No video

MAXAMED MAAME MAXAN KAA BARANAYAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 1,729,027

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Acting: Ali Zaki / Asma Malabo
Ereyada: Amiin Samadoon
Laxaki : Maxamed maame
Music: Furinle
Camera: Idiris Dabcasar / Haashi Mahdi
Edited: Ahmed Ak
Produced by
Afro - Waqal - Furinle

Пікірлер: 966
@yonezcrown
@yonezcrown 4 ай бұрын
Team Waqal Always’s The Best🔥
@putcherkalzoni8597
@putcherkalzoni8597 4 ай бұрын
Badhadhakhle
@xamsejamac158
@xamsejamac158 4 ай бұрын
​aarya madhax,layOhow ninka buqa kala,tag HORUMARKISA MIYAAD KAXUNTAHAY
@Mohamed_02272
@Mohamed_02272 4 ай бұрын
mrka anad baran english wa iska sidan ninka mxa ku haysta shuuboyy👌🍆
@abdiraxmaandaahir
@abdiraxmaandaahir 4 ай бұрын
Of the legen
@MaxamedBakeyle
@MaxamedBakeyle 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 4 ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤
@user-wp8fl8nv7s
@user-wp8fl8nv7s 4 ай бұрын
Aniga assad hajio27 ❤
@nimcayabdikadir4397
@nimcayabdikadir4397 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@yuusufmaxamed7354
@yuusufmaxamed7354 4 ай бұрын
Adiga maxaa ku keenay halka heesta lagu dhagaysanayo?
@MMario-iw7jt
@MMario-iw7jt 4 ай бұрын
Waa runta lkn heestani qalbiga ayay iga taabatay wlhi😢😢
@hoodoyusuf
@hoodoyusuf 4 ай бұрын
Aniga wllo ❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 4 ай бұрын
Qof kastoo bilaaa sabab looga tagay waan salamaya never disappointed 😢😢
@AdmiringBiscuits-qv1mi
@AdmiringBiscuits-qv1mi 4 ай бұрын
Amin❤😢
@Nastehofarah-vw2dz
@Nastehofarah-vw2dz 4 ай бұрын
😭🥺✋️
@user-iu2lq7vm7m
@user-iu2lq7vm7m 4 ай бұрын
😢
@BilanMahammed
@BilanMahammed 4 ай бұрын
😢😢💔
@zuurasiman3894
@zuurasiman3894 4 ай бұрын
Me😢
@bintusalaf9488
@bintusalaf9488 4 ай бұрын
Ilahow waa adoonkaagii waan jeclaaday heer aan gaadhay inaan naftayda ka jeclahay ilahow qalbigayga adaa maamula adoonkaga ijeclaysiiyey ilahow xalaal iiga dhig 😢xaraan waan iska ilaaliyey sidaa aan iskaga ilaaliyey isna xalaal iiga dhig waayo daacad ujeclaaday 😢❤
@hanaqaadanimes9737
@hanaqaadanimes9737 4 ай бұрын
Aamin aamin wllo
@SapiriinfaysalSapiriinfa-ez9jq
@SapiriinfaysalSapiriinfa-ez9jq 4 ай бұрын
Amiin lkn isgu ma ku jecelyhy abaayo
@RamadanDjibril-rw4xm
@RamadanDjibril-rw4xm 4 ай бұрын
Amin hn Quali
@hodansead6711
@hodansead6711 4 ай бұрын
Amin
@muunaaxmed8948
@muunaaxmed8948 4 ай бұрын
Amin yah rabi
@haretdediamond8881
@haretdediamond8881 4 ай бұрын
Hooyo darteed love iigu saara❤
@user-rf5qi7ll4k
@user-rf5qi7ll4k 4 ай бұрын
@hiboAbdulqadir
@hiboAbdulqadir 4 ай бұрын
@safiarobleh3653
@safiarobleh3653 4 ай бұрын
@FilsanDaahirobsiiye
@FilsanDaahirobsiiye 3 ай бұрын
@mukhtarabdillahi1167
@mukhtarabdillahi1167 3 ай бұрын
@aslidhalalbadan5136
@aslidhalalbadan5136 4 ай бұрын
Hees way dhaftay tani maxaan kaa barnayy team qalpi jab hello 💔🥹
@user-be9ib4fg4e
@user-be9ib4fg4e 4 ай бұрын
😢
@HannaAlin-vz3wq
@HannaAlin-vz3wq 13 күн бұрын
Angu qalbi ba malihin😂
@mariishcabdalla9614
@mariishcabdalla9614 4 ай бұрын
Inta qalbiga jaban oo la dhaawacay allh idin boog dhayo heesta waxan daawanayaaa ano jaceyl qurux badan heysta mid ku guuleysato allh iga dhigo😢😢😢😢
@nimcomaxamedcabdi4724
@nimcomaxamedcabdi4724 4 ай бұрын
Amiin wllo ilahay kuwi isku cimri dhamaysta iyagoon jacaylkoodu isbadalin haydinka dhigo ❤❤😊alle
@user-jz4hz4wl4z
@user-jz4hz4wl4z 4 ай бұрын
Aamin wlal mcn kuwii mirihisa gurta Allah idin kaga dhigon❤aniga wlhi waxan Moday inay aniga iga hadleyso wlhi qofan qalpigeyga ilalineyn ayaan ku aaminay sorry 😞 lkn wax waliba waa in loyesho adkeysi io dulqad dhb mlhn mid hadii uu ku xumeyo mid kale ayaa ku wanajinayo
@mariishcabdalla9614
@mariishcabdalla9614 4 ай бұрын
@@user-jz4hz4wl4z wll mcn sorry malin uun wakaso kabsaneee waxa kuso mari doonto maalin aadka marantay uu isaga kuso raadiyo nabsi bakaso baxayee sabarka badi qofkaga wad heli insha allh 😭😭😭😭
@drsmiliza289
@drsmiliza289 Ай бұрын
Amiin wl
@SowdasaciidSowdasaciid
@SowdasaciidSowdasaciid Ай бұрын
Wlhi sdkle allow guusha na gadhsii❤😢
@goztavocadehoffcial8041
@goztavocadehoffcial8041 4 ай бұрын
Hada soo gasho ku sali nabiga scw❤
@AdmiringBiscuits-qv1mi
@AdmiringBiscuits-qv1mi 4 ай бұрын
Scw scw scw❤
@user-vr9jr2rm8x
@user-vr9jr2rm8x 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@naemamohamed2941
@naemamohamed2941 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا وقدوتنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤❤❤❤❤
@m.Amiinofficial6553
@m.Amiinofficial6553 4 ай бұрын
Scw scw scw
@ayeeyokoriz4781
@ayeeyokoriz4781 4 ай бұрын
Heestan qiso ani igu dhacady ayay ka hadlaysaa gabadh aan axdi iyo balan guur is ku ogayan ayaaa iga baxday sabab la aan aniguna shaqo ayaan ku maqnaa si lacag markaan helno uu guurkena ku dhaco lkn iyadu booskii ayay iiga baxday jacaylka somalida maxaa samairka u diiday iyo gabadhahena somaliyed maxaa San Nogu galiyaan😢😢❤
@cayniessaa9845
@cayniessaa9845 4 ай бұрын
Mardabe iska ilali un😢
@zuurasiman3894
@zuurasiman3894 4 ай бұрын
🥺wilashina qar 😭gabdhaha waku dheshin lkn 5 fare alle masimin 😢sorry qalbi walbo wo jawan yahy me💔🥹
@fartunjama7099
@fartunjama7099 4 ай бұрын
@@zuurasiman3894 nolosha dhan rageena soomaliyed waxey u arkaan ciyaar wana wada shalmad raac mana u naxaan gabadha jacaylka dhabtaa tusto 💔💔😢😢😢
@AADANCUKAASHXamdule
@AADANCUKAASHXamdule 3 ай бұрын
😢😢😢😢
@user-ed5ue8hj1k
@user-ed5ue8hj1k 2 ай бұрын
Wllo anuuba qofbaan sidaasoo kale sugayay markii danbena wuu I dhaawacay😢
@Muhibomalapo1234
@Muhibomalapo1234 4 ай бұрын
Amiin samadoon naga kala daah wali ka maan buksan heestii hore😢❤
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 4 ай бұрын
Abaayo mcn amiin samadoon nakama xishoonin heestii hore uu sameeyay iifur buuga naxariista ilaa hada qalbigeyga ka keentay ilin badan hadana waa tan uu sameeyay ereyada 😢😢😢😢
@shicib-udaneeye-studio
@shicib-udaneeye-studio 4 ай бұрын
Amiin ma lehe abwaanki heestii hore laga dhacay abwaan yaxye jasto
@shicib-udaneeye-studio
@shicib-udaneeye-studio 4 ай бұрын
Ayaa heestana iska leh
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 4 ай бұрын
​@@shicib-udaneeye-studio hhhhhhh miskiin Aamiin samadoon waa la garanayaaye yaa garanaya wxn aad sheegayso
@mahadyare3672
@mahadyare3672 4 ай бұрын
Inta og iney qarxayso like-ta dhac ku siiya ❤
@kinghalamadird8389
@kinghalamadird8389 4 ай бұрын
Imtixankiii f4 galayaye isoo duceeya
@hodanduale8280
@hodanduale8280 4 ай бұрын
Guulaysta wll
@xamzezanchez7685
@xamzezanchez7685 4 ай бұрын
ILahy ha kugu rido cudur an cafimad lahy hada like ii sari waydo 😂
@amiiraapdi9678
@amiiraapdi9678 4 ай бұрын
Team qalbi jaab idin awaay😢😭😭
@musicsomali1
@musicsomali1 4 ай бұрын
Xadir
@rumeohanad3647
@rumeohanad3647 4 ай бұрын
Waykan cid IgA horaysa malaha wllhi ma jirto umalay naya
@Najmamaxamed569
@Najmamaxamed569 3 ай бұрын
😢😢
@Xxxtentacion_12134
@Xxxtentacion_12134 4 ай бұрын
Maxamed maame ninka khaasee heesihiisu jawiga ii badalaaan keep going💪 👍
@AdmiringBiscuits-qv1mi
@AdmiringBiscuits-qv1mi 4 ай бұрын
Walhi ❤😢
@ayaanlaki4307
@ayaanlaki4307 4 ай бұрын
Mar haday balanteenu ka burayao dhankaga bal maxad qalbigayga ugu beerttty jacaylka❤😢 Xidhiidhkanu bilawnayy mr haduu burburayo bal maxad niyadayda ugu reebtayy busaylka🫀🥹 Axdigaynu binaynayy Bud dhigiiisa adkaynay Inta aad u badheedhay Bir maxad ugu goysayy?💔😭 Noloshan barbarkaga Kulaha ha banaynin Mar hadad ka baxayso maxan ka baranayayy💔😭 Way idamaqadyy runtii inay ani iga hadlyso baba moda 😭💔
@user-wg7kj4ox3x
@user-wg7kj4ox3x 4 ай бұрын
@zuxufi_____apdirahim.9479
@zuxufi_____apdirahim.9479 4 ай бұрын
2:28
@dj.rockets
@dj.rockets 4 ай бұрын
Eng Hàashi Mahdi Eng idirs Dabacasar
@baliilboy708
@baliilboy708 22 күн бұрын
Team waqal full respect 🙏 11year ba waqal dawanayy Malin xita love ima sarin😅😅😅😅😅😢❤
@user-nl7sg5ek8v
@user-nl7sg5ek8v 4 ай бұрын
Maanta waa 23 / 4 2024 waxaan soo xasuustay 23/11/2023 maalinnkahmiis ah waqtugan oo kle ayaa meel cidla ah laigaga dhaqaaqay lkn Alxmd way isqabsanaysaa hada sidii aan maalinkii hore ahaa ma ahu maanta ALXMD YA RABBI 😢
@elmaMohamoud-
@elmaMohamoud- 4 ай бұрын
Wn kucafiyey anigu lkn qalpigeygu kumu cafin💔 Rajo beena igelisay Alle haku Saamaxo Qalbigad dhawacday sidi bu ku Jecelyahay ballantu kaqaday Wellii kamu bixin Intan Nolahay Wn Kujeclanaya Lagamana yaabo inan Qalbigeyga qofkale siiyo Amba qofkale inan lahasawo Mar haddey balantenu Ka burayso dhankaga Bal maxd Qalpigeyga Ugu beerty Jacylka 💔💔
@user-cw1fw9qh3q
@user-cw1fw9qh3q 4 ай бұрын
😢
@MabsuudAbdi-rl6ku
@MabsuudAbdi-rl6ku 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@hannaali4019
@hannaali4019 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@user-bw4tg2ej5u
@user-bw4tg2ej5u 3 ай бұрын
Jileca iska dayo ku ilowye ilwdee 😳😳🙄
@elmaMohamoud-
@elmaMohamoud- 3 ай бұрын
@@user-bw4tg2ej5uholdkjeft 🙂‍↔️
@najmoxuseen6711
@najmoxuseen6711 2 ай бұрын
Marka qisadiisa soo dhagaystay💔😭
@HonestGirl-ei1fp
@HonestGirl-ei1fp 2 ай бұрын
Iiga sheeke
@FaadumoGallad
@FaadumoGallad 2 ай бұрын
Heestan waqati waxaya soo baxadeya anaa hasto qofkii nolsheyada u qalmeya lkn waxaya tabanhe qisadedii hore waxaa kaste waan ilaweya walipa asaga dartisa allowa idaha ninkeyaga abdi baasid abdisamada cimariga io caafimadka Allah ku badiyo boqorkeyaga❤🤴🫂
@UgbaadAli-m2v
@UgbaadAli-m2v Ай бұрын
Heestan wxa u dhagaysanay shalay Heees Lkn maantana waxa u dhagysanayaa Xanuuun 😢😢
@O_M_E_R_77
@O_M_E_R_77 4 ай бұрын
Team maame one love ❤😻✌🏼
@Najama259
@Najama259 4 ай бұрын
Heestan waa hees qalbigayga aad ugabaysa wayo qofkan adunak ugu jeclaa isaguna i jeclaa noloshu nakala rebtay qofkastaa nasib uma yesho qofka uu jacelyhy balse nasib waxa uu u yeshaa inuu halmar si dhaba wax u jeclado halkaas marna usan waligii ilawin dabadaa nolasha wax farxada kumanan helin adina waxad u haysataa inay ii wacnatay 4/26/2024😭💔
@AbdisalanGavi
@AbdisalanGavi 2 ай бұрын
Ax yaa jecel
@NimcoAbdiJigreNimcoAbdiJigre
@NimcoAbdiJigreNimcoAbdiJigre 4 ай бұрын
MOHAMED MAAME AAMIN SAMADOON furinle Waqal studio 🎙️ Wax kaLe wlhi ❤
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 4 ай бұрын
Erayada💯 Music💯 Camera 📷 💯 Editing💯 Team waqal studio another leve❤ Maxamed maame layaab layaab❤🔥🔥
@ladanchirdehosman1818
@ladanchirdehosman1818 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤Djibouti
@Misaanka.culus1
@Misaanka.culus1 4 ай бұрын
Maxamed maame my fav singer🙏🏾🐐👆🏼❤️
@nazrimalid8963
@nazrimalid8963 4 ай бұрын
Inta bila xidhiidhka😢
@usernajmo
@usernajmo 4 ай бұрын
Hestaan wakhtii xarirkaygi bur buray xarir 7 years ah waxan ka qomameyaa wakhtigii igaa luumay asagan mantaa aroos buu kujiraa jacayl dabee inan amiino lagama yaabo💔💔😢
@dekaomar1587
@dekaomar1587 4 ай бұрын
Bisinka wll qalbi adka ruxa intu waqtiga ka kuminyo kliya ku yirahdo wll an kla dnesano😢
@samirahussein1500
@samirahussein1500 4 ай бұрын
Alle qalbiga hakuu kabo😢😢😢
@C.kariimka
@C.kariimka 4 ай бұрын
Sorry ❤
@SULDAANMAAN
@SULDAANMAAN 4 ай бұрын
Bal mxd qalbigayga ugu beertay jacaylka wn jecladay waxan siyay jacayl an xata anan aqoonin waxan ku cabiro balse markasta oon cid si dhaba ujeclano waxay inogu badalan qalbi jab wa marki labad ee qalbigayga lagu ciyarayo waliba isla hal qof 2019:::::2024 alla mxn jacayl uqaba iyadun qalbigayga ku ciyaartay plz marka laydin jeclado gabdhow ka daaya qaliyad dhawaca😢😢😢😢😢
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ashwaqaasif
@ashwaqaasif 4 ай бұрын
Abowe anka idinka na dhawaca anagoo idin amaina oo kalsoni idinsina blse mxad samaysan wa na dhawacdaana oo qlbigena wa dhawacdan sida ani ookle
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 4 ай бұрын
Melody 💯 Lyrics 💯 ✍ Editing 🎥 💯 goat 🐐 musical 🎼 furinle faro dahab Hit song rag baa is helay meeshan another level song 🎵 👌war mxa sameeyaa saa waqal duula
@Nadka815
@Nadka815 4 ай бұрын
Intaanay heestu kulayl iyo qabow midna ku hayn like dhac kusiisya😢😅
@daudofficial29
@daudofficial29 4 ай бұрын
Aamiin samadoon ❤
@apdikariinmoh880
@apdikariinmoh880 2 ай бұрын
Tacacbkii Abdikariin Ali shaah ayaan u jeedaa maame walee Abdikariin kuguma khasaarin muxuu fanaan soo saaray ninkaas abaalkiisa ha ilaawin maamoow saaxiib
@HamzeTahir-kc9ym
@HamzeTahir-kc9ym 4 ай бұрын
Welcome back fananki qarniga io fananita yar yarka king Mohamed mame Codka 💯 Laxanka 💯 Ereyada 💯 Music 🎶 💯 🎉🎉🎉🎉🎉
@apdiqaniuthman
@apdiqaniuthman 4 ай бұрын
Intii Ramadan Kadib Waa heesti Labd Ee Ugu Wacn MarKa laGa yimaadO tii Amiin yare Abwaan kuna Sandkn Uu kacsnyahy samadoon🔥
@user-fh4el7he6n
@user-fh4el7he6n 3 күн бұрын
Ilaahayooow waa adoonkaagi wxn u jeclhy naftayda ayaan ka jecelahay ilaahayoow waan iska ilaaliyay xaran xalal iga dhig qalbigiisan isoo jeedi yaa rabi😢🤲
@AceemerAceemer
@AceemerAceemer 4 ай бұрын
iyado aan jeclahay ayey iigah tagtay aana xadban u jecla😢 Markay labazano ka zoo wareegen😢 Ayey iiguh tidhi waan ku jeclay ana qalbigii qofki lahaba qatay anoo iz adkaynaya markana danta layzku nacay markii aan zhaqayztayna iiguh zoo noqotay😢😢🫶
@Hamdaabdirashiit
@Hamdaabdirashiit 2 ай бұрын
Go ankaga ku adkyso pro xanuunku labo mh 😢
@AmalCumar-k4k
@AmalCumar-k4k 23 күн бұрын
@@AceemerAceemer 🤣🤣🤣
@AnisoAlimuuse
@AnisoAlimuuse 4 ай бұрын
Hooyo mcn adna Ale hakuunaxristo 🤲😭qabrigada ale hakuuwasiciyo🤲🤲😭
@SulekaAli
@SulekaAli 2 ай бұрын
Qisa jirta aan la shegin Qofki laha qarsaday(💔)”kol hadad ka baxeyso maxan ka baranayey😢🤷‍♀️
@the_aadan_5pkaligiinoole16
@the_aadan_5pkaligiinoole16 4 ай бұрын
Mar hay balantenu 😢 Ka burayso dhankaga😢 Bal maxad qalbigayga 😢 ugu Beertay jacayl 😢 Xidhidhksynu bilownay😢 Kol hadu burburayo. 😢 Bal maxad niyadayda 😢 Ugu reebtay buselka. 😢 Noloshan kulaha barbarkaga Mar hadad ka baxayso maxan Kaa baran yay kol hada kabaxayso Maxan ka barnayay Axdigaynu binaynay bud dhigisa Adkaynay inta aad u badhedhay Bir maxad ugu goysay Farxadan ku bohownay hadad Babinayso bal maxad u tusaysay Riyo beena naftayda Noloshan kulah bar barkaga Kulaha habanayni kol hadad ka Baxayso bal maxad ka baranayay
@Hotho-kaaYa
@Hotho-kaaYa 4 ай бұрын
MaamE in the building🤴🏻🔥
@SumayaDahir-ww1dx
@SumayaDahir-ww1dx 4 ай бұрын
Asc dhaman axzapta soomali mnta sheko yarba idin wada qofkii arka isoo ducee☹🤲🤲Intan noola waligey qofna maxumeyn qof an jeclana kaman tegin😢 lkn aniga oo wax walpa ogaadey inuu jaceylku dhib badanyhy anigoo jaceyl u ooyin ayn mnta uooyey mantay tahey bishu 26/4/2024😢 malin aan iloowin karin ilahey wixii qalgeyga kujira ifudeydi haduu xunyhyna ihaagaji hadu wangsanyhy isikhir raboww🤲🤲🤲🤲🤲🤲 qalbigeygga igaga reeb qof an iqalmin ayn jeclade💔 Qofkii arka wllo isoo duceya culeys yarba daremeyaye isarane
@oumalkaireahmed4096
@oumalkaireahmed4096 4 ай бұрын
My best chanteur from Djibouti 🇩🇯
@MubaarigHaqabtire-ur5cq
@MubaarigHaqabtire-ur5cq 4 ай бұрын
Runtii maxamed maame waa wiil da,yar ah oo Jawigiisa iyo wakhtigiisa ku qaadanaya fanka Waa kii Qamar inoo badali lahaa 10 sano ee soo socda.
@nasriomer2996
@nasriomer2996 4 ай бұрын
Waa goor fiid ah MirQaankaYgu waa uu dhanYahaY waa HapeEn ii Qaaz aH WxaN kU jiRaa Jawi Aaan ku jirilaHaa midki ugU WnaagzaNaa Een doorto Wxan La fadhiYa azxaap igU Qali aH Wxaan dhex zOcdaY youtupeka wxaa iGa zoo Hor paxday HeEstaN DarEenkaYgaYgu ka QanaCzanaYaa KaapahaNi iyO Aamin zamado
@ZekiBerberaawi
@ZekiBerberaawi 4 ай бұрын
Maxamed maame ninka hargaysa daare damiya Waqal The Beast ❤🔥
@RaaxoCabdi-zw4bc
@RaaxoCabdi-zw4bc 4 ай бұрын
Ilahow mxamad maam wajeclhy isahal amin❤
@Miirnahmahamedcabdisalan
@Miirnahmahamedcabdisalan Ай бұрын
Hestan aniga aad bay ii tabay nabsi aan wiil ka galay baa manta ihaysta anigu khalad malihi run ahaanti waayo aniguba qof kale baan sii jeclaaa 😢😭😭
@MOHAMEDJAMAMUSSE
@MOHAMEDJAMAMUSSE 4 ай бұрын
War Maame Waa laxamayte Banaanka ku dhacay Codkiisa Hadal kama Taagnee Hore usoco awowe Waa Kaa qayLiyee Abwaankii sannadka Aamiin samadoon solute
@Suhaybyare631
@Suhaybyare631 4 ай бұрын
Hada waxaso komenti iga dhax aragtay like itabo 🎉🎉😢you
@abdifatahsalan
@abdifatahsalan 4 ай бұрын
Hello reer somalilnad❤😊
@Zahrahabib143
@Zahrahabib143 4 ай бұрын
Mohamed maame the one and only legend ❤ more respect and waqal studio ❤
@abdilaahicaska389
@abdilaahicaska389 4 ай бұрын
Maxamed maame--Amiin samadoon&furinle 🎹&waqal studio fire 🔥 🎙
@feisalmowlidabdi3329
@feisalmowlidabdi3329 4 ай бұрын
Muuqalka💯 Ereyada 💯 Laxanka 💯 Musica 💯 Codka wax lala simaa ba jirinba💯💯💯 Maame Laxamiste uma baahnid hadda ka dib 💯% wu fadhiya laxankgu dhabtii🌹🥰♥️
@Abokorrrr
@Abokorrrr 4 ай бұрын
What a song Abwanka snadkan Amein Samadon Furinle on the beat🔥🔥🐐
@user-st1jr4ks5y
@user-st1jr4ks5y 4 ай бұрын
Runti community yada Qar aad ayn uga naxay ee aleh ha ini Qabojiyo Qalbiga ana ha idhoowro 🤲🏼🥺😭
@Talasameofficial
@Talasameofficial 4 ай бұрын
mar hadey ballanteenu ka burayso dhankaaga bal maxaad qalbigeyga ugu beertay jacaylka 2x 2x xidhiidhkaynu bilowney kol haduu burburaayo bal maxaad niyadeyda ugu reebtay buseelka 2x 2x noloshaan barbarkaaga kulaha ha banaynin mar hadaad ka baxayso maxaan kaa baranaayey 2x 2x #kooras axdigaynu binaynay dhudbigiisa adkaynay intaad u badheedhay bir maxaad ugu goysey 2x 2x farxadaan ku bohownay hadaad baabiinayso bal maxaad u tuseysay riyo beena nafteyda 2x 2x noloshaan barbarkaaga kulaha ha banaynin mar hadaad ka baxayso maxaan kaa baranaayey 2x 2x #Dhamaad
@nemoabdi9479
@nemoabdi9479 4 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭cafiifa abheeed Farxadan ku bohownay Hadaaad baabinyso Bal maxaad utusysay Riyo bena naftyda 😢😢😢 Noloshan kulaha Barbarkaaga ha banaynin Mar hadad ka baxyso Maxan kaa baranayay 😢😢😢😢
@MariaAdem-sd2sn
@MariaAdem-sd2sn 4 ай бұрын
Bal maxad qalbigaya ugu beertay jcelaka😢❤
@SuldaakaGeedi
@SuldaakaGeedi 26 күн бұрын
Maxamed maame bal maxad niyadaydida ugu reebaty bisayilka❤❤❤❤❤❤
@apazapaz36
@apazapaz36 4 ай бұрын
Mudo Dhan 5 sano gabaDh aan wada soconey ayaa ibartey noloshuba iney tahy hadhba labadiisa galin wllhi waligey ismaan lahyn wey ka tageysaa qofna wey ka racaysaa waxaan aminsanaa iney tahy noloshyda dhabtaa lkn iyadaa idhahdey riyo Benad naftada galisee toos wanan la qabsani lahay dadka hada ku nalanshaha dhexdooda dhibaaTo ayey igu tahy kalinimadu iyo dadkuba wllhi wxaan ahy ruux la fiijiyey 😢😢❤❤❤
@user-ed5ue8hj1k
@user-ed5ue8hj1k 2 ай бұрын
Wllo iska samir qof kastaa wuu tagayaaaa wllhi anba sidaasoo kalaa. Iguh dhacdeee😢
@user-so6py6vc5w
@user-so6py6vc5w 4 ай бұрын
Esh cala hees woow😯our legend come back buuxa jah😊 Team Waqal Studio always surprising us with best music of all times keep going ahead❤❤🎉
@FihemaJano
@FihemaJano 4 ай бұрын
Amiin yare kama sakabne maame maad ku dartay samdoon abwaan qalbigad nagla hadaway wlhi🥺💔
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 4 ай бұрын
Amiin samadoon manaka xishoonin walaahi tii hore ka kabsan waayne tan hadana inoogu daray
@mubaarikcismaan103
@mubaarikcismaan103 4 ай бұрын
Maame lengend always lengend xidiga sanadka 2024❤❤😂
@jockoyareofficial1474
@jockoyareofficial1474 4 ай бұрын
Kol hadad❤ Ka baxayso❤ maxan Ka baranayay 😢😢😢😢😢
@Muminxadir
@Muminxadir 4 ай бұрын
Erayada iga gadan GOAT KA abwanada qarniga ABWAAN AMIIN SAMADOON😮qarxiyaha qalbiyada dadka😊
@NasteexocabdilahiClaahi-pg5nz
@NasteexocabdilahiClaahi-pg5nz 4 ай бұрын
ME Ex I miss you 😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-rg7jw4so2m
@user-rg7jw4so2m 3 ай бұрын
Sidokle😂😢
@naviiza_abdi944
@naviiza_abdi944 2 ай бұрын
Haduu calaf iyo qeyr ku leeyhy waayi maysid❤
@jamaabdirahman8511
@jamaabdirahman8511 2 ай бұрын
Jacaylka ciyaarta halaga daayo😊
@saeed4920
@saeed4920 Ай бұрын
😂😂😂😂
@muhyadinabdi
@muhyadinabdi Ай бұрын
Ididn Miss Her And didn made other💀
@XabiboAxmed-rx7dx
@XabiboAxmed-rx7dx 3 ай бұрын
Maxamaad maame dacadii waan ku jecelahye❤❤❤❤❤
@user-om6pj6ms3t
@user-om6pj6ms3t 4 ай бұрын
The best Amiin samadoon ❤
@hibomaxamed1732
@hibomaxamed1732 2 ай бұрын
Qof kasta bilaa sabab loga tagay 😢😢
@ZakariyeIbraahim-bf3fw
@ZakariyeIbraahim-bf3fw 4 ай бұрын
Hesta markee qaraxdo iisoo sheyga ❤
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 4 ай бұрын
MAHAMEd MAAME legend gan wlhi waa kusoo baxa hesaha calaacalka ah sida hestii Halkaad iga maagtay maan Garan legend Maame kutagewraa zhp❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 4 ай бұрын
Team Qalpi Jap saLan☝🙋‍♀️
@GUULEEDQURRO20
@GUULEEDQURRO20 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂 mays dhaynaa😂
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 4 ай бұрын
@@GUULEEDQURRO20 hhh haye kalay😅
@GUULEEDQURRO20
@GUULEEDQURRO20 4 ай бұрын
Isooqapo waayee🥲
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 4 ай бұрын
@@GUULEEDQURRO20 hye
@guledomar8304
@guledomar8304 4 ай бұрын
Laxanka LaQariyaYy MaamE Ayaa Iska leH inta Fahansan One Love ❤️
@user-dk7hk3ph1b
@user-dk7hk3ph1b 4 ай бұрын
Laxankii Waa laxakii heestii fariyo ee arooka
@FawziyaHaji
@FawziyaHaji 3 ай бұрын
Team mame 😂😂
@user-jh7pc2xc6i
@user-jh7pc2xc6i 2 ай бұрын
Usjagwk😂❤
@djaamiin8067
@djaamiin8067 4 ай бұрын
Waaa barkhad c/laahi shiil xasan ooo ka sooo dhex hadlaya borama ilaa Gabilay (Sm) oo idinleh qalbiyada illaaliya pilaahi caleek
@Djkaafiya12
@Djkaafiya12 4 ай бұрын
Asma iyo jiliinka naga haajiya Heestad mar mar iska qaadaysaan
@asmaahmedosman5525
@asmaahmedosman5525 4 ай бұрын
Tani Hees Way Dhaaftay Mohamed Maame ❤
@OmarMohameth-uz9xe
@OmarMohameth-uz9xe 4 ай бұрын
MAAME GOAT-KA FANKA EE MUSTAQBALKA 🐐 ❤ WAQAL ON FIRE 🔥
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 4 ай бұрын
Team Waqal Always The Best 🎉
@taariikhchannel9733
@taariikhchannel9733 2 ай бұрын
14/6/2024😢 Farxadaan ku bohownayy hadad baabinayso baL maxaad u Tusasyy Riyo been naftayda🥺❤️
@faisalcaateye
@faisalcaateye 2 ай бұрын
Aamiin samadoon wallaal tii horeba kamannan bugsane maxay ahyd heestan bilaa sababta layskaga tahayooo😢😢😢😢😢😢
@AsmaDayib-sk7km
@AsmaDayib-sk7km 4 ай бұрын
Mar walipa Maxa dhawacayada padinaya waa yapee mar walipa dhawaca qalbiga xanuna padana Allhayow qalbiga No Qabo ji yarbi 🤲🥹💔😭😭😫
@user-yc5uz5zx7w
@user-yc5uz5zx7w 4 ай бұрын
Aaamin yaa rabbi😢
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 4 ай бұрын
❤Abawan Amiin Samadon ❤Maxamed Maame ❤Boqorka Music Mr Furinle ❤Waqal Studio
@user-ht6qe3fk5x
@user-ht6qe3fk5x 4 ай бұрын
Markan biskonba ma hesbad nagu damqinaysan ah bal maxad qalbigaga ugu bertay jecelka bowe illlahu kama baqasid miyah anigo qalbigu said uga gubanayah ban so qoray 24.4.2024.haman arbacah 7:24 Dadka hoooyo abbe aallah kaga dhigo mu aydii abhiisow😢
@user-ww7sg8qy4v
@user-ww7sg8qy4v 4 ай бұрын
Oh sorry wll 🥺💔
@Ahmed2857-j6x
@Ahmed2857-j6x 4 ай бұрын
Laxanka Ayuu kaga ciyaaray heesta marka horeba qof qofkale kudayanayaa wax fiican sooma gudbiyo khaalid kaamil inuu laxameeyo ayay ahayd
@hannifomar6894
@hannifomar6894 4 ай бұрын
Hit song waye . Marki 1 million garto like isar
@user-ke5ox2uw7o
@user-ke5ox2uw7o Ай бұрын
Qalbiga noo dhor maame 2024 waad xiiqday😂😂❤
@AsiyaSharmake-bk9oc
@AsiyaSharmake-bk9oc 29 күн бұрын
Bal maxaD niyadayda ugu rebtay busaylka😢
@raxmoismaansalaad
@raxmoismaansalaad 3 ай бұрын
Wx waliba iga surtobe ha leyga war hye waa qalbi jbnhye💔😭😭😭😭😭😭😭😅
@umalabdi-pe2xf
@umalabdi-pe2xf 2 ай бұрын
Qof aduunka istahila inad umurugoto majiro wllo shaydanka iska naar
@umalibrahim6730
@umalibrahim6730 3 ай бұрын
2years iyo 10months aya kaso waregtay walina ma ilawin 💔😭😭
@MUBAARIGBULSHAAWI
@MUBAARIGBULSHAAWI 4 ай бұрын
ALLOW KUWEEENA AAN GUURSAN NAAG MACAAN SIIIH NAFTA INA HAYSEEH😂😂😂
@mahizey22
@mahizey22 4 ай бұрын
Mar haday balanteenu ka burayso dhankaga bal maxaad qalbigeyga ugu beertay jaceylka😭💔
@SuhurMuse-du7pp
@SuhurMuse-du7pp 3 ай бұрын
Same emotional same day 😢 mame isnot easy ❤,abdlhy
@nimcaanhaajicaddo4346
@nimcaanhaajicaddo4346 2 ай бұрын
Fanaankii sanadka ayaan siiyey maame yare 2024 best singer 🎉
@AbokorMaxamuud-eq4ls
@AbokorMaxamuud-eq4ls 4 ай бұрын
Wllih ma garnayo gortan ka bogsan dono dhaca igu yala markan is idhahdo Ilow mxay hees uso baxda iso duceeya wll💔😥
@user-jt4yt3wb1p
@user-jt4yt3wb1p 4 ай бұрын
AAA GOET MAXAMED CUMAR SAALAX ❤💪🏼
@elyahyelaaskawi1814
@elyahyelaaskawi1814 4 ай бұрын
Hees cajiba oo waqtigeda so baxdey Momamed maame❤
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
QOFKA AAD KA ADAG TAHAY CIYAARTA KA SAAR 2GAMES IN 1
13:04
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 44 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 11 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 17 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
MAXAMED MAAME - SIDAN KUU BARTAY (Official Video) 2024
4:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 2 МЛН
MAXAMED MAAME//MAXAAN KAA BARANAYEY//OFFICIAL LYRICS 2024
4:47
Azath 🔈🎙
Рет қаралды 4,5 М.
REAL LIFE CAMERA KOKO SAMIYA CUMER XASAN MAXA NAKALA QABSADAY?
18:53
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 45 М.
AMIIN YARE SAW MA OGID NEW OFFICAIL MUSIC VIDEO 2024
3:06
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,1 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 361 М.
ABDIKARIM ALI SHAAH | DHAAWAC UMA GAYSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:23
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,4 МЛН
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,8 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 11 МЛН