Asc sheikh jazakallahu kheyr jimco Mubarak, Allah ha xafido Palestine 🤲
@ugaasocismaan733Күн бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call allaha kuxifdiyo
@Fadxi-p5hКүн бұрын
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤
@engilyas4423 сағат бұрын
❤❤asc shekh mustafe ali ❤haddi aad akhrirido ❤farimaha waxan ka codsanaya magacda hogankamiyayasha yuhuda magacyadoda sida quruxda badan ugu dhawaqayso iska dhaf oo eray bixinta aljazira oo kalleh istiic mall
@degaghedi173820 сағат бұрын
Xuutiga guul aan dhamaan iyo awood ay kuburburiyaan kufaarta kibirtay iyo caaqiido sax san illaahow iskugu dar Aamiin Aamiin
@fartuunmohamed1062Күн бұрын
Axdi iyo balan malahan yuhuud ee Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin aan dhamaad laheen yuhuud iyo xulufadooda aamiin
@Fouziaabdi-bq1rzКүн бұрын
Amiin❤amiin❤amiin
@maxamedabdullahaadan6366Күн бұрын
XAMAAS WAA KOOX ISLAAMI AH MASHA ALLAH XARIIFNA KU AH SIDA WAX LA ISAGA DHICIYO SIYAASAD FIICANA CIYAARA WAR HALAGU DAYDO SIDA AY MAXAABIISTA NAFTOODA TOODA UGA HORMARIYAAN AYN KA FAHMIKARNAA DIINTA ISLAAMKA EE FIICAN AYEY KU DHAQMAAN WALALAHA HAMAAS
@nasrimuktar811619 сағат бұрын
Thank you sh. Mustafa jazakallah
@hamsenour2714Күн бұрын
Jimco wangsan sh.mustafa
@zahramaow205221 сағат бұрын
Ilaahey ha ugargaaro Gasa dhibka aykujiran Ilaahey nabad iyo farxad ha ugu bedelo.
@maryanmohamed959823 сағат бұрын
Ilaahey ha ka gaadhsiiyo madaxa iyo meel walba inshaa Alaahu guul falsiib inshaa Alaahu Falastiin ilaahey baa u hiilin reer qasa
Allah ha isku diro America iyo yahuuda 🤲oo Allah ha ololiyo
@UmerUmer-f8s23 сағат бұрын
وعليكم ألسلام و رحمة ألله وبركاته
@degaghedi173820 сағат бұрын
Illaahow raxmaanoow raxiimoow isreal inta raalida ka ahaa iyo inta dhibka ugaystay halaag iyo gumaad degdeg ah usoo dedeji Aamiin Aamiin illaahow rer Palestine guul waarta sii illaahow Muslim ka mideh illaahow mdxda Muslim ka ah meelkasta ooy joogaan oon diinkooda dadkooda dalkooda inaxayn naga hor wareeji kuwo illahay Asmiinsan oo diinkooda macaan raaca oo kufaana noogu badal Aamiin Aamiin
@Somali65122 сағат бұрын
Barnamij wanagsan sheik mustafa ❤🙏
@abdikadirhaji685220 сағат бұрын
Masha Allah Guul Falastine iyo Yeman xutiyiinta Gollihii Wasiirada Yuhuuda Wey Ansixiyeen heshiiska Saacad ka hor
@Fouziaabdi-bq1rzКүн бұрын
Juumca❤mubarak
@yusufahmed6987Күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@HabonAbdirahman-y5f22 сағат бұрын
Thank you, sheekh
@ilhamdahir991522 сағат бұрын
Bardan waa salaamah people from Palestinian
@SagalMohaned20 сағат бұрын
WCS YUHUUD ALAAH HAGUBO SIDA USA AAAMIIIIN REER GAZA ALLAAH SWT HA GUULEYO AAAMIIIIN
@MauumedCadal18 сағат бұрын
M.allh muslimin odhn guul❤
@AhmedMohumed-n5c22 сағат бұрын
Ilaahayoow .ugargaar falastiin
@XildhibaankaXaji23 сағат бұрын
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته شكرا شيخ مستف علي
@UmerUmer-f8s23 сағат бұрын
شيخ مستف❌ شيخ مصطفي✅
@FeysalA.MahamudКүн бұрын
الحمدلله حمدا كثيرا طيبا مباركا فيه . اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا. Asc sh. MUSTAFA jimce wanaagsan
Nimanka yuhuudu waa niman kibir badan carabtu waa kabaqaan😊😊
@Xasan-w8i23 сағат бұрын
Dagalku sand iyo 3 blood ayu socda
@AwesCabdulhi23 сағат бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤
@DuniyoHassan-c5n23 сағат бұрын
Aaamiin
@ClawhicwaaxidmaxamedКүн бұрын
Guuuul in shalah falastin
@iskufilan174Күн бұрын
Waa yaab aduunka ayaa raali uga ah maxay tahay in cunaqatayn la saaro dad xabad ku socoto oo cuna qabateyn lugu sameynayo oon aduunkuna u fasixi karin dadkaas for human rights such food water medical reports doctors yaab waana la fiirsanayaa oo wey u diideen baa la leeyahay maa iyaga leyskugu tago oo aduunka dhan halmar dagaal ku qaado hadey run sheegayaan
@SuldanshMaxamed-cj7mg20 сағат бұрын
Asc waxan dhihi laha re falastin ha midooban hana dagaalamaan illaa ay telaviv gacan ku dhigaan
@KayseHuriye11 сағат бұрын
Ku.scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@DrGaadaa22 сағат бұрын
❤wcs ❤alahu akbar ❤xutiyinta + xamas = guul weyn ❤ alahu akbar ❤❤❤❤❤
@Yasmin-yq2jhКүн бұрын
Yahuud miya lesku halen kara belayo halu dhado halaga adun and cadam aqiro idinku dhac
Somalidu waxey ku maahmaadaa gardaro garba og iyo kaajo dharag og iyo geeri wad og midna looma gasho helo israil waxey ogtahaÿ in ay garab heysato oo ah America iyo inta la halmaasho.
@Axmedsaafii23 сағат бұрын
Wcs walaalkay mustafe ali mahadsanid Allaha ku sharfo cafimaad iyo cimrii dheer ban ku rajaynayaa insha Allah guull iyo lehay xms iyo xuutiiyinta Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar allhamdulilah Donald Trump ayaa ku guulleystey odeygii jon bayden waxay isku haystan ana ku guulleystey iyo ana ku guulleystey balsee ariinku wuxu kusabsanyahy Donald Trump 467 malin kadib waxa ku guulleystey Donald Trump iyo masar qatar kaley maxa ka dhiigey inay qatar ay goobalada beeriga dheexe oo dhan ay uu dhaxdhaxadiisa waa suu.allee wa dowlada kaliya ee Africa iyo beeriga dheexe hooganka uu haysa masha Allah Allaha mideeyo qalbigooda iyo qulubtooda umada Musliminta dhaman Africa iyo calaamka kaaba yuhuuda iyo xulifadeeda Allaha burburiiyo Amin Amin Amin Amin
SHEEKHOOW XUUTIYIINTA MEESHA YUHUUDDU XUUTIYIINTA KA' WEERARI DOONTO WAA 'HORN OF AFRICA 🌍 QAASATAN DHULKA SOMALILAND ' WAAYO WAA WAXA ' BLACK HOUSE'KU U DANAYNAYO IN GOONI U GOOSIGOODA LA' ICTIRAAFO' WELIBA SIDA UGU DHAKHSAHA BADAN' 🤔🤔🤔
@ahmedmuhamed887122 сағат бұрын
Srail wakhtigii ay baabilahayd way tahay alle harogee
@karlesk649822 сағат бұрын
Dadka waa in runta fahmaan iyo xaqiiqda Werarkii bishii 7-8 koxaha wax iska cabinta ku qadaan isrl waxaay ku diliin dad gaaray 3kun oo qof ayaga oo ku dhawacay dad intaa ka badan markaa kadib isrl waxaay qaday werar burburin ah ayada dad 58kun ka badan ku dishay intaa kabadana ku dhawacday sidoo kale dhulka la sintay magaladii gaza ,hadaba miyay isku dhigmaan dhibta gartay 2 dhinac waa maya sidoo kale xabad jojintii hore dadkii lakala badashay inbadan oo ka mid ah isra_ L dib ayay u qabatay oo xabsiyada ayay ku celisay sidoo kale isrl waxaay qabsatay qabsatay qaybo ka mid ah dhulalka suriya iyo lubnaan ayada oo samaysay is balaarin waxaana socda hirgalinta isra-lsha wayn,waxaay burburisay urarkii xizblh ayada oo lahaysay hagamiyashii 2 xizbi ee xmz iyo xizblh ,isrl dhib wayn waa garay lakiin faidada ay heshya ayaa ka badan waa hadii aan la is indha tireynin
@MaxamuudSalaad-u7x23 сағат бұрын
Karil
@NajmaMuhumed-p3v20 сағат бұрын
Yahuud balan malahan
@sacdiyomohammeddiiriye8885Күн бұрын
Xuuti kaliyaa u hiilisay falastiin
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv23 сағат бұрын
Wcs
@ilhamdahir991522 сағат бұрын
waxaan qoslaa marka layidhaahado Joe Biden, sorry to say that Joe Biden ma miyir qabo beri hore ayuu ka shubayi
@Shamsocayni166717 сағат бұрын
Madaxda masar waa qaimiin munaafaq wey la ogayeen raali bay uga ahayeen in filadefiya cidanka yahuuda la wareegaan cunqabateenka cuntada ayagaa sameeyay Rafah oo cidanka yahuuda joogin dhibaato 100% qeyb ka ahayeen waxay ka urinayaan aqwaani muslimiin in xamaas la baabiya rabeen Madaxda carabta munaafaqiinta qeyb weyn ka ahaa yahuuda sheegeen in cuna lasoo gelin waxa diidan waa madaxda masar Hada emarat cidanka gaza keeneynaa yahuuda ka codsatay waxay diidan yihiin in falastiin xoeoowda awood yeelata waxa lugaha ku dhegan waa carabta Allaha shartooda ku celiya Allaha falastiin xoriyad buuxda siiya Allaha u gargaara Allaha cidan midnimo ku difaaca oo awood leh siiya Allaha mideeya Allahuma aamiin 🤲🤲🤲