo kale ayuu dalka iyo dadkaba Ku sameyn jiray. REER Ba'oow yaa Ku leh
@Nadiir2024
@Nadiir2024 3 ай бұрын
Good speech Allah raxma intii dhimaday
@Ahmedo-qq3ve
@Ahmedo-qq3ve 3 ай бұрын
Dawladnimo taasay ahayd nin Madhibaan ah oo wadani ahi talinaayay oo wadanka iyo kacaanka barakaysan difaacaayay
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 ай бұрын
Genral maxamed cali samter ma ahayn madhibaan haysku qaldin qabiiladda madhibaan waa maxamed gorgaarte waa hawiye samaterna wuxuu ka dhashay beesha tumaalod oo aan u malaynayo ma hubi tumaaluhu inay galaan daarood
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 3 ай бұрын
Allah ha u naxariisto Maxamed Cali Samatar nin dalka soomaaliyeed iin badan cadoow dibadda ah ka difaacay ayuu ahaa.
@AbdisalamHusain
@AbdisalamHusain 3 ай бұрын
Nacam run baad sheegtay kuligoodna ragaasi waxay ahaayeen caqli iyo geesinimo taariikh inoogatey
@AbdisalamHusain
@AbdisalamHusain 3 ай бұрын
Alaylehe caynaashe xaq daro ayuu ku dhintay waxaase fiicnayd inuu yeelo codsigii ismaciil waayo waa lagu heshiiyey inuu ka badbaado dilkaas.aad baan uga gubtey caynaanshe caqli iyo taariikh weyn ayaa ka tegi lahaa
@maxamedbaaskiil8910
@maxamedbaaskiil8910 3 ай бұрын
Midgaan xumoo cidii wax ka dhigtay u nacamleynayuu ahaa!!!
@AbdulqadirLyli-cx5ul
@AbdulqadirLyli-cx5ul 3 ай бұрын
Waa Raggii Madaxweyne C/rashiid C/rashiid diley Allaah uma naxariistooyin waddankana halkaa dhigey!!
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
@@AbdulqadirLyli-cx5ul cabdirashiid goortuu reerkooda qabiilada Bariga dego baabi'iyey waxna xabsi la buuxshey ayaa inadeerkii diley
@MustafeHussein-fj8mo
@MustafeHussein-fj8mo 19 күн бұрын
Dadkaa Caynaashe ku qoslaya yaa Caawa waraysta tolow alle ha u naxariisto
@zakimohamed3228
@zakimohamed3228 2 ай бұрын
Major General mohamed ali samatar waa Qof mudan in looga daydo Cilmiga military ga Dal jceylka iyo Goaan adaygaba mohamed ali samatar wxaan oran karnaa waa General ka keli ah ee aan dalkeenu dib uhelayn waase dhici kartaa inaad aabo siyaad oo kle helno blse qof qofkii dalka shaqadii ugu saraysay kugu aaminay inaadan khiyaamin waa adag thy inaan dib uhelno waaa wx 10% ah Rabi hauraxmo madaxdii dalka soo martay dhaman oo ay ugu horeeyey Adam abdule osman abdurashid ali sharmake mohamed siyad bare abdulahi yusuf ahmed ali mahdi mohamed iyo abdi qasin salad hassan oo marxuumiin ah sdoo kle rabi haxafido haugana daba baxariisto sheikh sharif sheikh ahmed mohamed abdulahi frmajo hapipul malayin iyo Dr hassan sheikh
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y Ай бұрын
Kacaankii iyo qudhunkiisi waxaa soo af jaray general caydiidallaha u naxariista
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
Kacaanka dawladi kama horayn,wershedo ma jirin,iskuulo iyo isbitaalo ma jirin,jaamacado ma jirin,wershedo ma jirin,mashaariicdii beeruhu ma jirin
@m-deeq6043
@m-deeq6043 3 ай бұрын
Maxaa laga faa'iiday markaa waxaas oo dhan ee ay sameeyeen sow dib umay laqin,dalkiina hoog iyo baas ma galin,illaa iyo hadana xal looma la'a. Somaliya,dowladii adan cade iyo tii cabdirashiid dowlad aan aheyn sooma marin,inta kalena tuugnimo iyo boob ayay xukunka ku qabsadeen wasaqda ee waxba hanoo xayeeysiin bakhtiga. S
@Zakariyegurey58
@Zakariyegurey58 3 ай бұрын
Alle yaraxma jaale Samatar wuxuu aha nin umada ka qabtay rag umada haligi rabay
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 3 ай бұрын
mid ganku qiil buu raadinaya ku xalaa leeyo dilka dulmiga ah loo geistei General Cainaashe. Lacnadu haku dhacdo mid gaanka.
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
Maxamed Cali Samatar wuxuu ahaa Cali xijiijle (mj) ayuu ahaa AHN,geesi,wadani iyo aragti fiican
@drmohfar301
@drmohfar301 3 ай бұрын
Maanta wallee adaa dameera saa adduunka maanta qaxoonti baad kathy aanan han iyo himilo toona lahayn.
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 3 ай бұрын
Salaad Gabeyre nin isku kalsoon buu ahaa geesina ah lakin mararka qaar dhiiranaashaha waa lagu jabaa malag baa hayay waqtiga inuu sugtaa ficneed allaha unaxarista.
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 3 ай бұрын
Aad & Aad Cawaandinimadu Mar Bay Af Libaax Ku Gelisaa Inuu Caqli Ku Daro Ayay Ahayd Oo Uusan Naftiisa Halligin.
@cashamuxudiincoosey
@cashamuxudiincoosey 3 ай бұрын
Geesi geesi dhaafay ayuu ahaa marka wey isaga cabsaden markaas ayey qarajiyan tuhun ba lagu dilay gabeyre iyo ceynaanshe iyo korneyl dheel 3daxda waxa lo dilay hawiye iyo isaaq iyo majerten haka cabsadan ayu siyad bare u dilay kana wa jaajuus ayuu siyad bare u ahaa aakhirkina wuu xiray dil ayu ku xukumay dowladi aya ku dhacday jaajuus dadkas raganimo ayey ku dhinten adna munaafaq jaajus ah ayaa tahay. Aakhiro aya wax ku sugayan
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 3 ай бұрын
Tanoo kale maaha taariikh waa dhacdo madaw oo soo martay shacabka somaliya Waxana fican in aan wax qiimayna loo samayn taarikhii madoobaa ee somaray wadanka
@BashkaSomail-p7h
@BashkaSomail-p7h 3 ай бұрын
Ma aha taariikh maadow Ee khaa'ino wadan baa dalka laga qabtay waana Operation lagu guuleystay Dowlad Aan Tawradi ahayn dalkan Masoo marin😢
@abdulljama4591
@abdulljama4591 3 ай бұрын
Khudbad taarikhi ah bay ahayd runtii Gen samatar inu aftahan ahaa maba moodi jirin
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 2 ай бұрын
GENERAL. CEEYNAANSHE. SIDA IGA MUUQATA HADALKA. GEN CALI SAAYAR. WAA LAGU GAR DAROODA. OO SHAQO KUMA LEHEEYN. HOOWSHA SOCTAY
@mussaali5239
@mussaali5239 3 ай бұрын
Waxaa jaajuus u ahaa M'med Siyaad : Dauud Abgaal! Cid kale ma fashalanin Salaad G. Yare. Illaah ku naxariisto.
@ahmedhassan-jp9je
@ahmedhassan-jp9je 3 ай бұрын
Alle idiinma naxariisto dhamaan wixi beenta ka sheegay ee toogtay , dilay Gen.mohamed ceynaanshe, Gabeeyle, wheel.
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
Wll ninkaa waa loo taag waayey wuxuuna damcay inuu wadanka gadaal u celiyo
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
Dalka waxa burburiyey jabhado ay soo abaabuleen ajnabi muslimka iyo Soomaalida neceb, muddonona ka shaqeynaayey sidii ay geeska Afrika uga tirtiri lahaayeem qawmiyadda Soomaalida.
@youngboy5293
@youngboy5293 3 ай бұрын
Gen Mohamed Cali Samatar Allah yaa rahma wuxuu ahaa Soomaali dhab ah
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone 2 ай бұрын
Balaayo idinku dhacday! Jaahiliin military ah oo Jaalle jaalle wata , waa kaas dabkii ay shideen dami la' 50 sano kadib. Balo idinku dhacday qabiil kasta oo aad aheydeenba.
@Bashequ
@Bashequ 3 ай бұрын
Maxamed Cali Samarar wuxuu ahaa aalad Maxamed Siyaad leeyahay, sarkaal hoose ayuu ahaa markii inqilaabku dhacay lkn degdeg baa loo soo dalacsiiyey oo derajada iyo awooda loo siiyey maadaama aan wax cabsi ah laga qabin oo uu reer yar oo soomaalidu quudhsato ka dhashay Inuu general Caynaashe yidhi inqilaabka inaga daaya oo aan dawlada shacbigeenu doortay ayidno ayay ceeb ka dhigayaan oo sacabka u tumayaan! Wallaanu halkan garaad oolin balse cabsi iyo guulwadayn xaalkoodu weeye! Wadhi, wadaniyadeey xaal qaado! 😢😢😢
@MahdiCade-r2w
@MahdiCade-r2w 3 ай бұрын
Cali samatar wuxuu ahaa sarkaal sare oo korneel ah markii cinqilaabka dhacaayay. Halkaas aan kaa saxo
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 3 ай бұрын
Sarakiishii xiligaas joogtay Siyaad Barre, Liiqliiqato & Caynaanshe oo kaliya ayaa ka sareeyay, inqilaabka ragii aaddka usoo agaasimay ayuu kamaid ahaa
@ahmedhassan-jp9je
@ahmedhassan-jp9je 3 ай бұрын
Gen. Ali salter alle umma naxariistaan waxuu ahaa academy qaate Afweeyne ku shaqeeysanjiray
@uarush
@uarush 3 ай бұрын
@@MahdiCade-r2wKorneyl ma’ahayn ee Gaashaanle Dhexe ayuu ahaa adoo mahadsan.
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
@@Bashequ wax faido ah ma haysaa aan ka ahayn in lagu yiraahdo Garxejis kursiga ma geyo
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 3 ай бұрын
Maxamad Canaanshe Uu Ku Saxsanaa Fikrada Ah In Aan Dawlada Rayidka Ah Aan La Inqilaabin.
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
Taasi dawlad maahayn magac bey ahayd,markii horena ku shubasho ku timi,dadkii gobolka Barina qabiilo gaar ah laysay oo ciidankii dawladda u adeegsatey.musuqmaasuq dawlad laguma sheego.iskuula,isbitaalo,werahedo, jaamacado wadankuba wax jira ma ahayn
@IbraahinMuuse-g7h
@IbraahinMuuse-g7h Ай бұрын
Markiidambe waalalaay ragaa mitaa
@Ahmedo-qq3ve
@Ahmedo-qq3ve 3 ай бұрын
Legend buu ahaa Cali Samatar. Alla haw raxmado
@MohamedGash-w2x
@MohamedGash-w2x 3 ай бұрын
31:37 Ragan ISKA Daba tage Aakhiro Allah kala Xisaabi Xaqiiqda og Lkn iima Muuqato waxa Ragaa lagu laayo aan ahayn Wax bay damacsanaayeen Xaqdaradii iyo inqilaabkii Ayey didanayeen
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 3 ай бұрын
Aaad baad oogu mahadsan tahay taarikhda wanaagsan ee aadd nala wadaagtid.
@bornleader1653
@bornleader1653 3 ай бұрын
Walal isagoo dhamaystiran mahaysaa qudbadaan?
@JamaSeed-ds5nc
@JamaSeed-ds5nc 6 күн бұрын
Salaad gabayle Geesibi Aha Saan Maqlay
@fantastic9536
@fantastic9536 3 ай бұрын
Wallaahi waa taariikh muhiim ah oo wax laga Faa iidayo, Ninkii caqli leh, Qaybyaalad,Aqoon, dalka wey bad baadiyeen, lkn waalala fahmi waaye,
@doondiin1774
@doondiin1774 3 ай бұрын
Siyaad bare hadii la qaban lahaa maalintaas wadanka ma burbureyn. BAL ARAG SIDA JEES JEESKA UU U HADLAAYO IYO SIDA AY U QOSLAAYAAN. BAL WADAADADII LA DILAY MA INQILAAB MEY WADEEN. MAANTA DHAMAANTOODA WAXAY HORTAAGEEN ILAAHEY. SOOMAALI ALLE HA BADBAADIYO
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
@@doondiin1774 boqolaal Somali ah ayaa maalin walba kibir lagu dilaa 34 sano halaag ayaa lagu jiraa
@xisaabxer2731
@xisaabxer2731 3 ай бұрын
Wale waa sax, lkn hada wax yar aya kanool sida kuwaan u baa,baeiyn ayey ubaa,baayiin insha allah
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y Ай бұрын
Kacaanka wuxuu ahaa faasuq diinta islaamka neceb kuwii talada u hayay naarta alla haku fogeeya
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 3 ай бұрын
Hadii xitaa aan kasoo qaadno in Salaad Gabeyre inqilaab qorsheenayay maxaa diidaya taas ileen Siyaad Barre inqilaab ayuu Somalia ku qabsadayee.
@AliAli-tb9mm
@AliAli-tb9mm 3 ай бұрын
Aamin darada Maantey Soomali Heystaa waxey Bilaabatey 21 October 1969, Askar Wadankii la Wareegey Shaqo aysan Aqoon u laheen Saxibadoodna laayey qaarna la xirey, Burbur 21 sano waxey qaadaneysaa 100 Sano la isku keeno Soomaali.
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
wax aanad war ka hayn ayaad ka hadleysaa
@AliAli-tb9mm
@AliAli-tb9mm 3 ай бұрын
@@ducaleeguree2424 Qabyaalad hadeyna ku wadin, wa kaase Soomali Mideysan keen.
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
Salaad Gabayre Kediye,Mohamed Caynaanshe guuleed iyo Cabdilqaadir Dheel.qaxay inqilaabka ka qadeen guriga Cabdilqaadir Dheel oo afgooye ku yaaley
@ashire563
@ashire563 3 ай бұрын
Allah u naxariisto Halyeey Ma Ahmed Cali Samatar..marbaan teleefoon Kula hadlay isagoo Maraykan jooga inta uusan dhiman......waxaan Ka codsadey inaan warayisto, ,Maxkamad Ku socotau waqtigaas wuuse iga cududaartay, 2004 ama 2005 ayey Ahmed.
@abdiharman7451
@abdiharman7451 3 ай бұрын
NSS ayaa dabasocotay odayaashaas, in xabsi dheer ay ku xukumaan ayaa fiicnayd in la dilo ma ahay. XUKUN-CIIDAN wakaa. dadkana ooma turaan ayagana isuma turaan.
@FahmyAbdillahi
@FahmyAbdillahi 3 ай бұрын
Maxaa isaga Cabdulqadir Dheel lagu dilay, ciidanka mar horuuba isaga tegaye
@MaxamedFaarax-bm9fw
@MaxamedFaarax-bm9fw 3 ай бұрын
Kuligood waxay ahaayeen Rag ninba waxa uu aaminsanaa uu run ka sheegay , wayna ku Kala adkaadeen , lagdini walaal maleh
@CaliGaas-z9h
@CaliGaas-z9h 3 ай бұрын
Nin caqli badan ayuu ahaa, waayoo dalkii waa kaa aad burburiseen.
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
Oo isagaa dalka burburinayey
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y Ай бұрын
Sxb dalka ma bur burine idinka ayaa xerooyin qaxooti laydin ku xareeyay annaga ilaa hada ciidaanadi ayaan joognaa
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 ай бұрын
Salaad waxaan maqlay waa lugu shaqaystay qolo mu caarad ah ba gacanta ku dhigtay
@somethinginyoureyes1794
@somethinginyoureyes1794 3 ай бұрын
Siyaada inqalabu ku yimida waxu ka cabsadaya salaada genesis ayu aha anaa biqina siyaad oradea midland yahow
@safiayusuf9431
@safiayusuf9431 3 ай бұрын
ALLAAHUL akbar
@AbdullahiAbukar-uo7jg
@AbdullahiAbukar-uo7jg 3 ай бұрын
Waxay aheydba dhamaantood waa wada geeriyoodeen
@xasanmahdiaraye1027
@xasanmahdiaraye1027 3 ай бұрын
Garanay Caynaanshe iyo Salaad gabayare laakiin waa maxay Sobobta Lagu Dilay ,Cornell DHEEL ayaa sheegi kara
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali 3 ай бұрын
Tani wax la dhagaysto ma leh. Lakin waa taariikh nasoo martay si kastaba ha ahaatee
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 3 ай бұрын
caliyow garaad yare gaabane calool buur gondo iyo ma jaba xume godin iyo misaar tume ina geeda waabtow inta ina gumeeda oon laga giirsan naagaha gabigood isugu yeer turunbane ka giigsii an ku gaadi maayee waa noo galab talaadaad
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
Soomaali haddii ay qarannimo iyi wanaag rabto waxku qaata dhibaatadii na soo martay.
@xogtaheesaha530
@xogtaheesaha530 3 ай бұрын
Waxyaabo fiican baad soo dhigtaa channelka oo taariikh ah lkn wixii Naxli iyo xumaan abuuraya inaad soo dhigto ma fiicna ... waa talo aan ku siinayo sxb.
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 3 ай бұрын
Mahadsanid Waan Ku Salaamayaa
@Aziizmohamed
@Aziizmohamed 3 ай бұрын
Sxb Wa tariikh , qof kaste oo Soomaliyeed-na inu ogaado Wa u Muhiim, Mahadsanid sxb Axmed
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
Salaad Gabayre waxaa waalay oo qaldan rag Mj ahaa waxayna u mareen gabadhii xaaskiisa ahayd oo ay reer abti u ahaayeen
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 3 ай бұрын
Wixii xun ba Xaawaa leh ayaan maqli jiray. 😂 Halkaas may kaa gaartay Majeerteen neceybka 😂
@abdirahmanabdillahi2884
@abdirahmanabdillahi2884 3 ай бұрын
Majeerteen waa kuwa somalia halkaa geeyay siyaad bare ayay been ku aqrin jireen Dawlada taagta daran ee xamar ka jirtana hada qasaya lkn raga ka adag waa somaliland somaliland ha noolaato from hawaiye
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 3 ай бұрын
@@abdirahmanabdillahi2884 Qof qalqalsan baad tahay oo wuxuu leeyahay aan la fahmi karin. Qabiilkaaga haka baqin mid kalena ha sheegan. 😃
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 3 ай бұрын
Khudbadani waa 19973 dii qiyaastayda
@alidahir467
@alidahir467 3 ай бұрын
Soo bandhigida waqtigan macno malana waayo kan hada kahadlay kuwii uu kahadlaayo kuwa usacbinaya dhamaan wey wada baxeen
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 3 ай бұрын
Inqilaabka inqilaab baa kahoreeyey !
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 3 ай бұрын
Tumaal tumaal dhalay. Ey ey dhalay oo af wurun badan.
@cashamuxudiincoosey
@cashamuxudiincoosey 3 ай бұрын
Waxey kamid tahay qudbadii jees jeeska aheyd e siyad bare jediyay ayu kana jediyay isago dabadhilif u ah. O is tusayo siyad bare chanalka midkan leh isna wa qabiiliste ku faraxsan dulmiga dadka lo dilay madaxda ahaa
@axmedmataan4443
@axmedmataan4443 3 ай бұрын
Nacdal siyaad barre la dhaqan ah buu ahaa migaankii samatar ahaa eeg hadaladiisa dhuuxna
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 3 ай бұрын
Maytida ha caayin ciilqabe yahaw ina muuse juudaan
@axmedmataan4443
@axmedmataan4443 3 ай бұрын
@@QoobjalowQoobjalow bahal bahali dhashay waxaad tahay hadhaagoodii Jawaab danbe Malihid ..
@Qoraga
@Qoraga 3 ай бұрын
Ninkanu samatar waa ninkii siyad bare gaganta ka tuuray
@calisiciid-m9l
@calisiciid-m9l 3 ай бұрын
WAALAYAAB
@hiisgutale2587
@hiisgutale2587 3 ай бұрын
Koleyba adiga iyo siyaad iyo saladba aakhiraad wadajirtaan xisaabtina waa ilaahey agtiisa qof marxuuma ood dishes isdifaaci maayo waxaad aqrineysaa ineey runyahion macada
@sewy8
@sewy8 3 ай бұрын
Raggaas xaqdaro iyo tuhun been ayaa lagu dilay sida dadkii goob joog ahaa ay sheegeen, taasoo aakhirkii ay keentay in dalka dagaal sokeeyey uu ka dhaco iyo burbur aan laga soo kaban.
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 3 ай бұрын
War haawey waa gun hadda eega
@Farhaan114
@Farhaan114 3 ай бұрын
Waa Ayaga iyo Ku Allahood
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 3 ай бұрын
Dheel maxaa Isaga loo toogtay haddaba isagoo aan la XUSIN sababta iyo kaalintii uu Ku lahaa inqilaabkii fashilmay???? Gen Caynaabshe ma Dil buu mudnaa mise Xabsi? Ciidankii wax inqilaabay ciddii sii inqilaabtaase ma Ceeb gaar ah bay lahayd?????
@saidajiindhe8841
@saidajiindhe8841 Күн бұрын
BEENAALE MASHEEGAYSID XAQIIDII DHACDAY.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 ай бұрын
Walee idinka dalkii burburiyey. Waxaan xasuustay maahmaahdii ahayd Somali waxaa loo yaabaa markay mareexaan iyo midgo u taliyaan waa tan hadda dhaxalkeeda aanu maalayno
@ducaleeguree2424
@ducaleeguree2424 3 ай бұрын
@@AhmedMohamed-tn5yg hadda ma mareexaan ama Daarood ayaa u taliyee qaybna iidoor baa goostaye qaybna hawiyaa ka taliyee wax Somali u dan ah ma haysaan
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 3 ай бұрын
Cisaan jeele Ismail cali abukar Maxamed shiikh Cismaan waaraga gudimnaayay iyo qaarkale oo golaha sare kamid aha
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 3 ай бұрын
Maxamed Sheikh Cismaan Baa Maxkamadda Guddomiye Ka Ahaa.
@cashamuxudiincoosey
@cashamuxudiincoosey 3 ай бұрын
Gudomiye maxamed shiikh wa ka ahaa lakiin isaga marqati ben eh ka noqday akhirkiine maxakamada isaga cararay
@jamafarahhersiqolqol3049
@jamafarahhersiqolqol3049 3 ай бұрын
Janno ha geli jaalle ayaabu ku sii hadaaqayaa
@Aziizmohamed
@Aziizmohamed 3 ай бұрын
Ustaad Axmed Taariikhda no raaci ado mahadsan
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 3 ай бұрын
Waa 1971.
@Haleeleelin
@Haleeleelin Ай бұрын
Madhici karto khudbadan waa taagashadoodi kadib ayagaana waxaa ladilay 1972​@@ahmed.bakool
@Banadir-State
@Banadir-State 3 ай бұрын
Ina gumeed beenloow waaye...
@NajaxCabdisamad
@NajaxCabdisamad 3 ай бұрын
Nacala hawiyow idinku taal sidee midgaanka iyo laangabkii daarood ee faqashta ahaa ay u awoodeen iney caasimadiisii ku dilaan genaralkii fariidka ahaa AUN general gabeyre iyo caynaanshe kadibna sidaa jeesjeeska ah u hadlaan
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 3 ай бұрын
Caqli dumar
@SaidMohamud-b7r
@SaidMohamud-b7r 3 ай бұрын
Midgaha soo walaalo maahidin oo ilma gargaarte ma ahidin maxaad dhaantaan soo mudgo batey ma ahidin iyagaaba curadkiiyeeye
@Ahmedo-qq3ve
@Ahmedo-qq3ve 3 ай бұрын
Indoor & wixii dibusocod ahaa oo dhan shaqo wacan baa laga qabtay, CalibSamatar waa ninkii iidoor Soomaalinimada ku soo celiyay jabhadii arga-gixisada ahaydna ka difaacay Burco & Hargeysa
@nuuradiinmohamuud3364
@nuuradiinmohamuud3364 3 ай бұрын
Bal fiiri ninkaan jaajuusnimo ayaa jago sare lagusiiyay mooyee professional ma'ahayn samatar Lkn ragaan kale professional ayeey ahaayeen lkn waxaa alle mahadii ah in dhamaantood maanta aakhiro iskuugu tageen Ninki dulmi falo iyo kiikalaba waa hooydeen
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 3 ай бұрын
Samatar nin ka Khibrad badan oo Afrikaan ah waa yar yahay
@mussejama311
@mussejama311 3 ай бұрын
Niman dawlad inqilaabay Deetana ayagu isdilay. Waana sheekada afgambiga ku dhamaado
@Aziizmohamed
@Aziizmohamed 3 ай бұрын
Ustaad ado Mahadsan , Maqalka wax ba ka dhiman , asago dhamaystiran no so gudbi, Wa Maqal aad muhiim u ah 🚨
@MohamudmusseAden
@MohamudmusseAden 3 ай бұрын
Soo bari khudbada şamata oo dhamaystiran
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 3 ай бұрын
cali samater been ayuu ka dheegay caynaanshe.Salaad Gabayare marku u tagay Caynaashe ee uu ku yidhi kacaanka aan afgambino caynaanshe waxa uu ugu jawaabay caruurtayda ayaan korsanaya ee iga tag.Caynaanshe waxa lagu dilay wakaas Salaad Gabayare ku sheegay maxaad ugu sheegi wayday Siyad Barre.
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 3 ай бұрын
Galaal kow buu ka ahaa ku wararka xambaarsan
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 3 ай бұрын
daarood is not easy viva name of cali samatar
@Banadir-State
@Banadir-State 3 ай бұрын
Daarood doon la soo caarisay muxuu no easy ka og yahay
@gulioahmed9971
@gulioahmed9971 3 ай бұрын
Waxaan ka xumahay doofaarkaas inuu si nabadgelyo ah uu u dhintay. Waxaad moodaa waddanka in hooyadedd leedahay. Adduunka lama arag qof kagu dilay waxaas buu damacsanaa.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 3 ай бұрын
Bal Laangaab kan beenta sheegayA eegga,kuwaad dhashay ayaanu ka kari doonaa arintaas aarkeeda.
@Somfox1
@Somfox1 3 ай бұрын
Hooyadaa Baa Laangaab ah Bantu Yahow!
@MahamedJama-l4b
@MahamedJama-l4b 3 ай бұрын
Lĺ😊
@abdullahimohamed4006
@abdullahimohamed4006 3 ай бұрын
Cali samatar waa ninki waqooyi burburiyay waa ninki wadaada la laayay qeeyb ka ahaa. Waa nin cuqdad qabiil qabay oo aaminsanaa in la liido madaama uu ka soo jeeday beesha Tumaal. Waa nin marki Siyadaad Bere oo cariiriga galay, ka cararay. Waa ninki Salaad qayaameeyay. Kadibna waqtigiisi ku dhameeystay dacwo ilaa uu ka dhinto.
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 3 ай бұрын
21.10.1969 waa maalinkii dawladnimada ummadda soomaaliyeed ay Godka madoow ku dhacday. Dhibkii laga dhaxlay dhiigcabyadii kacaanka ilaa maanta waa ina haystaa.. Dal mid ah iyo dad is jecel ayay qabteen waxay ka tegeen dad is nacay kala guuray qabyaalad iyo cuqdad kala qaaday. Xitaa midnimadii soomaali weyn waa tirtireen.. dhibkaas ayay leedahay xukun la boobo iyo xukuumad ku dhisay nin jeclaysi iyo qabyaalad.
@bornleader1653
@bornleader1653 3 ай бұрын
Kenya oo daris kula ah oo gaalo ah: Jomo kenyatta wuxuu haystay ilaa uu kadhinto 15 sano, wxa kuxigay Moe oo haystay 24 sano. Sidokale Ethiopia dowladina 1991 burburtay hadana wataas xitaa ruushkii baa burburay soo jaalle Somali adigaan khayr lahayne waxba cid ha eedayn kacaankii dhul wa dhisay wanatagay wxana kadambeeyay waxuush
@abdillaahiawed3697
@abdillaahiawed3697 3 ай бұрын
Cajiib!!!! somalidee is jeclayd
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz 3 ай бұрын
​@@bornleader1653 Siyaad iskama tegine xoog baa lagu saaray, haddana waa soo jabhadeeyey si uu mar kale ummadda uga dul back, waana laga hortegay
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 3 ай бұрын
Muuse juudaan waydii dhibka soomaaliya
MARKHAATIGA NOOL INQILAABKII DHICISOOBAY & DILKII CIRRO
47:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 64 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo  15-01-2025 #somalia
30:10
Somalia Radio News
Рет қаралды 1,5 М.
Жекпе-жек. Төртінші тур | Екінші топ | Jaidarman 2022
1:6:41
Вопрос Ребром - Бустер
41:59
Gazgolder
Рет қаралды 2,9 МЛН
Хорошее время было!
1:00
Дмитрий Романов SHORTS
Рет қаралды 1,1 МЛН
Тётя Марта | Серия 1
27:25
СТС
Рет қаралды 1,2 МЛН