Waxaan Illaahay ugu mahad naqaa, inaan mar qudha wax caashaqay, oo aan is guursannay, oo si fiican oo run ah isu caashaqnay, si fiican u wada dhaqanno, ubad leeyahay, dadka jaceylku ka xumaaday ama lee leeliyey ayaan ka xumahay, weligay gabadh ma xumeyn markii dhallinyarada ama been uma sheegin, taas midhaheedii baan helay, aniga iyo gabdhaha walaalahay waa isku fiicnayn weligay, ma dacaayadayn jirin, sirtooda haday ii sheegaan ama na dhex marto sheeko waan qarin jiray illaa maanta, thanks girls
@shamismaxamed3848 Жыл бұрын
M.a congratulations abowe Anigu waligey hal mar baa wax jeclahay markiina ma helin 😟 hadan mid waliba oo an xiriir wada sameyno ma noqonayo keygii shalay makar waa rajeynayaa in an helo mid wanagsan oo naftu ku qabacdo isaguna igu qanacsan wilkas wax laga jogaa 3 sano lkn ilaa hada sidii shalay buu qalbiga ugu soo dhacaaa
@mhassan01634 ай бұрын
@@shamismaxamed3848 after 1 year ma heshay kii kuu qanciyey duco badan iga guddoon
@yusufjama88196 жыл бұрын
Asc ikraan nice song waa hees macaan music waanaagsan waan dhagaystaa mar walba waan ku salaamayaa ikraan thanks best yusuf jama Birmingham UK
@burhanahmed66412 жыл бұрын
Cawa uk 🇬🇧 london ikraan jamac ushidan tahay 24 /12/2022ka wow
@muneiraguzel7212 Жыл бұрын
Ikraan 😢😢😢 omg ❤
@muneiraguzel7212 Жыл бұрын
❤❤
@muneiraguzel72124 ай бұрын
❤️😅😿
@abdifaarah59697 жыл бұрын
Heestu Waa hees hore iyadaana lahayd ikraan jaamac waah waah fanaanad heesaha dadka kasoo daba qaadana maaha waah waah king Khalid ayaa kasoo daba qaaday
xasuuus heestan anigoo aaad u yar ayaan maqli jiray wlladayda iga weyn oo dhagaysta oo ku heesa runtii waa ii xasuus caruurnimadaydii so xasuustay@
@DeeqaAhmed-rw3uo7 жыл бұрын
ikraan jaamac ninkedi sawki laba week Ka hor geeriyodey Allah yarxamee
@amaaldhalgabeed68117 жыл бұрын
Naema Ahmed Allah u naxaristo lkn ma la hubaaa
@DeeqaAhmed-rw3uo7 жыл бұрын
ha indr amaal Waxa qabay fanaan caan ah maxamed faarax heesihisa Waxa Ka mid ah uur jacayl gallaa taah ma daaye waxaad Ka eegi karta KZbin wallal
@aaminamaxamuud46617 жыл бұрын
Naema Ahmed mahadsanid
@abdulahiabdi44707 жыл бұрын
ana so aqadi rabey waa igaaaga hormartey
@yusuffqofal28426 жыл бұрын
Noolow inbadan Nimco aDiGaH Haybad ayuu alle kuusiyay coDkaH ❤❤❤💙❤💙💙❤💚💛💜❤💙
@fahadabdi53407 жыл бұрын
heesbay ku banaantahay eeeshcal ikraann jaamac
@hassanshoobare43957 жыл бұрын
hestan afgambigi mey ku qadatay ina horey u maqlay aya u maleyna😂😂
@khaalidshiinetahar39065 жыл бұрын
eeeesh qiyaasak waaa hees macquula
@deggannaruurojecliyaxajiga65227 жыл бұрын
dunida adaan karaba daain intuu abuure😘 dookhayga ku raaco😗 ku dalbaday dahbka mankayag adiga dagay qalpiga wadnaha dacalkiise😍 soo dagoo idawe war soo dagoo idaawe😍😍 😍dadka kan kadoortaw dawadi💌 naftaydaw😍❣ kaan darsay wanagi💚 kaan dalbaday💛 deeqaw maankayga❤💖 adiga dagay qalpiga💋 wadnaha dacalkiise❤ so dago idawe💘 war so dag idawe❤💋💘
@abusafwanmahadcabdiqaadirm67097 жыл бұрын
Deggan Naruuro Ma jeceshahay ilaahey yes and no
@suldaanmuhammadmillion74117 жыл бұрын
hhhhh heestani waa hees hore
@haniabdirahman6127 жыл бұрын
hees mcn thnx mamo Ikraan
@osmanidil75337 жыл бұрын
ikram aya heestan lee waxa copygrayey khalid ikram baa kaga cod macaan. ❤❤❤
252634679299 Thanks Qof igu qaaliya Ayaad tahay nabad iyo sharaf ku noolow inshaa Allah Ikran.
@maxamedcali65535 жыл бұрын
Fahanoo
@Somalisongs3887 жыл бұрын
hhhhhhhhh alla beerka ar maninbaa heesaya mise Naag talahay
@xamzexamze75857 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhh
@amaaldhalgabeed68117 жыл бұрын
sorry copy kuma so baxaysid 😂😂😂😂😂
@quruxdumar82767 жыл бұрын
amaal dhal gabeed intana ma igaso horeysay sis yaab
@MohamedIsmail-go8wk7 жыл бұрын
amaal dhal gabeed sorry sis copy maha waa cusbonaysin uun iyada hore u qadi jirtey
@kasarawed43227 жыл бұрын
kkkkkkkkk waa maamo ikraan aan heesaha dadka kale ku safaadin qaadina heeso aanay lahayn kuweeda la bililiqaystaaa ee heestana yadaa leh waaa waa maamo wax ay ledahay un bay qaadaa wac kale ma raadsato heestana hore ayay u qaado waa cusboonaysin 😆😆
@abdikarimmibrahim5917 жыл бұрын
waayo waayo waayo xasuuse hore ikraan iyadaa lahayd album dhanbay kujirtay.
@ahmedhuseinmuse43317 жыл бұрын
amaal dhal gabeed iyada leh heesta camuu
@hodanabdirahman63137 жыл бұрын
Kkkkkkk
@aliflagofficial92837 жыл бұрын
Heestan hore ayaa loo qaday Adigaa dagay qalbigaygee soo dagoo idaa weee ......copy weeyaaan heestan ayaa igu haysta
@aragsanilovemom98567 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁copy heestii king khaalid fankii ebar waaaaye oh my god seecamal waaaye naagahii heesihii nimanyaaasha ayeey qaadayaaan nimanyaaasha heesihii naaagaha waa wax lagu qoslo gubataaa waaaaye heestaaan
@muslimahmed74707 жыл бұрын
hhhh waxaan umlaynayaa inaad ka mid tahay dadkii 2002 wixii ka dambeeyay dhashay sababtoo ah dadkaasi waxay yaqaanan oo kaliya heesihii copy-ga ahaa ee ay la jaan qaadeen oo kaliya hhh
@shesheeyeshesheeye80596 жыл бұрын
Kkkkk heesihii nimanyaalka kkkkkk waa caruur
@ismailibrahim11055 жыл бұрын
Kkkkkkkkk orginal wa ikraan jamac midhihi abwaan mecaad
@mahamedmuse88915 жыл бұрын
@@ismailibrahim1105 aragsan baa idinka saxan horaa loo qaaday heestan sideetamadki baa la qaaday heestan, markan waa copy Ikran waxay qaaday sidan fayo nayn tiyadii.
@sadaqyare42247 жыл бұрын
😅😅hayeee
@aragsanilovemom98567 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁copy heestii king khaalid fankii ebar waaaaye oh my god seecamal waaaye naagahii heesihii nimanyaaasha ayeey qaadayaaan nimanyaaasha heesihii naaagaha waa wax lagu qoslo gubataaa waaaaye heestaaan
@ahmedjooker31486 жыл бұрын
aragsan irshaad my mom qofaras heesta gabadhan aya hore u qaadey 😃👀👆🏽ada ka waalan labdoodaba oo aan waxba hubsan 😂